Sidee nafta looga adkaadaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Guusha ugu horeyso ee qofka gaaro waa uu nafta ka adkaadaa.
    Maalinta naftada ka adkaatid tilaabada koowad ee guusha ayaa qaaday. Talaboyinka kalena waxa ay noqon doonan kwo fudud,
    Naftada waa shaydaan waxa ku wanagsan anan rabin waxa dib ku dhigayo oo kaliya ayey rabta.
    Naftada inaa maanto dhan iska jiiftid oo talefankaga aad isticmashid ayy rabto.
    Nafta ma rabto inaa subaxii xili hore aad kso kacdo oo wax adiga ku fcn inaa samaysid.
    Marka hadadan naftada ka adkaan waa inaa ilowda guusha.

КОМЕНТАРІ • 12