Somali Uber Driver Lagu Eedeeyey Xoogid Gabadh Uu Soo Qaday Oo Aabahed Xabad Ku Ridey 😳

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

КОМЕНТАРІ • 187

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  3 місяці тому +9

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc 3 місяці тому +27

    He is old enough to quit his evil desires, but he chose not to. That's awful!

  • @niyaaladem
    @niyaaladem 3 місяці тому +28

    Maalin waliba waa ceeb u taagnow hadaanu Soomaali nahay, dadkan maxaa ka qaldan yaabay aniguye?😳

    • @NuuraOmar-yp6bj
      @NuuraOmar-yp6bj 3 місяці тому +9

      Waa nimankade
      Way isla fiican yihiin
      Iyaguna
      Faarax ma khasoobo

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 3 місяці тому +13

    Thank you for talking about this! I saw it last night. We have people like that in our community. He looks normal and that is the scary thing.

  • @baroenglishwithameeramohamed
    @baroenglishwithameeramohamed 3 місяці тому +9

    Soomaalida in xumaatida gacan laysaga qabto waa diideen. Qabiil aya idinka xoog badan. Caruurta dhalaneyso aan u naxno.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 місяці тому +10

    Wallee Duleeyste Waa Naceebeeyay Hadii Aan Nahay Ina Rag Kuwa Fiican Magaceena Baay Naga Dileen.

  • @QaliyaMilki
    @QaliyaMilki 3 місяці тому +8

    Thanks Fathiya Ceebtoodii ayaa alle soo banaanka keenay gabdha hooda ayay intaas io kabadan kusameey nayeen oo intaas qarsanayeen ❤❤❤❤

  • @fartunfaatush1446
    @fartunfaatush1446 3 місяці тому +10

    58 years old subxaanalah

  • @shamishoussein7587
    @shamishoussein7587 3 місяці тому +15

    My god now I’m scared I cannot order uber

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 3 місяці тому +5

    Allow ha na ceebeyn aduun Iyo akhiraba subhanallah alle ha asturo ceebaha umada soomaaliyeed mel walbay joogan 😭😭😭😭

  • @hanamoha3252
    @hanamoha3252 3 місяці тому +16

    How shameful Subha’Allah

  • @yazzyy0__
    @yazzyy0__ 3 місяці тому +4

    Waligaa xaqaad ka hadashaa guulayso waan jeclahay showgaada viva farhia

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 3 місяці тому +10

    Omg 😳 this is so trouble😮

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 3 місяці тому +7

    Asc qaali fatiya walaal macaan wlh runtaan kugu jeclahay dulaystayasha somalida caqliga hoostaa laga geliyey sideedaba waana run somali been way sheegtaa lakiin maahmaahahoogu waa wax jira oo runa yaa ogaada dulaystayaalooow halkaa fatxiya fariida baa halkaa idin fadhisa wixii dhiig lahoow kaca

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 3 місяці тому +8

    Bisinka kaasu waa dulayste alamtara soo dhaafay😮

  • @BarlaHashi
    @BarlaHashi 3 місяці тому +4

    Allah aya kashifay ninkaas u malayn maayo in markii ugu horeysay ee uu wax kufsado iney tahay, ayaamihii kheyrka nin wax kufsanaya Allah aya kashifay subxaanallaah

  • @bilana289
    @bilana289 3 місяці тому +8

    Sheekadii waalidii aad hablaha yaryar ee Somalida la barateen ee goor walba samayn jirteen without banishment and consequences ayaa dad kale ula tagteen naaraha laydinka waraabinayaa

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 3 місяці тому +8

    We came from a place that there are no rules, regulations so wherever we go we leave behind a trail of destruction and misery

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 місяці тому +6

    Acuudubillah maxaa qatay qofkan wayn allah hana xafido cid la amino ma jirto hadiiba duqyaashii sidaas samaynayaan lkn waxay u haystaan dee meshii intay kufsadaan hadan la siin jiray daalimiintu calaamo lagaa ifi lagaaba ifiye🙄

  • @khadrahersi-n8n
    @khadrahersi-n8n 3 місяці тому +4

    Allah ceeb badanaayeey,ilaahay baa kashifay,ilayn ceeb uma dhintaan,that is why when people ask me where am from , I never say other than east Africa,Somalis are famous for all the wrong reasons,bal day 60 jir😮

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 місяці тому +6

    Dada u yahay fatxiyay wasidad sheektaye horu u smeeyey walaahi sharciga ugu adag hala marsiiyo wasakh wa 50 jir wu na ceebeeyey from buntiland

  • @amalmohamed333
    @amalmohamed333 3 місяці тому +2

    Ilaahoow na astur oo haana duleyn. SubhanaAllah. I feel sorry for his family and his victim and her family.

