Shaqale Cabdikariin أخي ، أتفق معك على أن القوة الصومالية الأولية في دماغ الشباب الإضافي باستخدام أحدث التقنيات الفنية الحديثة ستظهر على التربة الصومالية قريبًا جدًا. نزول إدنا ادم دختر Umuliso إهانة للشعب الصومالي المحترم.
Eng Yaasiin sxb hore usocda adiyo saleebaan Waxaad noosoo gudbisaan warar tafa tiran oo lasoo hubiyey, aadna soo kala shaandheyseen Waa waran sugan. Hore usocda. Go forward
Haddii Nahay Dadkii ka soo shaqeeyey Doorashiid Hore Ee Codbixinta,iyo Dinwan gelinta Ee ka soo Shaqeeyey doorashooyinkii Somaliland Diyaar waanu u Nahay in Aan walaahay Somaliyad Ee xamar in uu Aanu Uga Shaqayno Doorashooyinkaas one man one vote ah
Anigu doorasho waxan u aqaan, iney ku qabsoonto kaadhka codbixiyaha, kana qabsoonto min tuulo,ilaa degmo, waxaney ku suuragashaa in la sugo amniga muwaadinka, ALLow u fududee,
Dadan dalkiisa ka talinin hadu wuxuuna awodin sheegto sow riyo ma aha 18 dii gobol ninka leh dorasho qof iyo cod hebal iyo hebal aya ii codeyn waa qayaano ee hormar ma aha.dadku caruur ma aha
Gudiga waxay wadaan waa waqti dheereysi ee wax ay bilaabeen xataa ma jirto meeshii 4 sano ka hor ay joogeen ayay taagan yihiin 13 bilood na wax ay ku qabanayaan malahan aan ka ahayn in farmaajo villa sii fadhiyo macquulna maahan
Waxaaso dhan waxaa ka horeeya in la helo amni iyo dawlad ka talisa dal dhamaystirin ee waa riyo casharada doorashooyinka jamhuuriyda somaliland ka barta somalia riyada horufadhi ku jiro oo kale ayay riyonaysa yarkan horufadhi isagoo soo jeeda ayuu riyooda
Hhh waa idinka sugeene waalidaan neh ar amey idin roontahay inaad Ka kacdaan riyada mar un Hala helo dowlad dhaxe markaasaa arki doonteen in dal putland la yaraahdo jiro in kle markasta oo ladhaho qof iyo cod waa jareesiin ileen waxaa oktihiin in la idin idbinaayo maskiin waxaa fiicneed in aad saan u hadashaan waagee siyaad bare joogay Alle ha unaxariisto waxaa tihiin ayaa arki laheedeen , lkn waa rajeenaa in un maalin arko dawlad dhaxe oo awood leh oo idin idbiso idinna barto meesha ay tahay xuduudiina
Aad iyo aad baan u soo dhaweyneynaah in 13 bilood lagu qabto doorasho hal qof iyo hal cod ah 50 sano kadib'; dhalinyarada soomaaliyeed waa ka daashey odey iyo musuqmasuq?
Masha Allah Waan ku faraxsanahay hufnaanta & hagar la. aanta N& N qof iyo cod hadey noqoto rabitaanka cadowga waa la quus goyay Somalia somali ba leh lacagaha khaleej ka wax lagu dooran jiray muwadinka wax maqaam ah kuma laheen masiirka dalkiisa guuul qof walbo somali ah🇸🇴💪
Qofkii ugu heeray ayaan ahay igu maamuusa wxii laysku raaacay asxaabta team horfadhi
waankugu maamuusay bro
Oday beeleed munaafaq soo doorta iyo laaluush qaate waa u dhamaatay😁 Alhamdulilah Allow rumee oo fududee oo wax wanaagsan nawaaafaji.
Nabad&Nolal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪
inta jecly nabigeena scw scw scw scw scw subscribe iisaar Allah ha idin sharfo
Scw
waad xuntahaye maxaa kaa qaldan oo nabigeena csw jalaylkiisa iyo subs kaaga. isku keenay .
