HADRAAWI CIDI UMA IMAN JIRIN MAANTANA.... | Dhacdooyin Media

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2022
  • Sheekh Almis Hadraawi

КОМЕНТАРІ • 80

  • @dhacdoyinmedia
    @dhacdoyinmedia  Рік тому +5

    DAAWO HADRAAWI IYO NOLOSHIISI XABSIGA: ua-cam.com/video/GqC_KYhPPL4/v-deo.html

  • @zaarahussein4705
    @zaarahussein4705 Рік тому

    Allow u naxariiso Halyeey muslimiintu u lahayd Hanti buu ahaa asaga iyo inta kamidka ahba aamiin!!.

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 Рік тому

    ILaahay ha u dhaafo dambiyadiisii.heesaha iska dhhafa hana alifina.waxaan ka naxaa markuu beerlula alifay oo uu ka sheekeynayo.Allah ha u naxaristo.fananinta quraanka u laabta.

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 Рік тому +6

    HADU CARUUR DHALI LAHA CIDNA UMA BAHAADEEN sheekhe runtaad sheegtay Waan kaxumhay walaahi waan naxdiin in meedka hadraawi laysgu habar wacdo oo nolashiisi aan helintegrert daryeel dhabah Alle hunaxariisto marxuumka aamiin yaa Rabi yaa Alle 🤲🤲🤲

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Рік тому +1

    Inaa lilaahi wa Innaa ilayhi Raajicuun markii aan arkay in uu dhakhtarka wayn ee bilaa daryeelka ah in uu ku dhintay baan fahmay in uu abwaankeenii qaaliga ahaa dayac u dhintay alle haw naxariisto😭😭😭😭😭

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 Рік тому

    Nabiga markaan maqlo sheekadiisa amba waan ooyaa marna caloosha ayaa I socota.

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 Рік тому +6

    Hadda waxay u imanayaan qabrigiisa Waa igu sawira waan imidaye, igu sawira aaskiibaan tagaye.

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 Рік тому +10

    Mashaa allaah shiekh jazaka llaahu khieran waxaad cadaysay siday soomaalidu qofaanay baahidiisa iyo bukaankiisa uga warhayn markuu dhinto uga hadlaan isu qiiraysiiyaan. Allaahuma axsin umadayda oo wanaaga tus kuwii kudhaqmana kadhig yaa rabi. Allaahuma irxam muxammed hadrawi Aamiin yaa rabi

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 Рік тому

      Sax fardosa qofku markuu dhinto. Ayay somalidu qiimeeyaan intuu nool yahay kama hadlaan

  • @maryamaabokor9967
    @maryamaabokor9967 Рік тому +4

    Wallaahi Waan Is Waydiiyay Abwaanka Xanuunkiisa Maan Maqlin Waxan is waydiiyay Tolow Manay Dowladu Soo Booqan

  • @gashassanali4807
    @gashassanali4807 Рік тому +4

    Allaha unaxariisto marti lajecelyahay allaha kadhigo kitaabkiisa gacanta midig allaha kasiiyo qabriga allaha u waasiciyo anagana allaha nooga daba naxariisto

  • @sadaambaqaye2589
    @sadaambaqaye2589 Рік тому +4

    shikh jazakalah xaqiqada ayaad kahadashay

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Рік тому +1

    Allaah Qabriga ha u waasiciyo Haadraawi A
    Eedaday Nin Raga way Dhashay Allaah ha u wada Naxariisto

  • @ukhtimuslima3573
    @ukhtimuslima3573 Рік тому +5

    Walahi wa sheikh runta sheega masha Allah!! Munafiqinta maanta soo badatey, hadii wax ad heysan lagu ma rabo Subhan'Allah!! Marka dhimatidna wa lagugu soo yaacaya🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️

  • @user-bs7vp4tv7c
    @user-bs7vp4tv7c Рік тому +1

    Alaha unaxariisto sheeqa walahi ronta uu ka hadlay

  • @yasminbarre7215
    @yasminbarre7215 Рік тому +1

    Allah hawnaxaristo abwanka amiin amiin amiin yaa Allah

  • @cabdikariimfarxaan9988
    @cabdikariimfarxaan9988 Рік тому +2

    Masha allh sh.almis talo wanaagsan ayuu soo jeediyey iyo xaqiiqada jirta.
    Allow xaqiiqada kuwuu ku dhaqma nagayeel.

