QARAAXO IYO SAMEYNTA HEESTA CUSUB EE UGBAAD ARAGSAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 241

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 3 місяці тому +170

    Inta og in uu arimaheen hees kalkacsan soo wado like dhac kusii❤😂

  • @YaxyeDayib-nn6po
    @YaxyeDayib-nn6po 3 місяці тому +100

    Gabdha heena waxey ku qurux bdn yihiin asturnaanta❤ yaa igu raacsana allahayow gabdhaheena soomaliyeed noo astur yaa rabi yaa raxmaan

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 3 місяці тому +132

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +129

    Balan iiga qaad inad salaada ilaalineysid😭

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +84

    Kusaliya nabigeena muhammad scw ❤🕋☝🏼

  • @HodanJoseph-p7x
    @HodanJoseph-p7x 3 місяці тому +14

    Ugbaad wan ku jeclahay abaayo ee is astur waxaan waa aduunyo mar walbo alle xasuusnow quruxey

  • @KhadraCali-y3z
    @KhadraCali-y3z 3 місяці тому +23

    Saasadba in la dhimanayo oo jano io cadaaba kaa horeeyo u ogtahaye ee maa wax isku fashid

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 3 місяці тому +19

    ArimaHeena Fadhiga Ka Kac Sxb Amiira Qurux Iyo Adna Ku Soo Qaban Rabaa Let's Go To 2M😂

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 3 місяці тому

    Ugbaad timaheeda, nafta aa iska jecel, in la asturo iskaabulada waa diideen, inaan iska fiirsano aa indhaha u roon Abaayo. She’s such a beautiful, happy and talented star!

  • @saidahmed89
    @saidahmed89 3 місяці тому +5

    Wlh waan sugayay isla shaqayntiina ugbaad iyo arimaheena I can't wait to see the video music best somali UA-camr and editing waxaan xasuusta maraad leheed inan maalin wada shaqayno ugbaad 🫡❤️🩸🙏🏽

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh2593 3 місяці тому +11

    Say u socoto iigu daran ugbaad kurbo maba hayso walee waad iga xoog badanthy anigana 2 yaardi iyo bar hadaan ku baxo hooyo mcn taariikh igu dhigi adna saana allow qof wax noo sheega hanoo wayn

    • @cawoxasan9272
      @cawoxasan9272 3 місяці тому +2

      Hooyo ka sakow qalad iyo sax inaa kala taqaanid baa wacan, hadayna hooyo ku dabasocon xoriyo noqon lahayd markaste diin ha ku xidho talo😅

    • @arawelosheikh2593
      @arawelosheikh2593 3 місяці тому

      @@cawoxasan9272 waxaad ka hadlaysa ma fahmin sida wax loo qoro baro hortaa

    • @arawelosheikh2593
      @arawelosheikh2593 3 місяці тому

      @@cawoxasan9272 maxaa ka hadlaysa maba ku fahmin

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 3 місяці тому +18

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @abdikafiguureMaxamed
    @abdikafiguureMaxamed 2 місяці тому

    Wallashada oo qaawan ma asturi weysay subxanallah damiirka xaguu idiin ka aaday imaankii xaguu idinka aaday

  • @yaasmiin1234yasmin-nr1wp
    @yaasmiin1234yasmin-nr1wp 3 місяці тому +3

    Subxanalah ilahayow soo hanuuni wllsheen o xaga tusi😢

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 3 місяці тому +25

    Ugbaad ma jiinki Malaysia galay waxa labada salaan. Tolow ma kiligay ba maqaly mise walayla maqlay 😂😂

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 3 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂 ma ila maqashay

  • @Idman-hanaHanacadey
    @Idman-hanaHanacadey 3 місяці тому +1

    Arimahena1 wll waa ladhimana allh hesaha haka madobeyo maficna qofka in oo magac xun ka haro ama la dhoho rabar aya dhinty ee waxa fican in aalh lisku xiro

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 3 місяці тому +16

    Ugbaadey amusnaanta ku qurux badan tahay 😂😂❤
    Qoftaan 🎤 meega ka qaad arimaheena

