Allah yarxamu sheikh mohamed rashaad waxu ahaa qof qiimo badan o dhaxal fiican nooga tegay allaha inaga mid dhigo kuwa kuwaano qaato o ku camal insha allah
Qabiiilka in la isku diro oo lagu daneeysto Gaaalkiii dejiyay maaanta gacanta Allah ayuuuu ku jiraaaa, yuhuuuud baaana u qortay ooo u dhiiibtay gaaalada, ilayn carabtiiii cunsuriyiiinta yuhuuud baaa la degi jirtay
Allahu akbar manata waa Jimco 17 June 2024 saacadu waa 11:55 habeen nimo waxan ka wal wal sanahy qisada wallky Omar barbar ku dhacdey Alle ha cafiyo walalken 😢
Yarxamukullaaah yaa sheikh mohamed Rashaad Cilmi qiimobadan ayaad noogatagtay Alaylehe waa xaqiiiq Taas aadkahadlaysidee weerarka dumarka muslimiinta ah laguqaaday ayaa ilaa hadda socda Asagoo xoogan waliba waana Qarnigii 21aad ayaalagujiraaye Alloow sharka Gaalada nagabadbaadi dumarka Muslim ka ahna Alloow iimaankooda noogu xafid Awoodaada Aaamiiin
Alle ha ku naxariisto aqonyhy😢
Ilhay janadii fardow ha kaa waraabiyo 🤲🤲🤲 Sheekh Maxamed
1997 ayuu saadaaliyay shir qoolkii gaaala dalka ladamac sanaayeen ilahay janooyinkiisa hakugu arsaaqo 😢
Allaah ku naxariisto janatul firdows allah kugu deeqo aamin❤❤❤
Aqoonyahan waa ka rabi ha janeeyo sh maxamed rashaad
30,7,2024 Allah u naxriisto sheikh runta sheeg
Alle ha unaxariisto sheikha 30 sano kahor warkii uu noo sheegay maanta ayuu soo baxay😭😭
Allah ha unaxriiste jantul fardawsil aclaa rabi ha ku abaal mariyo Aamin yaa Allah sheekhu wuu aragti dheera
Allahuma Aamiin ya rabi
Amen yarabi
Mashaa allah sheekhunaa alle ayaa runta ku waafajiyay maanta ayaan ujoognaaa
AMIIN YA RABBI ♥️❤🤲🤲
Allaah ha kuu naxariisto
Allah unaxariisto sheikh maxamed rashaad❤
Ilaahow u naxariiso wuxuu ahaa sheekh cod kar ah oo geesi ah waliba
Làl
Illahoow sheeqa unaxariiso una danbi dhaaf Illahoow gaalada shartooda naga xijaab rabiyoow
Allah yarxamu sheikh mohamed rashaad waxu ahaa qof qiimo badan o dhaxal fiican nooga tegay allaha inaga mid dhigo kuwa kuwaano qaato o ku camal insha allah
Allaha kunaxaristo waxd ahey calim islamo indhergarada
Allah haunaxaristo sheikha Allah hanaga xijaabo dhagarta galada
Waxan dhashay 1997 sanadku jediyay khuDbadas
Waxana Dawanaya 20-7-2024 Cajii
Alle haku naxristo
haa walahi ethiopiana markay somaliland soo gasho somali waa u dhaamatay, hada jaanis bay haystaane ha aqoonsadaan ama midnimo haku qanciyaan
Usku mar Ayn dhalanay sxib
Shiikha ilaah ha unaxariisto oowaxa uu nooga tagay kheyrey aduunka miisaanka akhiro ilaah ha ugu danbe dhaafo
رحمة الله عليه يا شيخنا😢😢
الله يرحمك ويغفر لك ويجعل مثواك الجنه
Shiiq maxamed rashaad
انا لله وانا اليه راجعون
الله يا رحمه الله تعالى
جزاك الله الجنة الفردوس الأعلى
Alhkoxfediyowalli
اللهم امين يارب العالمين 😰😰
اللهم امين
ALLAHUMA AMIIN ❤🤲
الله يرحمك حبيب قلوبنا😢
Amen yarabi
Allah janno ku geeyo shiikh.
Guddigii inoo duubay Muxaadaradana Allah ha ka ajirsiiyo.
