Ilaahow u naxariiso maashaa allaah Wuxuu sheegay waa hore hadda ayaan aragnaa ahlul xalli walcaqdiga Soomaaliya waa in la soo dhaweeystaa wadaaduna waa inay midoobaan si ummadda Soomaaliyeed loo badbaadiyo xogta saxda ah ayuu na siiyey sh Maxamed rashaad
Allah ya rahma sheekha illahayo somali diinteeda iyo danteeda dhanaca hogaanka garadsii.hadalba waxuu gam ku yahay intii sheekha fahantay o kuwana qaadato Allah ha nagadhigo.
Kooxaysiga Diinta sheeganayana way nasii burburiyeen, Aslaax, Itixaad,Salafi,Suufi. Kulli Diin bay sheeganayaan, Alla Sheekhani muxuu Ciil kudhintay, Allaha u naxariisto Badal Khayrqaba Allaha nagasiiyo
Alleh Ha U Naxriiisto Somaley Wali Fursad Bad Haysataan Murtadiin ta Caruuurtiiina Ka So Wata Bari Halaga Noqdo Gaaalada Somalia Qabsatay iyo Inta Rabto aan la Qasbin Cabudayso Hala Diiido Demuqradiyada Fedral Ka Qabiiiil Ka 4.5ka Dulmiga Ogaaada Ragan Calmaaniiyiinta ah Arxan Idinma Hayaan Eee Halaga Faideesto inta Yar Fursad la Haysto Hadad Diiiidan Raali halagu Noqdo Gumeeeysiga
Allah hakuu naxariisto ....saa sheegtay wadankii lakala googoy😢 ethopia dekadihii la wareegtay 😢 kenya baddii bay u carcartamin war tolow dadkan iyo dalkan yaa umaqan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Shiikhaw waxaad ka hadlaysay 1997 maanta oo ay tahay 2024 ayay 100&100 nahaysataa ilaahay ayaa soomaaliya u maqan Sheekh maxamed ilaahay ha kuu naxariisto
Hada bay taagantahay: Puntland Somaliland Jubaland Galmudug State Koonfur Galbed State Shabele State Hiran State Gedo State Khatumo State...Shiikhu indheergarad buu ahaa..Alle ha u naxariosto
لقد اسمعت لو ناديت حيا** ولكن لا حياة لمن تنادي ولو نارا نفخت بها أضاءت** ولكن أنت تنفخ في الرماد Naxariis rabi korkaaga ha ahaato. wad uwarantay waa hdey dad caqli leh ee wx fahmayo yihiin
Ilaah ha u naxariisto shiikhena maxamed rashaaad
Qabrigiisa alaaha u waasiciyo
Aaaamin Aamin Aaaamin
Amiiin
Amiin amiin
Aamiin yaa rabi 🤲
Laaa xawla wallaa quwata illaa billaah walee maanta arimaah oo dhan way taaganyihiin allow kuunaxariiso sheikh maxamed rashaad illahayoow adigaan nasri kaa sugaynaa
Allahuma Aamiin ya rabi
Ilaahow u naxariiso maashaa allaah Wuxuu sheegay waa hore hadda ayaan aragnaa ahlul xalli walcaqdiga Soomaaliya waa in la soo dhaweeystaa wadaaduna waa inay midoobaan si ummadda Soomaaliyeed loo badbaadiyo xogta saxda ah ayuu na siiyey sh Maxamed rashaad
Ilaaheyow unaxariiso sheekh maxamed rashad malin waliba waan dhagestaa walahi wan jeclahay muxadarooyinkisa❤ 30/8/2024
Alle ha unaxariisto shiiqa waxuu shegaa oo dhan hadaa aragnaa 2024 😢
Wlhi wa run wixi dhan hindhahyna ku argna😢
Madaxweyna dalka u layhy in laso tabaray ani waba ka shakisN shiiq iga jahil bixiyay
Seen uga bixi karnaa
@@Animx185comment gan aya raadinaayey, waxa uga bixi karna ino qofkasto naga mid ah oo wali damiirka Iyo diin jaceylka ku dambeyso uu dhaqaaq sameeyo wacdi iyo waana nagu filan waa heysana balse ficilki aya loo baahan yahay, aniga ahan qoralkan aa hada kuso qoraayo ayaa kabilaabey howgal keyga mana fariisan doono ilaan guul gaaro ama geeri igu timaado ✊🏽 soomaaliya hanoolaato 🇸🇴❤️
SUBHANA ALLAH ❤
Allaha ku naxariisto shiikh maxamed ,maalintaa aad khudbadda jeedinaysay maanta ayuu ka xunyahay wadankeenu waadna ka sii hadashay waxa imaankara iyo waxay damacsanyihiin gaaladu.😢
Allaah haku naxariisto sheekh bulshada wacyigeeda aad baad kor ugu qaaday waxna ugu sheegtay
Allle hakuu naxariisto
الشيخ الوالد محمد إرشاد رحمة الله تعالى عليه
Ilahey naxariistii Jannatul firdows ku geey❤❤😥
Alaha unaxariisto janadii Fardowsa Alaha kawaraabsho.Aamiin....
