Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Mohamed Aweys Muudeey (Boqorka Bartamaha) Mashaa Allaah
Mashallah, waa walaalkiin Maxamed from Djibouti. Boqorka bartamaha nasiib badanaa. Somalia quruxdeedi dowladnimo iyo fanki taariiqda galay ee hobolada somalia ayuu goob joog u ahaa. Bartamaha ayuu kaga jirey quruxdi somaliadii Suyaad barreh (alaha u naxariisto)
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqatomahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼.
Sharma'arkow Part Three Ku Dar Rageedi Hadaad Tahay🎉🎉🎉 Aad Baan Idiin Salaamayaa Adiga Iyo Boqorka Bartamaha Legend
Asbuucaan waa keeneenaa insha allh part 3
@hubaaltv5778 Thanks Bro
Waaw maxamed aweys muudeey boqorka bartamaha
Bro liked the cast keep goin you’re pro mansha Allah #sharmake legend
Wariyaheena Finland waa kugu Faanaa Keep going boss
Uf caano xoolaad ansgoo haysana caano boore sacuudi laga keenay oo haaf sokor iyo geed lashiiday ayey xayeysiinayaan
Codka Cabdalla Nuuradiin so uma Cod Eka
Neebsa nasiibkaaga waa xumaadeeNiyadaada iiga gooyeeNabaraa igu taagmee Waaba kaa naxayeeNiyadeydiyaad haleyseeIyo noloshii adduunyo maanAdi kuu haleen karaaye Riwaayadii shiddo iyo shalaay
Waaw.aniga.ayaa.goobjoog.ahaa.boqorka badhtamaha.oo.dhalinyara.ah.iyo.hobaladii.waaberi.oo safan.wakhtibey .aheyd
@@FaysalAbi-mp4hi walahi nasiib ayaad leedahay. Ilaahah haduu kugu simay Inaad goob joog u noqotid quruxdii dowladnimadii Siyad Barreh iyo quruxdii hobolada waaberi. Réer Djibouti ayaan ahay. Aadna waan uuga xumahay burburkii dowladii quruxda iyo quwada badneyd ee somalia.
Boqorka bartamaha aaway carfaaye wlkaa
Asc m, A, m ,Bokhorka Bartamaha waaw
Maskiinka ethiopia eey ku xireen .waxaan u maleeynayaa 10 sano ka badan miyuu xirnaa ma ogi.Maxamed Muudeey isku xaafad ayaan aheyn isaga iyo cabdalla Nuurdiin ahn.
Waaku salaami Boqorka, joog weligaa Jook, Boqorka oo aaway riwaayadahii Iftin oo bila yaal socod jireen ma iloiwday mise kuuma tirsana, marna ma aadan xusin, Aquuy Xabiibii reer Banadir meel weyn ayaad kaga jirta ee lasoco , salaan wacan korkaaga ha ahaato.
Sheeko weligaa joog aaa? Ma ogod miyaa in qof kasto dhimanaayo hadii noole jiri lahaa nebigaan xijaabten dembiga iska dhaaf qof weligiis joogayo ma jiree
Boqorka bartama dadkii gala muqdisho 1991 ma yaqaanan dadkii narisamaadkii muqdisho ku noola yaqaana
Riwaayadii shiddo iyo shalaay hees kamida uu ku xeray qeybtaNoloshii adduunyo maan adi kuu haleen karaaye
Waxaan rabay in aan iraahdo kofida Yara qaad lkn asaga ayaaba dajiyay waana taageeraa boqorka
Abwaan waliba gadii hadalGundhig sheeko laga reeb Ninkastaabu wuxuu galoAmase wuxuu gudoDadweynahaa garsoorooGoloyaasha ku kala xulaBalse murtidoo la kala guro Gugaagu arbaciinkii Ha guudmaro maahaLabaatankii ha gaasiro maahaEe waa garasho eebo ku siiyooCidna aanay kaa gaagixinaynGuuxan and maqlaysaaSuugaan gaamurtay weeyooWaaberi ay galbimayaaWaa ruwaayadii Wakhtiga yaa u wanqalay ereyadii...... aad baan u jeclaa markaan maqlo Boqorka bartamaha... waayo iyo wakhti.
