QISADA JACAYLKAYNA... ANIGA IYO ODAGEEGA ❤️❤️❤️ #18

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/...
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    DEODORANT :
    - Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals....
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

КОМЕНТАРІ • 204

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  9 місяців тому +10

    - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509
    Also Available in Djibouti +25377120650
    - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: ua-cam.com/channels/HavJHRtHYXotLOWfXgo67Q.html
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc

  • @Haywdle
    @Haywdle 9 місяців тому +79

    Ana igu duceeyay in ilaahay sowj wanagsan oo aan agtisa ku farxo igu arsaqo sanadkan insha allh

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 9 місяців тому +34

    ANIGA WAXAAN DONAYAA IN AAN NOQDO QOF DIINTEENA MCN KU FIICAN OO SUNIHII NABIGEENA MUXAMED SCW RAACDA INSHA ALLAH DHAMAANYEENA WAA SHAQO INOO TAAL ALLAH HA INOO FUDUDEEYO AAMIIN YAA RABI🤲

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 9 місяців тому +39

    Alla saan usoo orday markaan arkay bal soo duceeya asxaabay sanadkaa 24ka inuu ilahay guur xalaala igu arsaaqo ani intii ila midka ahba

    • @AbdikariimHaabte
      @AbdikariimHaabte 9 місяців тому +3

      Masha Allah ilahey hakusiiyo xabad wanagsan ani naftirkeyga yaa

    • @fartunmohamed4463
      @fartunmohamed4463 9 місяців тому +1

      Amiiin Allah hanasiyo kuligen ba

    • @kookiinapdi7770
      @kookiinapdi7770 9 місяців тому +3

      Allaaaah nagu arzaaaqo zowj wanaagsan

    • @AbdikariimHaabte
      @AbdikariimHaabte 9 місяців тому +2

      Lkn ciwankada iireb si,aankulasoxiriiro

    • @Umutaqiya
      @Umutaqiya 9 місяців тому +2

      Amin Amin insha Allah

  • @gardengolden7717
    @gardengolden7717 9 місяців тому +56

    Our dreams is to entre jannah Insha allah. In here this world my dream is to be a good Muslim ❤ Insha allah

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 9 місяців тому +11

    Mansha waxad tusale u noqonaysa gabdhaha dhalinyarada ah ee an xijaab nayn ee an diintoda ku dhaqamin 👏👏👏👏

  • @itsmygoal9321
    @itsmygoal9321 9 місяців тому +14

    Waaw😮😮😮 may may waa odegeega dadka dhan ma wngsna lkn waa nin aad uwngsn wlhi Allah idaayo aad ban ujeclhy ❤ adigana Allah Ku barakeyo adigana

  • @taqwaadam1608
    @taqwaadam1608 9 місяців тому +16

    Talaan ku siinlahaa walaal noloshaada khaska ah hala wadagin familykaga ha so dhigin halkan

  • @Yasmin-xt2rj
    @Yasmin-xt2rj 9 місяців тому +5

    What hit me is “ markaa guursatid noloshaadu way soo xumataa ama way sii fiicanataa” mine went downhill.

    • @anoor7560
      @anoor7560 7 місяців тому

      Downhill ? Move on if you’re not happy
      We can’t help you unless you do your own.

  • @marwaabdi6527
    @marwaabdi6527 9 місяців тому +10

    wan soo orday quruxeey❤❤❤❤ Allah ha isku kiin daayo

  • @samiamohamoud7572
    @samiamohamoud7572 8 місяців тому +1

    MashaALLAH si fcn ayad uso gudbisay , burnout waxan ku jiray sanadki 2022 marka 2023 oo dhan sidan ugaso kaban laha ku dedaalay alhamdulilah after i did 100% self care iyo in aan diinteyda ku dhaqankeeda sii badiyo i overcome it finaly

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 9 місяців тому +8

    Aniga waxyabaha an u fiirsanayay waxaka mid ahed in uu dukado sidu ii dhagesto marka maqaaxida isla fadhino waxa fiirin jiray in uu dumarka indhaha la raaco 😅 hada arki lahaa in uu yahy raga dumarka indhaha la raaco barta ban uga hari lahaa

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi2497 9 місяців тому +13

    You are right Sister Istikhara, some one doesn't know sometimes called "the Seeking Prayer" in English, is a prayer which one can pray when one is faced with a decision between two or more (permissible) options and is confused or unsure which option to take

