Silci qofka aad jeceshahay si uu kuu ilaashado!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • #ARDAAGEENA #CILMI #NAFSI #TALOOYINKA #XIDHIIDHADA

КОМЕНТАРІ • 165

  • @monitoryourhealth1042
    @monitoryourhealth1042 3 роки тому +24

    Dhaqan iyo arag ba waxa iigu filan kii nabi maxamed NNKH
    Balse waxyaalo muhiim ah baad naguso kordhisay

  • @hudayousuf3646
    @hudayousuf3646 Рік тому +9

    Qodobka aad isoo jiitay ayaa ah " marka uu qofku dareemo inuu kuu soo dhawaaday shekaduna meel fican maraysi si kadisa ha kuu waayo wuxuu ka fikiraya khaladka uu sameeyay hadalka uu ku odhanayona kuu ka taxadiraya" mahadsanid ayaan.

  • @quenameraofficial4378
    @quenameraofficial4378 3 роки тому +13

    Wlhi si aad ah ayaa ugu qancay mahadsanid teacher

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 2 роки тому +17

    Waxaa dhaba intaan aad sheektay qofkii aad kusameeyso ee kagula jooga kaguna jeclaada in oo yahay qof cagliguusu uusan dhameeys tirneeyn. Waayo qofka in aad wanaag kuwada soco taan iyo in aad kala hartaan waxba kama dhexeeyaan. Intaan qofkii sameeya qofkii garaad usaaxiiba wuu fahmayaa in cabsi ama kalsooni daro eey heeyso qofkaan si qaldane uu wax kuraadinaayo.

    • @jaweriamohasalah966
      @jaweriamohasalah966 2 роки тому

      Xbbti waa xaqiiq waxy ayaan dhalad sheegty ee haday kula qaldanyihiin sidad jeceshahy samee lkn qodobadas wan ku wada dhaqmaa waayo caqligygaa isheegy biniadmku sidiisaba waxa uu sida fudud ku helo waxy la yihiin wax raqiis ah waana xaqiiq
      Qiimahaaga waa inad qofka dareensiisaa qof qiimo wayn lehna meel kasta lagama helo

    • @FursadahaNolosha
      @FursadahaNolosha Рік тому

      aadbaan kuuguraacsanahay , qofka saan uladhaqmaya qofka uu ujecelyahay see uladhaqmi doona qofka uu necebyahay waayaabe

    • @SowdaMaxamed-kf5sk
      @SowdaMaxamed-kf5sk 6 місяців тому

      waa saxanthay abaayo , qofka meel saan dhan loogu bahdilaayo joogayo kaas caqli lagu qaato maba abo.

  • @abshirxassan4976
    @abshirxassan4976 3 роки тому +22

    Ayaan dhalad casharkan Mar hore inaan bartay ayay ahayd hadana aniga oo aqoon ayaan si natural ah qeyb ka mid qodobadaba ugu dhaqmji jiray mahadsanid walaal mideeda kale walaal casharada haplaha ka hadlaya noosoo badi❤️🤝

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 роки тому +16

    Muuqaal qurux badan m.a waan ku wataa wll hore u soco.

  • @cajiipmedia9478
    @cajiipmedia9478 3 роки тому +5

    Waaw
    First gabdhii soomaliyeed ee ugu karida badayn een arko

  • @khayrjecel4164
    @khayrjecel4164 3 роки тому +17

    Wlaalo anigu waaban ku raaxaysanayaa walahi nooso badi noocan ayaaneey 😆😆😆😆

  • @nimcodayib9233
    @nimcodayib9233 3 роки тому +9

    masha allah
    mahadsanid Walashay ayaan dhalad waa talo fiican 🤗🤗

  • @Raage_Abdirashiid
    @Raage_Abdirashiid 3 роки тому +10

    Ayaaneey maanta ma maalintii kala kicinta lamaanahaa nala saar jaceylkayga imikuun baan isbaranee hanadu dirin 😎😎😎😎

  • @caqlidahab7781
    @caqlidahab7781 3 роки тому +4

    Walaalo waadku mahadsnaty mawduucan wangsan

  • @abdisataarabdulahi
    @abdisataarabdulahi 3 роки тому +6

    Fist coment mahadsanid wllshey big fan ban ku ahy🥰🤚

    • @jaahayfx3718
      @jaahayfx3718 3 роки тому +1

      War mawduuc maba aadan dhagysane comment baxin ogidaa🤣🤣🤣🤣

    • @abdisataarabdulahi
      @abdisataarabdulahi 3 роки тому

      @@jaahayfx3718😂😂 war nio Haaa Gabadhanaan aminsanahy waxay sowado inuu wax ina anficiyahay