Mantay ayeynahaysataa wixii aad kahadashy 😪😢
Allah ya rahma sheekha illahayo somali diinteeda iyo danteeda dhanaca hogaanka garadsii.hadalba waxuu gam ku yahay intii sheekha fahantay o kuwana qaadato Allah ha nagadhigo.
Allaah yarxamu sheikh mohamed rashaad waxu ahaa sheikh aragti fog leh hadi an wacdigiisa maqli laheen dulinimadan ayan ku jiri laheen
Allow kuu naxriisa.. xitaa maanta somalida wax ka dhamaaday sheekha sidaan umada wax ugu sheegayo allow noo gargaar...18.7.2024. Yaa ii soo sheegi kara wadaad sidaan umada wax ugu sheegayo oo maanta nool somali ah
M.a Allah unaxariisto 🤲🤲🤲 waa shiiq fahsnsanaa waxa manta naheesto allah nogargaaro
anigoo dhalan bu sheekha Rashaad khudbadaan jeediye kana hadlay waxa imaan doono oo maanta xalada taagay ayna ka hadleyso oo imaatay waxa sheekha ka digaaye.
ilaahow inaga kori umaada uu sheekha ka hadlay
جزاكم الله خيرا باركم الله فيكم ورزقكم الله الجنة الفردوس الاعلي
Illaahow unaxariso shiiq maxamed rashaad
ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين
Waad idawey see wlahi❤
Kooxaysiga Diinta sheeganayana way nasii burburiyeen, Aslaax, Itixaad,Salafi,Suufi. Kulli Diin bay sheeganayaan, Alla Sheekhani muxuu Ciil kudhintay, Allaha u naxariisto Badal Khayrqaba Allaha nagasiiyo
Eebow kuu naxariiso aamiin
Allah kuunaxristo abti mcn😥🤲🤲
Mashallah aad baad u nasiib badanthy abti aad iyo aad u qiimo badan alle ha u naxariisto shiikh mohamed rashaad❤
1997 waa markaan dhashay ayuu sheekha inoo sheegay arrintaan maanta ayaana haysanaa mirihii
Ilaahow unaxariiso sheekha muxuu runsheegay ilaahow somali ugargaar
Allah yarxamaka
Allhu akubar allow qabriga u nuir waa ramadaane
Allahuma Aamiin ya rabi
ALLAHU AKBAR JANATUL FIRDAWS ALLAH GEEYO. SOMAALI ALLAHA DIINTA KUMIDEYO.
AMIIN YA RABBI ❤
Sheekh maxamed rashaad Ilaahoow kuunaxariiso rabiyoow ilaahoow qabriga uwaasici ilaahoow qabriga ukadhig roodatun minriyaadil janah ilaahoow janatul firdooso ku martitaad ilaahoow fitnada gaalada ilaahoow naga badbaadi ilaahoow rabiyoow raxmaanoow noosooceli awoodii iyo haybadii aylahaayeen muslimiinta aamiin ilaahoow meesheey noogutashanaayeen adigaa ujeeday ilaahoow ha urumaynin balaayaday gaalada ladamacsantahay islaamka qaasatan soomaalida ilaahoow qalbiyada adigaa kad kadiyo ilaahoow qalbiyada dadka islaamkoodhan ilaahoow kusug diinta oo qurunka iyo qabyaalada kasaar aamiin ilaahoow nahanuuni dhamaanteen aamiin
Alle ha unaxariisto shiikhena
Allah ha unaxariisto sh maxamed rashaad janatul fardows allah haku arzaaqo
Aamiin aamiin aamiin
Alaaah yar xamo yaarab Qabragiisa alaha unuuriyo aamiin
Hooyo Maamo ib. b.npp0bvv. vbnb l ț
Allahuma Aamiin ya rabi
❤ AMIIN YA RABBI ❤
رحمك الله يا شيخنا الجليل رأينا حقيقة التي قلتها
Allah unaxaristaa 😢😢😢
Ilahaye ha u naxriistu sheikh mohamed Rashad waqti hore ayuu nuu sheeqey lakiin hada weyna heysataa
All ha unaxariisto
Alle ha kunaxaristo shikha manta ayan heynaaa waxad kahadashay 1997
waa gorma shiikhu jeedinta hadalkn walle meeshada yuu dhigy
1997 dii July
Shiiqu run badanah😢😢😢
Hadal runtaa lagu asiibaa.
