Ciidanka Qaran Somaliland Ee Jiida Hore Oo Soo Bandhigay Hubki Iyo Qalabki Ay Qabsadeen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 88

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 6 років тому +72

    REER SOMALILAND OOW
    Wlhi
    Blhi
    Tolhi
    Nolosheena gebigedaba waxa iska leh geesiyada an xabada kabaqan
    Adoo dabaal degaya
    Ayuu dhimanayey
    Wuu dhaxamoda
    Dugsi ayad sexata
    Reerkisi Ciyalkisi ayu kamaqanyey
    Halka aad reerkina iyo xaaskina la jogto
    Ragiyo Dumar
    Yariyo Weyn
    Carur iyo Cirole
    Fadhiga kakaca
    Oon
    Ciidankena Garab galno
    Guuuul Guuuul CIIDANKENA HALYEYADA

    • @alifarai6783
      @alifarai6783 6 років тому +4

      dhalmujahid Berberawi
      wlhy oo bilahay oo tolhy commentigaaga markaan akhristay sxb Qiiro darteed Baaan La ooyey wlhy

    • @adsiefaz2032
      @adsiefaz2032 4 роки тому

      Pure Somalilander Berberawi very good Somaliland is the best game mimat

  • @khalidmudane4729
    @khalidmudane4729 6 років тому +26

    Ciidankayaga Naftood Hurayasha Aha Allow Noo Dhawr

  • @raxmaruuxi8019
    @raxmaruuxi8019 4 роки тому +7

    mnshllh Aallaah guulystaa insha aallh guul guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 5 років тому +10

    Guul ciidanka qaranka Somaliland
    Somaliland Allow Dhawr

  • @AhmedAhmed-io4ye
    @AhmedAhmed-io4ye 6 років тому +13

    Ilaahayow wadanka somaliland guulee.🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mujahidsomalilander5979
    @mujahidsomalilander5979 6 років тому +17

    Guuul ciidanka qaranka somaliland

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 роки тому +7

    Walaalayaal raali ahaada xoogey baraxley waa xaasidiin laakiin anka duceyney ilaahayow barakee somaliland barakee aamiin

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 6 років тому +16

    Viva Somaliland Raga dhiigu shaqeeyo

  • @badramaxamed5014
    @badramaxamed5014 4 роки тому +5

    Am proud to be a somalilander

  • @hoyolester161
    @hoyolester161 2 роки тому +3

    Guuul iyo gobanimo somailand insha Allah bless you thank you for your hard work guuul iyo gobanimo somailand insha Allah bless you thank you so much for your hard work

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 6 років тому +12

    Somaliland guul iyo gobanimo halyayo qaran oo goobta dagaal guul lataaban karo kasoo hooya

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 5 років тому +6

    Ciidanka qaranka Somaliland Guul Guul👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾

  • @yaailaahi
    @yaailaahi 4 роки тому +6

    Ilaa faqashtii xoogga badnayd hubka AK 47 baanu kaga Rodman jirnay taangiyo

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 роки тому +13

    Hadee walaalayaal hadii aanu nahay beesha leelkase waxaanu u duceynaheynaa ciidamada somaliland because waxay qabsadeen taankigii ina jiqilood ee xaafada garsoor iyo baraxleey dhulka la simey sorry weli baraxley meyan duceyn laakiin ankaa wakiil u ah labadii ducoba aqriney ilaahayow somaliland barakee ilaahayow somaliland barakee aamiin aamiin aamiin waa duco idiinka timi beesha leelkase

    • @CamelCorps
      @CamelCorps 4 роки тому

      Aad baan kuu salamay ninka beesha leelkase sxb Tankgiga ma ina jiqilood baa la odhan jiray ninka lahaa? Ahahajjaahah ina jiqilood waxaad ku tidhaahdaa ahahahah mid kale ma kuu yaala bilaa ku kalena keen anaga sida loo qabsado naqaane u sheeg meeshan waxa la yidha dhulki hooga iyo halaaga yaa ka dul qiiqin ku dheh ina jiqilood ahahah

    • @CamelCorps
      @CamelCorps 4 роки тому +1

      Aamin aamin sxb idinkana ilahay haydin barakeeyo

    • @mohamedhagoog361
      @mohamedhagoog361 2 роки тому

      @@CamelCorps 🤣🤣🤣

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 роки тому +5

    Very good
    Somaliland republic weligeba iyada ayaa wadey nockasta oo ay tahay shaqadda dawladda sida
    Administration.
    Taclinta.
    Military.
    Ayaan Daro Somalia waxay u baratey in ay boobto hantiddi ummadda
    Hasayeeshe aany aqoon u lahayn sida dawladnimadda loo wado.

