Walalkey cali bulshawi wax uu ka hadlaya waa sax wey no tashten Al iyo dowladaba sida ku nahaye shacabka muqdisho ku nole wlhi marka so xasuusto saxibtey meshey ku shahidaye waan iska ilmeya waxeyna ku dhimataye sobe alle ha u raxmado😢😢😢😢😢
Hee staani waa sax Walhi qaran doon anagooradi yeno ayaa jabeena so xasan gargurte ayaa kada beyo waayo woona ibsa nooyaa anagana will soo kacaba wan ku darenaye
qaraxa shanqartisa ha shegin miya shaxdan isku adan ha shegin miya wariye shabahow ha shegin miya shilinka qado ha shegin miya dhalinta shahida ha sheginin miya dalkena in la shido ma sher la gala shabab iyo kuwan shurako miya shirqol badana shisheye miya shacabka dhigisa ma shey la caba labo shabab shaqa ka dhaxeyso wa hadal wada fahmen umadan somaliyed
Shacabka dhigisu ma shey lacaba 😢 runta mxa u shegten lagu xiray ilhy moryantas haniga so badiyo lkn adun io aqira kala badan ilhy ka xisabi doono i.a. ilhy ku daynay anaga💔💔
And now they murdered the guy who wrote the song. Shabab never claimed responsibility yet the papers in Xamar immediately reported Shabab was behind it.
Kolka sheegnana ma shaabad xunba wena ku dhacday shabadi e shegen waba la xiray lkn dowlda farmajo wax ka shirqol badna malehen madax walbo marke qabsato dowladnimada we is badalayaan o dowlad cadaalad Ku dhaqmeso maba arak
Waa Abwaan iyo wiilal fahansan sida wax u socdaan waana hees ka tarjumeeysa leenta Ciidamadeena, kuwaan iyo Shabaabkuba waa shuraakad iyo Shabakado isla shaqeesta Shacabka dhiigiisana Sharaab lacabo ayuu u yahay ee Aloow kuwaan na dhaafi, Allaha idin xifdiyo CALi BULSHAAWE Allaha ha kaa nabadgaliyo ❤💙🇸🇴Mahadsanidiin.
😢illhy hana amaansado amni ma heysano Dowlad fican mataalo Somalia
❤Heestani waa heestii ugu fiicnay Abwaanka sameeyey khayr alle ha siiyo
Isla wilka sameeye😢
callaha u nacariisto wllo
@@shaaciyenews6795
Wll miyaa ladilayna mase caadi buu udhintay
Run weyi huno😢😢😢
Allah somali damiir darana fanaankan runta uu sheegay baa lagu xiray hadii la rabana waaba la dili allow cadawga naga qabo😢😢😢
Haa lkn waxaa ficneed in shacabka ka mudaharado arinkan yarka runta ayuu sheegay
Mala xiray fanankan
weyba dileen wll allaha u naxariisto
@@shaaciyenews6795 madhiman
Waaa hees runta ka hadshay
Waa shuraako wada shaqeeyo rabiyow kuwaan dhalinyaradeeyna ka qabo oo wiilasheeyna ka badbaadi wxn shurqool waa dhaafeen😢😢😢
ina adeee ayagii sameeyey ayaa hada lagu tagay
Waaa hees xaqiiqo ah
Ilahay khyr hasiiyo abwaanka
Heeska an runtuu yaabanahay xogta ka jirta mogadisho iyo dawlada hada jirta allah ha badbaadiyo umada
Walalkey cali bulshawi wax uu ka hadlaya waa sax wey no tashten Al iyo dowladaba sida ku nahaye shacabka muqdisho ku nole wlhi marka so xasuusto saxibtey meshey ku shahidaye waan iska ilmeya waxeyna ku dhimataye sobe alle ha u raxmado😢😢😢😢😢
Waa beentaa ee shacabka qiiro beenta ka daa
True legendary never die
War waxani hees way dhaafte 1milon away uqalanta❤❤❤
absolutely hasheegin miyaa❤❤❤armaa taliye maahir kacaroodaa hasheegin miyaa🎉🎉🎉
Wuu ka carooday wuu soo xiray
Rabi hasoo daayo labada Legend maxa runta u sheegten baa loo xirtaye
Free cali bulshawi 😭
Hee staani waa sax Walhi qaran doon anagooradi yeno ayaa jabeena so xasan gargurte ayaa kada beyo waayo woona ibsa nooyaa anagana will soo kacaba wan ku darenaye
Somali citizens have the right to tell us the truth about what is going on, and the song is a reality now, and we hope you will get your freedom back🤕