  • @user-bx4bm4jf5o
    @user-bx4bm4jf5o 7 місяців тому +2

    Mashalle marhadi Wil somaaliyeed ukuqabo waxad ISkU dhiigtin.isku diin.dhaqan. Dal. iyo af mashalle aallah ha iidin barkayo ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 9 місяців тому +4

    MAASHA ALAAH
    ABAAYO WAXAA MUHIIM AH IN HESHO WAX. KUFAHMAYA
    NAXARIIS BADAN
    IXTIRAAM. LEH BAA
    WANAAGSAN. NOLASHA. LALAWADAAGA❤❤❤

  • @thatslife6175
    @thatslife6175 7 місяців тому +2

    Sowj wanagsan ayaa qurbaha karadiyaa Inshallah one day I will be get

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 9 місяців тому +6

    Masha Allah Nasteeha Degen ❤
    Aadbaad u Degenthy walale horey u soco

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 9 місяців тому +4

    Mansha Allah abayo aadbad u caqli badantay marka KA hadlaysid marka NINKA shuukasanayso!

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 9 місяців тому +4

    Mashaalah guul iyo gobanimo NAZ Raaliya haween cimri darar Adi iya familigaga

  • @awoabdi6114
    @awoabdi6114 9 місяців тому +7

    Allahuma Bareek Walaalo Ilaahay haysku kiin barakeeyo ❤❤❤

  • @gardengolden7717
    @gardengolden7717 9 місяців тому +6

    Allahumma barik my sister ❤

  • @SadaAbdulle
    @SadaAbdulle 9 місяців тому +3

    Abyo xijabka wa xiratay masha allah
    Lkn tinta inta yar so muqda qarso

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 9 місяців тому +13

    It's all about the simplicity, I love simplicity.

  • @Haywdle
    @Haywdle 9 місяців тому +6

    Masha allah tabarakallah
    Naz proud of u hubi❤

  • @sadiaabdididar2183
    @sadiaabdididar2183 9 місяців тому +8

    You are so calming and love love all of your content my sweet sister. Mashallah!!!

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 9 місяців тому +1

    Maanshalaah Alaah ha Isukiin Barakeeyo
    Wiil kasta iyo gabadhkasta oo soimaaliya
    Alaafarxadooda iyo fijarkooda Alaah ha u siyaadiyo
    Babruuk
    Maanshalaah

  • @ayaansaeed5263
    @ayaansaeed5263 9 місяців тому +3

    Naz horay u u soco u deserve one million followers insha Allah soon

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 9 місяців тому +2

    You are right it is called Salatu Istikhaara😊😊😊😊😊

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 9 місяців тому +2

    Jazakallah qeyr ALLAAHA ni barakeyo Qoskaga wax badan kafaiday wa idhirigilisay vedeo ga wa dawacada favorite UA-cam kadawada mashllaah 🎉

  • @samriinabdulrizak8289
    @samriinabdulrizak8289 9 місяців тому +4

    Abay waxa no ka faaideysa qofka marka wada hadaleysiin important questions la weydiyo marka shuksnsiga

  • @ilwaaddegan2449
    @ilwaaddegan2449 9 місяців тому +3

    Maasha Allan tabaara kalaah you so beautiful in and out Maasha allah and u so smart Maasha allah alle haysku kiin barakeeyo awlaada na haydiin barakeeyo plz social media hayska keenin xaajigaa ga iyo ilmahaagaba hore na usoco queen ❤❤❤🎉🎉🎉100k coming soon iinsha Allah ❤❤

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 8 місяців тому +1

    Gabadhan ookale ayn qurbaha karaadiyaa waa ciyaalkii xeebta aad eyey udagantahy guuleyso wllo

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 9 місяців тому +4

    Abayo hada talo iga maqlaysid ninkaga ha keenin UA-cam plz .
    Dadku wa fidno midhan wax aan hada ku miqan aya hadhaw kutusayan. Tusale ha ku ahato qoysaski yimi youtbe ka siday u burburen.