  • @hamzaahmedmohamoud6024
    @hamzaahmedmohamoud6024 4 роки тому +4

    Masha Allah wadankaygi guul iyo gobonimo💪

  • @hamdaomer6393
    @hamdaomer6393 6 років тому +8

    Guul somaliland 💪

  • @jibriilupdirahman8273
    @jibriilupdirahman8273 5 років тому +5

    Guùul SOMALILAND

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck Рік тому +2

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:13

  • @suweytking9377
    @suweytking9377 6 років тому +6

    Somaliland kuriyay noqoteeh viva koriyadan cusub ee somaliland

  • @ousmanhassan6546
    @ousmanhassan6546 6 років тому +16

    Bravo somaliland

  • @CumarMaxamed-xx3un
    @CumarMaxamed-xx3un Рік тому

    waa muqaal cajiib badan Mahadsanid

  • @mahamed7823
    @mahamed7823 6 років тому +10

    Msha allah ale ha.idin garab galo ciidka qaranka somaliland

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 5 років тому +6

    Guul geesiyada tukaraq

  • @ahmedfarh1626
    @ahmedfarh1626 2 роки тому +1

    Mash alha ciidanka qaraka jamuuriyada barakaysan ee Somaliland guulaysta

  • @yahyeshaakaal3801
    @yahyeshaakaal3801 5 років тому +3

    Geesiyaasha qaranka guuuul

  • @cumarcabdi8536
    @cumarcabdi8536 6 років тому +12

    dagaal maxa loosoo qaadayaa hadii la yaacayo dhul cusubna lagaga qaadayo.

  • @maxamedaryan4996
    @maxamedaryan4996 Рік тому +1

    GUUSHU WA SOOMLILND GUUL💚💭❤️💪💪💪

  • @mustfenouh8402
    @mustfenouh8402 4 роки тому +3

    Masha alaa

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 6 років тому +6

    Majeedheen badhi wayn mooyee ma dagaal buu yaqaan waay cararaan Haadey haadey beey dhahaan

  • @rithwanapdilahi4153
    @rithwanapdilahi4153 3 роки тому +1

    Qofka qof muslim ah diLa rajo male idinka iyo Puntland ba isma dhaantaane ilahaY unoqda

  • @dgabdirisaakchanel3128
    @dgabdirisaakchanel3128 6 років тому +4

    Soomaliland guul

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 4 роки тому +1

    Dee malintii moorgan ladhawahay dhabayoco wayka huleeshay tukaraq anigu waan lahaa matada majeerteniya ee dumarka iyo caruurta ayn laqaxinin oo garowe ayan lagaracin

  • @ismailbaashi6689
    @ismailbaashi6689 Рік тому

    Tolow ma foorar iyo jilbo socod bay ku qabsadeen illeen waa taas maanta badhida wada rogtay 😂😂😂

  • @ismailbaashi6689
    @ismailbaashi6689 Рік тому

    Idoorow beentii waagaas soo tan fashilantay😂😂😂😂😂 badhida wayn 😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedismaaciil818
    @maxamedismaaciil818 2 роки тому

    Axamed hire 1

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 роки тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣 DAGAALKAN WAXAA LAGU XASUUSTA KAARAHI AY CIIDAMADA JAMHUURIYADA BARAKAYSAN AY QABSADEEN EE SAABUUN KU MAGACA DHEERA

  • @hiiraanboy4465
    @hiiraanboy4465 6 років тому +2

    Puntland maalin waliba werar qada hadana hubkina kaso carara anagana anogo gabar naga jogin marqaanland hana dhahdo xamar baa naso werartay waxaas waa ceebe puntland faanka Facebook inaad meel iska shigtan ragnimo muujiya oo hubkaad ku dagaal taktan laso noqda markale yaan tvg ka arikin waxaa qosol igu dilay ragna looqira libintisa ninka dhahay maleshiyo beledka isaso ababulay ee ka cararay gawaridan dhereysa SNM waxaa la meel dhigi karo USC waa marka xaqiiqda laga hadlo