MUNKAR ayuu noo xayaysiinaa ! Maxaa ka dambeeyey Cadho Alle ayaa ki dhacday Allow noo Naxriiso aamiin
Mohamed Aweys Muudeey (Boqorka Bartamaha) Mashaa Allaah
Mashallah, waa walaalkiin Maxamed from Djibouti. Boqorka bartamaha nasiib badanaa. Somalia quruxdeedi dowladnimo iyo fanki taariiqda galay ee hobolada somalia ayuu goob joog u ahaa. Bartamaha ayuu kaga jirey quruxdi somaliadii Suyaad barreh (alaha u naxariisto)
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼.
Sharma'arkow Part Three Ku Dar Rageedi Hadaad Tahay🎉🎉🎉 Aad Baan Idiin Salaamayaa Adiga Iyo Boqorka Bartamaha Legend
Asbuucaan waa keeneenaa insha allh part 3
@hubaaltv5778 Thanks Bro
Waaw maxamed aweys muudeey boqorka bartamaha
Bro liked the cast keep goin you’re pro mansha Allah #sharmake legend
Wariyaheena Finland waa kugu Faanaa Keep going boss
Uf caano xoolaad ansgoo haysana caano boore sacuudi laga keenay oo haaf sokor iyo geed lashiiday ayey xayeysiinayaan
Codka Cabdalla Nuuradiin so uma Cod Eka
Neebsa nasiibkaaga waa xumaadee
Niyadaada iiga gooyee
Nabaraa igu taagmee
Waaba kaa naxayee
Niyadeydiyaad haleysee
Iyo noloshii adduunyo maan
Adi kuu haleen karaaye
Riwaayadii shiddo iyo shalaay
Waaw.aniga.ayaa.goobjoog.ahaa.boqorka badhtamaha.oo.dhalinyara.ah.iyo.hobaladii.waaberi.oo safan.wakhtibey .aheyd
@@FaysalAbi-mp4hi walahi nasiib ayaad leedahay. Ilaahah haduu kugu simay Inaad goob joog u noqotid quruxdii dowladnimadii Siyad Barreh iyo quruxdii hobolada waaberi. Réer Djibouti ayaan ahay. Aadna waan uuga xumahay burburkii dowladii quruxda iyo quwada badneyd ee somalia.
Boqorka bartamaha aaway carfaaye wlkaa
Asc m, A, m ,Bokhorka Bartamaha waaw
Maskiinka ethiopia eey ku xireen .waxaan u maleeynayaa 10 sano ka badan miyuu xirnaa ma ogi.Maxamed Muudeey isku xaafad ayaan aheyn isaga iyo cabdalla Nuurdiin ahn.
Waaku salaami Boqorka, joog weligaa Jook, Boqorka oo aaway riwaayadahii Iftin oo bila yaal socod jireen ma iloiwday mise kuuma tirsana, marna ma aadan xusin, Aquuy Xabiibii reer Banadir meel weyn ayaad kaga jirta ee lasoco , salaan wacan korkaaga ha ahaato.
Sheeko weligaa joog aaa? Ma ogod miyaa in qof kasto dhimanaayo hadii noole jiri lahaa nebigaan xijaabten dembiga iska dhaaf qof weligiis joogayo ma jiree
Boqorka bartama dadkii gala muqdisho 1991 ma yaqaanan dadkii narisamaadkii muqdisho ku noola yaqaana
Riwaayadii shiddo iyo shalaay hees kamida uu ku xeray qeybta
Noloshii adduunyo maan adi kuu haleen karaaye
Waxaan rabay in aan iraahdo kofida Yara qaad lkn asaga ayaaba dajiyay waana taageeraa boqorka
Abwaan waliba gadii hadal
Gundhig sheeko laga reeb
Ninkastaabu wuxuu galo
Amase wuxuu gudo
Dadweynahaa garsooroo
Goloyaasha ku kala xula
Balse murtidoo la kala guro
Gugaagu arbaciinkii
Ha guudmaro maaha
Labaatankii ha gaasiro maaha
Ee waa garasho eebo ku siiyoo
Cidna aanay kaa gaagixinayn
Guuxan and maqlaysaa
Suugaan gaamurtay weeyoo
Waaberi ay galbimayaa
Waa ruwaayadii Wakhtiga yaa u wanqalay ereyadii...... aad baan u jeclaa markaan maqlo Boqorka bartamaha... waayo iyo wakhti.