  • @ahlanahmed8860
    @ahlanahmed8860 7 місяців тому +1

    Abaayo guurkaaga iyo ilmahaaga rabi hakuu barakeeyo farxad kunoolow

  • @nagati877
    @nagati877 9 місяців тому +4

    T'a raison sur le fait que la vie d'une femme change après le mariage soit plus beau soit 😢. Alhmdoulillah. Et j'adore comment t'a jongler entre raconter l'histoire et donner des conseils en mm temps 🎉😊

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 9 місяців тому +3

    Manshallah gabar dagan baatahay maalmihii aad bilowday waan ogaa UA-cam ka

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 9 місяців тому +3

    Maashaa Allaah NAZ WAAN KU SALAAMEY❤

  • @samiamohamoud7572
    @samiamohamoud7572 8 місяців тому +2

    My dream is to improve my career development since i work with INGO's and also to have my own social media platform faceless content creator inshaALLAH in 2024 n u r one of mi top 3 role models

  • @radwaAhmed351
    @radwaAhmed351 7 місяців тому +2

    Nasteho masha allh tabarakllh allhuma bariik huno qli qof waxbdn laga baranayo ayad thy yes ninka aad la shekaysanydiis waa inaad dhaqamadiisa iyo dabecadiisaba barataa mid ah ninka markad suqa isku racdaan hadu dadka kle yaaso caayo isaago raaba inuu adiiga iska ka dhadhiciiyo ka caraar ka intaad ka ordii kartiid😂

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 9 місяців тому +4

    Mansha allah tabaraka Raxman abaayo ilahay haku barakeeyo reerkaga nin wanagsan iyo Gabadh wanagsan oo is helay waa dhif iyo nadir marka reerkaga ku faro adag ❤❤❤❤❤ guuleysta

  • @anabm1955
    @anabm1955 8 місяців тому +1

    Mashallah familykaga Allaha kuubarakeeyo wlhi caawo kahor kuma arag waxkastoo wanaagsan waad uqalantaa wallalo horay usoco inshallah ❤❤❤

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 9 місяців тому +6

    Abaayoy aniga 30 ban ahay habar baana u ekahay adiga iminka24 lagu moodaa inaad jirto ee sirta ma iga dabagaysid❤

    • @FaraxsanGirl-ny3hy
      @FaraxsanGirl-ny3hy 8 місяців тому +1

      Hilib miyaa kusaaran

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 7 місяців тому

      ​@@FaraxsanGirl-ny3hymay wll 67 kg ban ahay miisankayga

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 7 місяців тому +2

      Adiga is mooda inaad habar u ektahay. Waxaad sameesa cunto nafaqo badan cun oo jimicso (video badan baad UA-cam ka dhex heli kartaa) jidhkaaga dhis dharkaagana iska bedel dhar qurxoon ood ku xaragooto gasho. Badanaa gabdhaha Somaliyeed waxay la taahaan oo habar u ekeesiiya waa cuno xumida iyo jimicsi la'aanta iyo labis xumida iyo xitaa kareemada kimikada oo maqaarka ka disha.

  • @Suadbanaadir
    @Suadbanaadir 8 місяців тому +1

    Masha Alah, Ilaah nolosha ha idiin qurxiyo wll

  • @fighterforlife5284
    @fighterforlife5284 8 місяців тому

    Yeah I love it! Big up Djibouti 🇩🇯💪🏿. This is similar story to me an my girl 🇩🇯 🇮🇪

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 9 місяців тому +1

    Kk Nastexo adi in lagugu adkaado ayay ahayd, healthy food ayaad ka dhargin odaygaaga

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 9 місяців тому +2

    Asc. Awoow
    Kolayba qisadaadu wax ay u fiicantahay Hablaha guurdoonka ah iyo waalidiintaba.
    Ilaahay nolosha ha idiin barakeeyo adiga iyo reerkagaba.
    Awoow midh talo ah diinta bilaw inaad barato.
    Dhawr jeer baad ku celcelisay “ maxay tolow ahayd sslaadaasi”
    Midna ku darso social media waa midi laba af leh.

  • @Lander02
    @Lander02 9 місяців тому +3

    I suggest keep your husband off of social media . I subscribed for your content and not your private life . May Allah continue to bless you ameen .

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 9 місяців тому +1

    Thank you very much xabiibtii jzklq sida wacan nola wadaagtay video aad baan aga helay xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work.