    • @dragonpanda4807
      @dragonpanda4807 6 років тому

      hiiraan boy 😂😂😂 waad iga qoslisay sxb

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 6 років тому

      😂😂😂 war ka dah niyow

    • @burhanali8310
      @burhanali8310 6 років тому

      hiiraan boy
      kkkkkk rag ma wadan ayan umaynaa
      ibidkay mamaqal. ciidan dagal tagay oo hubkii lagala soo haray
      hadana garigay kucarari lahayen laga reebtay horta ma buuben ?

    • @mahadljama4578
      @mahadljama4578 6 років тому

      Bro puntland saddex furimood ayaa ku fura mid waa buuraha galgala midna waa Galkacyo oo wax kasta laga filan karo sida alshabaab iyo maamulka aan deriska nahay midna waa Tukraq ku darso oo Somaliland waxaa u dagaalamaya Dhulbahante dhuuni qaata sida kuwan hadlaya ina koorw iyo midkan wasiirka gaashandhiga ah hubka ugu culua puntland waxuu yaala Galkacyo hadii la soo wareejiyo dagaalka wax badan baaa iska badalaya ogow labadii dagaal cid guulaysatay majirto walow somaliland dhimasho badnayd waadna arkaysay luuqadii siyaasiyiintoda maalinti ay dagaalka soo qaaden oo tukaraq qabsadeen iyo maalinti dagaalku dhacay kala af bay ahaayen Somaliland hal furin bay ka dagaal galaan waa Tukaraq keliya waxay hayeena iyaday iskugu keenen ka imow oo alshabab laalush bay siyaan si aan loo soo weererin lakiin puntland waa diiday laalush.

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 роки тому

      @@mahadljama4578 o indr mad so warejisan o tukaraq xoraysan kkkkkkkk

  • @wllistiin1055
    @wllistiin1055 Рік тому

    Haaaa

  • @liibaancabdiraxmaanstudio6833
    @liibaancabdiraxmaanstudio6833 3 роки тому

    Soomaalilabn

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 7 місяців тому

    Almaxaa been la isu sheegayaa

  • @cabdirisaaqcabdirisaaq7877
    @cabdirisaaqcabdirisaaq7877 3 роки тому

    Moorgan liiga talaiye

  • @yshhssh4281
    @yshhssh4281 6 років тому +1

    Riyo looma baahna

  • @muxumadahmed7804
    @muxumadahmed7804 2 роки тому

    Waxaan Talley muuse osmsaciil haemorrhage gacanta wax orchestrates marka hubka laga Hadley gacanta gacan bay wax umfhiibstay hadii ciidanka xaalaxi ku yimaada hubkood ha u dhiibtaan snm

    • @muxumadahmed7804
      @muxumadahmed7804 2 роки тому

      Gacanta waa gacanta hubka waa ciidanka qaranka i yo snm

  • @abdikarim3189
    @abdikarim3189 4 роки тому +2

    2025 laascaanood waxa mayor ka noqon doona nin H J ama H Y inshallah

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 роки тому +4

      abdikarim laascanood wu ka noqday xiligi afwayn nin hj ahi runtii ceebna maha dhulbahantena burco wa ka noqon karaa isaaqana waa ka noqon kara shaydamiinta koonfurta isku keen dirtay wixina wa mdhamatay dadkii runtii bay fahmeeen guulayso somaliland qolo qolona looma baahna waxa loo bahan yahay qaran wada jira

    • @kayhass2510
      @kayhass2510 3 роки тому +1

      Inaad ka xuntahay waa macquul dhulbahante hargaysa buu mayor ka noqday. Laxey

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 Рік тому

      Afxumo nabadna wey kaa kaxaysaa colaadna wax kaagama tarto
      Heensahase Qaabkiyo haddii hadal la deyn waayey halka aanu hoota kuriddi waw hubsanaynaa
      Dhulbaahntaad soo jeesayye ilaa xadka lebidda gaatamo difaaco nac nac baad haysaane io Afxummo

