taariiqda oo been laga sheego waa dambi dambiilaha oo la abaal mariyana waa jariimo umadeed tolhelay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 78

  • @Cabdiraxmanmaxamedxassangudud
    @Cabdiraxmanmaxamedxassangudud 3 місяці тому +1

    Madaxweyne cali mahdi maxamed alle ha u naxariisto afkaada uraayo kadda aalkuliiste

  • @Blackiislo
    @Blackiislo 3 місяці тому +4

    Jamaal galay dhuuni raac noqday walle been dambe kaami qaati

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgal baa leh
    Maal iyo mamul abgal ba leh
    Mogdisho mudulod baa leh
    Hiraabna waa walaala heeyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 місяці тому +2

    War been Oo dhan aa danbi ah. Adiga ka sheekeey adeerkaa Jeneral Caydiid wuxuu falay ee hanagu mashquulin

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому +1

    Xurmadle xasan shiikh dakada hobyo noo dhis ayaan kaa maqlay hada ka hor maxaad u dhaheeysay in uu yahay nin fiican ama halaga helo ama halaga waayee madhulkii dowlada halago kaco ayaa ku badashay mase weelkii xaaskiisa kubay maxaa loo maxkamadeeynayaa mida kale xasan difaacii aan difaacnay waa ka shaleeynay ayaa tiri been aad ku sheektay mida kale mawaxaa ka xanaaqsan tahay xamar unukaa leh oo mudulooda ninkale duqmagaalo ka naqan maayo warkaas soomaali oo dhan ayaan u sheeknay cidkalana kama noqon jirin muqaamada islaamiyeentii sedax ayee ahaayeen sadaxdoodana mudulood ayee duqa magaalada ka dhigeen cabdulaahi yuusuf waxuu ka dhigay mudulood faramaajo waxuu ka dhigay mudulood waxa looga dhigayay dagaanka ayaa loo yaqaan waana ku mahadsanyihiin soomaaliya hanolaato❤❤❤😂❤❤❤

  • @Shankharon
    @Shankharon 3 місяці тому +1

    cali yuusuf waxuu idinku sameyey iyo godogode guush iyo keynadiid kasheekey yaa adoon

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +1

    CISMACIIL WA AL SHABAAB WA KA XUNYAHEY ITOPIA

  • @aminagure8520
    @aminagure8520 3 місяці тому

    Asc Jamaalow ina Adeer Maxaad uga hadliweysay meeshii ay ku jireen reerkii hg

  • @abidell4173
    @abidell4173 3 місяці тому +1

    Waryaa Jamal Soomaalinimo ayaa nadeeqda iyo cadaalada.....

  • @Shankharon
    @Shankharon 3 місяці тому

    taariikhda HG waa adoomo lawada ogyahay shaqadoodana waa adoonimo ah kabo iney tirtirayeen cali yuusuf iyo keynadiid

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 3 місяці тому

    Majerrteen baa jajeele geel ka dhacay oo ay cayr ka dhigeen😂😂😂😂 waali time MJ lagu waslay😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +1

    CALI GEEDI IYO CABDULAHI YUSUF AYA SO HOR KACEY ITOPIANKA MUQDISHO YIMID WEXEY U KENEN INEY LAYAAN SOMALIDA O ITOPIANKU LAYEY DHACEY SOMALIDI GAR AHAAN HAMARGIDIR

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +1

    WA CIIL IN SEYIDKA O AHA AL SHABAAB ABAHOOD O LEYN JIREY SOMALIDA OW WUXU XOREYEY JIRIN IN TAALO LO DHISO

  • @mohamudsamatar8993
    @mohamudsamatar8993 3 місяці тому +4

    2006 waxa Ethiopia keenay Xamar Cali Geedi RW, Cali Jeele WGaashaandhigga , iyo Cabdilaahi Yusuf MW AHUN
    si ay uga aargoosataan General Caydii iyo Habar Gidir
    maantana waxa la lee yahay Habar Gidireey Ethiopia la dagaalan
    si aanay Somaliland ula heshiin
    mar hore ayaa Ethiopia loo adeegsaday Habar Gidir

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 місяці тому

      @@mohamudsamatar8993 habar gidir 18 askari by dishy o dhiigoodu dahab yhy kitaabka free manson baana qoraya inaan cirib tirno waligoodna saas bay ahanayaaan wixii dhiiga yuhuuda barakeysan daadiya waligood ethiopia o beta israel ah waji ka heli mayan

  • @Shankharon
    @Shankharon 3 місяці тому

    siyad bare HG ku shaqeysanayey guulwade ahaayeen waryaa jawhar waxaad ku sameyseen kacaankii tarikhdas waa qorantahay kii dalxiiskaiyo baarka laha axmdey hadaafoow baarka qoryaha u jarjari jiray kadibna guulwade noqday waa asaagi adoon la adeegsado waa HG aygana lesku adeegsado

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    ANO HAWIYE AH AYA KULA XUSAYO JENERAAL GARAAD FARAX GARAAD CEYADIID JANADA FARDOWSA ALLAHA KA WARABIYO

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 3 місяці тому

    Jamal talada waxaa idinka xumaatay mw abdiqasin waqtigiisi hadaa tihin habargidir

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 3 місяці тому

      Waxay talada ka halowday markay Abgaal kula dagaaleen deegaankooda ayagoo Soomaali barkeed wata !!!

