Cimraan ii soo fiiri boowe Afar baa loo baneeye🥰😍😍💐💐💐💐💐🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️❤️❤️🥀🥀💐💐maxan kugu duceyista barliin bayo Ilaaheyi dartiisa aan hashiino Plz 🙏🏻🙏🏻🥀
Baarliiney wad tidhi mursal xaga kaga hay hodan maraykan ha noo joogtee waan fahmayey lkn mxad ula jeclatahy mursal adba ma jeclid in cimaraan ta 2aad Keene ma goalide mural u saxday anaguna cimraan waan u fasaxnay 🤣🤣🤣kaftan
Walakey cimraan, please shaydaan media dulmigiisa iyo dembigiisa iyo Aakhiro seeg giisa iska daa oo ka toobatken please my brother from another mother, inaaderkay iyo inaadeertay, please fear Allaah and the Hell fire which its fuel will be man and Stones prepared for the unbelievers!!!! You will remember my comment on the Day of JUDGEMENT!!!!! And advice to myself aswl, may Allaah gives us beneficial knowledge and NUR an insightfulness Amiiin ya ALLAAAH.... {i HATE qabiil very much} i truly love you my Somali ppl ya Ahlal muslims for the sake of Allaah💖💖💖☝☮💝💖
ku soo dhawaada dhashii jacaylka ubax dhitaysan azaxaapey dhamaantiin soo dhawaaada I love erayada markaa ku luuqaynaysaan cimraan iyo baarliin plz hadaad aragtaan qoralkayga love iisaar erayada iigu luuqeeya ilma adeerayaalo❤
Barllin fanni Barlline markan arku mursal daci iyo xamda wan farxi wayo hodan reee dumis ba qaka laga sarya inshallah qof xasidah wan nebcahi hodan juur mursal jacil ibsade dunirac🙅🤔
Hadii laysla heeso waa la is qabaa miyaa hodan ha kugu taagnato gabadha quruxda badan ee xamdi bilan faraha ka qaada please waa gabar cod iyo qurux isku darsatay mashallah Allah
Xamdi samiday io mursal muuse waan wataa way nawaaleen labdiii hees oo dhawan soo qaadeen aniga xataa waa jeclhy labad hees✌❤❤💯💯
Gabadha meesha Mursal baa saaray pro 😂😂
War somaliyey gabadha kaxishoda walaqabaye🙏🤷♀️♥️from hargaysa
💯💯💯💯👍❤❤❤💞💞
Baarliin walahay waan qoslay daacad u qoslay Kulaa viv 4 naagod caawa taager u haysaa ragu inay afar xaas guursdaan markaa cimraan fasax ta 2 labaad ha keene 🥰🥰🥰🥰🥰
Waxay kaliya u sameyneysaa inay isku daydo inay ka careysiiso Mrs Hodan Abdirahman Dheere laakiin way la wayday
Kkkkkkk abayo mcn waan ku xiise noloshey💞💖💖💞💖💞💖💞💖💞💖💞💖💞❤💕❤❤👏🏻❤👏🏻❤👏🏻❤👏🏻❤👏🏻💕👏🏻💕👏🏻💕👏🏻💕💞💞💕
Masha Allah. Barlin quruxkey alaha idin xifdiyo adi iyo abowe
Wlshey maserka badan iska dhaaf mid kale gandha u naxariiso wa walaalsho oo kale kheyr badan😍😍😍
Wallahi this is the best reaction. Abayo wax bey jileysa adigana wax baaad jileysa
Labdan wa jeclhy dad nolosha isku fhnsan weeye mnsh Alllaah ❤❤❤✌❤💯
Masha allha Long life Insha allha keep going my sister and my brother 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 queen 👸 and king 🤴🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Gabadhawaala
Qabaa
Eedaaye💋💋🥰🥰🥰
Måashaalaa maashaalaa Alle yaa baarig xaas wacan
Macalin ween waye cimraan wiilka dhalo ayaa kugu samey doon insh allah alle ha in bararkeyo adiga iyo walshey insh allah😍😍
Waa runtii hargeisa waan dhaxan huno hadeer Lagu jiraa wakhtiga dhaxanta waxbaad fahmaysaa cimraan huno🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰waan Idin salaamay 🙏
Mursal baaa saaray yaaa saray kulahaaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hdaa nahay dadkiii asalka ahaaaay dhoosha wan cadehena jeclinayey jnkaaaan 🥰🤩🤩
Lool aniga Baarliin Ku heeysataa lol ma nooli💕💕✍✍✍great reaction.💕💕xamdi bilan waa fananada edeb iyo xishood iyo qurux ilaaheey siiyey💕💕💕baarliin afarta naag iyadu markay ogolaato💕💕waa la bilaawaa😁😁😁
Barlin wll alleh haku xafido
Wan la raba
Baarliin labadoo ayaay isladoonaysaa kkkkkkk dadbay kamasyrsiinaysaa😃😃😃😃
Hhhhhhh funy my reer mudug nimo😂😂😂😂😂
