Majaajilo Gaaban 🔥Meecaad Miigane Iyo Salaad Cali Barakow "ISII XAQAYGII"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 роки тому

    Allow u naxariiso Labadaba🤲

  • @jakaakoosofficial2676
    @jakaakoosofficial2676 4 роки тому +3

    Allay Raxma Labada Jilaa Maacaleesh Abwaana Wuu Ahaa Waayo Waayihi Wacnaa Waxa halakan Ka Weysanahay Suugaantii Iyo Ruwaayadihii Kooxda Heegan Ee Boliska Iyo Kooxda Horseed Ee Xooga Hogaamiya Yaasha Caanka Ahaa Indhabuur & Dabagooye & Shareeco & Shube Hadii Ku Soo Dari Kartaan Aad Baa Loogu Baahanyahay Dalka Iyo Dadkaba Wey U Bahanyihiin Suugaantooda Wadani Nimada Ku Saleesneed

    • @samadoonafrah88
      @samadoonafrah88 4 роки тому

      Salad cali barakow riwaayadii qaadka iyo miyiga soo geli sxb hadaa heyso

  • @ahmedaliwaqooyi6053
    @ahmedaliwaqooyi6053 2 роки тому

    Waa lagu wareegay kulahaa salaad allaha u wada naxariisto

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 3 роки тому

    Allah ha u naxariisto mecaad miigane Iyo salaad

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 4 роки тому +2

    Kkkkk
    Allow unaxariso labadodaba

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 4 роки тому +1

    Mara iska saar kulahaa waan qoslay wlh

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 4 роки тому

      Isaguna wuxuu ku jawaabay ”dhagax haddii la soo tuuro madaxaa ku jabaaya”. Kkkkkk

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 роки тому +2

    😂😂walahay ninkan salaad Cali markaan codkiisa maqlo ayan iska qoslaa AHN

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 роки тому

      @MA OGTAHAY Caan buu ahaa Salaad Barakow Bullow. Wallee ruwaado waan soo daawatay.

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 роки тому +1

    Aun Salaad Barakow Bullow iyo aun Meecaad Miigane. Boosaaso iyo Hargeysa kkkkk

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 3 роки тому

    ”Dhagax haddii la soo tuuro maduxuu i jebinaa”😂😂😂

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 роки тому +1

    Salaad Barakow Bullow (Salaad Cali aun) iyo Meecaad Miigane (Aw Maacaaleesh aun). Allaha u naxariisto labadaba. Waa waqtigii kacaanku cusbaa. Sawrrada xusuus bay u reebaan. “Feermada raaci” kkk. Ninka seddexaad ma Aw Koombe baa?

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 4 роки тому +1

      @@waayowaayihiiwacnaa Ninka sedexaad Magaciisa waxaa la yiraa Muriidi Baaba Mareykanka uu ku noolyahay waa ninka Mustafa Martin la jila majaajilada.

  • @cismomohamed196
    @cismomohamed196 4 роки тому

    Hhhhhh