Abdifitaah Asii channel kisa ma nacyay video dhan maso dhigo maxa maseh 100k hadii la gaaro video duboow wala iska dhafaa? Dadka wee shaqesanoyiin Abdifitaa shaqeeso niyo video so gali meshaan oo ruwayado sogali
Wll mcn fanaaniita ka daa wx kale jaf waa iga talo lafoole waa kaa horeeyay fankana uu kaga horeeyaa qaabka qofku waxba ma taro ee shakhsiyadiisa ayaa la qiimeeyaa
Inta uxiistay familkaan like isaara
Shaadiya Ana Habeen Dhawayd Wxn Kuugu Riyooday Adoo Gabadh Dhalay Oon Ku Leeyahay Shaadiyo Gabadha Isii Waa Awlaad Jacayle Xaqiiqadii Ee Gabadhaas Waan Kaa Sugayaa Adi Iyo Cabdi Fitaax Hadaba 🖐️💯
Hhhh wlhi adinka laa aan tiiin waa Abaar iinoladaa intee nolol jiirto ❤️💯💕🙏
Reflection inta from four kuso baratay like 👍
Aad iyo aad
👑💋♥️
💋♥️🌍
Aad iyo aad dhanka phy
San ma f4 ku tahay , from 4 kulaha war form4 dhh
Lamaanaha qarniga shaadiyo iyo abdi fitaah salaan sharafeed iga gudooma❤❤❤❤❤❤
walal mcn allah dartiisa igu soo booqo aduunka ayaa walal lagu yhy waa codsi ha idhaafin fariinteyda hadii aad aragto alalah dartiisa😭🙏😭🙏😭
Shadiya caadi maha waad iga qoslisisay waan xanaqsanaa mahadsanid adi xajiga 😃😃😃😃😃
Inta c/fitax uxisty like dhac ku siiii😘🥰🥰♥️🇸🇴
Masha alha shaadiyo sharaf iyo xaajigeda wan idiin jeclahay wlhi
Iskalaji aya meshan ku gacan galay ar shadiya nabad guur kulaha wlhi wan qoslay 🤣🤣masha allha iskuwara wllhyga somaliyed 🥰🥰🥰
😂😂😂😂😃 Shaadiyo Aniga waan ka qayliyey Walah saan u qoslayey 😊😊 Hhhh manoli
WALAAL MCN ALAAH DARTII IIGU SOO BOOQO WAA IGA CUDSI WALAAL MCN ADOONKAA WALAAL LAGU YAHAY😭😭
Oky wll ku sare
Shaadiya naag waln 🙋♀️🤣🤣✌❤
Abdifatah yare iyo shadiyo sharaf waithin wataa my favourite couples iskuwaraa 🥰💞🥰💞💞🥰
Shaadiyo farxada iyo qosolka kujeclahay masha allaah adi iyo cfataax illaah ha idin xifdiyo
Mashaa alaah alaha idin xafido
Shaadio wlhi Abdifatax marka lasodubta kaliya ban like kusiyaa wanakujeclahay
M.a Hormar wacan 🥰🥰🥰❤❤🥰🥰🥰
Asc asxpta aan jclahy waxaa rabaa inaa 200k gaarsiino cabdi fitaax yare shadiyo asxptaada inta keen🙏🙏🙏
Lafoole waa fanaan aan aad utaageero haku fogaan
Shaadiyp waa iga qoslisey thank you sister
From shadiyo keep going
Maansha Allah shaadiyo sharaf nolow abaayo qaaliya aad ayaan kuu jeclahay Allah idin dhowro adiga Abdifitax yare iyo maxamed cimri dheer idiin rajeynaa abid noolaada lamaanaheyga one love
Mash Allah beautiful family love you guys,♥️♥️👏👏
Shaadiyo maamada farxada msha alh 🥰💯
Farxad waarta my couples 🦋🌼❤️💖😍
ManshaAllah shadiyo happy life ahead abayo
Allow shaadiyo sharaf ay icaayin hhhhhhh shaadiya umadeena ma aha😂😂😂
Shaadiyo wan tageraa mixnad waaye wlhi🤣🤣
Walaahi Shaadiyo fani waaye
Kkkkkk shadiya kakuma anaa joogo waana idinka daawadaa xoogaa xishmada walashey🤣
🤣🤣🤣🤣🤣...I love you shaadiyo kkkkkk
ShaadiYo QozoL wnaaG in the building waa ku wataa adi io sxpkaa 🥰
Fast qoski iku horeyay dawado noqday
Like idinka arkp
Lafoole Abtiga miyaa abditfataxow?