  • @Boqran5
    @Boqran5 8 місяців тому +5

    Wali xijaabkaga waxba ku jira e xooji tintada hal ina laga arkinku dadal inshallaah ❤

  • @Rahma-pu3of
    @Rahma-pu3of 9 місяців тому +1

    Masha Allaah tabarakallaah Allaah ha ku xiifdiyo bi jahi Mustapha ❤❤❤❤❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 9 місяців тому +2

    Mansh allah tabarak raxman mahadsanid qali Alle haysku kii barakeeyo ❤🎉🎉

  • @saharaahmed9269
    @saharaahmed9269 9 місяців тому +2

    She's Smart girl mashallh

  • @xikmaaxmed9232
    @xikmaaxmed9232 9 місяців тому +3

    masha alh keep going ❤my role model

  • @user-wk1kh4rd8h
    @user-wk1kh4rd8h 9 місяців тому +1

    Maashaa Allaah Tabaarakallaah😍😍😍😍😍. Allaha isku kiin barakeeyo. 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 9 місяців тому +2

    Masha Allah tabaraka Allah may Allah bless sister your your family ❤❤❤❤

  • @zahramohamed7509
    @zahramohamed7509 27 днів тому

    Mashallah qu’Allah préserve votre foyer sister

  • @seynabmilaano1936
    @seynabmilaano1936 9 місяців тому +1

    Ka sheekeey wan ku haysanaa balse muuqaal ha kula soo duubo naga ilaali 😊

  • @shamisfarah5187
    @shamisfarah5187 8 місяців тому

    Masha'Allah
    Allah haydin barakeeyo farxad iyo caafimaad kuwaara Insha'Allah

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 9 місяців тому +1

    Allahuma barrelin Maansha allaah huuno ilahaye ha ku barakeeyo gurigaga❤❤❤

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 9 місяців тому +1

    Masha Allah
    Allaha ku barakeyo reerka

  • @RaliyaMhd
    @RaliyaMhd 5 місяців тому

    Mashallah i enjoyed this vidéo, tu as beaucoup d'humour sur cette vidéo bonne continuation

  • @hodosooyan8239
    @hodosooyan8239 6 місяців тому

    Masha Allah ....Allah ha isku kiiin barakeyo...love❤❤ All d way from Hargysa

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 7 місяців тому

    MASHA ALLAH NAZ.
    ALLAH HAKU BARAKEYO DHAMAN RERKAG IYO
    GANACASIGAGA 👍❤N🇩🇯Z🤲💙🇸🇴💙.

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 місяців тому +1

    Anigu waxan jeclahay inan noqdo kugaad❤❤❤❤

  • @Khalanjo673
    @Khalanjo673 9 місяців тому +1

    Maasha Allaah beautiful family ❤❤❤farxad kunoolaada❤❤

  • @saciidoahmed4727
    @saciidoahmed4727 9 місяців тому

    Masha Allaaah Abaayo Talo Fiicanaa nasiiise Thnk you Naas❤️🙏🏻🥰

  • @maryamaxaji3820
    @maryamaxaji3820 9 місяців тому +1

    Masha Allah tabarakallah alle ha isku kiin barakeeyo abayo ❤❤❤

  • @sousnaahmed7570
    @sousnaahmed7570 9 місяців тому +3

    Une belle histoire d’amour ❤️❤️long vie 🎉❤

  • @user-wx3zl1ub9d
    @user-wx3zl1ub9d 8 місяців тому +1

    Reer dhaqanleh southwest somalia 🎉🎉🎉

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 9 місяців тому +1

    Waad sahantahay waa Salaada Isdaqaar❤

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 9 місяців тому

    Allaahuma Baarik hbo mcn
    Alle SWT ha naga rali noqdo dhamanten Aamiin ❤️🤲❤️

  • @deganomer4032
    @deganomer4032 9 місяців тому +2

    Salat istikhara ❤

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 7 місяців тому

    Mashallah may Allah continue to bless you guys ameen

  • @user-eo9wg9eb2j
    @user-eo9wg9eb2j 8 місяців тому

    Faarax abayo faarax hagaagsan Allaha kaaga dhigo ragu waa iska dhib bateene ku hagaagsan Allaha kaaga yeelo abayo ❤❤❤

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 8 місяців тому +1

    Asc Dumashi Masha Allah, a beautiful family, may God protect you Bi'idnillah ☝️🤲🏻🎤, may God save you from the envy of the hidden enemy, may God SWT save you 11:33AM