  • @mrkhaire8694
    @mrkhaire8694 2 роки тому +2

    Mahadsanid wlshy m.a halka kasiiwad 👏👏👏👏

  • @shamsocawil2208
    @shamsocawil2208 3 роки тому +4

    Masha Allah abaaayo guulwacan🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 роки тому +2

    Thanks my sister Alle haku barakeeyo Wll

  • @mislihaamhuubsey7557
    @mislihaamhuubsey7557 3 роки тому +8

    Inaad kula dhaqantid dabeecadada asalka ah oo aadan dartiis isku badalin.

  • @MustafIbraahim-um7hg
    @MustafIbraahim-um7hg 24 дні тому

    Masha allah

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 роки тому +3

    Masha Allah abaayo alle hakuxiftiyo caqliga hakubarakeyo

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 роки тому +4

    Wcz ayaan dhalad guul iyo gobanimo insha allh

  • @cadceedofficial5932
    @cadceedofficial5932 3 роки тому +4

    Silci kkkkk😆😂😂😂😂😂 ARDAAGEENA haaban kuu hayaa walaalo

  • @mahdiali5566
    @mahdiali5566 3 роки тому +4

    Libaax looma tilmaamo siduu kaynta uga ugaadhsanlahaa.!

  • @kobciyemediachannel2686
    @kobciyemediachannel2686 3 роки тому +2

    Thanks sister

  • @asalburco4581
    @asalburco4581 3 роки тому +4

    Axsan barnaamij waanku dhaqmayaa casharkan insha alllaaaaahu huuno

  • @jihaan8318
    @jihaan8318 2 роки тому +5

    Dhaqan kaabo chanelkaan aaa ku heestaa KAN miiga asgana waan ku hestaa abayo labadaada chanel allah kuu barakeeyo

  • @SOMALIAPOLITICALHUB
    @SOMALIAPOLITICALHUB 3 роки тому +6

    Vedios kaga dawanayey kan aya iso dhacey hhhh tnx wax badan ka faaidey

    • @muhamawahib1433
      @muhamawahib1433 2 роки тому

      Vvbbbnnnnnnmmmbhhhhhjhhhhggvvbbbvvbbhgbbbbbhhhjhbbvbvvvgvvvbbbhhjhhhbbhjjjj

  • @hooyomcn3025
    @hooyomcn3025 2 роки тому +3

    Horumar wacn Baayo🤩😍🥰🌹

  • @ifraahabdilaahi335
    @ifraahabdilaahi335 2 роки тому +5

    Shukran xabibti

  • @munasaid7064
    @munasaid7064 3 роки тому +4

    Qodobkan ayaa ka Faiday sidaa aad tahay xilliyada kale ahaw marka qofka la xiriraysid

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 2 роки тому +2

    vediogan maxaad mar hore u arki waayay subxanallah😢😢😢😭😭

  • @mohamedyare5696
    @mohamedyare5696 2 роки тому +2

    Ayaaneey ileen waa adiga qofka gabdhaha nagu Diray 💔

  • @ihsaanmohamed246
    @ihsaanmohamed246 2 роки тому +2

    Lkn wll qofka aad sida dhabta ah u jeceshahay dhibta iyo murugada waad ka dhawraysaaye sideen usilcin karaa maadaama oo aan aad u jeclahay

    • @marlaarag7613
      @marlaarag7613 Рік тому

      Micnaha silicii dhibaysay maaha wll yacnihii qiimahaga Kor u qaad adoo jecel Oo u bahan Ha dareensiin

  • @amiiraabdirahman2203
    @amiiraabdirahman2203 3 роки тому +4

    Way fiicnan lahayd inan cadharkan waqti hore dhegatsan laha kuna dhaqmi laha lkn dhib malaha hada wixi ka danbeya wan ku dhaqmaya idam alle

