I enjoy watching this young gentleman on tiktok. He is very strong, mature, and intelligent man. Ma sha allah! May Allah bring more blessings to your life!
Ustaad dheere Nin Qiimo hadan Weeye, In Door ah baan ku Xirnaa Academiyadiisa Harka Nolosha, Walaal badal kheyr Qabo Allah hakaa Siiyo Caruurtii Kaa Saqiirtay, Nolosha Ku Hor Taalana Allah hakuu barakeeyo.
Wallahi soomaali oo dhan qalbigey ka dhaawacan thy aniga ninkeygii guriga hortiisa lagu dilay ilaa hada qalbigeyga kama baxo allah u naxariisto dhamaantood aamin yaa rabi
Mahadsanid Wariye abdixaafid wa waraysi Xiiso badan oo xog badan xambaarsan abdirisaq dhoore wa qabiir wax badan og wa waaaya arag wax badan laga faa"iiday guuleyso mar walba iyo meel Walbo waxa tahay qof qiima badan oo ku dayasho mudan ❤❤❤❤❤❤❤❤
Alxamdulillah walal cabdirisaq Qadar xanuun badan ayaa ku helay lnk imaanka Allah ku siiyey ayaa ku badbaadiyey, wad ku mahadsantahay inaad nala wadaagtay, cafimad iyo farxad waarta hel❤
Masha allah mahadsnid wll cabdixafid wan kaga mahad celina inad no keentay dr shikh abdirisaq mohamed ali o aan wax badan ka faudnay qisadiisa. Ubadan murugada iyo cibraqadashada wixi dhacay . Waxa ifin leyahay gulaysta hamaantiin
Maashaa Allah! Cabdirizaaq.. waxaad tahay Cabqari, Soomaali baa kuu baahab, ololahaagana u baahan...we support you and your campain....noolow geesiyoow.. Abdixafiid adiguna aad baad u mahadsan tahay...
M allah runtii waa qiso cajiib ah waana arin u baahan in wax laga barto waana ku xiran doona insha allah Abdirizaq iyo soomaal bage kisa insha allah adiguna waad ku mahdsanthy a/xaafidow hawsha aad bulshada u hayso guulayso abow 👍
Abdirisaaq waa nin sabar badan xigmad badan alle haku barakeeyo wllo wxaa rajeena sida wx kaga faaiidny alle adna noloshada hakugu qurxiyo inta ku harty thnks pro cabdixafid sida wacan aad inoogu so gudbisy qisada abdirisaaq🙏
War ninkan cumar shooli miyaa dhalay mase Waa walalkis sow ugu egyahay masha Allah sifiican ayaan u aqana cabdirisaq wlhi waxow nagu madadalin jirey hestii cumar dhuule ee boodhari ❤️❤️
Wareysiga ustaad Abdirizak ee qiimaha badan ka sokow wxaa aad ii soo jiitay wariye abdixafid iyo sida qiimaha leh su'aalaha u weydiinyo io sida uu uga boodayo meelaha boogaha ah. Sharfanid abdixafid.
Caaqilnimo u dhalasho ah, waayo aragnimo, iyo iimaan badan ayaa illaahay ugu deeqay C. Risaaq. Illaahay ha kuu siyaadiyo. You have my vote WHEN you run for president 🙂
FADLAN LIKE | SHARE AND SUBSCRIBE THANKS 👍😀😘
waa mahadsan tihin team @britsomalitv, waxbaaha badan aad bulshada u haysaan
@@Somalibusinessonline❤
Wariye cabdixafid
Guuleyso, hore u soco wll❤
Ninkii ugu qiimaha badnaa ayaad maanta keentay, Weli anagaa xamar joogna tabtii aad martay wax u egna marayna , wish you happy walaalkeena abdirzak
MaashaAllah! What doesn’t kill you make you strong. He is smart young man!
Waxaad Soo qabatay Nin akhyaara oo aan Aad u jeclahay wax badana ka bartay rappi Ha barakeeyo Sxbkay Abdirazak Mahadsanid Ustaad Abdi hafid ❤
قال الله ﴿ الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ﴾
Waad mahadsantahay sida quruxda badan ee aad qisadaada noola wadaagtay.