  • @Lepanziad143
    @Lepanziad143 9 місяців тому +2

    Alle xaku xafido habo❤🎉

  • @sihaamjimale9928
    @sihaamjimale9928 9 місяців тому +2

    Masha allah tabarakalah raxmaan allahuma beerak

  • @aminaahmad3435
    @aminaahmad3435 9 місяців тому +1

    Nästeho rer Somalia ma naga Edab badan istafutullah war kale no sheg huno

  • @user-pw4bs7pr1f
    @user-pw4bs7pr1f 6 місяців тому

    Masha allah hbbti alle ha ku barley
    ❤❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 місяців тому +2

    Masha Allah Looking beautiful family

  • @shukriabdi5367
    @shukriabdi5367 9 місяців тому +3

    Maqan in aa comantigeyga aqrineyso lkn ani waxaa iska reebay qof hooyadi ku qeylinayo 😢😢

    • @ruun565y
      @ruun565y 9 місяців тому +4

      Iska reb adna kuma qadarin dono biri abyo

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 7 місяців тому

      Baga fariid baad tahay. Maahmaah carabi ah ayaa jirta "qof aan ehelkii khayr u heynin ama u roonayn adigana khayr kuuma soo wado"

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k 9 місяців тому +2

    Illhay ha isku kiin barakeeyo waxbadan oo xaga shukansiga ah ka faa,iday❤

  • @peacefulmind7745
    @peacefulmind7745 6 місяців тому

    Machallah how beautiful and funny your meeting story!😄 For me it s more than a story, it’s a message! SubhannAllah beside difficulty comes easy true! Big changes came when we feel so down! Excuse my English 😂

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  6 місяців тому

      Thank you wllo 🥹🥹🤍🤍🤍

  • @deganomer4032
    @deganomer4032 9 місяців тому +3

    Niin hoyadi uu fican umba ky ficnaaan, hoyadina la saxib wa hoyo that's the key sisters 😜

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 9 місяців тому +1

    Maansha allh ilaahy hayskukiin daayo

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 7 місяців тому

    Masha Allah tabarakAllah Allahumma Bariek ma Chere soeur 🥰🥰🥰🥰Q’Allah vs protege Ameen ya Rabb🤲🥰🥰🥰🥰

  • @rodaaydidali6458
    @rodaaydidali6458 9 місяців тому +4

    Mnsh allh beautiful family ❤

  • @habade3290
    @habade3290 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakat Alxamdulilaah habo,waad daadalaysaa,laakiin waxad tidhaa anigu waxan garanayaa maanta waxan doo waxan doonayo,laakiin habo maad iga caawin kartaa Nuyuutirshinka,waan ku faraxsanahay Inaad ku faanto inaad guursatey wiil Soomaliyeed, MashaAllaah ,Baarikalaahfiikum,😊,Ninkana ha keening meadhiyaha u daa haduuna jeclayn ,waayo Aamusan waa xikmad.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 7 місяців тому

    Mashallah Mashallah ❤❤allah isku kin barakeyo

  • @halimoyusuf9806
    @halimoyusuf9806 7 місяців тому

    Man shalaaah jasakalaah kheer sister

  • @abdiazizyousuf3080
    @abdiazizyousuf3080 9 місяців тому +2

    الله يبارك فيكم ❤

  • @user-mh9el7xc1h
    @user-mh9el7xc1h 9 місяців тому +1

    Mashallah Barakallah fikum

  • @RoumanAhmed-d3q
    @RoumanAhmed-d3q 9 місяців тому +1

    Machallh wll naz j vs aime beaucoup ❤❤

  • @bushraaideed9175
    @bushraaideed9175 8 місяців тому

    Walahi naztexo I absolutely agree jazakallah khayr❤️

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 9 місяців тому

    Sax sister waa salaatul istiqaara❤❤❤❤❤

  • @safioahmed4103
    @safioahmed4103 7 місяців тому

    My Naz your blood group is AB+❤

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 9 місяців тому +1

    sida u sugayay qisadan❤

  • @hibaosman2630
    @hibaosman2630 8 місяців тому +2

    Merci beaucoup ❤

  • @mabsuudmabsuud6676
    @mabsuudmabsuud6676 9 місяців тому +1

    Masha Allah nastexo barti two

  • @Mm2.ben019
    @Mm2.ben019 8 місяців тому

    Walaal macaan watahay qofqiimo badan kartileh.
    Waxaad awoodaa inaad cilmiga diintaadana waxbadan kabarato marka baro diintaada (salaDu waa/salaatu al istikhaaro.