Masha allaah tabaarakallaah guuul soomaaliya waa talaab satay 🇸🇴hasareeyo calankaan
Maasha allah ilaaahey xagiisa ayey ka ahaatey in ilaahey naga reebo qabiil iyo musuqmaasuq wadankeenana guul iyo gobanimo iyo inagoo la tartamayna aduunka maanta siduu u socdo 🤲
Guuul somaliya hormar wacan iyo nabad waaarto sonoqod wacan nabad iyo nolol inshaa Allh
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuuul waan soo dhaweyn naynaaa qof iyo cod
Nabad iyo nolol yaa taageersan 💪👍
Viva nabad iyo nolol allow soo celi
Aniga doorasho waxaa uga imaan norway insha allaah
Masha Allah guul guul guul soomaaliya habalyo wlh soomaaliya habalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💪
Dorashada somaliya waan soo dhawaynayaa ale hafudediyo
Nabad iyo nolol guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Haaashi and yaasin mahadsanidiin somali shaqada u haysaaan waan idin ognahay dalkena somaliya hagulaysto insha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha,allah horufadhi media TV waad ku mahadsantihiin eray bixinta aad ku sameyseen erayada af-soomaaliga. Sida biometric=hayb raaca. keep up
ترجع قوة الصومال مرة أخرى
Shaqale Cabdikariin
أخي ، أتفق معك على أن القوة الصومالية الأولية في دماغ الشباب الإضافي باستخدام أحدث التقنيات الفنية الحديثة ستظهر على التربة الصومالية قريبًا جدًا. نزول إدنا ادم دختر Umuliso إهانة للشعب الصومالي المحترم.
Somalia Great AgaiN💙💙💙💙
Yaa allaah run ka yeel qowleeysatada hanaga fariistaane
Iney shacaka soomaliyeed fursad uhelaan Iney doortaan cidii hogamin leheed 🙏👍♥️🇸🇴 dalkana guumeesiga wuukabi lahaa 🙏👍🇸🇴♥️🇸🇴♥️Alha yoow Nogargaar
Masha Allah wiilkaan wariyaha ah waxaan ku ogaaday inuu aqoonleeyahay markuu akhriyo qoraal waxaa usoobixin inuu warkaan ubaahanyahay wakhti kale qofka aqoontaleh haljalmo markii lawaydiiyo suaal boqoljeer buusharaxaa masha Allah
Somali hormar wacan ayaa urajeeynaaa iyo madaxweyne ee rali kayahiin in so dortaan shacabka somaliyed insha allah
Maansha allah ilaahay ha ku asturo doorashada ay qaban qabinayso marwo xaliimo yarey
Masha Alaaaah guuuul guuuul Alow ufududeeeed aaamin💔💔👌👍
S O M A L I A🇸🇴H A N O O L A A T O!💯❤️🇸🇴
ua-cam.com/video/oA_ES-VJ2WM/v-deo.html
5 dhibaato oo qaadku uu leeyahay
ua-cam.com/video/oA_ES-VJ2WM/v-deo.html
5 dhibaato oo qaadku uu leeyahay
Mnsh allah waxan rajaynaynaa inay parliament gu ay u tanaasulan umadda somaliyeed una ogolaadan gudiga doorashooyinka Qaranka Guul somalia insh Allah
Waa dorashadoodi ugu horeysay somalia lkn anaga naguma cusba
Nabad iyo nolol hormar wcn inshallah guuul
Guul dawlada somalia
Masha Allah waa guul so hooyatay
runtii farxad beey ii ahaa lahed ina arko dhalinteena somalia oo codeey neyso runtii waan ciil bixi lahaa hadaa mar codey lahaa
Hhhh ciil maa Ku haayo Alle ha inooka dhabeeyo rajadeena si aan sanduuqaas uku ciil baxno
MARANAB DOORASH QOF IYO CODA KAMDHACAYSO SOOMAALIYA HAKUDAALIN WAXAANJIRIN
Oo ma adaa deeday neh wax hanacunin yaahoo dheh war positive ahaw Mise Ku in 4.5 u olaleenaayo maatahay bisinka qaraxee maa caqligiinee I bar kadhigay
Mahadsanid hrfdh media diri dhaba somaligalbed suleman xaashi
Qodobka dorashada ee ay shegtay xalimo yarey wa mid mihim u ah umada somaliyed wana soo dhaweynnaya wana iftiin u baxay somali o dhan
Wan sodawenaya dorashadha qof codka ah gull🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Bro waa wax fiican lkn wadadeda horay loma marin
Wax waliba step step waaye
Waan jeclahay ineey doorashada noqoto qof iyo cod oo qabiilka ku doorashada laga koro iyo dadkeena qaar la liidayyo
Waa macqool dorashada hadii habkan lagu qabto
Walal like iisaar maanta 1 waliagy 100 magaarin
@IMEI OFFICIALS waan kuu saaray wll
Waar waxani waa nacas,wuxu sitoos ah,ulasocdaa ,farmaajo
Wll adiguna subscribe iisaar
Waa arin lagu farxo
Somaliland Maha Somalia Somaliland Waa dal jira SIDA jabuuti Iyo Jigjiga ama gaarisa
Garisa, jigjiga iyo somaliland ma ahan dal sababtoo ah , hal qabiil dal manoqon Karo💯
Agaah waryaa ma walatay
Gaarisa iyo jigjiga waadhul soomaaliyeed oolahaysto ishalaah waalaxorayn doonaa
thanks horufadhi media
Eng Yaasiin sxb hore usocda adiyo saleebaan
Waxaad noosoo gudbisaan warar tafa tiran oo lasoo hubiyey, aadna soo kala shaandheyseen
Waa waran sugan. Hore usocda.
