Walaal keey mar hore been abuur masoconayo hadii aad garab siisana ale aa kuugu naxarisanaaya family kaada caruutada iyo hooyadoda sharaf ta badan ale hakuu xifdiyo samar waxa kasta hadii lagudhaho Wanaag kubadal
AJ ANIGA MA ARKO HOOYADA IN WAX LASIIYO AMA LO QABTO SABABTO AH IYADA DULANKA KA MID AH WAA INEY ALLE SWT TOOBA WEYDISATA. NOOOII NOOOI NOOO DARUUFTA MA KU DULMEYSA QOF KALE OO MUSLIM AH 😮
Ninkaan Dahir ignorgaree waa beenlow dadka lacag ku adeegsada. Maxkamada isaga ha isa saaro. Hala hadlin ninkaan sharaf ma leh, ilaahey ummadda haka qabto.
Wiilkii Nairobi lagu qabty ee gabadha iska dhigayey wuxuu yiri dahir yaatahy wuxuu yiri waxaan ahay abgal wuxu yiri hoyada majerten miyaad wuxuu yiri Maya waacili abgaalafka ayuu ugelinaya majerten waxaan kudhacay dahir calasow cudur majerten ladhaho
Ilaahay ka cabso oo hooyadaa ha inkirin. Dulmi baa kuugu socda nolol fiicanahay heli maysid
DNA is the only solution my brother
Walaal keey mar hore been abuur masoconayo hadii aad garab siisana ale aa kuugu naxarisanaaya family kaada caruutada iyo hooyadoda sharaf ta badan ale hakuu xifdiyo samar waxa kasta hadii lagudhaho Wanaag kubadal
Hadad hooyada inkirto adna kuwaan yar yar ee cad cad ayaa ku inkiri doono hadaaney hooyada aheyna ilaahey shartoda hakaa qabto
Hoyadaa hadey tahay walaal ha inkirin
Fuusto ha dhihin dna mari waxaan Waa aduun maalimba weji ayey leedahay
Ninkani dhiig,m,j male waa,raxanway
AJ ANIGA MA ARKO HOOYADA IN WAX LASIIYO AMA LO QABTO
SABABTO AH IYADA DULANKA KA MID AH WAA INEY ALLE SWT
TOOBA WEYDISATA.
NOOOII NOOOI NOOO DARUUFTA MA KU DULMEYSA
QOF KALE OO MUSLIM AH 😮
Hoyada miya TikTok taqano ama firsato xata meel internet leh manoogto beenbadana
Ninweyn oo inta laeg on hoyadi aqoon majiro fustadaan dahir calasow ayaa Soo riixay
Ninkaan yantaar wuu u eg yahay
Yaaidin Soo diray
War waxaan waa views raadisaan
Dahir calasow waabenaale dadka qeybtood wuu Soo kireya sida uhadal ayey dhaha
Ninkaan Dahir ignorgaree waa beenlow dadka lacag ku adeegsada. Maxkamada isaga ha isa saaro. Hala hadlin ninkaan sharaf ma leh, ilaahey ummadda haka qabto.
Haber waalan oo la soo kireystey
Wan runta
Afkeeda ma maxaa la dhahaa
Kkkkkkkk la ertee aaa ala daahiraa horta waxii jira ilaahaa og laakiin somalidu isku dhiig maahan
Nin kan DNA haga qado hada wax jirin maxana qen
Been badana beerka caara ku goysay