Ninkaan waa reermiyi waa dadkii badi laga jeenay oo quraanka xifdiyey macnaha quraankamma yaqaan carabigana ma yaqaaan ninkaan waaalid iyo walideyn kala saari oo weliba ku indho adaga quraankaa inoo sheegay dadkaan ashadu kuran wa nifaaq weligood saasay ahaayeeen axaadis badan baa ku soo arooray indha adkaanta reer baadiyaha marka ninkaan dhakhtarnimadiisii feega ahayd buu ku darsaday gaalnimo 😂😂😂😂😂😂😂
Soo bar macnahedu waa cimi yari hetsats.Horta ma fiyow yahay?nin waliba wa lala doodaya mid jiran mid walan mid dano gara leh mid iskaba cayaraya.Somalidu dadka jiran maxey u bunbuniyan Doodi weyba Zoran tahay hadiba waxa u shegay diday in u fasiro wa Nin cayar u socda wax dhabana ka hadlaya
Subhaanallaah
Waa run waa labada waalid
Maxuu ku fahansiiyaa adigaa ka saxsan
Masha Allah
ha la murmin jeebkiisuu ka keenaa waxa uu rabo😮
Nikan waxba wata ee iska jiira waa sheydaan subxanllh
تدل
Ku lahaa xitaa carabiga basic ah ma oga , damiinsanaa oo indho adkaa???
Subxanalah warninka ma walanyahay mase diinto ayow ku zees zeesaa aayada tafsiirkeda murun ku majiro waa lid waa hal walideena waa labo
Subxnllh war kan quranka ayuu kuu been abuurtay ee ka carara waxba mayaqaano
Yaa ka mid ah Culumadaas.
Subxaanallah iska ilaaliya Ninkan waala wataa
KAN WAA MUJRIM HADANA JAAHIL AH SHARTIISA UMADA HADHAAFIYO
Kani wa duli o tuuug ah isim bena le o tuuuug ah
Kan iska daaya laakiin dadka dhegeysta uga diga anigu dumar dhegeysan jirey markaan tusay way ka carareen
Dajjaal kan ha laga qabto dadka gaar ahan dumarka
Waalideyni waa labo
Ninkaani waan qaldamay hakasugina waligiin
War kani waa
waalanyahay ee quraan halagu akhriyo
Jahiil kan umada halaka qabto
War kan diinta ayuu ku jeesjeesayaa waana jaahil Alle ku soo qabay
zandiiq gaalo ay soo dortay inuu diinta kuciyaarana usoo banbaxay
Warniyow cadeyso in aad tahy dhashi tijaajad cawr ayad thh misi ee islaamka kafogow
Sheydaankan markasto oo laweydiiyo su aal uu meel uu kaga baxsado uusan haaynin, qofkii su aasha weydiiyey buu wuxuu leeyahay, soobaar
War islaamooy ninkan halaga qabto umada gaalka badalaya ilaahey Aayaadkiisa.
War jaahilkaan waalan mxu ahaaa
Ninkaan waa reermiyi waa dadkii badi laga jeenay oo quraanka xifdiyey macnaha quraankamma yaqaan carabigana ma yaqaaan ninkaan waaalid iyo walideyn kala saari oo weliba ku indho adaga quraankaa inoo sheegay dadkaan ashadu kuran wa nifaaq weligood saasay ahaayeeen axaadis badan baa ku soo arooray indha adkaanta reer baadiyaha marka ninkaan dhakhtarnimadiisii feega ahayd buu ku darsaday gaalnimo 😂😂😂😂😂😂😂
Maxaa la badalayaa? Maquunka subxaana laah nin yohow alle utoobadkeen koley xujo maheyside quraankan kadaa ihaanada
Soo bar macnahedu waa cimi yari hetsats.Horta ma fiyow yahay?nin waliba wa lala doodaya mid jiran mid walan mid dano gara leh mid iskaba cayaraya.Somalidu dadka jiran maxey u bunbuniyan Doodi weyba Zoran tahay hadiba waxa u shegay diday in u fasiro wa Nin cayar u socda wax dhabana ka hadlaya
Waa beenale
Hhhhh. Warwaxaan liita oo jaahilka ah maxaaalagala doodadayaa. Marka aad cilmi ka hadlayso oo xaq sheegayso waa inaad aqoon leedahay oo la yaqaan halkaad ka soo baratay iyo marjic metl loo laabto. Beenaale iskuma kalsoonaan karo waayo tuug markasta waa ruux cabdi darermaya.
kani waa sheyedan been Subxaan Aallah Subxaan Aallah
Duf ku bax
Duf ku bax