Gantaalka China oo Somalia Meel u Dhaw ku Soo Dhacay Waa Halkee? | Dhacdooyin Media

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 тра 2021
  • Aqoonyahanada ku xeel dheer hawda sare waxa ay sheegeen gantaalkan inta uu hawada ku soo jiro, ay intaasa badani guban doonto, in ka mid ahina ay dhulka soo gaadhi doonto. Sidoo kale waxa ay sii sheegeen in uu dhulka soo gaadhi doono maalinta sabtida oo shalay ahayd iyo malinta axda oo maanta ah.
    Dhacdooyin kala soco barnaamjiyo ku xiiso galiya mahadsanid
    #dhacdooyin

КОМЕНТАРІ • 5

  • @fardosoeese9365
    @fardosoeese9365 3 роки тому +2

    Alxmdulilah ilahayow ada naga bad badiyey❤

  • @amiiramaxamuud7171
    @amiiramaxamuud7171 3 роки тому +2

    Subxaanallah illow namooti

  • @hamzemedia
    @hamzemedia 3 роки тому

    keeping

  • @suhaybjama8151
    @suhaybjama8151 3 роки тому

    Keep going bro

  • @siradm
    @siradm 3 роки тому +1

    Annagay malaha noola jeegeene qof Ilaahay leh ban waxba la yeeli karin