Hees tan waxn ku xasustaa qof aan aad u jeclaa lkn. I qayaamy qalbiga iga dhawcy hadana Wllshy oo iga yar la shekysta mrkaa aan kala hadhnay ayuu Isoo diry uu ogaday Inan jeClHy 💔💔💔😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢
Waa hees qiimo leh aadna aniga ii tabata ilaahow qofkan jecelahy isu kaya soo celi sababtoo ah wan is jecelnhy hadana waxba nagu kala jira ilaahow khyr noogu dhamee waxwalba
Waan JeclehY balse wuxuu igu noqday mid mar walpa i niyad jabiya KamaNa fogaan Kro mar walpa waxaan ku duceysta in ilahay qalbiga iiiga saaro aan noqdana mar uuun mid ilowdoo oo la aantiis aan waxba u nqoneyn wan ilaawey raggii isaga Mooye waan ilaawey haasaawihii ragii kale ilaa 2018-2024 waxan ahay ruux aan isaga mooye qofkle xataa hebn xidhiiidh kle la sameyn isna mar walpa aan sii jecladu waxan ka kulma niyad jab🥲💔💔
Heestan waxan dhageysayah mlin axada 14 april 2024 oon dareemayo xanun gudaha weligy gabdh ma aminin balseh hal mar ayan isku dayey markina waxn kala kulmey niyad Jab aad u xoogan hurdo la’aan hada saacdu wa 8:00 xaley oo dhan qof kle oo faraxsan ayan ka wer wereyey Blseh waxa i surto gal noqontey ina ka qaatey hees aan sameyey on kaga hadlayoh waxan daremayoh cid aan u dhiibo ma aqan Blseh wn isku dayey qisadeydana wan sii deyn doona inch alh
BK - HOOYO - 2022
ua-cam.com/video/X4qv8lNJtUE/v-deo.html
Dadka qaar wardooni
Qofka waranka kugu muddy
Hadey kaa wareystaan
Waxaad ugu wercelisaa
Walaal aan jeclaa iyo qof
Wanaagsan bu ahaa..!!
True words 🥺❤️
Xaqqiiq
Haddaan uurkiyo
Afku wada socon
Illeen aadmigu
Aayatiin male.
Woow 😢😢😢 jaceylkeygii hore 6/7/2017-10/8/2020😢😢😢 filsan cadey nolasha Kuma ciisho nolow xasusaha qaar wa xanun said ah walahi
Walal aan jeclaa io qof wngsan buu ahaa 🥹❤
Hees tan waxn ku xasustaa qof aan aad u jeclaa lkn. I qayaamy qalbiga iga dhawcy hadana Wllshy oo iga yar la shekysta mrkaa aan kala hadhnay ayuu Isoo diry uu ogaday Inan jeClHy 💔💔💔😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢
Welcome quen Anigu booska ma ku buuxiyaa insha allah
Wn ka xumhy abyo
wan ogahay xabiibti inan ku qiyaamey, ee mar un iisoo rujuuc ❣❤❤❤💋
Kkkkkkkkkkkkk
Marna ma fiicna inad qof xumasntiisa ka sheekeysid
Dulucda heestaan baa eh naxariis la imaaw mar walbo xitaa hadii lagu xumeeyo 🦅🔥
Saxiix la imaday naxariis qurux padan walipa alx
4:43 😅 4:43 Haa @@Amuun77
1:48 1:49 1:50
Walaahi heestan kama xiiso dhaco walaal aan jecliaa iyo qof wanaagsan buu ahaa saxiix
Yaa ila dhagaysaya 2024🎉😢 waxaad ugu jawaabtaa walal aan jeclahay iyo qof wngsn buu ahaa 😢❤
Aniga kula dawanaya caruurteyda abohod 2023 bn kala tagnay ilaa xiliga xuman buu iga sheegaya malin Wan cafiya hada igama daayo dhibko anigo ku noqon buu suuga ii galiyey wn isku noqonay hoos hoos bn isku wadana dadka ka dhacayna wuxu raba inuu igu diro walalhy iyo hooyadey mrka uu ifuray garab weyn isiyey Mr Mr bn is dhhaa hada ogaan laha xumantisa Madan guursateen 😢😢