  • @hoosinmedia671
    @hoosinmedia671 Рік тому +2

    Allah godka ha u qaboojo aamiin aamiin

  • @adoonkiiallah227
    @adoonkiiallah227 Рік тому

    Alaya Cisak
    Shekh Almis Shekh Yahya
    Allah Raali Ha Inaga Ahaado

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Рік тому

    Allah haw naxariistoh abwaan hadraawi janatul firdowsana hawgu deeqo, aaamiin

  • @kadra825
    @kadra825 Рік тому +3

    إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم أجرني في مصيبتي وأخلف لي خيرا منها اللهم امين امين امين يارب العالمين الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته الفردوس الأعلى جميع والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الحي منهم والأموات اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 Рік тому +1

    Allah ha unaxariisto marxuum hadraawi

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 Рік тому +1

    Alle ha u naxariisto Aamiin

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 Рік тому +2

    Sowkii Gaariye sheegay somalida ee yidhi ... SOOMALIDU WAA AASI OG

  • @omarabdi9648
    @omarabdi9648 Рік тому +1

    Waa igu sawir wixii gaari cad iyo askari xiimayey markuu booqashada iyo daryeelka ubaahnaa cidna Uma imaan
    Soomaali igu sawir beena Baan uga tagayaa

  • @qadroxasan1358
    @qadroxasan1358 Рік тому +1

    Ilaahay haw naxaristo aaaaaamin

  • @kaltoumahmed3730
    @kaltoumahmed3730 Рік тому

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته مع الصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا امين يارب
    Haldoor ayuu ahaa ilaahay ha u naxariisto. 😭😭😭

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому +1

    Alaha haunaxaristo yarabi geeri xanun bdn

  • @nadiirasagal4065
    @nadiirasagal4065 Рік тому

    Alle haw naxariisto hadraawi

  • @Maqraatulnooraani
    @Maqraatulnooraani Рік тому +2

    Ilaahay ha unaxariisto aamiin dhaha

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Рік тому +1

    That's true jazakallah kheer

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Рік тому +3

    Soomaali dad ka xun maan Arag

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 Рік тому

    Shekh almis alloow waa runti

  • @aaymen353
    @aaymen353 Рік тому

    Alaha unaxariisto abwaan Hadraawi

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Allah ha u naxariisto

  • @sumertime5410
    @sumertime5410 Рік тому +1

    Wallee waa dhaqan xumada soomaalida qofku mar uu dhintay aanuu ubaahnayn ayay xoolo qaloow iyo baroor diiq ula yimaadaan

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 Рік тому +1

    Waruntaaa wlhi 😢😢😢😢

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t Рік тому

    Waa runtii. Waa nin wax garad ah. Waxan meesha yaacayaa waa munaafiqin. Kamaro ay isu dhigaan iyo makarafoon ay la cararaan maahee naf kale male. Waxan madaxda sheeganaya waxba kamay baran macalinkii weynaa. Ilaahay isagana ha naxariisto inaga shacabka ahna Ilaahay cawadkiisa hayna siiyo.

  • @Sadiq-bulshawi10
    @Sadiq-bulshawi10 Рік тому +1

    MashaAllah

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA Рік тому +1

    WAA SIDA KAN MOUSE BIIXI LA YIRAAH KUWA NA HORJOOGA KALIGII TALIYE MARKUU GEERIYOODAY ISASOO TAAGAY QABRIGIISA

  • @khadraqadan3006
    @khadraqadan3006 Рік тому

    allah yarxama raaximiin

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 Рік тому

    Ilaahay khayr haku siiyo run baad sheegtaye sheikh almis

    • @abobasement346
      @abobasement346 Рік тому

      Somaliduh haldorkodah way dilan way dayacan waxay so Arursadan tuugtah gacan ku dhiglayal ilahay ha u naxaristoh Abwankah

  • @hamidalqumairi523
    @hamidalqumairi523 Рік тому

    Waa runtaa

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 Рік тому

    Maasha allaah ilaahay naxariis jano haku macsuumo
    Hamiga hadraawi muxuu ahaa
    ?????

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Рік тому

    Mansha allah

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 Рік тому +1

    Alle godka haw nuuro kitaabkana midigta hawga dhiibo

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Рік тому

    Amiin amiiin

  • @bilancaday1
    @bilancaday1 Рік тому

    somaalida waxa laydha aasi ogi

  • @abdilaahicabdi8590
    @abdilaahicabdi8590 Рік тому

    Hadraawi 1993kii ayaan diridhaba kula Kilmaurs waxaan kula taliyay inu fikirka islaamiga uu xanbaaro kaas oo ka uu gandhi doono quluubta umadii u kiciya kuna definitely doona

  • @kadra825
    @kadra825 Рік тому +1

    كلي نفسي طايقت موت إنا لله وإنا اليه راجعون الله يرحمه صبير ايمن صديقها كلي عائلة كل نفس ذائقة الموت إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته وجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الحي منهم والأموات اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @fay5183
    @fay5183 Рік тому +2

    Waa runtaa sheekhow ilahay ha unaxariisto waa waji ku macaash dadkeenu Waxan oo dadi halkay joogeen marii shalay la aasayay inamadii yaryaraa ee muuse laayay waa igu sawir.

