Sxb aad ayay u adagtahay in aan talo iska kaa siiyo, waxyaabo badan ayay u baahantahay in lagu base-gareeyo ama lagu saldhigo ka hor talada. Sidaa ay tahay, taladayda koobaad waxaa waye; waa da'yar tahay, xilli problemyadu kaa awood badiyaan ma joogtid, si walba iyo marxalad walba aad ku sugan tahayna waad awoodaa in aad ka baxdo oo aad hamigaaga ka dhabeyso. Haddii aad arin ku haminayso, iska fadhi waxba ma tarayo, waa in aad u dhaqaaqdaa waxaa qabashadiisa. Waxaa ii muuqata in aad tahay qof is badal raadinaaya, taas laftaada ayaa ah calaamad wanaagsan. Horay u soco, Rabigaana tala saaro, waxa koobaad ee in aad riyadaada xaqiijiso kuu dhaweynayana ku biloow sameyntiisa.
Akram walal Talo ku siiyo waan ka weynahay naftaada hdladey ku dhaheyso qof waxad ku fiicantahay ogol shaqo ama waxbarsho haka cabsan waxad ka baqeyso alle talo saarso Waalidkaana adeec Balwad ha cunin Nolosha waa yartahay ka Faidieyso Wacan
Dhagaysigaada haka badnaado hadalkaaga. Khaladaadkaaga qaado. Ha u muujin dadka in aad bilaa kalsooni tahay, dadka waxay kugu dhahaanna si shakhsiyan ha u qaadan. Mararka qaarkood hadalada adiga laguu lama jeedo, lkn waxay naftaada kaaga dhigi kartaa in adiga lagu beegsanayo. Naftaada iyo shaydan ha u ogolaan in hadalada dadka dhanka xun kaa tusaan. Muuqaalkana haddii aad si fiican u daawatay intasa talo kugu filan wll.
Masha allaha ustaad
Masha Allah wall
❤❤
M.a thanks ❤❤
Thanks ustaad,
@@DeeqowMowliid Alle ha ka raali noqda
Masha allah ustaad keep going
Mashallah
Aad baa umahadsantahay Wll Barnaamijyadaada waan ka helay ee noo soo badi
Aad baad umahadsanthy wll nooso badi muqaalada
Sxp waxan jiraa 18 sano problemyada igu badan qolbaan isaga jira inta badan meel aan waxka bilaabo lahey waxan rabaa inaa nolosha heer kagaaro lkn fursad aan hore ugu socdo Ayaan arki laheyba talo yar isii prother
Sxb aad ayay u adagtahay in aan talo iska kaa siiyo, waxyaabo badan ayay u baahantahay in lagu base-gareeyo ama lagu saldhigo ka hor talada. Sidaa ay tahay, taladayda koobaad waxaa waye; waa da'yar tahay, xilli problemyadu kaa awood badiyaan ma joogtid, si walba iyo marxalad walba aad ku sugan tahayna waad awoodaa in aad ka baxdo oo aad hamigaaga ka dhabeyso. Haddii aad arin ku haminayso, iska fadhi waxba ma tarayo, waa in aad u dhaqaaqdaa waxaa qabashadiisa. Waxaa ii muuqata in aad tahay qof is badal raadinaaya, taas laftaada ayaa ah calaamad wanaagsan. Horay u soco, Rabigaana tala saaro, waxa koobaad ee in aad riyadaada xaqiijiso kuu dhaweynayana ku biloow sameyntiisa.
@@HOYLAMP ok thanks Prather
Akram walal Talo ku siiyo waan ka weynahay naftaada hdladey ku dhaheyso qof waxad ku fiicantahay ogol shaqo ama waxbarsho haka cabsan waxad ka baqeyso alle talo saarso Waalidkaana adeec Balwad ha cunin Nolosha waa yartahay ka Faidieyso Wacan
@@cawaavecabdisamedhasen6375 ok pro diyar waye
Inaad ka baxday rajaynaa problem yaa abowe 😍
macha allah
Eeeeeb nololba imahayso mashaaaaalah tabaarakalah inbadan soooo dhawoow qatraaaay qarantaan cadayyareey
Sxp sida waan adkahay lkn fikir .idilay ila tali wllkey
Sxb aniga umadii oo dhn
Ayaa inacday xataa ehelkaygii
wayna icaayaan taasina wxy igu keenty bilaa klsoni dadka lama hadli karo ma eegi karo mxd igula tlinysaa
thankz
Dhagaysigaada haka badnaado hadalkaaga. Khaladaadkaaga qaado. Ha u muujin dadka in aad bilaa kalsooni tahay, dadka waxay kugu dhahaanna si shakhsiyan ha u qaadan. Mararka qaarkood hadalada adiga laguu lama jeedo, lkn waxay naftaada kaaga dhigi kartaa in adiga lagu beegsanayo. Naftaada iyo shaydan ha u ogolaan in hadalada dadka dhanka xun kaa tusaan. Muuqaalkana haddii aad si fiican u daawatay intasa talo kugu filan wll.
Yartaanaa tanaaa xaa jiro livelife lakiin muhiimada waxi qiimo qadarin kuu qaas ah an lasharegareynin waa jiraan wax guud wax qaas iyaa waqti an iyo jawi acshan laqaadin junk laga Oran waxyaalaha qaar anyways waa kala tahey waana lakala yahayE jkheyraa.dumaaaar iyo Rag.qaatimowanaagsan qEyr janoo astaqfurulah wa atuubuilayhi. FAMILYYYY
Sxb wlhi wA RUNTA ANAA INAD IGA HADALEYSAN MODAYE
As, As, qiimobaanqadarinbuuxdo baaba tantan layiraahsaatE iyaa Familyyyyyy nololba taako take lakiin Taanaba ii soo joogtey ataamo yariisEEy dagan fariidad qiimobadan dumaroo lagufarxeeeey
e
Asc wan ku farax sanahy safteyda ismana caburiyo lakin in lugu radsado wey ficantahy asc
Wcs
Mashallah