  • @khadarcatooshe6044
    @khadarcatooshe6044 2 роки тому +2

    Wllshy alle haku barakeyo ayaanay

  • @cawomaxamed6186
    @cawomaxamed6186 3 роки тому +3

    Woow maasha allaah💘💘❤❤

  • @mubarikkayse2592
    @mubarikkayse2592 3 роки тому +2

    Waa runtah ayaan qali saln sare

  • @moktarsaid6378
    @moktarsaid6378 Рік тому

    Waa cashar aan jeclaystay waaxan kuleyahay shukran 🙏🙏🙏

  • @AyaanAxmad-h1x
    @AyaanAxmad-h1x 14 днів тому

    Maasha allha ❤❤

  • @amiiraabdirahman2203
    @amiiraabdirahman2203 3 роки тому +2

    Run ahaanti waxanu kaa faaidnay ayaa ah wax naga maqnaa mahadsanid xbbti

  • @mubarikkayse2592
    @mubarikkayse2592 3 роки тому +2

    Illahy hakuh daayoh

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 3 роки тому +2

    Dumarka qorigoodaad haysaa keep going Wllzhy

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd1036 2 роки тому +2

    Tilte :sikci qofka aad jeceshahay wlhi wan ka helay from sahanka nolosha

  • @khalidabdi6537
    @khalidabdi6537 3 роки тому +14

    casharrada aan ka faaiday muuqaalkan, waxaan u sharxay oo aan siminaar gaaban siiye sadax wiil oo iskaabulo ah oo aan wada joogno. walaahi baan ku dhaartee wax kale buu ahaa muuqaalkaan.

    • @muxammad2777
      @muxammad2777 3 роки тому

      😂😂😂😂 War kadaa yaysan gabdhaha silcine kkkkkkkk kaftan

    • @muhamawahib1433
      @muhamawahib1433 2 роки тому

      Bbbbbhhjjjhhhhgbbbhjnnmmmmmmmmmnnnnnmmmmmnnnjkjjnmmmmkkkkkkkkkk

    • @muhamawahib1433
      @muhamawahib1433 2 роки тому

      Vvccvvvvvbbbbnnnnjjnnnnjmkkkkjjjnnnnnnnnnnnnnjnnnnnnnnnnnnnnnnjjjjjjhhbbbhhjjjj

    • @muhamawahib1433
      @muhamawahib1433 2 роки тому

      Vbbbbbbbbbbnnmmmlll

    • @muhamawahib1433
      @muhamawahib1433 2 роки тому

      .mmmmnnmmlllllkkkklllkkklll

  • @maxameddeeqaxmed6530
    @maxameddeeqaxmed6530 3 роки тому +1

    Mahadsanid wllo mcn

  • @ayanjabir3981
    @ayanjabir3981 2 роки тому +2

    Waaaw 👍

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 роки тому +1

    Thank Abaayo ❤️💯

  • @umumumtaz3518
    @umumumtaz3518 3 роки тому +2

    Abaayo aniga wax badan ayaan ka faaiiday mar dhaw ayaan kugu soo biiray video,yadaada dhan waan fiirsaday mahadsanid xbbti abaayo qoyska kasoo hadal

  • @hibadaqalbiga2629
    @hibadaqalbiga2629 3 роки тому +2

    Guulayso wll

  • @filsanwarsame2342
    @filsanwarsame2342 2 роки тому +2

    2:53. wey adagthy qodobkaas

  • @hassanaden4348
    @hassanaden4348 2 роки тому +1

    Xuduud uu sameey qoftad jeceeshahaye

  • @amalsiciid7296
    @amalsiciid7296 3 роки тому +1

    mnzha allah wllzhay

  • @khadranaaleeye6091
    @khadranaaleeye6091 3 роки тому +2

    Maansha alah wlo

  • @idilastaansan8478
    @idilastaansan8478 3 роки тому +1

    Alaylahe wlshay qali mahadsanid wa taloyin fiican

  • @cabdulahimaxamed2803
    @cabdulahimaxamed2803 3 роки тому +2

    Waa maxay muuqaalka ula jeedada aad ka laheys wll mcn?
    Ma fiicnaan laheyd innaad nooga sheekeyso sida ay dadku isku soo dhawaan lahaayeen ?