    • @zuhuuribrahim9090
      @zuhuuribrahim9090 Рік тому +1

      Ilaahay ha u naxariisto inamadii mudaharaadka ku dhintay laakiin sawtii aaska qalalaasuhu ka dhacay ee waaiirkii dirqiga ku badbaaday ee la shiiday. Ogow hadana ciro iyo xirsi markay watiga maraykanka ahi la hadleen wada hadalkii way ogolaadeen barina iyagoo dawladay shalay dadka ku kicinayeen la joogaa la arki laakiin dadkii iyaga dartood u dhintay dib uma soo noqonayaan ee yaynaan siyaasiyiintu inagu danaysan marna inaga danaysan kuligood dantooda markay gaadhaan kuma yaqaanaan

    • @fay5183
      @fay5183 Рік тому +1

      @@zuhuuribrahim9090 walaalo ciro iyo xirsi iyagaa doonaya in ay doorasho dhacdo nin wax doonayaana wax ma diido. Inta jeer ee muuse isbadalay miyaad moogantahay hadalku waa mid yaa lacagtii iyo go aanka haya miyaanu muuse ahayn waxa laga hadlayaa waa doorasho jacayl meesha yaala ma jiro

    • @zuhuuribrahim9090
      @zuhuuribrahim9090 Рік тому

      @@fay5183 waa runt wll laakiin dadkeenu mudaharaad ma yaqaanaan mar kasta oo mudaharaad dhaco hooyaa goblanta inagamay goayn inamadaasi markaa anigu mudaharadka xal uma arko ee ilaahay aynu barino inuu kuwa inoo taliya xaqa waafajiyo. Waan ku salaamaya

    • @xasanaxmed8834
      @xasanaxmed8834 Рік тому

      @@zuhuuribrahim9090 to

  • @malyuuncilmi7106
    @malyuuncilmi7106 Рік тому +1

    Tasa been ku shegin

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Sax

  • @user-gr3tk5fo5h
    @user-gr3tk5fo5h Рік тому

    .

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Рік тому

    M.sanid

  • @haala552
    @haala552 Рік тому +3

    Falsafad maxa lagawada horta fahadyaasiin aya aka maqaly hadana sheikhaan ayaan ka maqlay

    • @abdisheekh
      @abdisheekh Рік тому +2

      Falsafad, waa aqoonta aas-aasiga ah ee noolasha.
      Sida qofku u fakaro oo uga jawaabo, so’aalaha aan jawaabta cad loo hayn.
      Waa hibo Rabbi swt baxsho, iyo mid la barto.

    • @jaydee2370
      @jaydee2370 Рік тому

      Falsafad haddad maqasho waa fikir AMA waxa loo yaqano idea 💡 wax maskadada aad kala timid

    • @haala552
      @haala552 Рік тому

      @@jaydee2370 ok waa luiqadee carabi miyaa hee

    • @husseinhassan289
      @husseinhassan289 Рік тому

      @@haala552 waa English (philosophy)
      1.
      the study of the fundamental nature of knowledge, reality, and existence, especially when considered as an academic discipline.
      2.
      a theory or attitude that acts as a guiding principle for behaviour.
      "don't expect anything and you won't be disappointed, that's my philosophy"

    • @ashamohamed4150
      @ashamohamed4150 Рік тому

      Masaajidada. Halooga. Soo duceeyo

  • @sakariasheikh9739
    @sakariasheikh9739 Рік тому

    Ha udiidin ruwaayado iyo heeso sameen cidna maanta kadib!

    • @yasmin8196
      @yasmin8196 Рік тому +1

      Gabayadu ka wada huno

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Рік тому +1

      Acuud bilaah qof dhintay waa loo duceeyaa Allah na khayr ayaa looga rajeeyaa dood kale halkan wllo loogama baahna

    • @sakariasheikh9739
      @sakariasheikh9739 Рік тому

      @@taqwalaah5911 waa runtaa; waxaan ugu horeerayaa ku Alle cafis iyo naxariis Alle u waydiinayo. Loo ma baahna in shaqadiisa muqadislaga dhigo.

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 Рік тому

    من المؤسف المفكر الصومال ليس له حز جميل أوعندما اوفته المنية نرسل الهتافات لا اله الاالله هدراوي كان يتحسر كيف تعيش الامة الصومالية كيف فهمو الدولة لانهم تبعوا طريق لت فلاح وتوفي وهم علي طريق الذي حذر بهم (فانهالا تعمي الابصار ولكن تعمي القلوب التي في الصدور) رحمك الله وادخلك الله في جناته ااامين

  • @27May1988
    @27May1988 Рік тому

    kuwani waa dugaag e miyay gaadhayaan reer Yurub, Qabiil bay Somaliland rabaa inay ku dumiyaan, wixii loo soo marayna baday ku dareen.

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Рік тому

    Sheekh adigoo raaliya, fikirka tanwiiriga xadaarada maanta dunidu maalayso ayuu dhalay
    Fikirka islaamigu muxuu dhalay boqol kii sano ee u danbeeyay?