Waaaw tiim Qadra waan ku haysanaa heestaan guulayso xamda bilan boqorada Muqdisho
Asc. Baarlineey. Walaahay. Waan qoslay. 20. Daqiiqo. In ka badan. Markastana. Waan indiin daawa daa😂😂♥️♥️
Plz iso booqada waa cudsi walalhayga qaligaa ❤️ Plz isaar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mansha alah abaayo hore u soco waa helaysaa umad ku taagerta
Sabiriin wlhi waa kahelaa caadi maahan qoftaasi
2021 baa la marayaye ilbax iska dhig nio😂😂😂😂😂
Mash allah beautiful ❤️❤️❤️♥️♥️
Reactionkina Aad Ban Uga Helay
Sida Talan Taliga Ah E Aad Ubixineysan Idiinko Ku Kala Aragti Duwan From Hargeisa Idiinka So Salaamaya👋
topp weeye heestan laba legen baa wada qaadaya horey u socda
Mnsh Allah family Qurux badan Ale haydi xafido barlin io cimraan wan idin wata
Baarliin iyo xajigeda🥰❤
Tageero Nambar One -----Said Ayaa Idin Taageeraaa keep Going 👌💯🇹🇷🇸🇴🇹🇷👌
Cimraan ii soo fiiri boowe Afar baa loo baneeye🥰😍😍💐💐💐💐💐🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️❤️❤️🥀🥀💐💐maxan kugu duceyista barliin bayo Ilaaheyi dartiisa aan hashiino Plz 🙏🏻🙏🏻🥀
Anna igu sadexay safka baan ku jira 🤣🤣 ileeyn ragii somaliyeed dagaalkii bey ku dhamadeen marka waa inaanu is qaraabo kilnaa 💯
Loool, istaqfurallah Naa reer daaya Allah ha daayo ee.
Waaw wankaheley this reaction 👍👍👍💕waa nin Somali Mel kasta weygalan cashaq dhigaag.
Barliin abwaanimadeeda ku haystaaa ❤❤❤💯💯
Baarliiney wad tidhi mursal xaga kaga hay hodan maraykan ha noo joogtee waan fahmayey lkn mxad ula jeclatahy mursal adba ma jeclid in cimaraan ta 2aad Keene ma goalide mural u saxday anaguna cimraan waan u fasaxnay 🤣🤣🤣kaftan
Cimraan xajiyada barakeyisan waxa halkan joogto boqorada janaada 😁😁😁😂😂
Mashaa Allah mashaa Allah Allah welcome brother and sister
Asc boqorada iyo boqorka masha allah wan idinku farxay sida ahada
Masha waxa noshaye gul gul hodan cabdiraxa man midi aya galusaya qador silim aya mele utalaye maba rugu
asclaakaha zalaan kabacdi waxaanu uxiiznay baraankigi eezoodhiga baraanki fadlaa pro معسبمه یاأصدیقاء
Wlhi baarliin waan u xiisay wayadaan waan u xiisay
Walaahi waanqoslay 😂😂😂😂😂😂 waad isku fiicantihiin masha sllah
Cimraan adiga iyo deeqa afroo
Ayaa bilaabay
Xasuuso heestii 4 xaasle🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣 waa runta
Laakaha my team qoyskayga waa ardaydinii oo UA-camrad noqotey igu sodhaweeya subscribe iyo like iyo channelkena Killeen ardayninii ban ahay wllshy Barliin iyo cimraan qarami
Baarliin yaa ka dhaafay maanta 4 ayay ba ogolaataye
Wexey duqeyne hodan uhilline qadro salimo hhhh fahnoo
ALLE Waxaan Idin Kaga Baryayaa Laakaha Family Farxad Aan Dhamaan Dunida Aakhirana Janadii inaad Ku Kulantaan Ku Dayaa Mudan Tihiin
Barliin uumc uumc ❤❤❤wadwaa arinxasaasiyee laakah
Masha alaah Berlin And cimraan
Cimraan iyo baarliin ilaahay ha,idin siiyo ubad qayrqaba waxaan ogaa idinkoo wax bdn is qaba awlaadna aan isku dhalin ee ilaahay wax qayr qaba ha,idin siiyo wllo
Ilhow itus mursalo lala tagay xamarna jooga😂
Asc jiid baa meeshas iga dilaaceyi Haa Afar baa uu banaan imraane Afar baa uu banaan 😍🥰🥰🥰weewe barliin baayo waan hashiin karna 🥰😘🤩
Salaan sare reerkow waad iga qosliseen maanta inoo soo badiya barmamijyadaa qosolka ah
gaariga dho eykuturi dee soo hg maah markee cideytimaad iney cabdi bila horeuguboodo larabaaye maxaas maa waxla eh 😂😂😂😂😂😂😂😂
Barnamijka markas ayu xiso letahay wooooow baarliin
Waan sugaay reactionkiina 💯💯💯💯
Baariil noolow dumarka u hiili
Masha allah habo barliin iyo seygeda cimraan qaraxadiin aad baan u jeclahay nolaada
Maansha alaah
Asc cimraan iyo baarlin aaway sheekadii birtile qeybtii 3 waan sugeynaa xaa dhacay
Mashaa Allah Lamaana kaftan badhana 😍
Walashay baarliin Allah hakuxifdiyo adi xaajigaka
