Gabadhii ugu horeysa ee aan jecel u qaaday ayaan Warqad u qoray ”Shimbiryhy ma dushaaa🕊 waan helay fariintii aan u diray LKn markii dambe calafkaa na kala geeyay 😥😥😥Wali gabadh waan jecelyhy wllhi Rabiyow dib ma u helidoonaaa gabadhaa?😥 ifraax
Adna doqon la caashaqayyyyyy😢 Adna doqon la caashaqay😢 Deeqay ha noqonoo😢 u soo dabac dheh inankii AAAAA❤❤❤❤Adna doqon la caashaqayyyyyy😢 Adna doqon la caashaqay😢 Deeqay ha noqonoo😢 u soo dabac dheh inankii😢 Deeqay ha noqonoo😢 u soo dabac dheh inankii 🥰🥰🥰🥰
ma jirto fariin jacayl oo qof loo diro oo ka qrx badan farintan marka hore wuxu amaanaya shimbirka uu farinta u dhiibanayo ka dib wuxu u sheegaya in uu San waxba yeelayn keliya u wax u diranayo marka sadexad wuxu u sheegaya dhibta hysata si u ugu sheego inanta jcylka ku beertay bogiisay ugu danbayn wuxu leyahay Adna doqon la caashaqay deeqay ha noqonee u so dabac dheh inanki
Ereyada in la kala dhigdhigo ayaa laga rabaa qolyahaan beryahaan soo baxay oo ay jecleysiiyaan dadka dhigdhig iyo xarakeytiisa iyo isku jelecsiinteed..... illahay haku xifdiyo fanankeen....... 25th August 2019 from Uganda big thanks to DalmarTV.
Maansha Allah Hanuuniye! Kuwa maanta jira markay heesyaan waad isku naxaysaa. Fanka sharaftiisii Allaha soo celiyo. Ninam iyo naago wejiga boor marsaday ayaa iga soo haaday oo masrax taagan oo iswalaaqaya iyo soddon kale oo ku soo yaaceysa oo masraxa isku soo cariirinaya oo anna i arag aan ugu yeero
Marka lagu leeyhy jiilba jiilka ka dambeeya wax ha usii reebo taariikh ama murti waxay doontaba ha ahaatee waa iska sidanoo kle dadka macnaha ka guuray ee iska hadaaqaya ayaa u baahan ama jacaylka raba inay qoraan 👍👌
This what I have calll soul music ya ba HELA maanta Isla qaabki hore iiyo heeso jazz QORSHO leh . Aaaa QORSHA sawir kaga yaaal deg deg like iiga gaadh siiii AXXX
Axyaa fanaan hanuuniye. Waxaan daawanaya 17- July- 2021 maalin sabti.cabaaro 19: 36. Alle cimriga ha u dheereeyo inta nool. Inta dhimatayna ha u naxariisto
ايوة اغنية حب بل هي عشق. هو يصف حالته ويستغيث عصفور او طائر ويقول للطير هاك الرسالة واخبر حالي اني لا اشتهي لا موية ولا عيش واكتر من ذالك لا يتفوه بكلمة باية بت. فهي قريبة للغنيو السودانية للجماح. هي نظرة تنسى القلب المعنئ........
Warqaddan daboolane
Dusha sawirku kaga yaal
Dawadii qalbiga
Deg deg iiga gaarsii💘
Ax yaa hees, intaas boqorkeyga o meel iga fog jiraan u hibeeyey❤
Yaac 😩
Wey iso gartay 😂
@@dekarashid4028 mar horey gaarty asaga, adigana hadey hadda kuso gaarty shimbirkaa gaabiya ama adaa aad u fog malaha😁🥰
Yasalaam 2025 sacadu waa 2 habawenimo iyo 24 daqiiqo waa habeen isniin aaah
Hanuuniye alla yaraxmaa❤
Ninkaan waxaan u qiray in u yahay one of the greatest musicians oo somaray Somalia ilaah ha caafiyo
You have realised that way too late Cabdallah yuduf Hanuuniye
Fananka laguu shegeyo wakaas👏
Kolay anu rajo kama qabo in dib loo heli Fananintii iyo fankii hore oo dahabka ahaa
Waa runtaa
Gabadhii ugu horeysa ee aan jecel u qaaday ayaan Warqad u qoray ”Shimbiryhy ma dushaaa🕊 waan helay fariintii aan u diray LKn markii dambe calafkaa na kala geeyay 😥😥😥Wali gabadh waan jecelyhy wllhi Rabiyow dib ma u helidoonaaa gabadhaa?😥 ifraax
Waad heli hadii alle kuu qoray haday xaas tahay lkn qalbiga kasii daa.
