Amin wll lama jecli somali inay sidaa isu gasho lakin dad ayaa wll dhakadaayada hadaan nahay shacab lacag ku qadanaya waa waxan u dari la'nahay soo ducee wll
Allow akbar illehow dhiiga islaamka kala qabooji 🤲🤲🤲🤲 Dhulbante ama dhaman darood waxn leyahay waar tobad keena oo xaqdarada joojiya dawladina u so laabta wa bilhi twfiq
@@abshirabdallafaarah2207 sxb taa ya kaga futo xun maanta ba maatidadii iyo nabadadi ad ku jiifi jirtay wadigaa bananada ka jiife kibirku ma fcne nabada aynu ilashanee somaliland dowladi siyad baraa waxba ka qadi waydee ma idinko qabiila wax ka qadaya war naftina runta u shega o wali somaliland way idin tudhaysa o waydin ogashahye idinkuna caqli yeesho nabada qaata alleh haydin garadsiiye
Ilahay baa ku mahadsan cidamada qaranka somalinad balayadii lala radinay kuwii lasoo radsaday ku labatay Hadii aan nahay somalida kufur degan ee irirsamaale guulsta hormarkiin kuwa ka xuna dhibkoda ilahay ha ku cesho
Bishii cibada alle yiri bishi dhiga dadka la dadinayay mey noqotay somaliyey maxaa ni danbendono qabiil iyo dhul iyo siyasad aa madaxa niga galay alle ha ni so hanuniyo
Labeentoodana haloo taba baro alshabaab gacan ku rimis ah hargaysa aan qaraxyada geeyno waawareey war tolaay Harti aniga I tababara labeentooda hargaysa fadhida loo baahanyhy
@@leeyahaydaaroodka kale haray waa kee, majeerteen, dhulbahante, ogaadeen horay bey usoo galeyn liyuu polis, mareexan waa ku jira dagalka, leelkase un baa idinka maqan kuwas markii horaba wey yaraayen oo ma badna Yaa idinka maqan marka.? Bal kawarama hadii hawiye Soo galo wacadale in sinjiyadiina lagu murmaayo. Hawiye oo amerikan Soo laqay oo hadane itoobiyan Soo laqay oo hadane daarood siyaad bare Soo laqay ma iska celin kartiin bal Ii sheeg? Waa Maya iskama celin kartiin hawiye waa rag birta laqa. Cadeyn waxaa kugu Filan ninkii kabtan ayuub aha wuxuu yiri hawiye oo na eryanaya waxaa naga celiyay Kenya hawiyow naga leexda ayuu dhahay kabtan ayuub marka sidas Baad u jilicsan tihiin afka un Baad ka nooshihiin anagu waxeyna waa ficil hawiye wixiisu waa ficil idinkuna hadii aad daarood tihiin booto iyo faan ayad ku nooshihiin. Bal hawiye dagaal la gal walhy ban Maray in la idin weynayo 😂😂😂😂😂
@@AAAbdi-eb2of ma ogaadeen bad eryataa oo 18 million ah oo geesiyadii africa ka dhashey bilaa taariikh bad tahay dhul islaam ad ku leyso xudud idin noqon mayo
Umadan walaalaha ha heshiiyaan, Illaahay isku keen oo laabtooda burcad isku mari. Waa wada Somali, cadowgiina dhabtaa Kala garta Soomaalay inuusan ahayn Somali
Waa sax waa wax lagaxumaado waxan socda
Cadoowga dhabta umada soomaal waa xaarood,iyaga soomaali xga dhigay walina iyagaa munaafaq nimo meel walba kula jira waa
Qanjidh qudhmay oo soomaal ka laaalaada 🤧
Amin wll lama jecli somali inay sidaa isu gasho lakin dad ayaa wll dhakadaayada hadaan nahay shacab lacag ku qadanaya waa waxan u dari la'nahay soo ducee wll
Ilahay nabad haku soo ciyo lascanod
Maasha allaah jahmuuriyada barkaysan ee somaalilaan cadowgu hajabo insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
And who is the enemy ?
@@Kingkejser dhuxulwiish xaa rabtin Somaliland? Cancer yahow?
Guul iyo goobanimo ku Soomaliland masha Allah ❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹👍👍❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
soomaliland rabiyow burbur dadki iyo diintiba ictaraaf raadin bey ku iibsataye oo kudulmiday
@@firdowsmusay-ze9gs subxaanallah aakhiro suaal baa taalla ee la soco
@@firdowsmusay-ze9gs
Miskiinia…
rabiyow somali u gargaar xabad iyo colaad mooyee xalkale ugu badel
Ilahow daglka qabooji sidad roobka noogu qaboojisay 😢😢😢
Amen ya RABBI ❤
Puntland baa somaalida oo dhan qasaya...dowladda federaalka, somaliland iyo Galmudug kama nabadgalo dhagarta iyo fidnada Puntland/qasland
Hoyada bay qasayaan idoorow somalidiid idinka ah 💀💀
Vive somaliland
Odaygaan qaraanqaraya!