Aniga xita wan ku.dhagysanaye waxad igu war celisa walal an jecela iyo qof wangsan bu ah😢❤😊
Ani 😢
Waxad uguwarcelisa wll an jecla iyo qof wanagsan bu ah xaqiq wlhi😭😭❤😩
Dadka qaar wardoni qofki waranka kugu muday haday ka wareystan waxad ugu warcelisa walaal an jecla iyo qof wanagsan buu ahaa❤😢
Heestan waxa fahmi kara OO kaliya cidii waayo arag ah☝️
Hees wey dhaaftay erayo xaqiiq ah Lafoole 🤴🤴
wax ka sheega Ruux wadnaha u Tabi Jiray waa Laga Yarwacnye war Xun Suuqa ha u marin xaqiiq ❤
Haka warin xuman u ceeb qari www nasabnimo al fanan lofoole ❤❤
Walaal aan jeclaa iyo qof wngzn buu ahaa❤️
Waxka sheega ruuxi 🫀Wadnahanii tabii jirey 🔥
Waa hees qiimo leh aadna aniga ii tabata ilaahow qofkan jecelahy isu kaya soo celi sababtoo ah wan is jecelnhy hadana waxba nagu kala jira ilaahow khyr noogu dhamee waxwalba
Waabalan iyo axdi inaan uceebqariyo oo aan waligey wanaag mooyee an xumaan kasheegin 💔😢
Wehelkaga shalay iyo qofki Aad is wadaten hadii ad is weydan haka warin xumate waliga uceb qari ❤ walahi ereyo xaqiq ku salesan waye 😢
Dadka qaar wardooni qofkii waranka kumuday waxaad ugu warcelisaa walal aan jeclaa iyo qofwanaag sanbuu ahaa 😢😢😢
Wax ka sheega ruuxi
Wadnahagu tabi jiray
Walaga yar wacanye
War xun suuqa haw marin💔
Ax jcyllll💔
Qof aad wax ka sheegayso Waba qof ugu weyn lkn markad ilawdo waxba kuguma ahaanayo ba hdl hayntiisu wlhi 😢
Dadka qaar wardooni qofki waranka kugu muday hadayka waraystan waxad ugu war celisay walal aan jeclaa iyo qof wanagsan buuu ahaa😢
Walaal aan jeclaa iyo dad wanaagsan bay ahayeen idinka idiin hibeeyey dhaman my all Ex❤😢
Walal an jecla iyo qof wanagsan bu ah 😢🥹
tan hees way dhaaftay wlh Lafoole dadki hore ubaa waxtar lahaa xaqiiqdi
Walaal aan jecla iyo qof wanagsanbu ah ❤😩😭😭😭
Heesta heesaha dadka qaar wardooni qofkii waranka kugu muday haday ka waraystaan waxad ugu warcelisa walaal an jeclaa iyo qof wanaagsan bu ahaa favourite song 🎵
Waxan ugu war celisah wall jeclahay iyo qof wanagsan but ahow ❤😊
Dadka qaar war Doon ahi
Qofkii waranka kugu muday
Haday kaa waraystaan
Waxaad ugu war celisaa
Walaal aan jeclaa iyo
Ruux wanaagsan buu ahaa
Xataa hadii Lagu xumeeyo adigu wanaag ka sheego
Waxan dhegaya san yaa 2024 10 27/aniigo qalbi jaba san 😢
Waan JeclehY balse wuxuu igu noqday mid mar walpa i niyad jabiya KamaNa fogaan Kro mar walpa waxaan ku duceysta in ilahay qalbiga iiiga saaro aan noqdana mar uuun mid ilowdoo oo la aantiis aan waxba u nqoneyn wan ilaawey raggii isaga Mooye waan ilaawey haasaawihii ragii kale ilaa 2018-2024 waxan ahay ruux aan isaga mooye qofkle xataa hebn xidhiiidh kle la sameyn isna mar walpa aan sii jecladu waxan ka kulma niyad jab🥲💔💔
4 sano is badal la,aan😢 iska sabar ilaah talo saaro
On top hees lama ofhan karo ee waa wano iyo talo
Qofkaad shalay wax wadaagteen inaad wax ka sheegto waa gunnimo iyo dadnimo liidata si kasta oo ay ahaato xaalada.