Go forward
Maasha Allh waa war lagu faarxaayo
anaa uu horee yay
Haddii Nahay Dadkii ka soo shaqeeyey Doorashiid Hore Ee Codbixinta,iyo Dinwan gelinta Ee ka soo Shaqeeyey doorashooyinkii Somaliland Diyaar waanu u Nahay in Aan walaahay Somaliyad Ee xamar in uu Aanu Uga Shaqayno Doorashooyinkaas one man one vote ah
Masha Allah hooyo xalimo yarey waa noodadaashay💝💝💝💝💝💝💝💋💋💋💋💋💋
masha Allah hoyadaa Allah kuu dayo
Beenaale xaqna ma ahan
Heeyb cadeen eray bixin wanaagsan🗣🗣🗣🗣
I’m first Keep going warar sugan idinka helnaa Labada daadihiye
Wow that was looking for the job
Waad kumahadsantihiin xaashi iyo injineer jaasiin iyo weliba teamka HORFADHI MEDIA.
Soodhawaw sxb mcne
Fadlan Markaad israil Sheegayso Isticmaal Kalimada (Maamulka Israil Oo hadhihin Dalka israil) israil Dal jira maahan Waa Maamul Dalka Flistiin Gumaysi Kuhaysta
Waana Kumahadsan tahay Qaabka qurxoon eed Warka noogu soo Gudbisay
Waa jiidkii qodxa badnaa
Insha allh howlaha allh fududeeyo
Guul
Maxaa haysta cayayaankkii
Haybsooc waa takoor camal
Waxaa kawacan saan moodo
Haybraac in lagu badalo
Mahadsanid wll Xaashi
alahababiyo galada melay jogtaba siiba kuwa ooguadak
Kala doorta 4.5 ama one man one vote.
Waa been cad nabad iyo nolol meesha waxba kuma haayaan
Qof iyo codkiisa inshaa Allah
Nabad iyo nolol hormar wacan insha Allah guul
Asc xaashi iyo Eng yasiin Guuleesta
Mnsha allaah waa guul
asc horfadhi hortabin taada waa mid nagu abuuraysa in aan ku dhararno inta aad wararka naga soo gaar siineyso mahad sanid
Ok sxb
Farmaajo Guuulleyso inshallah nabad iyo nolol somaaliya hanolato
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤳✍️🏆♥️
safa abuubakar handhikaap xaarmajo down
Doorashadaaaan ilama eka mid dhacysa. Anna kumaba qanacsani. Wayo madaxwynuhu wuxu jabiyay dastuurki uyaaalay dalka haiscasilo wa fakirkyga
Xage bay ka dhacaysa ma Guriga Farmajo war Ninyahow Nin macqulan kuu qabay lkn sidii Caruurtii bad noogu shekaysay
Farmajo ha guuleeysta inshallah
Waxaan idinkugu hambalyaynayaa isbuuca xorriyadda.