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 3 місяці тому +2

    Subxanallah! Dulayste waa duligiise xaaraanka magacayni ayuu ceebeeyay duliga

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 3 місяці тому +7

    Xaqii gabdhaha Somaliyed aya kaso baxay
    Gabdho ragi dhalay u tagan yihinu ayu isku taabtay 😳

    • @ednaaden7248
      @ednaaden7248 3 місяці тому

      Xabsiga marku galo waxa ka jirta qaacido la dhaho rape the repist😂 25sano oo kufsi ah aya isagana sugeysa

  • @HamdaNura
    @HamdaNura 3 місяці тому +3

    OMG 😳 ala ceeb badana I wonder how long he’s been doing this. Ya la aminya odaygi ba hadu fal xumada ku daqmayo.

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 місяці тому +2

    Waxaa maqlay waa xaasle, imagine xaaskiisa quruxda badan oo ayadoo baati caraf badan xiran guriga ku sugeyso....... ayaan darro ka weyn ma jirto markaa arki weydo nimcada Alle ku siiyay.

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 3 місяці тому +5

    Aniga waxan arkay nin wayn oo wadanki jooga one year ago kufsaday gabar yar oo 7 years old jirta xasbuna llah

  • @najmahassan9086
    @najmahassan9086 3 місяці тому +2

    Aabe cajiib ah ayuu ahaa aabahaa inanta dhalay laakiin aabaha inanta kufsaday inaalilahi wa inaa ileyhi raajucuun

  • @Runtakudhimow
    @Runtakudhimow 3 місяці тому +6

    Dulayste maxaa helay waan ku farxay sida loo galay

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 3 місяці тому +2

    Hadaad aragto qof somali ah oo meelaha la taagan waanala neceb yahay waa tuug ama waa tuug qariye cida ina neceb waxey inagu nacday maan iska bdalno diin aynan run ka sheegeyn ayaan ku orodna markan wax waliba haleyno gaalada soo taan ka dooranay dadkeena iyo dhulkeena soo mida nalugu soo dhaweeyay maahan waryaada intaad isku xishootan umadaha ilaahey edeb ula dhaqma wuxuush yahay dhaqanka xun

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 3 місяці тому +1

    Masiiba wayn waa wax laga xumaado isagoo aabaa ayuu waxaa sameeyay subxaana.Allaah

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 3 місяці тому +3

    Waxa jira nin youtub jooga oo sheekh shegta carur somaliyed ayu kufsaday haddan qabilkisu wa ogyahin hadda waa qabqable dhagal

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      😳😳😳 Kaasi waa kee? War bal UA-camkiisa soo qor ALLE qaadka.

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 3 місяці тому +2

    Xaqa feru kadilaca waxan fila inu hore uso kufsanjirey wax 😢 ilahow ciyalkena nobadbadi iyo ciyaalo Dhan abaayo waxan so xasuustey masarida Marka racdo text aba Uber wukula fakanaa😢

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 місяці тому +8

    So sad Subhanallah

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 3 місяці тому +2

    istaaqfurulaah haday Run noqoto ooy ku cadaato waa ceeb
    I feel sad

  • @NuraAhmed-l8o
    @NuraAhmed-l8o 3 місяці тому +4

    Aqasay iman laawe wale dadkaani waxay yihin lama garanayo aqas a1

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 3 місяці тому +1

    Madaxa inuu xabada ugu dhufto ayee eheed , ilmaha iyo xaska Allah qalbiga hauqabojiyo

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Haa walaahi sidaasaa wanaagsaneed.

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 3 місяці тому +1

    Illahay ka baqa xaqiiqda illahay baa og.. Aniga waxaan garanyaa labo nin Abo Somali ah oo kufsi lagu eedeyey shaqadii laga joojiyey maxkabad la saaray waxay ku baxsadeen Taxi sigii ay wadeen baa camera ku xidheed waliba labada nin mid baa curyaan gacan la’ ahaa oo lagu eedeyey gacaantaa inuu ku salaaxay naagta 😂😂 nasiibkoodii camera Taxi la baaray ayey ku baxsadeen.