Waa la dhilay
Heestani saxway walahi❤❤❤
Rabi ha unaxariistoo waxay sababsaden heestan qaraxii baar bulsho ayaa lagu laayey wilkan hesta sameyey
Meydkaan baxsanaayo
Hasheegin miyaa 😂😂
Heestaan hees lago farxo mahaan heestaan waa hees qiro leh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wiilka xaqiiqada buu kahadlayee allaha kasoo bad baadiyo meeshuu kujiro haloo duceeyo wiilka soomaliyeed
Hada arkay 11 bilod kahor laqaday walahi wa mida hada tagan allow somalia ugargar😢
Xaqiib bey ka tur jumeysaa
Xataa runta hasheegin waaye Somali alle ayaa u maqan
Abwaanka heesta iskaleh kuna luqeyay waa shafici yarka okiyalaha wato isbuuc kadib shirqool ayaa lagu diley 💔🥺 maxaaa runta ushegoosaa ayaa lagu diley alle ha unaxaristo 😢
Sorry. apowe. Ruun. Miya. Ina. Ladilay. Shafici. 😭😭Wan kaxumahy💔💔
Wuu noolyhy sxp waxaas hadi lagu dili lahaa somali kici lahayd dhaanto soo qaadayba hadda
Shacabka dhiigiso ma shey lacabaa miya hasheykin miyaa
Wa sax heytaan
Wllhi Somalia 🇸🇴 waliged sidan lee ahaneysa Hadi qofki Kahadlo Qabyalada Somalia talo haddi laxerayo misane ladilayo 😭 allow Dhibatadan nagaqad wllkey Cali bulshawi Gacan xaqdaran aya haysato Alle haku sobadbadiyo wll 😭😭😭Allow Dhibatadan Nagaqad 😩😭😢 xasan Gurgurte Malinta ankhiro ayu war kuhaysta wale allow na,amaso Somaliyey Dalmajiro Ee Dugag aya jirtee halis ilaliyo Somalia 🇸🇴 wa iska qabyalad allow Hogamiyo Fcn nodor allow Dintada Nagu halelsii allow Dhibatada nasaran naga qad allow Cadowga naga dhaxsar 😭😭
Waaaaaw hes waaa dafty❤❤ shabaab ha la layo
Hees jecel mahaan heestaan waa hees qiro leh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wllhi xaqiiqda Somalia 🇸🇴 kusugantahy ayey jahadleen wiilashu legeds
Walee hees iga dheere ❤
Really. Waa runta maa. Waa xaqiiqa wad ka hadasheen. Wadankeen saas miyaa udameeysay. In maalin walba dadkeen lagu gumaado dhalinyada kanah hadashanah la xiriro suurtagal.miyaaaa 😢
Abwanka sameeyey miraha Alifay waxa uu ka hadlay wax jira wadankan looma shaqeeyo ee waa laga shaqeestaa waxa ku dulman waa shacab Allow runta u hiili
Hees xaqiiqda kahadleysa . Shacabka dhigisu shuràako miyaa
Here's wacan waayehe
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hees iyo bar waaye runtii xaqiiqdana ka turjumeyso weeye
Free wiilsha
Waa shuraako iyo shirqoolo wada socda😢illahay dowlad wanagsan iyo shacab isku duuban hanagu simo
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ya Raaab
FREE WALAALKEEN CALI BULSHAAWI
allaha kaqabto Umada waan dhibanahaye
Dalkaan ilaahay dowlad ficn ilaahay hanuukeenu gaalada iyo dabadhilifkeeda Alaah hajabiyo
Come back xabiibu malaayiin❤❤🎉
Taloo haduusoonoqda Amuukadaraa sida xasandhiiqo ileen anaga waxaanahaysata maah maahyadii ahayd nimaan dab kuguwan dambastiisa kamabaqo
Adeer shafici ilhy ha ilaa days 😢😭
Qaraxa shanqarayo ha sheegin miyn
Dhalinta shahiiday ha sheegin miyn
Damu jadiid waxey kGanacsadaan dhiiga umada waa sax shacabkz dhiigiisa ma shey lacsba??
The truth 🙌
Ha sheegin miyaa
Shabaab ya kuwaan shuraaka miyaa?
Waa shuraako 😭😭😭
qaraxa shanqartisa ha shegin miya shaxdan isku adan ha shegin miya wariye shabahow ha shegin miya shilinka qado ha shegin miya dhalinta shahida ha sheginin miya dalkena in la shido ma sher la gala shabab iyo kuwan shurako miya shirqol badana shisheye miya shacabka dhigisa ma shey la caba labo shabab shaqa ka dhaxeyso wa hadal wada fahmen umadan somaliyed
❤❤❤❤❤
Xaqiiqda ayay ka hadlausaa.