Masjidka aayaa soofiya
Anigu doorasho waxan u aqaan, iney ku qabsoonto kaadhka codbixiyaha, kana qabsoonto min tuulo,ilaa degmo, waxaney ku suuragashaa in la sugo amniga muwaadinka, ALLow u fududee,
Sual ? 4yrs wax laqaban wayey 13 months only ban ku qabanayna dad waxma garada ah ayad wax ushegaysa shacabkii waxad ka dhigteen dad cawan ah
4 sano waxay ku qaban waayeen 13 bil kuma qaban karaan ee xayeysiinta nabad iyo nolol naga daa wariye dhan u janjeerow
Xaqiiq in wariyahaan uu kaanbeyn u sameeyo farmaajo iskama dhigo inuu wadani yahay oo dhex dhexaadna ka yahay siyaasada somalia lkn waa taageere toos ah ee nabar iyo naxdin
@@hINDIAFSOMALI-nf7ef sax inaan la fahmeyn ayuu u maleeyaa sida uu hadalka u dhigaayo mar hore ayan arkay ani inuu taageere farmajo uu yahay
Wadani weeye dalkiisa jecel waana weriye isku kalsoon.
Shalay waxay lahayd waa qabanaa qof iyo cod waa riyoonee xaliimo 13 biloodna waxba kuma qaban karto waxa muuqdana waa iska dheh kuma dhibtee allah qayrka hana waafijiyo
Alshabab miya codanasa 😂😂😂👌😭😭
Daladnimo rajaynaynaa
Dadan dalkiisa ka talinin hadu wuxuuna awodin sheegto sow riyo ma aha 18 dii gobol ninka leh dorasho qof iyo cod hebal iyo hebal aya ii codeyn waa qayaano ee hormar ma aha.dadku caruur ma aha
Waa maxay sababta dawlada fadaralku ugu hiilisay itobiya
Saaxibo
Gudiga waxay wadaan waa waqti dheereysi ee wax ay bilaabeen xataa ma jirto meeshii 4 sano ka hor ay joogeen ayay taagan yihiin 13 bilood na wax ay ku qabanayaan malahan aan ka ahayn in farmaajo villa sii fadhiyo macquulna maahan
farxad ayay notahay
Xaliimo yarey taas mid dhici karto ma aho cid ugu dareyso farmaajomingiste majirto one day ee riyada ha iska deyso
@@Ahmedali-gw7xm wasaq edeb daran farmaajomingiste waa ku daayey soona noqon maayo hus
☝First viewer ayaan ahay, subscribe iigu cimaamad , ifka ayaa wll iyo wehelba la isugu yahay akhirana waxa weeye sidan :- (یَوۡمَ یَفِرُّ ٱلۡمَرۡءُ مِنۡ أَخِیهِ)
(وَأُمِّهِۦ وَأَبِیهِ)
(وَصَـٰحِبَتِهِۦ وَبَنِیهِ)
Wll subscribe ha ila dhaafin
ku saaray
Aan soo eego video aad soo galiso
@@abdiazizmohamed723 adi video noocee ah ayaad tabtaa
Waan ulaynayaa wixii lsysku dayo waa la xaqiijinkaraa
Asc horfadhie medie
Waxay ku hadlayaan waa khiyaali waxaad moodaa inay caruur usheekaynayaan
Farmjoo ma soo noqon kare Toogo weeye siyaaad bare wuuu xadi jirey
Somalidu waa reer guuraa 70%, inta ka Hadhey waa sidan. Dadka codeyn doona.
Bari ( 100,000)
Nugaal (50,000)
Mudug ( 175,000)... Pland(50,000), Galmudug(125,000)
Galgaduud (170,000)
Hiraan (145,000)
Bakool (180,000)
Bay (220,000)
Banaadir (3.5Milion)
Shabeel.D (240,000)
Shabeel.H (400,00)
Gedo (75,000)
Juba.D (35,000)
Juba.H(40,000)
Banaadir = 3.5Million cod bixiyeyaal
Int kale = 1.83Million cod bixiyeyaal
Faramarjo wuu dadaaley inuu helo codka shicibka Banaadir marku ogolaadey ama aqoonsadey jiritaankooda ama matalaadooda. Cidina ma hor istaagi karoto. Faraamrjo 100% majority cod bu ka heli banaadir. Aug 2022 marka la dhameystiro BIOMETRIC representation dooroshadu markaasey suurto geli. Farmaarjona 100% wuu so noqonayaa, ama yeel ama diid.
Uma baahna codka Somaliland, laakin haduu rabo wuu ku sii biirsan :)
Sii xafid AABO FARMAARJ, AABIHI SIXIRKA... durbaanka hore u sii iibso.
Waxaaso dhan waxaa ka horeeya in la helo amni iyo dawlad ka talisa dal dhamaystirin ee waa riyo casharada doorashooyinka jamhuuriyda somaliland ka barta somalia riyada horufadhi ku jiro oo kale ayay riyonaysa yarkan horufadhi isagoo soo jeeda ayuu riyooda
M.a
DEG DEG New Gold Rush Part 5 dabagalka macdanta Somalia dahabka iyo dhagaxda qaaliga ah baro oo ha mogaan 👉🇸🇴♥️✌👍🌷🥳😂
ua-cam.com/video/xSCT3WJYT9I/v-deo.html
Fake
Gudiga doorashada taalabo umeysan qaadan doorasho inay qabtaan 13 bil waxay 4 sano ku qaban wayen kuma qabanayaan mudo kororsi ay villa somalia rabaan ayay ayagana dhankoda ka rabaan
Maxaat udhaliili ladahay waa gii hore waxaat dhihijirtey doowladona dhadka ha uturto
Waan soo dhaweyneynaa habkaa cusub guul nabad & nolol
Doorashada aad sheegeysaa xagee Ka dhacaysaa. Guise u yahay madaxweyne ninka waalan. Oo hawiyahaya. Ha. Oo diiday 4’5 kii uu ku joogay dowlada puntland marnaba Kama shaqayso doorasho Waa Wadan Ka madax banaan. Mooryaanta moqdisho
Hhh waa idinka sugeene waalidaan neh ar amey idin roontahay inaad Ka kacdaan riyada mar un Hala helo dowlad dhaxe markaasaa arki doonteen in dal putland la yaraahdo jiro in kle markasta oo ladhaho qof iyo cod waa jareesiin ileen waxaa oktihiin in la idin idbinaayo maskiin waxaa fiicneed in aad saan u hadashaan waagee siyaad bare joogay Alle ha unaxariisto waxaa tihiin ayaa arki laheedeen , lkn waa rajeenaa in un maalin arko dawlad dhaxe oo awood leh oo idin idbiso idinna barto meesha ay tahay xuduudiina
No kow amni kamey hdlin no 2 dhaqaalaha kamey hadlin no 3 kamey hadlin heshiis siyaasadeed sidey uga hadashaa no ka 4 aad ee ugu dambeeyo
Heedhe ha cawaadinee waxaa soodhan waxay Ku xusanyihiin booka ay xildhibaanada hordhiktay oo orodoo soo aqriso Mise in lakuu aqriyo rabtaa
maya masuuragalayso horta farmaajo ha baxdo
Waa runtaa waxaa ka filaynay
Iyo siduu noqday kala dheer
Ha baxdo maxaa ka wadaa?
Mallion Ali maskin mabaxaayo dorasho kuguuleyso hacabsanina
Mallu8n qaniis batahay
Farmaajo ku soo suux adeer sakiin laq farmaajo inta uu Alle uuku talagay wuu saarnaanaa jagadaas
Aad iyo aad baan u soo dhaweyneynaah in 13 bilood lagu qabto doorasho hal qof iyo hal cod ah 50 sano kadib'; dhalinyarada soomaaliyeed waa ka daashey odey iyo musuqmasuq?
Nabar iyo naxdin lagama yeelidoono kudarsasho kale
waxa ay 3 dii sanoo lasoo dhaafey kuqaban waayeen df kuma qaban karaan 13 bilood marka xalimo yarey waxay wado waa ciyigii waa kabaryey
Halagu noqdo doorashii hore sababtoo ah xaliimo 6 sano ka hor baa shaqadaan loo direy meesha wax la qabtey ma jirto wadanka amni lahubo kama jiro
Adiga iyo awowgaa waad guulwadaysaa markaad rabto. War ninka xukunka isu qalijinaya maad ka hadashid, Dadku ma waxaad mooday inay hurdaan.
Kkkk
iga daba gee horu fadhi
Taageeraha n&n salaybaan hhhh xariif