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 3 місяці тому +2

    Allahuma aamiin walaalo

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 місяці тому +1

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim walaal malahubaa

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 3 місяці тому +4

    Wllhi waa yaab subxanallaah😢😢😢

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 3 місяці тому +6

    Fathie yurub waxay dhahaan capital rape because of somalis and other arabs.Aaad bay u necebyihiin waayo duqooshinka xitaa kama baxsanayaan.
    Fadlan walale ka hadal arimaha
    Soomaalay xishooda oo ku dhaqma dhaqanka wanaagsn

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Duqooshinka markad tiri waxaa dubaba igu soo dhacday islaantii waayeesha aheyd misna waalneed ee orgidu ku faalaayeen habeen iyo maalin Muqdisha oo ay gabar xaas ah sok badbaadisay oo reerkeedii u raadisay.😢😢😢 YAA ALLAAH naga soo gaar.

    • @maryambrahim82
      @maryambrahim82 3 місяці тому +1

      ​@@niyaaladem😭😭😭😭

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 3 місяці тому +2

    Aamiin kii xumaato sameeyey

  • @afnaanshukri2031
    @afnaanshukri2031 3 місяці тому +9

    Allaha cudur ka galiyo. Farjiga. nin walba gaber miskina kufsada

  • @leylaasair7210
    @leylaasair7210 3 місяці тому +1

    Thanks cidina cid kama fiicna but wixi u dhashey wey is ka ta kori lahayeen

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 3 місяці тому +3

    Hooyo arageeda allaha yasiro

  • @KowsarAhmed-r8u
    @KowsarAhmed-r8u 3 місяці тому +1

    Dulaystoo dhan waxaa qaldaneyd kuriintiise ee dumarka soomaliyeed waxaan dhihi lahaa raga aad dhalaysiin korimadooda hagaajiya oo bara qaymaha gabdhuhu leeyihiin kusoo abaabiya oo kutarbiyeeya

  • @semiraabdilahi4207
    @semiraabdilahi4207 3 місяці тому +1

    Somalida court ka buuxa ma xishoonayaan ilahow noo ceeb astur 😮😮

  • @mowlidali-qs7rx
    @mowlidali-qs7rx 3 місяці тому +2

    Sudan is not easy

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому +2

    Somalida musiibo baa kudhacay

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 3 місяці тому

    Ilaahey hacaafiyo maamada bararkas indhahana alaha ka biyo sokortana alaha ka casfiyo

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 місяці тому +1

    Allah akbar hadii lahubo warkaas. Waxaa fiicnad inay madaxa katoogtaan tolaay oo tolaay

  • @fartunhassanisse8329
    @fartunhassanisse8329 3 місяці тому +1

    Daily Mail baa ka arkay alaw ceebteena astur

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 3 місяці тому +2

    Subxaana Allah

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 3 місяці тому +1

    Hadiiba caqligu madhan yahay, maxaa ciyaalka la barin 😅,subhanalah ilaahay ayaa ceebtiisa khashiftay . Tolow imisuu hablood ayuu kufsaday sad 😮😮😮

  • @Miinko525
    @Miinko525 3 місяці тому

    Imaanka lagaa qaad tiisa muu saacadkasta kufsado waaba ninwayne 😳 fatxiyay produktgaa waan ubaahnay qaali sweden xagee lagahelayaa please

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 3 місяці тому +6

    Baga, edeb daranaa balaayadu

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 3 місяці тому +4

    Innalillah 😭😭😭😭

  • @AtariishadaADuunka-tg9ek
    @AtariishadaADuunka-tg9ek 3 місяці тому +2

    He probably pretends to be a good person, masjidkana dabcan wuu aadaa…ilaahay idin wada kashif…wasakh…

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 3 місяці тому +10

    Most likely he rapped someone before

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 3 місяці тому

    Marka waxan leyahay hadal badan danba dhanta ee aan aragno in aad nasobildhansanatan

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 3 місяці тому +4

    Gbdh yaro maskixiyan u xanusan oon jaar nhy buu nin kufsaday waa la siiyay wxa la yidhi waa ceeb hala aamuso ninka u guuriya gbdha waliba waa nin dhali kara tayar imika wuu qabaa marna wuu dilaa mrna mdxu gidaarka ugu garaaca waliba iyadoo uur leh reerkoodiina inty siiyeen by ka aamusiin bl dhaqankaas ka wrn waa sick society dadkan way dhinteen dulmi iyo kufsi by intaas qoyan daboolaysa intay dulayste u hiilinayso