Markaas gabadhaa ma la guursadey?
Hadii alle isukiin qorey mar uun weydun is heli insha allah
Roda Mataan haaa wllo wakhtigii nacas igu noqoday.. 6sanno sheeko Waan iska dhaafay.Iyada ayuu baan ku qarwayaaa.. macalaa wadanka Waan uga tagay LKn Wali xasusuihii ayuu baan ku nool yhy😢😢
Zundus maxamed wllo ma ilaawayo sobob ta anigaa lahaa oo awoodi wyaya inaan guursado.. wakhtigii nacas igu noqoday iyada darteen gabadh Waan u nacay...😢😢
Imagine those people watching while he sings new fresh song they never heard before.
Now if they are alive, its memories.
Yes I am one of those!
Shimbiryahew dabaylaha😢😢 daruuraha dhexmarayaa😢😢daainkii ku uumah ❤️❤️orad kuugu dewgalay😢😢annah inan nin Dilan ahay😢😢 dakharadi jacayl qaba diir kama saarno❤️❤️ dushayda wad ka aragtaa😢😢 shimbiryahew dunidda oo idil meeshii aad doontba❤️❤️ adigaa uduulo damashad kuwadda marah😢😢 dalfog oo aanan garayn dag dag adaa ku tagi karah❤️❤️ adaan daalin socodon waliga dakaamine😢😢 Abidka hayga didin❤️❤️ ku dagaali maayo waxbn kuu dirsanayah❤️❤️ warqadan daboolane AAAA❤️❤️ dusha swrku kaga yaal❤️❤️ dawadii qAAAAAhaaaa😢😢 dag dag iiga gaadhsii❤️❤️ warqadan daboolane AAAA dusha swrku kagayaal❤️❤️ dawadi qalbiga A AAA haaa❤️❤️ dag dag iiga gaadhsii❤️❤️ khyriya usheeg oo kudheh simbirw 🐦🐦🐦 waanadu madeeqdo dadna way colooben dheh❤️❤️ duco iyo quraanbay wadadii kudaalen dheh❤️❤️ waanadu madeeqdo dadkii way calooben dheh❤️❤️oo ducu qaranbay wadadi ku daalen dheh❤️❤️ aduu kugu Dan seego ❤️❤️ dumar kalanah inankii qalbigiisu diidyoo❤️❤️ caashaqiinah muudayn dheh 😢😢 adoo imanka duulo idaadihiyah mooye dawo kalanah loowa dheh😢😢😢 khyriyh xbb hyga fogan marna
😭😞
Adna doqon la caashaqayyyyyy😢 Adna doqon la caashaqay😢 Deeqay ha noqonoo😢 u soo dabac dheh inankii AAAAA❤❤❤❤Adna doqon la caashaqayyyyyy😢 Adna doqon la caashaqay😢 Deeqay ha noqonoo😢 u soo dabac dheh inankii😢 Deeqay ha noqonoo😢
u soo dabac dheh inankii 🥰🥰🥰🥰
@@guuleedismaaciil4028 😭😭
❤
ma jirto fariin jacayl oo qof loo diro oo ka qrx badan farintan
marka hore wuxu amaanaya shimbirka uu farinta u dhiibanayo
ka dib wuxu u sheegaya in uu San waxba yeelayn keliya u wax u diranayo
marka sadexad wuxu u sheegaya dhibta hysata si u ugu sheego inanta jcylka ku beertay bogiisay
ugu danbayn wuxu leyahay
Adna doqon la caashaqay
deeqay ha noqonee
u so dabac dheh inanki
Heestaba shimbirkaa macaaneeeyey
Will Hooog😂😂😂🤚
Waa xasuus 1978 anigoo iskuul dhigta ayaan maalinta khamiista ayaa lagu tartami jiray heestaa shibiryahow waxaa noogu heesi jiray cabdfitaax saciid abshir
(c/fitaax dheerey ) iskuulka dhame yaasiin cartan madiino fitaax dheerer hadduu nool yahay waa ku salaamay adiga iyo hooyo maryan yusuf iyo leylo saciid abshir waxaa tahiin reer igu qaali ah✅✅✅✅✅
Wakhti hore. Iskuulka muxuu kan sare, dhexe ama hoose? 1978 Waa markii ugu horeysay xamar tagey. Aad bay u qurux badneynd iyo nabad galyo. Waad ku Mahadsanid tahay taarikhda.