اللهم ارحمه واغفر له.
Mxa haa hsun inviolable.
Allah unaxariisto sheikh maxamed rashaad
Allaha unaxariisto
Ilaah ha unaxariisto sheekh maxamed rashaad .dadka uu wadanku ubaahanyahay wa Sheekha oo kake
Allow qabrigiisa uga dhig guri janaad
allaaah ilaahoow unaxariiso maalintuu dhintay carafuu taagnaa
Shekha manta mu jogaa warkii oo shegey manta ayaa LA tagan yahy 2024
Alle ha u naxariisto
Alleh Ha U Naxriiisto Somaley Wali Fursad Bad Haysataan Murtadiin ta Caruuurtiiina Ka So Wata Bari Halaga Noqdo Gaaalada Somalia Qabsatay iyo Inta Rabto aan la Qasbin Cabudayso Hala Diiido Demuqradiyada Fedral Ka Qabiiiil Ka 4.5ka Dulmiga Ogaaada Ragan Calmaaniiyiinta ah Arxan Idinma Hayaan Eee Halaga Faideesto inta Yar Fursad la Haysto Hadad Diiiidan Raali halagu Noqdo Gumeeeysiga
walee hadey taagantahay ilaahow kuu naxariiso
لأ تخف إ ن الله معنا
Allah hakuu naxariisto ....saa sheegtay wadankii lakala googoy😢 ethopia dekadihii la wareegtay 😢 kenya baddii bay u carcartamin
war tolow dadkan iyo dalkan yaa umaqan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
walahi sheekhi waa inoo digay wataa manata mareeno gobaleysi dani, ahmed madoowe, qoor qoor, lafta gareen iyo muuse biixi iyo xasan shiikh waa galalo kuwee inoo tabab bartay inoo keenaeen inee naqeebiyaan dhaman rabaan itobiya nagula daro allow dalkan badbaadi oo diintiisa u badbaadi allaha ku naxariisto shiikh iyo xarakooyin diinta ku shaqeesto xasn daahir iyo roobow iyo dhaman shababka iyo salafiyo iyo takfiirka asana si diinta naloo nacsiiyo loo sasmeeyey allaha namideeyo
Mancha alla sheekhu cilmia aad uwayn ayuu umada soomalida uga tagay
illahayow kuu naxariisto walee cilmi ayaad naaga tagtay illhy qabriga hakuu naxariisto
Allahuma Aamiin ya rabi
This guy was cabqari he knew facts 1997 incredible 😲
Allah ku naxariisto ❤❤
Aun allaha u naxariisto marxuumkaan
Jasakhalahu khayran jasa
Jazaka Allah qeyran waa tan manta naheysato wlhi horina wad ugu hadashay Masha Allah wan Ka xumahay somaliyey 😂😂😂😂😂
alle ka baq shiikhaan wuu dhintay ka xishood maxaad ku qoslaysaa 😐
@@badarsiciid3718 war somalida Ku qoslaya Allah unaxariisto asaga mahan walal
Allah yaa raxma inad si nolata an jclan laha
Allah yarxamu cilmi ayuu nagaga tegay
Allah sheekhu runbadanaa maanta ayaan u jeednaa. Waxyaaba soo socda maskaxiyan. Loo qabsanayo
"Qadyada soomaalida aasaaskeedu caddaalad daro ayuu ka yimid saldhigeeduna ahaa"! Cajiib Sheekha AHUN wllji indheer garad aqoonyahn ah bad ahyd e.
Wuxu shegaa manty dhacdy alle mahadle kaakaxeyay aduunkan fitantisa alle hakuu naxristo
Allow unaxariiso wabaa umuuqday
ilaahayow unaxariiso
Maanta ayaan wax walba sidaa uu u sheegay u taagan tahay 😢2024
Illaahoow janadaada gali
Wlhi shiikha waxa uu ka waramayo maanta way taganyihiin ,wuxuu ahaaa faylosuuf arati fog😮🫡
Jasakala khair waxaad 30 sano ka hor ka digaysay maantay taagantahay 2024 ..
