DAACI BILAN JACAYLKEDI HORE O SIRWEYN FASHILAY SHURUUDI LACAGTA EHEED E KU XIRATAY WALI WA JECLAHAY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
    FOLLOW

КОМЕНТАРІ • 55

  • @NuurMaxamed-o5e
    @NuurMaxamed-o5e 22 дні тому +9

    Walaal jeceelkaaga ilaahu kuusoociliy

  • @ZakariaAbdi-x2o
    @ZakariaAbdi-x2o 13 днів тому +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    Dacii bilan been badana

  • @hamsemahamedali3380
    @hamsemahamedali3380 6 днів тому +1

    Lkn wll umaad qalmin inuu kani kuwaraysto waayo jees jees ayay katahay isaga

  • @user-no6qc2tf6m
    @user-no6qc2tf6m 22 дні тому +2

    Will fiican baatahy Allow kudaa

  • @FarhiaAffi-yi1ik
    @FarhiaAffi-yi1ik 22 дні тому +6

    Magac bee kuraadsaneesaa balse nabsi meel buu ufadhiyaa....bilan.

  • @NuurMaxamed-o5e
    @NuurMaxamed-o5e 22 дні тому +4

    Balin ilaahay kacabso wall waxaa waa aduun

  • @khadiijajaamac4839
    @khadiijajaamac4839 20 днів тому +1

    Gabar kheer qabto oo dibada kuu wado Allah kusiiyo

  • @DeeqaZsmiir-ef5gj
    @DeeqaZsmiir-ef5gj 14 днів тому +1

    Wiilka waxa diyaar u ahey ina guursado kwrma😢😅

    • @Binthlm
      @Binthlm 11 днів тому +2

      Bilan bu donaya😂😂

  • @MadalitsoMakiy
    @MadalitsoMakiy 12 днів тому

    Daaci bilan nagasogarbax wllo wanu kujecelnahy❤❤❤❤❤ lkin nasogarbax

  • @kiinay4946
    @kiinay4946 22 дні тому +1

    Haduu rabaa in uu qasab iskubaro uu jajeel u bandhigto dhalanyaradii faqiiriinta yadaa u yeeraday inee aqbasho ee soodhaweeso u rajeeneenaa

  • @AishaAbukar-ce3ll
    @AishaAbukar-ce3ll 22 дні тому +1

    War waa faatale anaa aqaano bajaj oo xmr kuwadaa😂

  • @user-fp1qs8pj4w
    @user-fp1qs8pj4w 22 дні тому +2

    Naa saa wax yeshay bilaney

  • @idilyusufidilyuusuf5576
    @idilyusufidilyuusuf5576 22 дні тому +1

    Haysku qorqorin walal dadka markay caan noqdaan maxa laysugu qorqoraa😅😅😅

  • @NuurMaxamed-o5e
    @NuurMaxamed-o5e 22 дні тому +2

    Yaa lagu waalin wall

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 14 днів тому

    Ninkan dumar lan baa soo diray wey iska cadahay markii dhabta loo hadloxawalay taladii ay soo siiyeen buu la shirtagay

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 22 дні тому

    Inanta haku bee abuuran waryee

  • @user-oe3ju3rm9d
    @user-oe3ju3rm9d 15 днів тому

    Aboowe aan gabar kuu haya

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 22 дні тому

    Laailaahaillaah,ar isku xishood waa lugu fahan sanyahay.

  • @MadalitsoMakiy
    @MadalitsoMakiy 12 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 20 днів тому

    Oo willow illaa 2015 ilaa 2024 maxaad haysaa ma afmadhan baad inanta ku raadinaysaa, 9 sano waa wakhtidheer harassing hadaanay kujeclayn

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 22 дні тому

    Kana yaa balamiyey ma caanimoo meshaan ka arky muxuu yiri cuqubadayda illhy doc haka marsho hhhhhhh waa mid fani ah hhhhh

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1t 22 дні тому

    Allaha kuusahlo

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 19 днів тому

    Haday runtahay daaci bilan dadba maaha miskiinkaan indho biyahaa haduuba saxib la noqday waa adduunyo gadoon la yaab leh wlhi wax walba waa la arkaa hadaa hadalkaa dhibku ah walee dumarka somaliyeed waa ba,een oo hoogeen kanookale hadayba raacayaan

  • @nasircumar5311
    @nasircumar5311 22 дні тому

    2019 -2024 ILAA INTAA MAXAAD QABANEYSAY INANTU WAXAY KUGU DIIDAY AYAAD QABTA HA ISCEEBAYN INTAAD LEEDAHAY CAAN KU NOQO

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 22 дні тому

    Kan waa la soo adeegsaday
    Sxb magaalada iska dhici gabadhana kawareeji

  • @mohamedyusufsubriye8306
    @mohamedyusufsubriye8306 22 дні тому

    Daaci meeqa nin aaqabto odaygi madaxa so bedely waxaan brangi kaweyn hhhhhh

  • @Fadarofamily
    @Fadarofamily 22 дні тому

    Athoo xoola ehba hadeey kuu dulqaadatay waa boqorad ee mesha kaleexo xawayanyahow geesaha leh uuff

  • @user-no6qc2tf6m
    @user-no6qc2tf6m 22 дні тому

    Hadiii eey kaa carareeyso iskadaa baaan ku oran lahaa waa intaa oo kafiican heshaaa

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 21 день тому

    Bilaneyy wilka u lapo illahay ka baq😢

  • @dahirahmed5841
    @dahirahmed5841 21 день тому

    Wazirkaa aaan kaa waar sugnaaa

  • @khadiijajaamac4839
    @khadiijajaamac4839 20 днів тому

    Gabdhow wiil kan ukaca see gabadhii wiilasha ugukaceen

  • @sacdiyaalinor3416
    @sacdiyaalinor3416 21 день тому

    Lafti nagaa weye 😂

  • @abubakarabdullahiabdi
    @abubakarabdullahiabdi 22 дні тому

    Ninkan Asaga caan iskaraba Lkn dacii bilaan o wx lagashegay caan lagu ma nocdo

  • @ladanecade8307
    @ladanecade8307 20 днів тому

    Waxwalba rabi ayaa og xaqiiqda ree comment iyo ree youtube kiina runta sheegaya garanmayno talo waa ta rabi

  • @omarabdi9333
    @omarabdi9333 20 днів тому

    Rer comment lan duqeinta jojia e aniskukeno wilka iyo gabada

  • @abdirahmanbaba1048
    @abdirahmanbaba1048 22 дні тому

    Mxu ku cadeynya ine qoftisa hore tahy mise wixi waa magc radis axadkn warkisa aniga been ila muqdaa

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 19 днів тому

    Waar wax walba yaan run loo qaadan xaqiiqdii ninkani run inuu sheegaayo iila ma muuqato

  • @user-oe3ju3rm9d
    @user-oe3ju3rm9d 15 днів тому

    Asc

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 22 дні тому

    Inuu ku soo shaac baxo ayuu doonayaa somalidii caan ayaa laga raacayoo

  • @user-er3qz5ks9y
    @user-er3qz5ks9y 22 дні тому

    Alaa wale bilan ben baykuanbaxeysa na benta daf wakan wilka kujcl mxa sitha udahte hata sitha lethe

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 19 днів тому

    Hhhhh hehehe kkkk

  • @footballchanalofficia3575
    @footballchanalofficia3575 20 днів тому

    Sxb yaakusodiry meeqana lagusosiiyay

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 21 день тому

    Ma in uu ku soo caan baxo ayuu rabaa

  • @user-xe4jz7gg7x
    @user-xe4jz7gg7x 22 дні тому

    Noocan aya raga kujira

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 21 день тому

    Dad kan xamar joogaa maxay qofkii soo caan u daba dhigtaan sidii shumuuri waar iska daaya xaasid nimada iyo wax quudhiwaaga ee gabadha ka dhaca

  • @user-oe3ju3rm9d
    @user-oe3ju3rm9d 15 днів тому

    Sorry aboowe

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 22 дні тому

    Isku af samali xataa matihiin. Iyo isku mustawe iyo isku deegaan. Shaqo iskuma lihidiin. Ee sxb. Wax kalw sheeg. Geelin isku meel wligii ma daaqin

  • @Gooni-vh8tr
    @Gooni-vh8tr 15 днів тому

    Hhhhhhj

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 19 днів тому

    Waar ninkan ma dumarland ayaa soo fund gareeyey

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 18 днів тому

      😂😂😂 waa laga yaabaa qofkasta noloshiisa qeyb qarsoon ayuu leeyahay

  • @user-xe4jz7gg7x
    @user-xe4jz7gg7x 22 дні тому

    Duli waye kan

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 22 дні тому

    Kan waa beenaale

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 14 днів тому

    😂😂😂😂 fashiluuuuuu