@@caweyskadalmar hoose dhaxe waaye iskuulka dhame yaasiin cartan laakiin aniga fasalka 4aad ayaan ahaay xiligaas 1978
@@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 Hadaa waan ka weyne ahay, anigu waxaan ahaa Dugsiga sare 1aad.
Ereyada in la kala dhigdhigo ayaa laga rabaa qolyahaan beryahaan soo baxay oo ay jecleysiiyaan dadka dhigdhig iyo xarakeytiisa iyo isku jelecsiinteed..... illahay haku xifdiyo fanankeen....... 25th August 2019 from Uganda big thanks to DalmarTV.
Walaal adiga ayaa muddan
What a an unique voice markuu leeyahay weligaa dekimaane ama waxbaan kuu dirsanayaa. Waa cod dhaba.
Maansha Allah Hanuuniye! Kuwa maanta jira markay heesyaan waad isku naxaysaa. Fanka sharaftiisii Allaha soo celiyo. Ninam iyo naago wejiga boor marsaday ayaa iga soo haaday oo masrax taagan oo iswalaaqaya iyo soddon kale oo ku soo yaaceysa oo masraxa isku soo cariirinaya oo anna i arag aan ugu yeero
Waxaan daawanayaa 17/1 / 2024
Habeen khamiis ah ❤
Legend awoowe abdalla yuusuf hanuuniye
Yaa salaam Abwaan, Muusishan, Laxamiiste, Alfanaan Cabdullaahi Yuusuf Hanuuniye❤❤❤💯
Adna doqon la caashaqay dewqow ha noqonine u soo dabacdheh inantiiiii 😍😍😍😍😍😍
Waa inuu soo dabcaa wllo hadii kalana ragu kaligii maaha kun ku jecelbaad heli
Haye ugbaadey noqon mayee
Ee adna doqon la caashaqay deqaay ha noqonine usoo dabacdheh inankii
😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰💞💞💞💯💯💗💓💓💞💞💕💕💑💑
Xusuus wlhi heestan ma iloobo hanuuniye fanaankan ujclhy somali oodhan
xamda maxaaa ka so maray
O maxana anigaba jogeee
Waa xasus wngsn
Cabdale yuusuf hanuuniye legend
Yaa ila daawanaya 2018
Yurub genyo
I'm a Real gorjoor kabaax,from Edmonton Alberta Canada 🇨🇦🙏
Muqdisho somali
Hanuuniye 2020 ya ila dawanaya 😍
Cabdale yuusuf hanuuniye Alla yacisak xusuus gaar ah
Adna doqon lacaashaqay
Deeqay hanoqono
Usoo dabca dheh inankii
Somaliyay hanuuniye heestiisan wax loo dhigo garan maaayo cod ation laxan soo bandhigada iyo sida uu kaaga gaday waa wax kale fankeenii hore Hada uun baa Qamarw suugaani oo heestan ku inoo cusboonaysiiyo arkay dhiiqo ayuu cagaha kula jiraaaa
Awesome '' abwaan '' musician '' laxamiiste '' fanaan '' intaba isku darsaday legend aan dib loo arki doonin 😊😊
My farther loved this song!
Axsan hees ❤ Legend Cabdalla Hanuuniye Fanaan + Abwaan + Mulaxan One Man Army 🔥🎧
Marraa waaxid! Hees way dhaaftay waxa ku luuqaynaya hiboolihii ragganimada Cabdalle Yusuf Hanuuniye my favorite singer.❣
Man jogin adunka marki la qaday hesatan waxa an barty anigo 14 jiraa ila manta wan iska dhagaystaaa
Axsan Hees ❤️ Boqorki heesaha Jacaylka Cabdalla Hanuuniye 😍
Fanaan +abwaan +musikayste+laxameyste
Abdala yuusuf hanuuniye
Legend
Aad iyo Aad Legend Hanuuniye ❤️ Boqorki Fanka Soomaaliyeed 😍
Marka lagu leeyhy jiilba jiilka ka dambeeya wax ha usii reebo taariikh ama murti waxay doontaba ha ahaatee waa iska sidanoo kle dadka macnaha ka guuray ee iska hadaaqaya ayaa u baahan ama jacaylka raba inay qoraan 👍👌
2021 yaa ila daawanaya xusuus wlhi ❤❤🙏
Me 25/92021😮
heestaan dad aad ubadan baa daawaday waa hees dhaxal gala ah❤❤ 12yrs sanad walbo 133.3k baa daawanaysay.
Xasus ayan galay waxan uqaadi jire xaskeyga amina Maxamud saney mashalaah hada wa xaskeyga oo afur carura ihayso alxamdulilaah I love you macaanti naftayda walahi 6sano kadib guurkena ila hada jaceylki mid kadaran kii hore ayan uhaya
Am still listen. 14-April-2020 3:00am From Hargeisa
marqaan keedaay 3:00am kkk
😂 how is hargeisa now
1995 ba igu horeysay. Lkn 1998-99 bn si gaar ah u xasuusta. 08.Ja.2021.
01:20 am
Hda waa 09/01/2023 labo sano kdib mrki aan qorey comment ga. Allow cimri dheer iyo cafimad na sii!
Before 10/11/2020 until forever best song balbalaarka io faladagan raabi dambi dhaf noga intan dhegeysane amin ya yaa raabi
Hunuuniye wllhi cajiib ayuu annaa inaan dilan ahay qadaradii jacayl qaba diir kaama saarno dushayda waad ka aragtaa 2020 9 June ayaan dhageesanaya hadaad iga dambeeso like saar 💋💞🙏
Warqadan daboolane
dusha sawirku kaga yaal
dawadii qalpiga aa aa
deg deg iiga gaadhsii.....💙
This what I have calll soul music ya ba HELA maanta Isla qaabki hore iiyo heeso jazz QORSHO leh . Aaaa QORSHA sawir kaga yaaal deg deg like iiga gaadh siiii AXXX
Axyaa fanaan hanuuniye. Waxaan daawanaya 17- July- 2021 maalin sabti.cabaaro 19: 36. Alle cimriga ha u dheereeyo inta nool. Inta dhimatayna ha u naxariisto
Aamin
really i like this song adna doqon lacaaashaqy deeqay hanoqonoo sooo dabc dheh inankiii 💯✔ wxuuu lahdlaya SHImbir ooo uu udrsanyo jclkiisa
Shinbiryhow aduunyada meeshii aad doontaba adigaa uduuloo damashaad utage
Hanuuniye alle hakucaafiyo 2020 ayaan anigu dhagysanayaa ❤️
2003 anigoo 13 sanno jira baan warqad ku qoray beestan baan u diray gabadhaan jecLaday. Ka dib waan kala baadnay. Sannado kadib bay warqadii isoo dirtay iyadoo 6 caruur ah Leh. Hada warqadii intaan muraayad geliyey bay guriga iitaal. Waayo waayo
Warqada kaydi 😄
Warqadan Daboolan Dusha Sawir kaga Yaal Dabadii Qalbiga Dag iiga Garsington
*(2013- 2021 Wali Kama Dhargin)*
Adu iman Dooloo Taadii Mooyee Dawakale Loo Waa Dheh
Aabahaybaa dHagaysan jiray aNoo yar Hada youtube soo gaLay marka raaDiyay isoo baxday😇 Xusuus baaN gaLay waLaHi
26 Avril 2022
Masha ALLAH
A. HANUUNIYE
Paris France
shérif Souleiman, asc
Legend❤️ one my favorite Somali singers👏🏾 2019
Yasmin Abdi intaan dhageeysanayay hes jacel ama aan aqrinaayay buug jaceyl runtii ma arkin midaan midlamida
iam from sudan Iove this song I think this talk about love
Welcome, yes it’s love song using a bird to deliver a love letter to his girl or lady.