  • @mislihaamhuubsey7557
    @mislihaamhuubsey7557 3 роки тому +1

    Mahadsanidiin

  • @MustafIbraahim-um7hg
    @MustafIbraahim-um7hg 3 дні тому

    ❤❤

  • @dantigarad404
    @dantigarad404 2 роки тому

    Walaalo waa waano laba af yeelan karta kawaran gabadh waanadaada qaadatay oo jeclaatay wiil tabtaaso kale isaguna u fikiraya sow isaseegi mayaan

    • @salmacadey7829
      @salmacadey7829 Рік тому

      Waa taan layabnhy waa leysku lumi😂😂😂

  • @dreamteam1789
    @dreamteam1789 3 роки тому +10

    Prefect wlashay
    👍

  • @deepfurniturework7216
    @deepfurniturework7216 3 роки тому +2

    Waa runta wll

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 2 роки тому +1

    Intaba waan ku sameeya abaayo😳🤦‍♀️🤣🤣🤣

  • @Axmaada
    @Axmaada 2 роки тому +3

    Waan kujecelahay 😆😆 igu silci

    • @muhamawahib1433
      @muhamawahib1433 2 роки тому

      Bbbbbbvvvvvbbvbhjkkkkkjbbbvvvvgvvvhhbhbhvbbvvvbhhhhhhhhhhbbhhhhjjjjjkkkk

  • @abeezofficial4888
    @abeezofficial4888 2 роки тому

    Qodobada oo dhan w ku qancay thanks wlashay qaliya.....

  • @Soojeed36
    @Soojeed36 Рік тому +2

    Walal waxa ad sheegeydo hadi adan daliil u heyn ogow adon is ogeyn guryo badan dad masakin ah o emotionals ah o an graad wax u cabiri karin ad reerahoodi talada qaldan ku dumineydo waxadan dalil adag adan u heyn umada haku haligin ado sunuud yar raafinaya waxa dhan o ad shegeydo wa qiyaanooyin iyo tricks iyo wax adan ahen iska dhig war dhalin yarooy mid ogada rabigin idinma moge tala saarta run ku shukaansada runa ku guursada dacada ku dhinta wajibkinana guta inta kale rabi u daaya hadi midi kugu nacdo mid kalo kugu rabtad heli live is simple

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 2 роки тому

    Thanks wlshyda

  • @abdisalaamciidjamac6605
    @abdisalaamciidjamac6605 3 роки тому +4

    Wax garad ayad tahay wllo

  • @goldenfamkb5165
    @goldenfamkb5165 3 роки тому +4

    Cajaaib wlahi way nagu caqli laysanayaan lamanheenu ayaney kkkkkk

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN 3 роки тому +2

    Miftax baa wax fura ficilada naag ragi kagadanbeyay kadalobkis ledahay

  • @taajiroali1366
    @taajiroali1366 3 роки тому

    Maansha alah wlo hore usoco walshay qaali

  • @mubaarakmiyir8062
    @mubaarakmiyir8062 2 місяці тому

    Asc

  • @ahmett5835
    @ahmett5835 Рік тому

    Waa fikrad khaldan

  • @ahmedcabdalle5286
    @ahmedcabdalle5286 3 роки тому +8

    Wll Ayaan dhalad mhd sanid
    Wacnaan lahayd inaan mar hore dhagaysto video gan sababto ah dhibtaan kaso Marayna ilaahayba og😔 fake love 💔

  • @qadaafiofficial
    @qadaafiofficial Рік тому +1

    Qofka aan Jaclaay baa Igu diresa beee

  • @haboonmuuse6989
    @haboonmuuse6989 3 роки тому +2

    Fariid caqli badan

  • @lollipoplook2649
    @lollipoplook2649 3 роки тому +2

    Taaana maad keentay ilenndumar waa dumarun

  • @ayannaupdi6378
    @ayannaupdi6378 3 роки тому +1

    waaa doqonimo
    kama helin waxan 😤

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Рік тому

    Ayaan ha iska indho tirin cilmi nafdika oranaya qofka isla waynaada oo ku kaca khiyaanada ah dadka ka kaaftoon in au sabbi karto in ay ku cayrsadaan dadka aan shaqsida fcn lahyn ee daciifka aha ee aan naftooda ixtiraamryn

  • @abdalamuhiyadin4426
    @abdalamuhiyadin4426 3 роки тому

    Lkn byo midaan maraga kaliyaa xgee uga reebty dumarka in lgu adkeeyo ARDAAGENA

  • @jaamacsaleebaan6944
    @jaamacsaleebaan6944 3 роки тому +4

    waa run qofna lagama badbadiyo

  • @hassanaskar8820
    @hassanaskar8820 2 роки тому +2

    nomad sheegin cidaad kasoo xigatay iyo inay fikirkaaga tahay

  • @hibosabriye2703
    @hibosabriye2703 2 роки тому

    Yes

  • @FaadumoMacalin-b5s
    @FaadumoMacalin-b5s 5 місяців тому

    😂😂😂😂 mid xiriir naga dhexeeye sidan ayuu. Ii dhibi jiree ane shib mutka galay markaa qof qayaanooyinka noocan kuu adeegsanayo hadaa aragto danayso amaankana ugu dadaal xiriir kalena sameeso maxa rafaadkan keenayba😂

  • @xaajiburash2633
    @xaajiburash2633 Рік тому

    Talooyinkaan gabadhii qaadato in badan way ka shalaayi. Qofka ma innuu ka caqli yaryahay miyaad mooday.

