Dadweynaha Magaalada Burco ka Aragti Dhiibay Khudbadii uu jeediyay Madaxweyne Biixi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @roodaismail7
    @roodaismail7 2 роки тому +1

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 2 роки тому

    Waa kaarto aboo waxa uu uuwadaa reerburco intaasbaan idiinsheegayaa reerburcoy

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 2 роки тому +2

    markaa waxaan leeyahay qofkii dadkii m.muuse wax ka sugayoow MUUSE WAA KAA ,QOF AAN M.MUUSE KA QUUSAN NAFTIISA AYAA QUUS AH. (MAR IDAGE ALLAH HA DAGO LABA GOOR IDAGASE ANAYSU DAGAY).

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 роки тому

      Caalamkaz hanbalyeeyay guuuul wax qabad buuuxa

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 2 роки тому +2

    waxay ahayd khudbad aad moodo inay ahayd golo kafuul aan laba ogeynba wadan dhaqaalo xumida maceeshada qaali garawday 20%, in uu ku sheego 3% ayay kor u kacday. dadkii yaabay ku noqotay iyo ama kaag waana qof aan wadan kaba iyo dadkaba aan war u hayn. arintaas waxay dad weynahaha s/land u arkayaan in uu madaxweyne u yahay uun tijaarta oo qudha.

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 2 роки тому +1

    midkaas taageeraya. waa nacas muuse iyo hadhaagii jeegaanta buco waa midqudha together United always , iska ilaaliya nacas muuse daanyeerka iyo hadaagii jeegaanta

    • @awilmax1028
      @awilmax1028 2 роки тому

      Ka ciro taageerayana waa geesi miyaaa waa caqliga garxajis ka kaasi

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 роки тому +1

    Muuse waxtarkiisi 3dolar oo dumarka lasiiyo ayuu noqdey🤣🤣

  • @cabdinuur3904
    @cabdinuur3904 2 роки тому

    Muuse warkama hayo xaalada somaliland kii usoo diyaariyay khudbada ayaa ka waalay anaaba ka naxay walaahay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    waxad moodaa inay. ciro wax ka helayaan waar ciro nin jileec dalka goor laga qaadayba garan maayo

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 2 роки тому +1

    Bad editing on the part of Saab TV 😂😂😂😥😂😂😂

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    waxaa qaylinayaa waa xusbiga wadani
    waxay moodayaan hadii ciro soobaxo in ay
    gaajada ka baxayaan oo ay cashuurta dalka cunayaan jaahisanaa waar ordoo shaqaysta
    oo tabcada xoolihiina iyo beerihiina ku toosa
    mar ninka madaxweyne noqda ha xagxaganina!

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 2 роки тому

    kadhofo owrka ina biixi ha aqbalin1

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    horta hadii doorashada laqabto oo madaxweyne muuse soo boxp maxay samaynayaan wadani

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 2 роки тому

    War ninka u horayya ee shiikha ah madaxa xanuunaya hhhh isaga oo aan dhagaysanba oo xogagalba ahaynbuu wax eedaynayaa shiiikha mala qabyaaladba madaxa martay ee hadduu doonayo siyaasad ha barto oo garoonkeeda ha yimaado ama sida ka muuqata haku koobnado dhaqanka wanaagsan ee ka muuqda

  • @ahmedshakir2246
    @ahmedshakir2246 2 роки тому

    Qudbad qiimo badan ayuu jeediyey doorashada xisyaduna hala galo.ciyaalkan caytamayanayana weriyaha ayaa qaab gooniya uga soo duubtay laakiin cidi u joojin mayso.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    nin bariiskiisii lasoo bixikari waayay oo aan geed tabaandho ah beeran karay ayaa leh sixirbarar ayaa jira

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    waar dadkan reer burco maahee ma shaydaan hawd baa meesha ka qaylinaay
    waar gobolka hanaga ceebaynina shaydaan hawd

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 роки тому

    GUUUL BIIXI

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    madaxweyne muuse cad shacab ayuu ku helay kursiga ninkii cad shacab haysta hala tartamo badawnimada joojiya wuxuu ciro ku badhaaciyay hanoola imanins

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 роки тому

    SHEEKO MADHAN KKKKKKK

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 роки тому

    Waxa. Kula talin lahaa cali seenyo in uu furto yuotube sida liibaan cadaala ama ina caynaanshe ama dabcasar ama daahir calasow waayo waxa muuqata in TV saab cidiyo ku dagaalan beelaysan u xuub siibtay

    • @Ayaan_wadaani
      @Ayaan_wadaani 2 роки тому +1

      War waxaad ka xuuntahay Saab TV horimarkuu ku talabsadey. Waxba isha ha ku guubiin. Wuxuu soo guudbiyey Dareenka shacaabka ee ruunta ka hadleey Muse waa Fashiil ee laa soco. Beentiiziina waa taas. TV Aad ugu yeedhan qaran ee fanka iyo reerka kaliyii iska leeyahay iu sjeeg in ay you tibe furtaan. saab tv hore uu soco

    • @cabdinuur3904
      @cabdinuur3904 2 роки тому +1

      Heego cadhaysan muusaha runta laga sheegay ayaa ku gubaysa hhhh