500 maxbus la laydin haya geesiyaal ❤
Soomaali ayuun baaa laga helaa, laba nin oo is laynaya hdana midkastaaba takbiirta haysto
Manshallah Somaliland, viva Somaliland!
Mashallla maxaabiista sifiiicannn haloooladhaqmo oo kuwadhawacana ah haladaweey dhaqanka somalilanddddd waaaa in cidii ay qabtaann sida ugu fiiicannnnnnnnnn uladhaqano wanaag mooyeeeeeee waxkale inooma balama xataa cadaw kasta
Ilahay hakalaaqabojiyo umadaa yataabii😢
Amen ya RABBI ❤
Ilaahay dagaalkan ha inaga qaboojiyo ....
Niicland huuno lanjilec nuux basto biixi mujrim gaal dhamantod afkii baa joqda gabay 2023😂😂😂 i
Walee meel xildhiban lagu qabtay waxba kadhacay 😂😂😂😂
Kani isagaaba asaasaq ah
Guuuuuul my somaliand
Waa laykhaldy kulahaa 😅😅 cajiib
rabiyow soo badbaadi dalmar iyo maxaabiista kaleba adiga awoode aamiin
Waalaysoo qalday ayay ku dambaaysaa kkk badhyo wayn
@@bulaalebulaale5430 guuleystay jamaahiirta ssc allaah idanki xaq bay kutagan yihin
@@firdowsmusay-ze9gs kkkkkk laba kala daaya baroor wiish iyo guulaystay
Cid wax yeelaysaaaa majirto sifiiicana waaa looladhaqmayaaa waa dad somaliyeed oo lasoooqaldeyyy
Gacan Amaanay ku jiraan maxaabiistaasi oo kuwii dabka ku shiday kuwa uga wanaagsan bay ugacan galeen iska samir walaashay
Wad ku mahadsantihiin sida aad fiican uu ilaaliseen Human right
Geerida ku faraxdaay
Geyigeeda bi'isaay
Gurigeed dumisaay
Alaabada ka gurataay
Bidhan gabi ka lulataay
Isma dhaantaaay
Gole ibliis ka taliyaay
Umada wada guracaneey
Gablantaye isdaba qabo.
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Guulaysta Geesiyada Somaliland Somajeestayaasha Naftooda u huraya Difaaca wadankoda. ❤️💚🤍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️💚🤍
Geeeeeeeeeeeesi geeeeeeeeeeesi isaaq nimo
Garaadadaii u geeya daaqada uga rida😂😂😂😂
Waxbaa baalaha kaa yaacay 25 August 2023😅😅😅
Allow akbar illehow dhiiga islaamka kala qabooji 🤲🤲🤲🤲
Dhulbante ama dhaman darood waxn leyahay waar tobad keena oo xaqdarada joojiya dawladina u so laabta wa bilhi twfiq
Dowlad aa dowladi ma jirto waa snm oo jabhad ah imisanu nabada iyo tolnimada dhowraynay hadalkii damaa ee waa keena wax ka dheefa
@@abshirabdallafaarah2207 sxb taa ya kaga futo xun maanta ba maatidadii iyo nabadadi ad ku jiifi jirtay wadigaa bananada ka jiife kibirku ma fcne nabada aynu ilashanee somaliland dowladi siyad baraa waxba ka qadi waydee ma idinko qabiila wax ka qadaya war naftina runta u shega o wali somaliland way idin tudhaysa o waydin ogashahye idinkuna caqli yeesho nabada qaata alleh haydin garadsiiye
Ķkkkkkkkk khayaliga ina biixi idinku sheekeeyo ayaad aminteen nin dhuliisa la duqaynayo ayaad leedahay waa laydin naxarisanayaa hadalkii dhamaa ee ciyaalka yar yar ee aad soo ururinaysan haydin difacan haday cidi tudhayso walee anaga wali idin tudhayna...
@@abshirabdallafaarah2207 sxb hadd idinku u tudhaysan iyo hdy somaliland idin tudhayso labada dhinacba wa dhiig islaame alleh u baryeyna maanta ba nabadu waxy tahy dhulbahante qaar kamida ayaa ogadaye o leh garaadadii
Anaga garado noma ahe
Waa markii ugu horesay ee babuuro iyo maxabiis qabtaan cawaad weyntii war waxas guul mahan dhinac walbo walaidinka fadhiyaa meel aad mareysano majirto 😢😢😢
😂😂😂 inder beenta ma iska dhafi kartin miyaa
Faan wuu soo dhamaade na tus aa u aragnee ama dhulkay nooga tagi dhulbahante ama anagaa ugga tagiye
Guul iyo gobonimo
waaaar xildhibaankan hala xukumo waa inuu dareeema macnaha dowladnimo ee aanu ku haysanin puntland
Sissy wax ugalayen ayuu oga😂😂😂😂
Hadaad Ficil Hinaastay Aadse Hiilin Kari Wayday , Ma Af Baad Ku Ciil Bixi Cidlaad Ka Hanjabaysaayse 😂😂😂
Hooyada was waliged ba lays qaban jiray wxna Lakalaqabsanjiray dagalkuna manta un ma ahe ogow wxii cilana wala yaqana omanta cirkiyo dhulku idinyaraen madhay o jabay
500 maxbuus ayaa laga hayaa iyo General
Majin iyo xabad sigaaraa meel walba waad kaheli laheedeen
Wiilashii geesiyaasha ahaa Waa laayeen oo hadalkooda cadeeyey miyaa may Keenan wiilashii majeerteen oo runta sheegay
Somaliland qabiil maaha waa Qaran, gulaysta ciidanka qaranka somaliland 🎉🎉
Hisbiya allah
WALEE TA DAMBAA DARAN WIXII HORE CIYAAR CIIDANKA QARANKA SOMALILAND WUXUU QAADAYAA DAGAAL KAMA DAMBEYS AH OO AAN AHAYN LAASCAANOOD EE AH ILAA GAROOWE MA JIRI DOONTO MEEL KA BADBAADEYSA GACANTA CIIDANKA QARANKA SOMALILAND ADKEYSAN IYO RAGANIMO AYAA LOO BAAHAN YAHAY BERI YAAN MAQLIN NAAGO IYO CIYAAL KU JOOGA FAANKA IYO QALAS BAANU NAHAY
Habarabaarso oo awood allah siin sheeganaysa🤣🤣
Bhadeer kumee adeer xagee joogtaa
Wa cajuus oo 100jir ah kharabadan Aya ushaqeeya kugubo hargeysada ad sheegaysid alle ha gubo
Waa hadli la yahay fiirsha caaca caaca Buu Ku hayaa
Odeygani tacbaanka oo hadlikarin oo marqaamsan
WAAKA DAAROOD KA RUNTA AHI MARKA HORE FAAN IYO BAQ BAQ MARKA UU JABO MISKIIN LIITA OO JILICSAN UMADA SOMALIYEED EE XALAASHA AH WAXA MEESHA ISKU DILAYAA HADII AAD RUN DOONEYSAN WAA ISAAQ IYO DAAROOD PLEASE NOO KALA MARQAATI FURA NIN AAN MARAG GELINI NASAB MAAHA
SAADO ALI AYAA EEDO II AH KA WARAN KII WASI JIREY SAADO CALI IYO HOOYADEED BA
Ilahay baa ku mahadsan cidamada qaranka somalinad balayadii lala radinay kuwii lasoo radsaday ku labatay
Hadii aan nahay somalida kufur degan ee irirsamaale guulsta hormarkiin kuwa ka xuna dhibkoda ilahay ha ku cesho
soomaaliland gabalkedi wa dhacay ee ssc ba shidan mashaa allaah
@@firdowsmusay-ze9gs naa isku xishood ragaagi bee meshaas sidii weeshi eryanayaan daroodka fuleesanaa
Tolow ninkaan odayga ah manool yahay mise dadkii goojacade lagu laayay qaarna maxaabiista ah miyuu ku jiraa
Yaa aqbartiiso saxan isoo siiyo
Kaas leh Waa la ikhlday dila Waa wacale anaga maahane
War waxaan somaliland la Leyhy waa wada cajuusiina lasima somali inteed kale Nabadaa ubeen sheegty Goormy odayaashayADII DHINTEEN WAR LAAYA WAA CADOW KORAYEE
Bishii cibada alle yiri bishi dhiga dadka la dadinayay mey noqotay somaliyey maxaa ni danbendono qabiil iyo dhul iyo siyasad aa madaxa niga galay alle ha ni so hanuniyo
War idoorku masaan ayee ufooxumaayeen.