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 3 місяці тому +1

    Waa wax dhicika in uu nin waxaa sameeyo

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 3 місяці тому

    Hasbunallah wanimal wakeel😮

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 3 місяці тому +1

    Bal ka waran ilaaheey waa qafiuru raxiim show dhowr mar buu howshaa galay maantaa ilaaheey kashifay yaa bala hoostu kaa gashay aan kaa dhamaan

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 3 місяці тому +2

    Waxa soomaaliya maamooyinka ku xoogaya faaiido malaha

  • @BilanOsman-bx9qv
    @BilanOsman-bx9qv 3 місяці тому

    Ninkan sheekadiisa xaqiiqda ahi way soo bixi doontaaye Fadxiyaay isagaa dulmane noqon doona, odayga waxay daris yihiin parents in law gayga waa oday miskiin ah oon masaajidka ka bixi jirin, masiibo ayaa heshay oo waa la wanjalay ama wuu waashay oo kii la yaqaanay ayaanu ahayn

  • @NuraAhmed-l8o
    @NuraAhmed-l8o 3 місяці тому +3

    Mid taxi ba bari igu yidhi. Laba xalay anaigo sida is dhinkanayo gala barbaan is idhi gaar ma jidhsisa nacdasha wayo way iskay tusayan 😂😂😂😂 wan baqday walahi waxan idhi adigu taxi driver tahay maxa kaagalay

    • @TDMDATA
      @TDMDATA 3 місяці тому +2

      Nura,
      Su'aalahaas oo kale lama waydiiya qofka
      Ilaahy qof caadi ah buukugu soo aadiyay
      Shibtaada un iska gur😂

    • @NuraAhmed-l8o
      @NuraAhmed-l8o 3 місяці тому

      @@TDMDATA wlo. Kuma famin. Ninku isaga igu yidhi galadan siday way is dhunkanayen anigu wan xanaqay ku yeh markan idhi adiga maxa kagalay kulaha wan xanaqay way iskay tusayen lol dadka dadkan cadi modayna weyan

    • @TDMDATA
      @TDMDATA 3 місяці тому

      @@NuraAhmed-l8o haye, hadaad daawatid sheekooyinka dilalka afduubka
      Ka hadla, waxaad iska ilaalinta doontaa ficilada qaarkood & hadalada qaarkood.
      Ilaahy haku xifdiyo

  • @aserofarah4222
    @aserofarah4222 3 місяці тому +1

    In ay madaxa ka toogtaaneey ahayd xaaraamiga

  • @Ayanabdi7
    @Ayanabdi7 3 місяці тому +1

    Xata iyado cabsan laga tagii mayo acudubillah

  • @afaafmohamud5658
    @afaafmohamud5658 3 місяці тому +2

    waxaan layaaba nin naag iyo caruurleh gaajada haysay badanaa sick 🤢 person

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 3 місяці тому +2

    Acuudu bilaah aloow hana ceebaynin

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 місяці тому +1

    Inay toogtaan bay ahayd daalim calaamo lagaa ifi

  • @abdikarimahmed8516
    @abdikarimahmed8516 3 місяці тому +1

    Illahay halagabaqo naagtani waa beenley odayga miskiinkaa waala afduubay tuugaaheshay warbixintanina waabeen anagaa joognameesha walahay waa been cunsuriyiin baaheshay tuuga ah allah hakasoofurfuro somalida naagtaan dhagaystoow illahay kabaqa xaqiiqadu waysoobixi beenlaydan waxa tuugadu qortay sooqaadatay tuugadaa xaaraan kuqabtee hadhagaysanina beenlayda

    • @aminajama160
      @aminajama160 3 місяці тому

      @abdikarimahmed8516 Sawta dhakhtarka la geeyey ee la baadhay 😂😂 ilaahow ceeb Astur

  • @abdikadiralimohamed8187
    @abdikadiralimohamed8187 3 місяці тому

    Wax aadan hubin adiga maa meesha joogay falka ka dhacaaye diinta waxay qabtaa afar marqaati ah waliba arkaaye in wuu falka sameynaaye naa heedhe ha dambaabin wax aadan ogeen ha difaacin hana ka sheekeen afkaaga xiro Allah ka baq

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому +5

    Ragow maxaa idin dhibay maad aayar qoyan qiiqaysa radinaysa wax qaboojiya ku qaboojisid.
    Iyagii baa ku leh war Imeheri kaliya. Waxa aad samayso dhamaan magaca somalida ayuu saamaynayaa iyo muslimka iyo africaankaba.
    Hawenka la qabow idibkuna raga haku cansiirinina hawsha. Una ogolaada mid daris kula ah ee qiiqaysa waa talo wanaagsan

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому +2

      Qoyan qiiqeeysa iyo Mr Galiye weey isku haboon yihiin 🤣🤣🤣

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 3 місяці тому

      Waad garatay abti
      Farxiya Ha ka shaqayso say iskugu dari lahayd kkk

  • @ikranmohamed6283
    @ikranmohamed6283 3 місяці тому

    Habo alabtasan ubahanahy haraha naber ken kalasoxidhidhna hbo

  • @nadaabokar646
    @nadaabokar646 3 місяці тому

    subxaannallah

  • @Ms.4ever33
    @Ms.4ever33 3 місяці тому +2

    HOW EMBARRASSING ya Allah! Subhanalaah.

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 3 місяці тому +2

    Foolxumo waynaa kaas waa uu ceeberyey reerkiisa iyo soomaali

  • @safiyohasan1427
    @safiyohasan1427 3 місяці тому +2

    Shameless 😢😢

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl1 3 місяці тому +1

    Rag rag dhaly ba hely ❤

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 3 місяці тому +1

    Fatxiyaay ka joog abayaasha somalida qaar badan ya ka wanagsan cadaanka😉
    Ilahoow no xafid aabayaasha wacan🤲🏼

    • @aminajama160
      @aminajama160 3 місяці тому +2

      nafisaguleed2956 Goormay Aabayasha Soomali ceebaysay, waxay ka hadlaysa kuwa dhaqanka xun een ilaahay ka baqayn, diintu waxay tidhi qofkii sinaysta ee reer hore leh dhagax ha lagu dilo.

  • @hassanhared4521
    @hassanhared4521 3 місяці тому

    weli ninkn denbiga kuma cadan waxy u badan tahy in dabin lo dhigy adigu mxd caybaha u bafisa

  • @odayabdulle405
    @odayabdulle405 10 годин тому

    He was freed what you gonna say now old phoney woman don't judge people wrongly

  • @safiyonur5415
    @safiyonur5415 3 місяці тому

    OMG subxaanalah😢😢😢😢

  • @munaomar187
    @munaomar187 3 місяці тому

    Raga somaliyeed ma wada xuma ok what about gabadha somaliyed ee din leh ee qayam leg ee cabtoyda ah maxad ka lede adu

  • @habibaabdulla7569
    @habibaabdulla7569 3 місяці тому +2

    Hhhhh inuu cishe soo dukadaa laga yaabaa

    • @quenraxma292
      @quenraxma292 3 місяці тому +4

      Salaad Aan xumaha rebayn alllow iimaanka nagu dil yaarabi

  • @itsimaan248
    @itsimaan248 3 місяці тому

    Amin

  • @lail111
    @lail111 3 місяці тому +3

    Iminka isaga la kufusan doona.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Jailka sow maahan? Cashar fiican baa sugaya. Funtada xunee ee uu celin waayey ayaa bohol baa laga dhigayaa.

    • @lail111
      @lail111 3 місяці тому +1

      @@niyaaladem haa

  • @nimoelabe272
    @nimoelabe272 3 місяці тому

    Thank you for mentioning and talking about this is embarrassing. embarrassed and shamed his own family, like you said he must’ve done it before he called himself a Muslim, shame. He did this on Eid day. how is he going to face his daughters? He thinks his tribe will bring him out of jail. This is not Africa.

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 3 місяці тому

    This is one of the most depicted story and unfortunate happened in our community. I hope this isn’t true. For sure Soomaali don’t know the consequences

  • @itsimaan248
    @itsimaan248 3 місяці тому

    True 🎉

  • @MYFANPAGE-fz3xx
    @MYFANPAGE-fz3xx 3 місяці тому

    Waa 60 jir yaabka galay 😢😢

  • @MomoMomo-jl8gt
    @MomoMomo-jl8gt 3 місяці тому +1

    waa yaab

  • @nastehoabdirazhid1281
    @nastehoabdirazhid1281 3 місяці тому

    Hapo waa runtaa ❤

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 3 місяці тому

    Alla ayaan daradaa ku dhacday gabadhaas cad,oday futo modow,bidaartu madixiisi dubatay oo biriq ah ayaa balaqiisii ku camcamiyey. What a tragedy 😢. wis wis buu kiriday gabadhii cadeyd.🙄

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 місяці тому +1

    Oh my God! Are you serious

  • @asiliboorle998
    @asiliboorle998 3 місяці тому +1

    Af ku shega horta mela kalelaga dhagesataa

  • @asliabdi3848
    @asliabdi3848 3 місяці тому

    Sabxanalaah