  • @mohamudsamatar8993
    @mohamudsamatar8993 3 місяці тому

    Waxa aan xasuustaa maalin hub baadhis lagu sameeyey
    guryihii Cusmaan Caato AHUN Iyo MW cabdi Qaasim Salaad
    markii Cali Geedi, Cali Jaale iyo Cabdilaahi Yusuf AHUN adeegsanayeen Ethiopia

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 3 місяці тому

      Waxaan xasuusanaa in Isaaq ay la socdeen hg dagaalkii 4ta bilood, hubkii ugu badnaana laga soo daabulay Hargeysa si loogu laayo Abgaal !!!

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +1

    DHAB MA AHA SEYIDKA WUXU DHINTEY 1921 SOMALIADA WEXEY XOROWDEY 1960

  • @Shankharon
    @Shankharon 3 місяці тому

    war adooman ma umaleyne deegan adan laheyn in lagu ixtraamo deegankad kaso jeediin baa hooydiina asago abhiina ishiisa cadaha lagu fuuli jiray geeliinana lagu horlisayey hadana aad kabnaha u tirtireyseen yaa adoon

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    HAMARGIDIR HA DHISATO DEKEDA HOBYO XARADHERE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    MAGACA SOMALIA AYU KU TUGSADA HANTIDA U KU QATANA WAXA CUNA ASAGA IYO FAMILKIISA

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 2 місяці тому

    Cali geedi shahaadada la siiyey waxuu ku mutaystay layntii habar gidir xiligii uu Ethiopianka u adeegsaday markuu ahaa raiisulwasaaraha walaahi waxaa maanta ii soo baxday in Hassan shiikh mahamuud uu colaad weyn u qabo habar gidir taas baa maanta ii cadeysay

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 3 місяці тому

    Horta waa laba aan isqaadanayn oo kala fog
    Mw xassan inuu yiraahdo
    Ethiopia waa cadaw
    Lkn ragii Ethiopia wadanka soo heliyeyna waa lamaa muusaa waana halyaayo qaran
    Waqtigii Ethipia muqadisha ay bii'am ka
    ladhecaysey
    ayaa odayaal Abgaal ahi oo jaamacatul islmiya muqadisho dhiganayey waxay lakaftameen yar HG ahaa waxay kuyiraahdeen
    Aardayda jaamacada Abgaal ayaa ugu dhanka Hg kubadanyahayna way kutaashaaye aaway Hg
    xagay aadeen
    Wuxuu ku yiri Hg wadanka ayey leedahay jihaadka ayeyna kujirtaa oo ku maqantahy
    adayaashii Abgaal waxay kuyiraahdeen nabee waa runtii
    Ya Amxaartaan oo Hg looheli lahayn lugay naga kala rida lahayd
    marka cali geedi meesha laga maamuusaa oo shahaada sharaf lasiinaa
    waxay ahayd in lasiiyo ragii dagaal Ethipia iyo camiiladeeda looga soo horjeedey hogaaminayey
    waa haday run katahay ethiopia ayaa cadaw geena .
    Doofaarku waa nijaaso xaaraan ah waa necebahay
    lkn ninkii ii keeney abaal marin iyo maamuus ayuu mudan yahay
    Waa laba hadal oo kala fog
    waana dulmi

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 3 місяці тому

      Caydiid-ba dembi weyn buu reer Muqdisho ka galay, intuu ka dilay Siyaad Barre kama dilin, hoobiyo ayuu ku garaacay illaa iyo hadda dad badan oo ku naafoobay baa jooga oon waxba qabsan karin, hg-na waa u halyey Caydiid ??

  • @faham6920
    @faham6920 3 місяці тому

    Cali maxamed geedi in la dilo ee aheed

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 3 місяці тому

    Caydiid soomaali isagana xasuuqay isagoo intuu cararo rabo ayuu jees Ku yiri intee u cararaysaa anaa dagaalamaayee dhuumo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    SEYIDKA IYO FAQASHTI U WATEY HAL MALIN WEXEY KU GUREEN WABIGA BALAD WEYNE 10 KUN O XAWAADLE WAXA USO GURMADEY HAWIYE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    XASAN DHIIQO WUXU GATEY BENSIINKA HOBYO HA LAGA HOR TAGO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    HABARGIDIREY ISRAAC ISAAQ KU DAYO

    • @asiyafiican7206
      @asiyafiican7206 3 місяці тому

      iiiidoooooooooor ka hayka bax meesha ee adigu habar jeclo ayaa tahay

  • @Shankharon
    @Shankharon 3 місяці тому

    xamar hadu hankiina yaha wale doqon ba tahin xamar sharaf miyad ku yelan watu farmajo kugu bahdilay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    ANO HAWIYE AH DIYAAR AYAAN LA AHEY XUSKA JENERAAL GARAAD FARAX CEYADIID

  • @AliHusseinMohamed-ig3qr
    @AliHusseinMohamed-ig3qr 3 місяці тому

    Adga adan cadde hadii cayso yaab harey

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    DHISMADA DEKEDA HOBYO IN LAGA AMAR QATO NIN QABUURO QOTEY MABA AHA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    XASAN DHIIQO WA TUUG MORYAAN GACAN KU DHIIGLE

  • @safiya8016
    @safiya8016 3 місяці тому

    💯💯

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 3 місяці тому

    $20 intee kusoo dirnaa Taliye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    DEKEDA HOBYO SIDU U HOR ISTAGI KARA DAMEERKA QABURAHA QOTA O MORYAANKA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    XASAN DHIIQO WA QAWARIJ KIRIMINALA KANSAR HA U DHINTO

  • @dahir4662
    @dahir4662 3 місяці тому

    👍

  • @dahir4662
    @dahir4662 3 місяці тому

    ☝🏼

  • @abidell4173
    @abidell4173 3 місяці тому

    Jamal qabyaalada naga jooji.....

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    ROOBLE ASO KURSI HEYSTO AYU DAMEER TUUGA KENEY KA DIBNA XIREY DUMARKOODI

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    SOMALIDA XORTA WELIGOOD WOOD QOF IYO COD MA GELIN 64 SANO

  • @mohamedfarah1400
    @mohamedfarah1400 3 місяці тому

    Mansha Allah Jamal Nin Rageed

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 3 місяці тому

    HG cuqdad Abgaal qaba maanu arkin hadaanu Isaaq nahay. Koonfur wax ay Isaaaq is fahmi karaan oo Caqli bini Aadam ku jiro oo nala garnaqsan kara oo na qancin kara waxa jira HG.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 3 місяці тому

      Awelba isbahaysi baa idinka dhaxeeyey, dagaalkii 4ta bilood waad la socoteen hg oo Abgaal baad isla wada dilayseen !!!

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    GABDHAHA HALA SO DAYO

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 місяці тому

    0:00

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 3 місяці тому

    👆🏾for caydiid

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    CALI GEEDI TIIRKA HALA SARO

  • @faham6920
    @faham6920 3 місяці тому

    👋

  • @Suaad8
    @Suaad8 3 місяці тому

    Waa run dekada waxa hor tagan e diidaya xasan geele

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 3 місяці тому

    Asc jamaalow
    Cali geedi ciidanka ethiopia wuxuu u soo geshay waxay ahayd inuu ku baabiiyo H Gidir halyeyadoodii iyo shacbigoodii haween iyo caruur iyo ciroolaba, H Gidirse May ku xisaabtamin wali,
    In lagu maamuuso ciil qabe cali geedi waa dhafoor taabasho H G

  • @Cabdiraxmanmaxamedxassangudud
    @Cabdiraxmanmaxamedxassangudud 3 місяці тому

    Mataatac 😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    DR KOOFI WAKA CILMI BADAN YAHEY XASAN DHIIQO IYO KOOX BADAN

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 3 місяці тому

    Jamalow ogow waad na wada guubaabise

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    WAX SOMALIA LA Y8RAHDO MA JIRTO HAMARGIDIREY HURDADA KA KAC

  • @dahir4662
    @dahir4662 3 місяці тому

    Runbadanidaa yaase dhagaysnayo alloow hg caqligeeda soo celi wey jabeene

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    HABARGIDIR HURDADA KA KAC WAX SOMALIA LA YIRAHDO MA JIRTO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    CALI GEEDI WA GACAN KU DHIIGLE DANBIILE SHARCIGA WUXU DHIGA IN TIIRKA LA SARO

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 3 місяці тому

    Waxaaladhahaa. Dowladii musuqmaasuqa

  • @Cabdiraxmanmaxamedxassangudud
    @Cabdiraxmanmaxamedxassangudud 3 місяці тому

    Madaxweyne cali mahdi maxamed alle ha u naxariisto afkaada uraayo kadda aalkuliiste