Illaah ha unaxariisto aaaaaaaaamiiiiiiin
Allahu unaxariisto shiikh maxamed rashaad danbigiisna allaha dhaafo
Illaahay ha kuu naxriisto Xaqii aad sheegi jirtay 25-sanno ka hor Wallaahi maanta ayaan kaaga marqaati nahay
AMIIN YA ALLAH ❤
Allaha kuu naxariisto sheikh maxamed 🥺❤️
اللهم اغفر له و ارحمه برحمتك
Rabbi ha unaxriisto shiekha
Manta aya aragta subhanalah. Siyasi aya qariby adanka
Allaha unaxariisto sheekh maxamed rashaad
3August2024 dawadey allah ha u naxariisto Sheekh
02/08/2024 From mogadishu
Allah dhagarta gaalada naga ilaaliyo
Indhaha allah noofuro
9 October 2024 daawanayah alle ha ku naxariisto 1997 waxa ka hadleysey maanta taagan thay😢😊
17 June 2024
Ilahaye qabriga Haku nuuro Sheekh Cajiiba
28 sano kahor ayuu sheikh maxamed irshaad inoo sheegay allh unaxariisto
Hadalka sheikha dhega awdan ayuu ku dhacay😭
{ALLEH} ha u naxaristo
10ago waau xalelee!!! E Raxiimmul ALLAH AMIIM AMIIM
ALLAH xanogargaro AMIIM AMIIM AMIIM
Alow kuu naxariiso shiiq maxamad rashaad waa gaas waa xili laga joogo ugu yaraan 100 sano kahor maantay ayaan mareenaa meeshii uu rabay in aan gaarno oo waliba kasii xoog badan halkii uu maleey nayay in ay gaarto weey kasii xoog badan tahay runtii 😢😭😭😭😭😭Alow naga qabo kuwaan cawaanta ah
اللهم رحمه
Illhyw kuu naxariisto sh mohamed rashaad
Ilaahay naxariistii jano haka waraaabiyo
Walaaaahi inaadan beeen sheegin, Sheikh Shariif aaa ka mid ahaaaa dadkiiii taayga looo xidhay xarakadiiii Islaamkana laga tuuuray
SubxaanaAllah….Walaaahii Ilaaaa maaalintiiii Nebi Maxamed CSW uuuuu kufaaar , badooowdiii cunsuriyiinta & yuhuudd ka adkaaday, waxay ogaadeeeen in qofkiiiiAllah ku xidhan weligiiii guusha haysto…
Yaaaa damiiir leh oooo GARANAYA IN DIINTA ISLAAAMKA AY TAHAY NOLOSHA SAREEYSA?
Ilaaahow miiisankan xasanaadka u saaara
Ilaahay hawnaxariisto sh maxamed rashad
Allah yaa raxma .. sheekh maxamed rashaad❤️
Ilaahaay hakuunaxariisto ilaahay qabriga hakuuwaasiciyo janatul firdoowsa alaha kugu marti qaado sheekh maxamed rashaad ilaahoow nahanuuni rabiyoow dhamaanteen ilaahoow fitnada socoto iyo sharta gaalada naga qabo aamiin ilaahoow soomaali adigaa umaqan ilaahoow cadawga muuqda iyo midka qarsoonba naga qabo aamiin ilaahoow nagadhig kuwo marwaliba kuutoowbadkeeno aamiin
qudbadan waxa uu jeediye 1997dii lkn daawanayaa 9_Aug_2024 cajiib 😢
Raxmatullahi Calayk Janna Ku Waaar 💔..............Waxaa layiraahda Ruuxa Ugu Il dheerbaa Dadka Ugu Ayaan Daran Waxaann Lala Arkayn baa Kaligiis U Muuqda.
Alle ha naxariisto . allhu akbar waa dhaxal gal muxadaradaan
Ilahayoow ku naxariiso naxariis waasic ah gurigagana janadii ka yeel yaa rabi
Manta ayaan aragnaa wixii uu sheikhu ka hadalaayay 23 sano ka hor aragti dheer ayuu lahaa sheikhu horayna wuu inoogu sheegay eebe naxariistii jano ha siiyo sh maxamed rashaad
Wa gorma khudbadaan😢
Ĵ c5u8@@fatimahosh5552
July-1997 waye wll
Subhanallah 😢
Alaha kuunaxariisto afkaaga waad ugu hiilisay
Allah unaxriisto sheikh maxamad rashiid
سبحان الله وبحمده سبحان ربي العظيم اللهم صل وسلم وبارك على رسول اللهAugust6 2024
Illahaow adaa na jecel wleeee 😢😢😢oo maanta inan diin haysano nuugama tala galin blse alx islaamnima haysanaa xitaa ahadaan dhimano muslin alx alx
Illaahay haunaxariisto janatulfirdawsna hoy hauga dhigo
Allow kuunaxariiso sheikh rashaad
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LAHAWLA 💐 WALLAQUWATI ☝️ ILLAA 🤍 BILLAH 💐 ASTAQFURULLAH ☝️ HASBUNALLAH 🤍 WA 💐 NICMAL ☝️ WAKIIL 🤍 LA 💐 ILLAHA ☝️ ILLAA 🤍 ANTA 💐 SUBHANAKA ☝️ INNII 🤍 KUNTU 💐 MINA ☝️ DALIMIIN ☝️🤍💐
Ilaahay hakuu naxariisto amiin
Waxa muxadaradn kasoo wareegty soo jeedintedi 27sano waxana maanta dhagaysanyaa 28/8/2024 allaah hau raxmo sheikhan aadka uqiimha badnaa 😢
