SAXIBKIIS AYUU GABADHII UU JECLAA KA QUDBO SIREESTAY ASAGO OGEEN, AROOSKAADANA WAXBUU KA DIYARINAYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 27

  • @AbtiAbti
    @AbtiAbti Рік тому +1

    Subhanallaah. Qofkan insaan ma. Ahan wlhi. Hadu saxib kis naagta ka dhacay. Muxu qarash ka u gelina 😢😢😢😢

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 Рік тому +1

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh walal Axmad Kala Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤

  • @MaawoAliadan
    @MaawoAliadan Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Рік тому +1

    Subhanallah

  • @hawaadan4740
    @hawaadan4740 Рік тому

    All ben badan gabar qudbosiro gabadh ma weydiso benale

  • @abdifitaahhassan4531
    @abdifitaahhassan4531 Рік тому

    God sireed ha qodin ayay horey somaliada u dhahday

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 Рік тому

    Alaah ninku qaain sanaa xataa ma awoodi wayde in uunan alaabta gadani oo runta u sheegto

  • @sadam1318
    @sadam1318 Рік тому +1

    waa nin macno daran oo qaain ah

  • @FjdghrGhrh
    @FjdghrGhrh Рік тому +1

    ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲☝🏻

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o Рік тому

    Xasid ayatahay maxaa qarash ugelinesa adigo og inaqabtid

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 Рік тому +2

    Wuxuu leeyahay maqal ...maalaayacni

  • @abuomar9765
    @abuomar9765 Рік тому

    Asc gudoomiye waxaa heysaaa shqo aad u weyn dulmiga aduunka oo dhan ayuu ka jiraa gaar ahaan ka soomaaliya waa xidi deysty allaha kulla garab gallo zxb waxaan kaa codsan lahaa in aad ku dartid suaalaha qofka cafiska weydiisanaayo mxaa ku sabab ay
    Muxuu lakylmy oo dhibaato ah si dadka kle ugu quus qaataan dulmiga caaqibadiisa dadka qaar riyo ayaa loo gu imaadaa .......thank you bro

  • @fahima6666
    @fahima6666 Рік тому

    Like like💕♥️♥️

  • @maslah345
    @maslah345 Рік тому

    Qain

  • @alicabdule8878
    @alicabdule8878 Рік тому

    Aniga cidna kuma kalsoonaado sabatana ma ogi waxaan iskuhestay in aan qof dabeecad xun ahay ĺkn caawa kadib waxaa ii cadaatay in aan ahay qof macquula ahay waayo kuwaan cml ayaa dunida kunool side Ruux ku aaminaa waxan kugula talinaa wiligaa qofkale haisku dhibin hadi kale saan Ayaa kugu dhiceeyso

  • @aydarusabumaida657
    @aydarusabumaida657 Рік тому +1

    Sxb matihid waraabe a thy sxbtinimo waxba kama garanesid hadu kucafiyo xeta isaga fogow ninkas si ad qalad dambe ugu samenin

  • @taloiyotarbiyo
    @taloiyotarbiyo Рік тому

    Dayuus naagtiisii siduu nin ugu aqal geeyay

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Рік тому +1

    Qiyanadii aya ka so baxday wayo qof walba o qof qiyanio way ka so baxaysaa

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy Рік тому +1

    Qiyaanoole weyn ayad thy!

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 Рік тому

    Qof waalan miyaa mise qof fiyow 😂😂😂😂😂😂

  • @sadam1318
    @sadam1318 Рік тому

    caqli daro waa tan oo kale ahbal weynaaday

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому

    KHAA’IN CAQLI XUN OO HUNGURI WAYN OO NAXRIIS AAN LAHAYN.
    # Dumar Qool Ma lahan waa gun balan aanu lahayn.

  • @abdirizakabdi1720
    @abdirizakabdi1720 Рік тому

    mooryaan baa xamar isku soo harte

  • @Yamaniofficial5410
    @Yamaniofficial5410 Рік тому

    Kan ayy weyaa kafirso maxah u dhahwaysayy