Wll aan jecLaa iyO qoF wngsan Buu ahaaa😭
Wll aan jecelha qof wnagsn bu ah
Heestan waxan dhageysayah mlin axada 14 april 2024 oon dareemayo xanun gudaha weligy gabdh ma aminin balseh hal mar ayan isku dayey markina waxn kala kulmey niyad Jab aad u xoogan hurdo la’aan hada saacdu wa 8:00 xaley oo dhan qof kle oo faraxsan ayan ka wer wereyey Blseh waxa i surto gal noqontey ina ka qaatey hees aan sameyey on kaga hadlayoh waxan daremayoh cid aan u dhiibo ma aqan Blseh wn isku dayey qisadeydana wan sii deyn doona inch alh
Wlllo😢
Wll aan jeclaaa iyo qof wanagsan buu ah💝❤❤❤🧡🧡💛💞💓💗💖
😪 Xanuun wllhi
Welcome quen ma is wadana insha allah
Fanaan waaa dadkii hore salaan sare lafoole
Axsan hees
Walal Aan JecLa iyo QoF wngzn bu aha 😟
Ha u qooshin waabay u samir
Wall Aan jecla iyo qof wangsan buuha🥺💔
Masha Allah beautiful massage
Dadka Qaar wardoni Qofka waranka kugu muday Hadey Ka Wareystan waxad ugu Warcelisa walaal An jecla Iyo Qof wanagsan Bu Ahaa
Heeskan waxa ay I galis xasuus 😢
Wll Aan Jclaa iO Qof WngzN Buu Ahaa❤
Dadka Qaar wardooni 😴
Qofki Waranka kugu muday 🤦♂️
Haday kaa waraystaan 🤷♂️
waxaad ugu war celisaa🥵
walaal aan Jeclaa iyo♥️
qof wanaagsan buu ahaa🥺
JacayLkaygiii 3Sano Dhamaadkisiiii♥️🥺🤚
Hes wano ah wllan jecla iyo qof wngsan bu aha
Walaahi wa hadal xikmad leh
❤😂waa .aduun
Saxiix ❤️
Warxun suuqa hawmarin
Dadka qaar wardoon
ahi
Ruuxii Waranka kugu muday
Hadey kaa wareystaan
Waxad ugu jawaabta
Walaal aan jeclaa iyo
Ruux wanagsan bu,haa
Heesaha Lafoole waa wada dareen dhab ah
2024 yaaailadhagysanaya
Wll.aaN jeclaa iyo qov ka.wngzn pUu.ahaaa😭💕🫶🏽
Waxka sheega ruuxi wadnahaagi tabi jiray waa laga yar wacanyeee war xum Suuqa Haw marin 🫂💔
Really hearttaching song
Ala ruun badan
Sax waye wlhy
😢
Gabay
Daadka Qaar Wardoni Qofka
Waranka kugu Muday Haday
Ka Warestan Waxad Ugu Warcelisa Walal Aan Jecla
Iyo Qof Wanagsan By Ahaa❤
0😊
Xaqiiq wlhi😢😢
21/7/2024.😢❤
Legend
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😭😭😭❤😭😭
😭😭😭😭 wa aduunyo wax kasta waa dhacaa
@@rahmaosman9266 waxkasto dhaca qofka Nolosha idin midaysey waxba ha ka sheegin amaantisa Raac Raac😭😭😭❤asagu haba ku xumeeye😭
Thenks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🥰
Vi😂😂circumstances
❤❤❤
😭😭😭😭😭😭
29/7/2024 xasuus
❤❤❤❤❤❤❤❤
apdiwahab
😢😢
😩😭💔💔
Mmm
3330
Stay away from me
I.
What
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
po
Walal an jecla iyo qof wangsn buu aha😢❤
💔💔💔🥺🙏
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉😢