Laascaanood: Garaad Cabdullaahi oo Jawaab kulul siiyey Madaxda dhaqanka ee Hargeisa kasoo hanjabay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 50

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Рік тому +6

    garaad cabdillaahi saleeban geesi geesi dhalay qalasa ilaahayow caafimaad iyo guul kunoole oo sharodhan kaxifdi garaadada oodhan aamiin

  • @zackbotan
    @zackbotan Рік тому +3

    Garadkayga alle haku barakeyo

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Рік тому +1

    Inshallah ggggggggg reer lascanood

  • @Somfox1
    @Somfox1 10 місяців тому +5

    Garaadkani waa Rageedii .. Ku lahaa " Kan Cigaalka xun sita ee Reer BaladGubadle Maxaa iskaya baray Arab !!!!! ..Adigu halkaaga iska joog kula hadli maynee " kkkkkkkkk cajiib

  • @shukriahmed4346
    @shukriahmed4346 Рік тому +1

    Wa run Masha’Allah. Gobanimo waa loo dhashay. Guul ssc.

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 4 місяці тому

    Laandheere ilahay garaada hanoodaayo harti maasha Allah

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 7 місяців тому +1

    1:21 kkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂, walhi Garaadkaan legend weye, khudbadihiisa waan ku qoslaa mar walba, hadal yaqaan weeye 💯

    • @immny
      @immny 4 місяці тому

      Warkaas maxaa iskaaya baray kulahaa kkkkkkk

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 Рік тому

    Maashaaa allaaaah
    🌳👏🏼👏🏼👏🏼🌳👏🏼👏🏼👏🏼🌳

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 4 місяці тому +1

    Garaadku wuxuu kula hadlay Luuqada ay yaqaaniin iidoorku

  • @noahD1636
    @noahD1636 Рік тому

    ILLahay ha kala QABOOJIYO waa dad walaalo ah

  • @muslima45
    @muslima45 Рік тому

    اللهم لك الحمد حتى ترضى ولك الحمد اذا رضيت ولك الحمد بعد رضا
    اللهم صل على محمد ❤🎉

  • @-mrrayan
    @-mrrayan Рік тому +1

    Falkii wa shaqeeyey siwacan

  • @ابراهيمالصومالي-ط6ض

    Masha alaah hadaysonoqdaan ilaahay baajabindoona

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 місяці тому

    Xaaqiraadu. Waa. Isaka. Caadii. Waa. Beelawaada. Naaf. Tooda. Makaa. Ubaahaan. Is Ku. Maale Faanka. Iyo. Xaaqiraada. Misakiina

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 Рік тому

    sidaa utaxtaaxashiya idinkaa dhulka leh❤❤❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 місяці тому

    Haadaba. Haabaaraan. Haar. Waa. Deebeda. Haadii. Waxaa. Gaaraada. Jiiro. Maanata. Soomaalidu. Sidaa. Manoqooteen. Bisinka. Yaa. Raabi

  • @Somfox1
    @Somfox1 9 місяців тому

    Kkkkkk

  • @hadaafi
    @hadaafi Рік тому

    Friends of al shabab

    • @abdillahiadanissah9244
      @abdillahiadanissah9244 Рік тому

      Al shabab is the "arabka" cigaalka leh the twin brother of godane😅😅

    • @ayanjama2668
      @ayanjama2668 Рік тому +1

      😂😂😂😂😂 game is over idoor

  • @sahracadey7542
    @sahracadey7542 Рік тому +1

    Geesi geesi dhaly

  • @xasandheere3294
    @xasandheere3294 Рік тому

    Hoostaada la hel oo gubo illaahay idamkii

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 місяців тому

      Daraawiish Harti SSC Dhulkoodii bay joogaan ee Burco iyo Hargeysa ha ku deeqdo ... Adeer

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 місяців тому

      Daraawiish Harti SSC Dhulkoodii bay joogaan ee Burco iyo Hargeysa ha ku deeqdo ... Adeer

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Рік тому +1

    garaadada ssc waajibkodi way gudten ee wixi isaaq kudhaca soomaali waxay markhaati kayihin in isaaq masuul kayahay

  • @hadaafi
    @hadaafi Рік тому

    Dagalka gaala,calaalka dhaafa

  • @saynabegal6814
    @saynabegal6814 Рік тому

    Ha layska celiyo wasaq da asxaan Ma laho maatadii dadka madfaca

  • @johnbobby3339
    @johnbobby3339 Рік тому +1

    Jahilkaan o kale aya u qaraad ah kkkkk gowmku
    Garaadka u yahay baal ka waraama kkkk blind leDing the blind. Kkk
    We are coming soon saxiib no calacaal.

