Waddamada Carabtu way necebyiin ururada xagjirka ah sida Xamaas iyo Xisbullah sida darteed waxay rejeynayaan in si-uun loo soo afjaro talada Xamaas ee ka jirta Gaza . Israel 🇮🇱 waxay diyaar u tahay inay Xamaasta Gaza joogta si buuxda u burburiso , president Trump isna arrintaas aad ayuu raba وبالله التوفيق
😂😂😂 war ninkaan ma walan yahay ma kuwan ganfuurada ween e xeryaha ku oodan ma hada alshabaab somali ka celiya mise dowlada is difaacdo somali wadan kiisa xaqiraayo wlhi wa buxaan ninkaan kow ka ah
Trump nin wax loo meeriyo ma ahee Turkigu iyo Masar addoomo ayuu u arkaa taladooda ciidankiisa ugama haaynaayo tala tooda ah
Kkk matihid wariye dhaxdhaxada
Sisi iyo Erdogon waa laba doqon oo gabay ehelkood(Palestinians, Lebnons). 600,000 oo masaari ah oo xavsiyada ku jira, 243,000 Palestinians waa dhinteen.
Adoor wax iska celinaya, ayaa lala gogortamaa.
Qaali somaliyeed kuma dhihi kartid jamuuriyad ,Somalia waa haldal!
Kkkkkk war sxb wararkeena somaliga ku ekaano Ninkaan qaylinaayo have no idea
Waddamada Carabtu way necebyiin ururada xagjirka ah sida Xamaas iyo Xisbullah sida darteed waxay rejeynayaan in si-uun loo soo afjaro talada Xamaas ee ka jirta Gaza . Israel 🇮🇱 waxay diyaar u tahay inay Xamaasta Gaza joogta si buuxda u burburiso , president Trump isna arrintaas aad ayuu raba وبالله التوفيق
"Trump wa qof dhaqaale; haduu arko meel wax kaso galayaan wu galayaa, hadeyna wax kaso galeynina wuu kabaxaa"
waxbs ma ohidiin
Kan waa xayawan wuxu jecelyahay ayu ku hadlaya ninkasi afrika madaneyo wax somaliland layidhahdo majirto
😂😂😂 war ninkaan ma walan yahay ma kuwan ganfuurada ween e xeryaha ku oodan ma hada alshabaab somali ka celiya mise dowlada is difaacdo somali wadan kiisa xaqiraayo wlhi wa buxaan ninkaan kow ka ah