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 6 років тому +3

    Cuuuuuuuuuc.beenta.isku.seexiya

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 4 роки тому

    Dadwalaalo is dagaalaya maarag oku faanaya islayntooda alo midee umada islaamka

  • @Solo-mh5cm
    @Solo-mh5cm 2 роки тому +1

    Ciidan xitaa uma ekediin AL shabaab leen idin moodaayay dowlad iska daayee waxaa tihiin gobol isku sheeg😄

    • @norbilmusic3549
      @norbilmusic3549 2 роки тому +2

      Alshabab adiga wayka xoog waynatahay oo amison ayaa lagugu difaaaca

    • @Solo-mh5cm
      @Solo-mh5cm 2 роки тому +1

      @@norbilmusic3549 🤣🤣 Amisom way bixi rabtaa 2021 ilaa 2023 wax Amisom ah masii jiri doonto Lkn adiga emaaraat ayaa ku heesto waligiin ha sugina ictiraaf

    • @norbilmusic3549
      @norbilmusic3549 2 роки тому +2

      Kkkk war alshabab ayaa idin qabsanysa adeero oo macal madaxdiinu waa alshabab adiguna hawshaydii way ii socota macal haddan citiraaf wayo kula midoobi mayo

    • @Solo-mh5cm
      @Solo-mh5cm 2 роки тому +1

      @@norbilmusic3549 Hanala midoobin maxaad nagu soo kordhinaysaa adinkaaba ah gobole

    • @mohamedhagoog361
      @mohamedhagoog361 2 роки тому

      @@Solo-mh5cm waa kala hadlaysaaye.. kulaykaa ku gaadhay.. Somali Qudhmis

  • @cabdullahiomar6423
    @cabdullahiomar6423 3 роки тому +1

    Gorgor hadi laso diro kawarama.wanala gumaday amad tirahdaan

    • @mohamedhagoog361
      @mohamedhagoog361 2 роки тому +3

      Way joogeen kuwaasi meesha iyagoo dharka iska soo dhigay.. maxaa ku dhacay lkn..

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 Рік тому

      Dhulbaahnte kujeestaa kufilan. Kuna jeesay kuna Filnaa.
      Dhulbaahnte kala qaybsan . Qaybna puntland raacsantahay qaybna Somaliland ayey kafaaidaysteen lkn hadda maxaa kudhacay dee god baa lagusoo uruuriyey ilaa burcanna waa la caydhin

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 5 років тому

    *_I don't follow useless politicians respect each other we are one blood_*

  • @cabdifitaaxcabdilaahi9369
    @cabdifitaaxcabdilaahi9369 6 років тому

    dagaal kii udhaxeeye soomaaliland iyo budlaan tukraq

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому

    Boowe garoowe kaalay hadii aad rag tahay

  • @ibraahimaxmad1779
    @ibraahimaxmad1779 2 роки тому

    Somaliland was hoyadiin dowlad isku sheegayaal baatihiinee bal wakaase aqoonsi help waraaya xukumada xamar ilaa aad fasax kaqaadatiin mooyaanee bahelaysaan doolad nimo aniga nafsad ahaantayda waxaan aamin sanahay in ay somaaliland dad sidii ariigii oo kala ah ku nool War wax isku Fala oo dib isku eeha soomali diid baa tihiinee

  • @faizaabdullah9535
    @faizaabdullah9535 6 років тому

    PUNTLAN WEY IDIN WARI SIDI SIYADA BARA AYAAN GEEDAHA IDIN SAARI USAN BASHA IYO SALEEBAN KOORE LABAD NIN OO UGU DAD NIMADA XUN ANIGA WAXAAN IDINLEYHAY MEEL FADHISTA OO DHIGA XAGUBINA DADKU WADADA WALAALAH KOORE WALGU YAQAN EE DABKA DEEYA NOLOOL IYO WADAJIR

  • @goodirofficial8853
    @goodirofficial8853 4 роки тому

    Kkkkkk isaaqu dhatatac badanaa

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 роки тому +2

      Dhabayaco maalintaas balaayo ayaa ku ciirtay oo indhaha ayaa basbaas loo mariyay wax kale kuma garatide

  • @dr.haruuncabdi1625
    @dr.haruuncabdi1625 6 років тому

    War waxaa eeg duliga soomilidiidka hal lafaa kula dagaalayso adoo qawiildhana Somali Somali shalaay adag waad arki doontaaan