  • @ayanjama2668
    @ayanjama2668 Рік тому

    Adeerkay garaad Cabdilahiyow ku jeceliyaaa waad iga qoslisya ‘war muxu ahaa kii madooba ‘ adeer waa huuno waa kuwii arabilkhida cuni jiray

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Рік тому +1

    Mashaa Allaah garadada ilaahay hadin xifitiyo gobanimaduna waa u dhalasho 🏇🏿😂👮🏼‍♀️🏄🏿🏄🏿👩‍✈️

  • @shakur8918
    @shakur8918 Рік тому

    Sakhraan xiiqsan 😤

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    H/j haday farisan waxaa ku dhicih tih gojah cadeh waxaynah galih tarikhdah

  • @MohamedabdishakourShuudwayne

    Walahi bilahi Isaaq godob lagama galo hargeisa op kaliya 7000 dhalinyara aya manta kaliya hub qaatay soo socda dhulbahante wanu wasayna

    • @abdifatahhassan5561
      @abdifatahhassan5561 Рік тому +1

      Hadii farobadnsn iyo hub wax tarayan taariikhda madhicon aduunka 150 gaari oo tikniko ah 400 adkari maxbus ah iyo cidanki oo ladolay isaq baa lagu haya waxasi awood anu lenhy maaha ee waa dulmigii aad somali ka gashen i.allah waanu idin jebin

    • @sporttv24timmar
      @sporttv24timmar Рік тому

      adigu yaan lagu wasin nacas marqaansan baatahay sigaarka futada yaan laagaaga gubin,

  • @FC25-EA-FANS
    @FC25-EA-FANS Рік тому

    MAXAMBIISTII AD GAWRACADEEN WAAN LASOCONAA WAXABO HABROORANINA 300 BAANU SIIDAYNAY 400 WAANU HAYNAA WALLE INAAN ADUUN IYO AKHIROBA IANAN LAYSKAGA HADHAYN

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 14 днів тому

    odayasha xazrood isaaq jufo jufo ayay ukala yaqaanaan 😅oo adba yaa ku yaqaanay miskiin faan is leh uma xumid

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Рік тому

    Muuse juudan soosoco sidaada doonoto waada heli in marlabaada lagu qanimeyeseto diyaara baya u yihiin ciidanka SSC khaatumo harti👁️

  • @Beru700
    @Beru700 20 днів тому +1

    Darood waa gun .ee gob maaha .
    Garaad somali sheeganaya oo hadana .dagaal isku diyaara

    • @AlisaladAhmed
      @AlisaladAhmed 17 днів тому

      Gurigayga iiga bax goormay dagaal noqotay, qofka soomaaliga ah muxuu xaqiiqda iskaga indho tiraa

  • @khadrajahur2740
    @khadrajahur2740 Рік тому

    WaRa adkersa

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Рік тому

    Baal ega somali bu siyasadaynaya caruur cunne

  • @hadaafi
    @hadaafi Рік тому

    Waar iitaalkii was huwanta wa game over 😂😂😂 eega ishaaq nii ni wasi manta iyo bari

    • @salmanabdirisaak
      @salmanabdirisaak Рік тому +1

      Hadaladaas fiicnan uma dhihin garaadka ee aboow inaad ciidanka iisoo wado anigana aan KU LISO reer badhiweeyn

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Рік тому

    Kkkkkkk nabad ayaay katalinyan

  • @johnbobby3339
    @johnbobby3339 Рік тому

    Ya qaraad jahiil kkkkk. Dhilaadi kuxartey wase adkeyso saxiib kkk
    Hj jeclo lyo reer somaliland munafiq nimo ku kala qaybiin
    Karimaysiid ee xarka iska dho.
    Hj wa taagan sidi ay ini wasi heereen ayey ini wasi doonan hada afka laso geeshiid.

  • @ismailkhadaryusuf618
    @ismailkhadaryusuf618 Рік тому

    Odaygan aad moodo inuu gus ku jiro ee neef neefsanaya waar gaadmo dagaal maahee boqol goor oo soo dagaal gasheen ayaa laydin jabiyay

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Рік тому +1

      In Gus ku soo galay ayaad cadeysay oo aad waaya aragnimo u leedahay

    • @MuxsinAbdi-kt9nr
      @MuxsinAbdi-kt9nr Рік тому

      Adaa dabda laga siiya fina uleh kiso fadhiiso dee