Waad cadeeysatay marka inaad murusade reer abti kuu yihiin 🥰🥰🥰 soo dhowo ina habaryar👌🙌
Keep going lamanaha ✌
La.aanti waa abaar wlhy alle hayna xifdiyo ♥️🥰🥀
Dadka Waaweyn o waalidkiin Cml ka xishooda waa idin jecelnahay lkn waxyaanaha qaaar ceeeb waayay baaba jey iyo najiib ama muudey meelahaas ka qaraabta
Msha alah wali cadi ma tihid 💕💕💕🌹🍀
Shadiyo aweey iska ilaaliy hhhhh😂😂😂😂
Wll shadiyaa waan ku taageeraa
Istaqfurulah ar shadiya Abdifatah commrdy umaba bahno kkk
Abdifitaah Asii channel kisa ma nacyay video dhan maso dhigo maxa maseh 100k hadii la gaaro video duboow wala iska dhafaa? Dadka wee shaqesanoyiin Abdifitaa shaqeeso niyo video so gali meshaan oo ruwayado sogali
Hhhhhhhh wlhi sacdiyo sharac berkaa ayt nakabixisey qosol.igumaaxarin🤣🤣😂
Mnsha Ahlla shadiyo sharaf kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂
Boqorada kaftanka keep going ❤🥰❤🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤
But mi i love iskalaaji his song 😘
Mcny wn kuxisay💋💋❣️❣️❤️❤️😭😭
Anaa ugu horeeya waan idin salamay lamaane
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waa idin taageeraa
Msh allah lamaanaha qarniga
Family keyga ilove u ❤️🥰✅🙏👌✔️
Dharta iska dhaaf kaftanka iyo beenta Laguma dharto
39:kkkkkkkkkk hhhhhhhhh vaar 😂😂😂😂😂😂🤣inta maqashey like dhac igu siii
wlhi family fani ah waan idinku faana nolada❤
Shaadiyo aa dawaday o arkay mana qoslin wlhi madheceeso m.a alle ha daayo
Wlhi si run ah Ayaan u qoslaa markasta ion idin daawado noolada and love you 🙏🙏🙏🤣🤣🤣🤣🤣 ❤️❤️❤️❤️❤️
shadiya mxa mohamed yare hees ugu soo qaadi wayday hppti😔
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiiya
Kusary wllo hore usoco😌
Familkeygaa farxad kuwara dad anjeclhy walashey mcn iyo walalkey 😘🥰
Wll mcn fanaaniita ka daa wx kale jaf waa iga talo lafoole waa kaa horeeyay fankana uu kaga horeeyaa qaabka qofku waxba ma taro ee shakhsiyadiisa ayaa la qiimeeyaa
Shadiyo wax ma shumin kartaa horta waxaan Maqle dadka ilkaha xirte wax ma shumin karan 😂🤣😂🤣😂
Masha allaha keep going wallahey
🎉🎉🎉
Aduun xigmadi ka guurtay ilaahay arsaaqada UA-cam hanaga galin
Shaadiyo sharaf umadeena mahan wllhi qosol iida ugu imaaw
Qosolke oo qof ah 🥰🥰💯💯
Keep going lamanaha qarniga one love ❤️✌️
Shadia wllo waan ku jecelahay ❤️❤️
Cabdifitax abowe short film soso samey plz
Shadiyo iskalaaji ka leexo fananka kali tagero waye😆😆😆😆
Masha allah 🥰🙏
🥰🥰🥰🥰
Masha allah qaraaxadiin aad aan u jeclahy walahi allaha idin sharfo
Kabtanka wlhi wa qosol ayeyaday iso xasusatay iwadi rabta 😂😂
Farxiyo🥰🥰🥰🥰💋💯shadiyo mgca hnogu dhelin😁
Lamaha aan kudaydo mustaqbal wanagsn rabi hadin siiyo
KkkkkkkkkkkkkkkkKkkkkkkkKkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Shaadiyo love u xppi
shaadiya qurux abayo wan kuwada ee horay usoco
Shadiyadeena nolow❤❤❤
Mr abdifihax yare waxan ka cotsaneeynaa mustico live ah adiga iyo shadiyo sharaf 😜😜
😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍👌👌❤
Wlh waaa iga qoslisaan alaha idin amaanzado wn idin jclhy🤣🤣🤣♥️♥️♥️
From beydhabo i xiiz you apyo sharaf
Asc habo macaan maad xishootid
Kkkkkk crazy funny 🤣😅😂🤣😅😂😂
Shaadiyo aderkey Lafole waku tufte wlhi hhhhh iskalaji hesku dandansan wajigisa cabsi cabsi waaye
Asc my couples love you more
Ar shadiyaa maser dhan hoyadiis waye 😂😂
Abayo tageran ku ahay walahi
Mansha.alllah
Shaadiyo iidaadi wadadiis ku socotaa
Mansh Allah
Mashallaah 👍
Hhh ilove shadia sharaf
My fv couples 🌹💕 💋 wasofaksthi markan inthin arkii ......Shaadiyo u r very funy wlx ....jir oo jogaa wiligin💕
Kkkkk kkkk kkkkk shaadiyo umadena ma ahan wlh allah ku barakeyo xbti
Challange heeso ah soo sameeya plz
Kkkkk shaadiyo iskalaaji waa jaftay lkn adigana baaba jey aa kuu joogo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Shada maiso qawatido jafowga aan kula jafeh adih baba jey idin rawaa marka dadka jafesiiin amah ruwayad iniiila sameyo plz isoo qawo
Subxaanallah dadka cayda ka daaya adiga maogtahay in uu raali kayahay ilaahey ka cabsada irsaaqada si kale kuu raadiya