Cafwan bisha 7ad
رحمه الله شيخ محمد
Top of that is
Allow kuu naxariisay
Aloow kuu naxariiso walaalkeen dambigiisana u dhaaf
Alle hakuu naxariisto
Qabiiilka in la isku diro oo lagu daneeysto Gaaalkiii dejiyay maaanta gacanta Allah ayuuuu ku jiraaaa, yuhuuuud baaana u qortay ooo u dhiiibtay gaaalada, ilayn carabtiiii cunsuriyiiinta yuhuuud baaa la degi jirtay
Illu unaxariiso qabrigiisane waasac ugadhig
Shiiqa wuxu shegay oo dhan manta waa argna oo heyna wlhi dumar ku hayo diinta xuquq Nama siin Wal ciyadu bilah
😂😂😂 kaw adigaba ka ah magacaga is eeg JOHN 😂😂
SubxaanaAllah hada inuu ka hadlaayo baa u maleesaa
AMIIN YA RABBI ❤
From tiktok hadaa wax bdn fhmy yrb kuu naxariiso shiiqow waxaa 20sano kbdn ka hor sheegtay hadaa argnaaaa😭😭
Sheikh alle haku naxariis yaa maanta ku tusa meeshan marayno uurku taalo ban u dhimanaynaa
allaha kunaxariisto sheekhuna
2024 ayaan dhageystay qeybtaan 1aad waxaaba is leedahay sheekha waxyi miyaa loogu sheegay Waxa dhici doonaa
8:00Amxaaro injirleey kuwa jecel Baa imaan doono oo aaminsan iney cadaw aheym arintaas maanta waan heynaa
wllhi shiikhasi nolasha soomaliya iyo mustaqbalkeeda si sax ah buu usii saadaliyey una darsay. Dhamanteen maanta indhahyu ku hayna wayna u jeedna😢
29 July 2024
Jazakalah sheekh
Raxmatullahi waasica caawa waa 12 November 2022 dablin manor Hotel
☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIMA 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIMA 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐
Mnool yahay shiekha please halee sheego ❤❤❤
Myi mar hore ayuu dhintey
Alle haku raxmado sheeekh hada waxa la maryaa waxaad sheegtay oodhan in la arako hadana ladaawado
Alow kuu naxariiso waa mida hada jirta yaa arkay wa saarad oow qaafta iyo arimaha dinta oo macna kuleh gayiga umada soomaaliyed ama wax awood ah leh yaa arkay ma jirto lkn Ale ayaa ilaashanaya diintaan islaamka Alow nagu dhoor diinta islaamka naguna Dil fidnana Naga ilaali Aamin Aamin Aamin Aamin
االله ىرحمك
Galaadaas madmadow ee Soomaaliga ku hadlaya waanu haynaa. Allahayoow maxaad run sheegtay. Muse Bixi oo gaal kalkaal ah iyo inta la midka ahiba waa gaalo anigaana ilaahay ugu soo baxaya. Muuse Biixi wuxuu dagaal toos ah kula jiraa diinta Islaamka. Wuxuu la collaytamaa muslimiinta iyo dadka diinta u ololeeya.
October 13/10/ 2024
Alle haw naxariisto
Allow ku naxariiso anagana noga dabo naxariiso
Fuohffi
@@mamashamso116 d🤗😎😃😎😩
28 July 2024 allow ku naxariso wxuu ka hadlayay waan aragna wllhi
❤
37:24 arin muhiim ah muxuu marakayku somalida usoo qaataa qaxooti aad ubadab
Ilaahay hakuu naxariisto sh maxamed waxan hayado layidhaa ayaan odhan jiray maxay qabtaan ileen qudhunbay inagula dhexjiraan ilaahoow shirqoolkooda naga qabo
Ruuxa diinta leh ee damiirka leh ee wadanida leh ee caqliga leh ee caadiga ahi marna ma aqbali karo amxaaro injireey iney utalido ma aqbali karo
July 2024
Dhibkas manta ayu nahaysta sideen ugu bixi karna aana iska difaacna diinta iyo dalka ba😊
Allahu akbar manata waa Jimco 17 June 2024 saacadu waa 11:55 habeen nimo waxan ka wal wal sanahy qisada wallky Omar barbar ku dhacdey Alle ha cafiyo walalken 😢
😢
Maanta saanu nahay all wuu arkaa balse dhavartan mid ka badan bey noo maleegiin alle ayaa naga qabtay qaarna wey na hayastaan😢😢😢
17/9/20204
Rogmadkii iyo Halaagii koowaad ee umadeena ku dhacday saancsdii looga horayn wxuu inagaga tagay kuwo midabka inaga shabaha afka inaga shabaha oo inaga inaga mida lkn afkaarta gaalada gubinaya waxaa kow ka ah kuwa maanta dhulka soomalida madaxda ka ah
J
Waxaan Daawaday 2/5/2024
Waxaan dawanayaa maanta bishu yahay 19 ogoso 204