  • @mohamedok94
    @mohamedok94 3 місяці тому +3

    We are waiting this song 😍 Insha Alh

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 3 місяці тому +4

    Guys arimahena maxa ku haysatan 1.5k ❤

  • @baadaayeawdaa5954
    @baadaayeawdaa5954 3 місяці тому

    Ugbaad aragsan wanku taageera wlhi waa tahay qalbi xab xab guuleyso ku leeyhy

  • @FatuushRage
    @FatuushRage 3 місяці тому +3

    Welcome back arimahena

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 3 місяці тому +3

    best youtuber arimaheena 🤗

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 3 місяці тому +2

    Big fan of Arimaheena

  • @crahmaanaadan9308
    @crahmaanaadan9308 3 місяці тому +4

    Team arimaheena 2k like ❤ from somaliland

  • @FarduusCaynab
    @FarduusCaynab 3 місяці тому

    AlA asturnaantu quruxbadNaa

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 3 місяці тому

    Cilmi baaris lasemeyey ayaa la ogadey faaidada shaaha rinjiga uleyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤❤

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 3 місяці тому

    Jirkeeda adeeg badanaa 😢😢qof weyn oo qaawan😢😢😢waa aduun aaqiro zaman😢😢ilahayoow 🤲 qaatumo wansgan nagudil 😢

  • @fariidoabdi2244
    @fariidoabdi2244 3 місяці тому +2

    Team 27 wat ka waashey ugbaad aregsan ilaa hadda way yaabanyiin nagu qaata zxpyaal😂😂😂😂😂

  • @mohanciyow
    @mohanciyow 3 місяці тому +6

    team arimahena 1 like❤❤

  • @CabdiqadirXasan-tv3xm
    @CabdiqadirXasan-tv3xm 3 місяці тому +1

    Is astur ooqaawanaashadaada naga qari

  • @AdanNuunow-o5h
    @AdanNuunow-o5h Місяць тому +1

    Arimaxeena waan wataa yaa igu racsan like

  • @CkariinCR7
    @CkariinCR7 3 місяці тому +1

    Arimahena waani ugbaad what qoorta banana Hal mar waa lagarte maalinkasta waaaye peless ugbad waaani

  • @Yasin-Omar143
    @Yasin-Omar143 3 місяці тому +1

    Legend Arimaheena

  • @HodanAadansiyaad
    @HodanAadansiyaad 3 місяці тому

    Ciid mubaarak❤

  • @amr._.222
    @amr._.222 2 місяці тому

    تقبل الله كنت صائم ❤

  • @MaqdisAbdinasir
    @MaqdisAbdinasir 3 місяці тому +2

    Maanta anaa ugu horeeya ❤❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 місяці тому +2

    Naa ugbadey madaxan naga astur dee bisinka😂hesta wan sugi la.ahy walhi😂😂

  • @ifrahdaher
    @ifrahdaher 3 місяці тому +2

    Ugbaad iyo shaydaanba dagdaga hadal badanaa

  • @XudayfiAbaadir
    @XudayfiAbaadir 3 місяці тому +3

    Azad waxba kama hayno dheh zahip muu nastay legendku😢

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 3 місяці тому

      Sawka shalay so dhigayay 😂

    • @Niama-nalka.871
      @Niama-nalka.871 3 місяці тому

      Soo eeg hadu soo dhige

  • @Fanaxmuxudiin
    @Fanaxmuxudiin 3 місяці тому

    Heestaan waxaa u maleenayaa in ay ri koor dhigi Toronto
    Waayo kaamiro Arimaheena u hagar baxay iyo music uu jeyniis tumaayo😅

  • @FaatiMahamett
    @FaatiMahamett 3 місяці тому

    War heesta isma ip ee cusub juusto reaction kasoo bixi pleas 😂😢

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 3 місяці тому +1

    Alfanan ugbaad Mohamed abdi ugbaad aragsan❤

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac 3 місяці тому

    Astaanta qaran ee somalia 🇸🇴 ugbad aragsan 🎉❤

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln 3 місяці тому

    Iska ilaahi ugbaad jiirka❤❤

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn 3 місяці тому +1

    Abyo is astuuur😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdikhadarN
    @AbdikhadarN 3 місяці тому