Inay Ethiopia 🇪🇹 badii somali qayib tidha waan qaadanyaa...
Allah haaku naxariistoo...
I dheer garad baad ahyid
1997 ayuu jeediyay sheekha 2022 waan aragnay bal ka waran 2040
Waa wax laga naxo
mntay tagan arrinta sheekhu ka hadlayo....alle ha ku naxaristo
1997dii jun Maanta Ayee Idin Haysataa Qof Walbooo Rabo Demuqradiyad Waa Gaal Daalim Munafaq Mujrim Mushrik Bari Halaga Noqdo Gaaalada Waad Diiiideeen Caruuurtiiina Ka Reebta Waad Diiiideeen Wadad Ka Wuu idinla Hadlay hadad Tihiiiin Dad Nool Wax Fahmaaayo lkn Dad Dhimatay Buu la Hadlayaa Dishay Qabiil Fedral Alleh Ha U Naxriiisto Shekhuna
Xaqa alab nagu hanuuniyo kuwa galada boqnaha goya alah naga dhigo
Raximahulaah❤❤❤❤
Maanta way dhacday waa wada region 2024.
Xabashi wayn inla wada hoos geeyo ayuun baa hadhay.
Sanadkaa uu ka hadlayo maan joogin lkn sanadkan ayaan goob joog ahay waxa dhacaya.
Wan samayn Karna nafteena iyo dalkeena aan amino WA qaban Karna waan qaban Karnaa waan qaban Karna wllhi 14 June 2024 12:45jimce I love my country
Shiikhaw waxaad ka hadlaysay 1997 maanta oo ay tahay 2024 ayay 100&100 nahaysataa ilaahay ayaa soomaaliya u maqan
Sheekh maxamed ilaahay ha kuu naxariisto
Hada bay taagantahay:
Puntland
Somaliland
Jubaland
Galmudug State
Koonfur Galbed State
Shabele State
Hiran State
Gedo State
Khatumo State...Shiikhu indheergarad buu ahaa..Alle ha u naxariosto
Sheekhu goormu dhintey
13 /8/2024 hda aya latagnyahy wuxu sheikh kahadaly dhowr sana kahora Allah unaxaristo
Jazakalah sheekh
Allah ku naxariisto mnta nahaysataa
Allah ha u naxariisto walhi maanta ayay taagatay farmajo ethopoia ayuu la soo hishiiyay
1997 buu ishaaray waxa dhacay wixii ka dambeye 2000-yadii
😮😮😮😮
لقد اسمعت لو ناديت حيا** ولكن لا حياة لمن تنادي
ولو نارا نفخت بها أضاءت** ولكن أنت تنفخ في الرماد
Naxariis rabi korkaaga ha ahaato. wad uwarantay waa hdey dad caqli leh ee wx fahmayo yihiin
Maanta sow ma taagna warka sheekhu sheegaa
Allow yaa usheega oo dhageysiiya ku maanta bada ka iibinaayo Ethiopia. 😢😢😢
Alle ha unaxariisto.
We are that right now, 30 sano kadib somali weli wax magarato
Shiikhow Alle hakuu naxariisto berigaas ma dhalan lkn maanta ayay fariintaadii isoo gaartay.
Wax maanta hira kala qaybinta
Allaah hakuu naxariisto
Sheikh dhaxal somalia waa uu ugatagey awey ulil albabkii
Casilaada Kaaba Qabiilka waxaakeenay in Dhaqaalaha ku baxaya layareeyo,ee Madaxwayne Gobaleed
Sheshu runbadana,kudarso,nin,4d ooah,maalqabeen,waayo,maanta,isagaauguxogbadan
2024
Jazaka allah
Ilaahay haw naxariisto marxuumka waxbadan ayuu fahamsanaa lkn hada ayey taagan yahay wuxuu sheegi jirey.
Allah akbar
Dhalinyarida somali waxay bilabayn iney baraan tarikhdood
Diinteenu aan u laabano.
Gaalo warkeeda aan ka tagno.
20/6/202.....😢😢😢
9:11
27 sano ka soo wregty inu mnta hdlyo modaa
Waaatan taagan mnta allow na badbaadi to ban Calan oo kala nooc
B
Ilaahoo.kuunaxariiso
Ma afwaynaa waalnaa mise wadaadadaa walaalan ???????
Said Mo
Kafir siyaad ayaa waalna
الي جهنم وبئس المصير
@@qudusmedia6802 wll gaalnimo kuma maqal e maxa gaal u dhahday ?