Baarliiin wlh iga qoslisay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Walakey cimraan, please shaydaan media dulmigiisa iyo dembigiisa iyo Aakhiro seeg giisa iska daa oo ka toobatken please my brother from another mother, inaaderkay iyo inaadeertay, please fear Allaah and the Hell fire which its fuel will be man and Stones prepared for the unbelievers!!!! You will remember my comment on the Day of JUDGEMENT!!!!! And advice to myself aswl, may Allaah gives us beneficial knowledge and NUR an insightfulness Amiiin ya ALLAAAH.... {i HATE qabiil very much} i truly love you my Somali ppl ya Ahlal muslims for the sake of Allaah💖💖💖☝☮💝💖
Berlin hore usoco zxp
Baarliin waan uxiisay koley ani waxkalay wadaa😄😄😄
ku soo dhawaada dhashii jacaylka ubax dhitaysan azaxaapey dhamaantiin soo dhawaaada I love erayada markaa ku luuqaynaysaan cimraan iyo baarliin plz hadaad aragtaan qoralkayga love iisaar erayada iigu luuqeeya ilma adeerayaalo❤
Barllin fanni Barlline markan arku mursal daci iyo xamda wan farxi wayo hodan reee dumis ba qaka laga sarya inshallah qof xasidah wan nebcahi hodan juur mursal jacil ibsade dunirac🙅🤔
Wallaallayalehy somaliyed waa walashiina o furtay UA-cam cusub fadlan isobooqo o subscribe isaar adigana aan hee kugu caawiyo subscribe like intaba
Masha allah barliin iyo saygeeda alle hayni xafido
HG xamdi bilan iyo bilqeer axmed 💝🙏
Nice reaction ki qarnigan
😂Halkas gabadha yasaray,bay kagadhegtay cimraan 😂😂😂
Masha allh family
barliin dhiga hadalka dhaaf hadii kale hodan abdiraxmaan ku sheegaa
Kkkkkkkkkk Qalbigaygay kujirtaa Baarliin isla marbanu Qosolnay
Cimraan iyo barliin mashaa Allah mashaa Allah
Bam bam bam caawa cimraan afar baad u fasaxdey adaa gacantaada isku diley
Baarlliin maad joogti
😂😂😂😂😂😂"xoolka " Cimran iyo boqoradda barakeysan barlin salaan sare 🖐✋
Asc dhamaantiin waan salaamay hobalada hees baa loo dhiibaa sidaas nayna uwaadaan cinraan iyo aniga Hodan aan taageero u maray saaxiibtay raali noqo waa agshan maamo ha xumaan
Ihihihihihihii hee heedheh gabadha khatraaaaycadayyarey Reer xamar wadajir.yarta
Asc. Mansha allah. Labadin kadarab kkkk
Wooow wooow buu ku yidhi xaajigagu 4 baa loo baneeyay bad tishi jidka haw furin adiga laftaadu odaygaaga kkkk
mashala boqorada barakasan
masoolabataya sodhowoow
Waa xiskaan kugu daabac bogaan kugu dardaarmaya markaa afka waqooyiga ah sixkaan kugu daabac weeye 🥰👍🙏
Asc famil qurubadan waa hodan waalagaa dulqaaday sidaharay ee usamaaysay waamar kaada
Asc masha allah alle ha idiin xafido
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Barlin taagero one kuu ahy ❤❤❤lamaanaha garniga
Raga 4 baa loo baneeyey warunteet walashay
Wlhi barlin wakuwata mesha wax ba kasosocda 🤞🤞😂😬😬
Hodanbay koobiyaynaysaa
Baarliin cadey io duma mashigey nolasha idin ma dhibto hor Mar wacan Ayaaan idin leeyhy keep going fmly
Woow baarliin waad la haysaa team khadra
Gabadha gacanta ha u qaadin
Asc wallaallayalehy cimraan iyo barliin salan sare
Hadii laysla heeso waa la is qabaa miyaa hodan ha kugu taagnato gabadha quruxda badan ee xamdi bilan faraha ka qaada please waa gabar cod iyo qurux isku darsatay mashallah Allah
Kkkkkkkkk waar maanta baqashaa ka keenaysa cimraankii inuu difaaco hodan laailaaha Ila Allaah.
Waa laguhayaa boqorada maanta 4 waa qiratay
Xamda bilan abwaan geesi baa guursanayo baa lalahaa kolay wixii jira way Soo baxayan.
Iska daaa waa team khadro silimo xaajiyaduye
Gabadhanleh afar baa ubanaan iyadu in lala guursado miyay rabtaa tolow
Waxay ku wanaani yeysaa inuu mursal guur ka rabo xamdi bilan ayana deeqa afro ka maseereysay oo oohinteeda kaa joogo weynay kkkkkkkkkkkkk
🤣🤣🤣🙌💯