Ala somaliyaa had wilashan mawxaa loxiray maxaad runat ushekateen 😢 Allah kacantoda ha idinak sobixiyo waa cadawe owalbo wey cadeda iney shishey so wad adek saden dowalad isaku sheka iyo arsinal miciyo aweso hosey kaxariran shacbak laku warerinaa meshan
Shacabka dhigisu ma shey lacaba 😢 runta mxa u shegten lagu xiray ilhy moryantas haniga so badiyo lkn adun io aqira kala badan ilhy ka xisabi doono i.a. ilhy ku daynay anaga💔💔
Shabaab iyo kuwaan shuraako miyaa shirqool badanaa shisheeye miyaa 😢😢😢
Shabaab iyo kuwaan shuraakko miyaa
Alle hau naxriizto shacbkii lgu xasuuqey xeebta liiiddo 2/8/2024
Waa runtiin lkn inta aad sheegteen shan sano kahor ayeg jireen ee hadda ma jirto heeskana waad lasoo daahden
ALLAH KUDAAYO❤❤❤❤❤😂
Aad baan uga xumahay in xarig loo geysto walaalaheyna dowladu miyey runta jecleyn?
Ruuntaa weydibta dadhka majecla adigana walagugudilii run hadad shegtid😭😭😭 Allah ya awodhleh wilasha Allah garab haunoqdo anagana dulmiga hanaga saro
Ax waaa waxa hada wadankeena ka socdaa hees iyo badh
Wiilkaan wuxuu ku dhintay qaraxii Baar-bulsho maalin dhaweeyd ka dhacay.
wa saxiix waye tuuntii
Asc
shacabka dhiigiisu mashey lacabaaa😢😢😢😢
Wiileshan ilaahayyo xifdi.
ugu damneyn wey dileen wll allaha u naxariisto
May 😢😢😢😢😢😢😢😢
warning waye walaahi
Heestaan runtay sheegtay
Ruun tu wasadqad. Walalyaal
SaaS waaye ❤❤❤
Heestaan hees jacel mahaan
Meedkan baxsanyo shrug miyaaa
The true speake
Hasheegin MIYAA
😢😢😢😢😢😢
Heestan dawladaan tii hareysey ayay kahadashay
Dawlada hada jogtaa yey kahadashay mexey uxireen hadey ayaku lagahadli haynin caayrii cune caloshisu kawarhaya niinki lagahadlayo wufahmikaraa qaliyey
Sharmutoyin iyo cadaqatay yal waye qanis yasha wlhi ina la iska daba haren hadey falkey sameyn ka soo laban
aawey wiilashaan wa la xirey sandakan runta lama sheegi karo
😢😢😢😢
Dalkan ila shido Ma share laga galaaa😢😢😢
Horo usocot
heestaan waan wada
Markaan sheegna ma shaabad xunbaa
Hasheegin waa iga gadan tahay
SHACABKA DHIIGIISU MA SHEY LA CABAAAA MAYA MAYA
Dhalinyaro hestan hala qarxiyo
🤫🇸🇴🤫🇸🇴🤫🇸🇴🤫🇸🇴🤫
Hadaa hadashana waa khawaarij miyaaa
Wlhi waa arin saxa dadki dhinta hadii la qarinayo waa yaab 😢😢😢😢
And now they murdered the guy who wrote the song. Shabab never claimed responsibility yet the papers in Xamar immediately reported Shabab was behind it.
Wadkabasate.duqeska kuwad
👍
Kolka sheegnana ma shaabad xunba wena ku dhacday shabadi e shegen waba la xiray lkn dowlda farmajo wax ka shirqol badna malehen madax walbo marke qabsato dowladnimada we is badalayaan o dowlad cadaalad Ku dhaqmeso maba arak
😂😂😂 carabka aya diinta intad adigu dimanin hada hauhadliin afkeyga adag iyo qabyalad farmajo iyo xassan sheikh midmidakale damo majirto wa ismadamtaa iyo dasheed shirqo hadey noqotoo niinka hada haysto raagi dawladisa iyo ciidhanki dalkisa ahay ayu shirqol kuwada dilay wilki hore habargidir wakii qarax udigay farhan maladahay marka wa wadha shirqolyal Midwabagsan xaqa naguhogamiyo Allaha kabaryeyna
Waasax
Masha allah
Shacabka dhigiisa ma shaah lacabaaa
Fanaankan runti miya laku heesta oo shegey alow ka bad baadi cadowka
😪😪😪😪😪😪😪
❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢
Xabsiga cabsi cabsi miyaa 😂😂😂
Uff heestaaan mey noqotey hees lago qosol 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Runta kudhimo
❤🎉❤😢