wow that great
ايوة اغنية حب بل هي عشق.
هو يصف حالته ويستغيث عصفور او طائر ويقول للطير هاك الرسالة واخبر حالي اني لا اشتهي لا موية ولا عيش واكتر من ذالك لا يتفوه بكلمة باية بت.
فهي قريبة للغنيو السودانية للجماح.
هي نظرة تنسى القلب المعنئ........
Adna doqon lacashaqey deqay hanoqonoo usoo debacle dheh inankii 🥰 what voice I hear 👂♥
2020
Legend Hanuuniye ❤️❤️❤️anoona hees wax la dhaho gararnenn ba dadka kale ka maqli jire walhi one ❤️legend
Somebody I Used to Know sing that song for me I don't know if he's alive news in London England😊😊😊
I'm alive
@@carloscasstano5364 😂😂😂
I'm here but now I sing for another girl lagaa raysay
Kaa raystay kuma rabee ha I raafin
Maxey fatiinta aad soo dirtey mawaalantahey mobeeylks ksn cida leh miyasd gsraneeysaa
Caashaqiine mu Dayn dhe
HANUNIYE big Legend
Hees Xazuuz LeH
johennesberg to Capetown. 02:05 habeenimo 17/2022. aniga iyo 2 dyda sxb ee kala ah 1) Sadak 2) Feisal Maalmo Safar dheer ah ina sugaayo soo duceeya.
InshaAllah Ilaahay wuu ku nabad galin aamiin
Heesi tan hakaa ahaato duugoobi mayso intay dad afsoomali ku hadlaa aduunka guudkiisa saaranyiin 2010-2021 itaaba waan dhagaysanayun kamana daalo
Waxan aHay qofka uhoreyay 2022 dawanaya
AwaLna wan dhagaysaN jirey
Alle how naxariisto fananinteni waqtigu naga qariyey😥😥
Aamin
Wuu noolyahay, wuxuu jogaa Muqdisho
@@mohamudmohamed954 ha ok
alle adun iyo akhiraba naxarista ha garsiyo
Hesta hada xajigayga isodiray waniga hada dhagaysanaya❤
Best melody allah xaa caafiyo great singer laxamist al fannan cabdaleh hanniyeh
Aamin
Waxasn modaysaba in aan fariinta shimbirks udirsanaayo ileen fog basy iga jirtasyr waryss ila mida sxbayasl
Best song walhi😘🎧
Legend . Siduu masraxa u ruxo nin u ruxay kumuu jirin
19ugst 2021 habeen 9:02 aandawana Heestaan 🥰
Bare Mohamed fidow bare leendo iyo abdalle Yusuf hununiye waxa Moda in dad badanaa aqoon u lehen
Taarikhdu waa 17. 4 .2024 . Waxaan ku suganahy hargeysa runtii fan waa kii hore
Heesta aad baan ugu ceshceshday 😮
Ceerigbo 5/may/2024😢😂
Fananinta aan live u arkay bu ku jira Adeer Hanuuniye 🥰🥰 Dk bu dagan yahay allow cimriga u dheere
Aamin
June 2019 legacy never dies
29/june/2020 amintu thy 7:56pm fiidnimo muqdisho waaberi machio
Haaaaaaa dawadiii qalbiga haaa aaaaa aa deg deg iiiga gaarsiii 😊
2022 mon/7/mar.
Capetown south Africa
Salama inta iga danbeeso
Hanuuniye wuxuu ka mid yahay fanaaniinta Somalida kuwan dhegaysto.
May 2019😍😍😍
😍😍😍😍
Najma Hagi a
Waaaaw ❤️ wlhi qof igu qaali ah baa isodira way igu socotaa
Gorgeous melody
Mid kamid ah xidigihii soomaray fanka soomaaliyeed 😍🙏 15-July-2022
awidkaaa haiga didin kudagaali maaye wxbaan kuuu dirsanayaaaa💯✔
2020 corona virus
Ayaan dawanayaa 🍀🌱👉💝
From Europe 🤞🥰
Aderkey Cimriga Cafimad Alle Hakugu Daro
Aamin
Heesaha Hanuuniye marka dhageysto jacayl ayan darema aniga o qof dhan jeclayn
Extraordinaire
Very good song
12/10/2021
Gênes italie
Jecliyaa heesaha hanuuniye soomaali waa la cayuuntay malaha
Cabdala yusuf hanuniye fanan wu dhaafey
Old is Gold!!
xasuus hore walhi maxaan dhageystay 2010 ❤❤❤🙏🙏
L
Ereydii abwaan mustafe sheekh cilmi
Wlhi wuu ku raaxeesanyaaa erayada macnahooda iyo macantooda
@@alisaladahmed424 🙏 alle ha caafiyo hana saamaxo
March 2019❤
Allaa yacizak yaa Cabdalla. Waayo waayo.
2021 yaa ila dawanayaaa
Anaa kuladawanayaa 2021
Manta waxan arkey odey aad uweyn illahayba weyne oo maskax ahaan uxanunsan suuqa hargeysa wuxu qadayey hees kamida heesa hanuuniye
Allah haw raxmado si dartedban halkan uga soo raadiyey
Aamin odaygana ilaahay ha caafiyo aamin
Jaceylka la sheegaba waa qooq waynaaday ileen alla muxuu wax isoo mariyay tiiyeey maqan majiraaaa 😂😂😂😂
Warqadaan daboolane
Dusha sawirka kaga yaal
Dawadii qalbigaay degeg iga gaarsii
Abdalla yuusuf Hanuuniye waaq iyo aanagaa kaa raaliya
Ku dagaalimayoo 😢😢😢❤
30/6/2020 mombasa ayaan ku dhagaysanayaa
2021 Halyey somaliyeed rabi raali kaa noqoy
Abdala yuusuf hanuuniye 1 August 2019
Waan jeclaa Hestan anoo yar imikana ku dhagaysanayaa Belarus 2020/Nov/20 hostel of the university.....
August 2019 eesh qiyaazak
M.a hees jacayl oo aad uu mcn qof ki jecel like ta isaar
Yaa dhegeysanayo 2020 bisha may 29aad
Shinbiryahow maduusha 🦅
Tue,31 augst 2021 yaa dawanaya waanadu ma deeqdoo dadkii bey coloben dheh duca iyo quraan bey wadaadadu ku daaleen dheh
Adna doqon la cashaqay deeqay ha nqono uso dabac de inanki ya salaaam my best song 🎵ala yarxam hanuniye
@@alisaladahmedomar4459 wale ilahay cimriga ha udhereyo wllo
Hestan wan jclahay xasus goni ah bay ii tahay
Kama daalo dhageeysiga heestan😍 ilaa 2018