  • @najiibosman8861
    @najiibosman8861 2 роки тому

    Intaad dawato waxaas hadhow dhagax iska dhig

  • @ayanmohammed1904
    @ayanmohammed1904 2 роки тому +2

    😁😁😁😁👏

  • @meml7569
    @meml7569 3 роки тому +2

    Waxa kaliya ee aad dumarka uga guulayn karto waa lacak

  • @maahirmedia4551
    @maahirmedia4551 3 роки тому +2

    🤗😘❤kkkkk

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 3 роки тому +2

    Cajiib cajiib barnaamij qiimo badan weeye

  • @dreamteam1789
    @dreamteam1789 3 роки тому +2

    🧠🧠🧠🧠😘

  • @hakeem2297
    @hakeem2297 Рік тому

    Wllhi inaan maalin kila joogeen 😅😅😅

  • @XusnoQurux-gm1il
    @XusnoQurux-gm1il Рік тому

    💖💖💖💖💖💯

  • @BashiruddinDahabshilian
    @BashiruddinDahabshilian Рік тому

    Hadalka dhamaadkiisa waxaad kusoo xidhey "salaamu-caleykum" balse waxa aad video kusheegtey oo dhan waa "#xaaraan iyo #been" kasoo horjeeda diinteena suuban ee #Islaamka..... #AcuudduBillaah!

  • @Hayaansaree
    @Hayaansaree Рік тому

    Naagahan yaa khiyaaliga ka dhaadhiciyey😂

  • @faizaahmed3287
    @faizaahmed3287 2 роки тому

    Asc abayo sthy wiiil ataan wada soconaa sii walal tinimo ah balse markasta waxan kadareemaa in uu rabo xidhidh iyo waxyaabo haaso kale ila soo galo sii sarbeeb ah ayuuna igu shegaa sii waadix ahna waxna iguma sheegayo maxa sameyaaa Marka ilaa tali👏

  • @MohamedMaame-sj8ly
    @MohamedMaame-sj8ly Рік тому

    Wasd ku waayi karta wllhi 😂😊

  • @shugrisacid5010
    @shugrisacid5010 2 роки тому

    Mahadzanid mcnto

  • @BashiruddinDahabshilian
    @BashiruddinDahabshilian Рік тому +1

    It's called #Dark #Psychology FYI 😂
    HHHHH Sara 😊

  • @kaderali3056
    @kaderali3056 3 роки тому +2

    Qofkastaa intan uu garanayah😑

  • @bennyblanco9377
    @bennyblanco9377 3 роки тому +3

    Sidan nin nacas ah uun baa lugu helaa waana gumeysi buuxa kkkkkkk

    • @rayaanosmaan319
      @rayaanosmaan319 2 роки тому +1

      😂😂😂😂

    • @bennyblanco9377
      @bennyblanco9377 2 роки тому

      @@rayaanosmaan319 Intey youtubeka galada wax ka soo aragtey bey rabtaa iney wax noo sheegto

    • @rayaanosmaan319
      @rayaanosmaan319 2 роки тому +1

      @@bennyblanco9377 lkn ninka saas loo dulaysanayo waamid xagee kunool qofkasta damiir io caqlibuu ileen leyhaye 😂😂😂

    • @bennyblanco9377
      @bennyblanco9377 2 роки тому +1

      @@rayaanosmaan319 Kolay nin wax kala garaneyn oo baahan meelahaa wey ka qabsan oo wey jiraan dad sidaasi lakiin nin aan is sharfeyn oo duleysan iyada baa kolka danbe naci

    • @rooneyadan480
      @rooneyadan480 2 роки тому

      @@bennyblanco9377 aniga wanka heley koley waana wax jira

  • @bellaabdibile5503
    @bellaabdibile5503 Рік тому

    This is emotional damage😮

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 3 роки тому

    Wll ila tali waxa ixumeeyay niin

  • @kamaalcawil2874
    @kamaalcawil2874 Рік тому

    Gbdhihii nagu dirtaybe 😮