    Gabadhan sida miyey ku faraxsantahay😂

  • @LADANCIDI10
    @LADANCIDI10 3 місяці тому +3

    My team ❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 3 місяці тому +1

    ...... FROM SOMALILAND 💚🤍❤️
    JAARKIIYOOW ILMAADEERAYAAL #CANDHAMAYDLE AAN IDINKA DABA GEEYEE WAXAA WEEYE GAADHIGA NOOCIISA WAAWEYN AMA WAARAADKA KUWA LAYIDHAA EE XAMUULKA QAADA WEEYE JAARKIIYOOW ILMAADEERAYAAL THANKS

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 3 місяці тому

      waa naqaana candhameydle🤣

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 3 місяці тому +1

      @@NashaadHassan Thanks sharafeey 😁😅

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 3 місяці тому

    Ugbaad is funny wllhi 😂qalpi wanaag ugbaaad❤

  • @Yaraanka10
    @Yaraanka10 3 місяці тому +2

    Asxaapta arimahena like sara

  • @FatoumaOsman-x9z
    @FatoumaOsman-x9z 2 місяці тому

    Aremehena ma waxa na ledahy wan somanahy ado la socdo gabadhan nocan ah sonkaga waxba ka ma jran

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 3 місяці тому +2

    Taliso ugbad markan sifican usoo dhoweya waa.gabar qalbi wanaagsane😂❤🎉

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 3 місяці тому +1

    Legend ❤

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq 3 місяці тому

    Maxay dhimatay tani 🥹

  • @munadeheeye5751
    @munadeheeye5751 3 місяці тому

    Bisinkooo arimeheena gbarta is astur maadhahdid watane jayniis miyay ismooday

  • @cabdulaahimohamud9541
    @cabdulaahimohamud9541 3 місяці тому

    Arimahena qofta illhe kama cabsato miya subxnllh

  • @nasrixaaji3348
    @nasrixaaji3348 3 місяці тому +1

    Ugbaad aragsan wey jeceshahay arimaheena 😂

  • @FadumoMahmood-sn3bc
    @FadumoMahmood-sn3bc 3 місяці тому +1

    Wllo mcn xijaab illaasho

  • @yaziinhaashi7344
    @yaziinhaashi7344 3 місяці тому +2

    qoftan fudeed badanaaa😂

  • @MaxamedSaleban08
    @MaxamedSaleban08 3 місяці тому

    Legened ugbaad aragsan

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 3 місяці тому

    Ugbaad is astur wll

  • @YuusufAaadan
    @YuusufAaadan 3 місяці тому

    Scw scw

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 3 місяці тому

    Keepgoing

  • @BishaarCabdi-zr6bl
    @BishaarCabdi-zr6bl 3 місяці тому +1

    aramahena masoome baay😂

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 3 місяці тому

    ARIMAHEENA KUDHAWAAD 16 AYUU UA-cam ISTICMAALA 2009 KII FURTAY WALINA WAA SINGLE 😂

  • @mahirmavio2843
    @mahirmavio2843 3 місяці тому

    Wan ku salamey ❤

  • @MatAmadesJrOfficial-og4uo
    @MatAmadesJrOfficial-og4uo 3 місяці тому

    The reaction team 27 👑👏✊

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 3 місяці тому

    Wallhi funny waye ugbaad 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @safiyaibraahim9723
    @safiyaibraahim9723 3 місяці тому

    Ugbaad aragsan ❤❤

  • @M.y.iD.
    @M.y.iD. 3 місяці тому +1

    somaliye 20 dollar yaaka helaa waa u baahanahay waa codsi 😢😢😢😢

    • @wllrishpa
      @wllrishpa 3 місяці тому

      Zxp hadaa heshid 10 isoo gali😂😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 місяці тому