Odaygan hadlaya ma kii xaaskiisa ka soo baxsadaybaa.
walle snm ba gardaro iyo dulmi kusocota ilaahay hajabiyo aamiin
Adeeer meesha dawlad ayaa katalisa somaliland la dhaho guuuuuul
Marka la aydin garaco xaroodo Soo ooya😂 ilen ooyinta waxna ma tarto 😂
Dad muslimiin oo Somaali ah baa isdilaya. Ilaahi swt waxaan uga baryaya inuu qaboojiyo dagaalka.
❤
Labeentoodana haloo taba baro alshabaab gacan ku rimis ah hargaysa aan qaraxyada geeyno waawareey war tolaay Harti aniga I tababara labeentooda hargaysa fadhida loo baahanyhy
War xildhibaanku reer London buu ahaan jirey
😂😂😂 Hhh Xarood Bila caqli 😅aa reer bila caqli ah cawantan xun ha lagaraco dadkan xun Xabsiga ha lagu garaco inta la hayo Xarood
Subxanala intuu legyahay oo been lafadhiyo rabataanta 😂😂😂😂
Odaygan asaasaqa ah hooyadii waa dhulbahante bal ka warran
Waa la iibsaday gidigow dhiiga liga jaqsy tu caleekum matihiin ciidan dhiiglawaalayaal
Isaaqu maxey ulahaayeen carab baanu nahay iyo bani haashim soota saraakiishooda dhuxusha u eg
Hablihiinaa dhalay
Libaax qoyay bisda baa la modaa 😂😂😂😂😂😂
Waaa looo aaray walee
Argagisada uu sheegayaa waa dhulbahante colaadii siyaad bare iyo darod sodonka sano la higadinayey waxaa ay isugu soo biyo shubatay oo loo socday waxay ahayd xasuuqa dhulbante iyo in dhulka laga qaado arinka loo socday kaasuu ahaa ilaa iyo snmtii iyo lanta sodon jirsatay hadafkoodu kasuu ahaa cadowga ay sheegana darod iyo siyaad midna maaha ee reerka loo socday waa dhulbahante ilaa iyo iminkana loo hanjebeyo iyadoo ilahay guusha siiyey welise waxaa jira kuwa aan ogayn iyadoo wax loo qariyey jirin nin ragina uu garan nacasna loo sheegi maayo
Waa maxaabiis la cabsiiyay oon hadli karin. Bal wajiyadooda eeg
Puntland waa la ciyaarsiiyey
Xildhiban maha iminka wu ahan jirey
Kani maba hadli karo ee muu iska fadhiisto daalimka daalim kal kalkaalka ah
War ciidanka kala baxa lascanod weerar idinku soo socdaa hayeey idoorow 😂guul ree abti qarumo frrm hawiye 😂
Alle ha noo kiin daayo geeziya ciil ma qapo waayo geezyaan ka dhazhy
Subhaanallah odiyaashan waa khaatumo xumo ku dhimo maxaad allah ku mahdisaa adiga ayaaba dhulmi dhiig daadinaayo Ramadaan lajoogo.
😂😂😂😂😂 cajalad rikoodh cunayaad mooda 😂😂😂😂😂😂
Dhawr nin oo ina cambaashe idiin loogay faan kadhigta
._dadka si fican ula dhaqma hadilina,dhegahadalka Ka days
MUUSE HADAANU DAGAALKA SOO AFJARIN FOOL XUMO AYAA KA DANBAYSA
Raga mxaa usoo duubdeen iyagoo nool maad madaxa midh cas kaga dhufataan ileen dofaar ma daahiree maydka inad ugu dartaan bay ahyd wuxuushta wxu waa wixiiye
G o raca waaka wiilshiina u yimid unuu dilo MAKE AN EXAMPLE OF HIM marka hore maxkammad saara kadibna go raca
Ilahay hadalkas hakugu cadaabo
Nacas ciyaal yar baa qabtay 😅rag tababaran waar afka hay macaanina hadayba dad hore ay qabteen dilayaan dawlad kuma qaban ciyaalkii snm baa idin qabtay ma haday dawlad noqdeen noo xejiso
janadii aad doonaysay waad joogtaa waa in la geliyo janada
Mujahidjn slhi
Wlh mesha fool xumo ayaa kadhacday butland xataa xildhibanadii mala qabtay
Foolxumo aabaheed waa puntland mar wey yaacaan marna gacanta baa lagu dhigaa. 😂😂😂😂😂😂😂 Waa fulayo afka un ka nool
Fuulay weeye Kan duli
Toloow reerkan daarood miyay wada waalan yihiin waar ilmaadeerayaal miyaanay dad caqli leh ahayn maalin wslba ma sidansy ku jirayaan
Quruxey adika dumar ayaat tahay raga qalqaliyey idoor waa wiil dhulabante ah darood ismadan arkin ee balaayada ha u yeeran
@@leeyahaydaaroodka kale haray waa kee, majeerteen, dhulbahante, ogaadeen horay bey usoo galeyn liyuu polis, mareexan waa ku jira dagalka, leelkase un baa idinka maqan kuwas markii horaba wey yaraayen oo ma badna Yaa idinka maqan marka.? Bal kawarama hadii hawiye Soo galo wacadale in sinjiyadiina lagu murmaayo. Hawiye oo amerikan Soo laqay oo hadane itoobiyan Soo laqay oo hadane daarood siyaad bare Soo laqay ma iska celin kartiin bal Ii sheeg? Waa Maya iskama celin kartiin hawiye waa rag birta laqa. Cadeyn waxaa kugu Filan ninkii kabtan ayuub aha wuxuu yiri hawiye oo na eryanaya waxaa naga celiyay Kenya hawiyow naga leexda ayuu dhahay kabtan ayuub marka sidas Baad u jilicsan tihiin afka un Baad ka nooshihiin anagu waxeyna waa ficil hawiye wixiisu waa ficil idinkuna hadii aad daarood tihiin booto iyo faan ayad ku nooshihiin. Bal hawiye dagaal la gal walhy ban Maray in la idin weynayo 😂😂😂😂😂
Afka da’ taakuleyntayadii kuye, maxaa kaaga soo horeeya laascaano.
Lejan
Yaab 100 jirkii dagaalbuu kujiraah ..
Tariikh nimbaa si kale u yiri Habqan dagaal. Kolay Shuruucda Maxaabiista Dagaal heer Caalami?
Down puntland 🎉 viva Somaliland 🎉
Odaygan hadlayaa ma sakaraadba hadalkiiba waa taah kaliya. Tankale dadkan reer berigu ilka cascasaa mayayna iskacadayin weligoog ?
😂😂😂😂😂😂😂😂
Ben😂badana war run shga
Bisinka odaygu waaba sakaarada
Been badanaa odayga kkkkkk
Uyeeshid
Ragaa codku falaagay ayay u soo dirayaan ciyaal caano boodhe
PS tuna waa maxay 😅😅😅😅 ?
Pstu waa ilma diyaano boosaaso ayey joogaan amerikan ayaa tababaray oo mushaar siiyo. Bal ciidan dhan oo amerikan tababaray oo qarash lagu bixiyay hadii gacanta ciidanka qaranka Somaliland ku hayo sow ayaandaro Weyn sow mahan wllo 😂😂😂😂😂😂😂 guul ciidanka Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪 💪
Odaygaa sagaashan jir ah ilaahay baa noo hiiliyey buu kuleeyahay, war adigu meeshaan inaad kudagaalanti sharci ma u haystaa horta, yaa dowlad kuu aqoonsaday,
HAA SSC ANAA DEGAN OO AWOOWGAY ISAAQ SAMAROON CIISE KU AASANYSHY SSC DEGAANADAAN DEGO WEEYIYE
Ma aaqiro buu kasoo had layaah Awoowe seexo…
hhhhhh😊
Cod xumaa waa sirqo kuwii kalena waa la laayay
🫡❤️🤍💚
Allaah qori ayey cabeysteen yaa maqlayey markii wareysiga socdey
Liyuu bolis bn soo direynaa somalind hala burburiye waba kibren daba cayuun
Liyuu ma ragbee wax dheeryihin anfar baa eryato mar walbee
Keep wishing 😂
Daarood. Waannu. Ka. Adag nahay
Meel. Ay. Joogaanba
Cagdheerna. Hadalkeedaba. Daa
Waannu. Eryanaa
Doqonkii. Ogaadeen. Ahaa
Doollo. Laga. Qaad
Loo. Diid. Danood. Iyo. Haduu. Degi. Lahaa. Ciid
@@AAAbdi-eb2of ma ogaadeen bad eryataa oo 18 million ah oo geesiyadii africa ka dhashey bilaa taariikh bad tahay dhul islaam ad ku leyso xudud idin noqon mayo
@@caishaabdulahi5144
Ogaadeenka. Cagdheerta. Ah. Waxa. Ku. Fillan habar. Yonis. OO. Waligoodba. Ka. Adkayd
Isaaq. Kale. Loo. Diro. Maayo
Taariikhdana. Soo. Baro
Cunug. Yar. Baa. Tahaye
Waa been bs maaha nimanka waa loo caga jugleeyey
Hhhhh