      ​@@wllrishpa10 markii lagu siiyo 5 iga sii pls😂😭

    • @falastinabdi9502
      @falastinabdi9502 3 місяці тому

      ​@@Gosha-rercarale2.5 isoo gali anigna taliya😂

  • @maanka_7
    @maanka_7 3 місяці тому

    Qof inee hees qaado u socoto aala dhaha is astur ar dadkanaa😂😂😂

  • @siciidsheelkh744
    @siciidsheelkh744 3 місяці тому

    Naaagta qosol badnaa mxa haya

  • @Somowgurey
    @Somowgurey 3 місяці тому

    War yaaaah ilaaah yaqaaan naagtaan qaawan xabadkii timiihii bananka yaalan mxeey aheyd

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 3 місяці тому

    Ugbaad aragsan waa qalanjo

  • @musfeaxmed
    @musfeaxmed 3 місяці тому

    scw

  • @FarxiyoAbdulqaadir
    @FarxiyoAbdulqaadir 3 місяці тому

    Qofkii ugu horeyy

  • @XaliyeGamer-kq4tm
    @XaliyeGamer-kq4tm 3 місяці тому

    Anaa u horeeya

  • @IfrahMohamed-gt1kl
    @IfrahMohamed-gt1kl 3 місяці тому

    From Djibouti ❤😂

  • @ifraaxabdulkadir3917
    @ifraaxabdulkadir3917 3 місяці тому

    Ugbad waxey wada shekadi ninka bisada xogatay ee yiri libaxba iqaninay ee dhaqtarku yiri cirbida libaxa aya lagugudhufana😂😂😂 eyiri mid libax iyo mid yanyur iskudara😂😂😂

  • @FartunQoordhere
    @FartunQoordhere 3 місяці тому

    Amiiro maxa ugu hamplyay weyday

  • @sakariyecrahmaan
    @sakariyecrahmaan 3 місяці тому +1

    Waar arimaheenow inanta noo ilaali

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 3 місяці тому

    UgBaAd ArAgSaN is so funny 👍😂

  • @AminaAli-l9m
    @AminaAli-l9m 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 місяці тому

    Wcs wa sugye videogan snpka ugbd idinkla socday hesta sugi la’ahy 🔥❤️

  • @nasrahassan1540
    @nasrahassan1540 3 місяці тому

    Qosol miiran

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому

    Woooooow

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 3 місяці тому

    KL miyaa xijaabkii lagu tuurey 😂

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 3 місяці тому

    Wwww qatar iga dheh 🌺💙🌸🌸🌺🌺🌼😜

  • @mariaabdullahi1054
    @mariaabdullahi1054 3 місяці тому

    Labadiinaba waa qaldantihiin caleenta geedaha ma bidbidi haayso dheh😔😂

  • @HiisMahamed
    @HiisMahamed 3 місяці тому

    wow.baryahan.waad.shidan.tahay.niyaw.markaad.gaadhid.2m.i.iibi.talefoon.

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 3 місяці тому

    😢😢😢

  • @MukhtaarKayse-wu7ys
    @MukhtaarKayse-wu7ys 3 місяці тому

    Asagoo sooman muu dad xamanayaa

  • @SafaCali-q1q
    @SafaCali-q1q 3 місяці тому

    Scw scw scw

  • @SundusMahad-s2t
    @SundusMahad-s2t 3 місяці тому

    The first one team, arimahena only like 👍 saar

  • @SanaSAadiya
    @SanaSAadiya 3 місяці тому

    Wsc

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 3 місяці тому

    Ugbaday timaha mad no qarisid waa ceebe

  • @CaydurusMumin
    @CaydurusMumin 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 3 місяці тому

    Marshall allh 😂❤❤❤

  • @sahracali7473
    @sahracali7473 3 місяці тому

    Wexeyba oso xasusisay ko deris ahen oo dhahay wiil muto dishay kulahaa wuxu naf yaraa

  • @AbdirahmanHussein-qe1ug
    @AbdirahmanHussein-qe1ug 3 місяці тому

    Tlye labadina xiriri sameya😢