Guulayso Ustaad❤
I enjoy watching this young gentleman on tiktok. He is very strong, mature, and intelligent man. Ma sha allah! May Allah bring more blessings to your life!
Respect this guy Iimaankisa MashaAllah
Nin legend ah oo aan jeclahy xilmad badan oo ehelo diin ah ilaahey haku barakeeyo wllky waa inta ka arkay abdikadir dhoore m.a wllky xikmadada waan jeclahy iyo sheekoyin kaga allahu akbar ilaahey haku barakeeyo wllky ❤ Somalia hanoo lato waan kusaalamy abdihafid wllky guuleyso m.a I'm in Saudi jidah 😊
Walaahi aadban ugaa naxay. Waxad tahay qof qadarta Allah ku qanacsan. Allah qalbiga haku qaboojiyo aaamin ya rab
Mansha allah wiilkan waa wiil aqli badan somali way u bahan tahay asago kale Allaha xafido
Ustaad dheere Nin Qiimo hadan Weeye, In Door ah baan ku Xirnaa Academiyadiisa Harka Nolosha, Walaal badal kheyr Qabo Allah hakaa Siiyo Caruurtii Kaa Saqiirtay, Nolosha Ku Hor Taalana Allah hakuu barakeeyo.
Wallahi soomaali oo dhan qalbigey ka dhaawacan thy aniga ninkeygii guriga hortiisa lagu dilay ilaa hada qalbigeyga kama baxo allah u naxariisto dhamaantood aamin yaa rabi
Allaha unaxariisto wll
Qaali allah qalbiga hakuu qaboojiyo allah isagana hawnaxariisto
Ilaahay sabr iyo Iman ha kaasiiyo abaayo, Ilaahay ha ku xafido
Faadumoiftin SAMIR ALLAHA KUGU ARSAAQO ODAYGAAGANA ALLAHA U NAXARIISTO
Allah u naxariisto Abaayo, illaah agtiisa buu caddaalad ku heli doona.
Abdirizak maxamed Ali dhoore Waa jeclahay illaaahoow barakee
Abdirisaq waku xiranahay ❤ mana Ka daalo daawashadiisa qof xigmad badan Wye masha Allah
ManshaAllah Abdirizak hurey u soco qalbigana Allah kuu dhoowro allahuma Aamiin ❤
Mahadsanid Walaalkey guuleyso.
Masha allah wllhy inankani wa qof iiman leh fariidna ah
An amazing guy. May Allah reward you always. Amiin
Mahadsanid Wariye abdixaafid wa waraysi Xiiso badan oo xog badan xambaarsan abdirisaq dhoore wa qabiir wax badan og wa waaaya arag wax badan laga faa"iiday guuleyso mar walba iyo meel Walbo waxa tahay qof qiima badan oo ku dayasho mudan ❤❤❤❤❤❤❤❤
Alxamdulillah walal cabdirisaq
Qadar xanuun badan ayaa ku helay lnk imaanka Allah ku siiyey ayaa ku badbaadiyey, wad ku mahadsantahay inaad nala wadaagtay, cafimad iyo farxad waarta hel❤
Mashaalah walahi wiilkaan wuu iga oysiiyey waa ilahii mahadiis oo kasoo badbaadiyey uu maantayna uu kasheekeynaayo xasuus badan isoo xasuusiyey dhibaatadaan soo maray Hooyo laaantaan soo maray elahow intaan hoyo haysan ilaahow ilaali intiiwhaysatow ubarakey Hooyo waan iftiinka nolosha
Aamiin aamiin wall
Shukran
WLLHI ABDIRIZAK HE'S A LEGEND ..... GENTELMAN ❤
Maasha alaah asc abdixadixafid and abdirisaaq m Ali allah ha idin xafido waa qiso xanuunbadan allah ha u booga dhayo walkalkeen
Masha Allah Allah ku barageyo
Masha allah mahadsnid wll cabdixafid wan kaga mahad celina inad no keentay dr shikh abdirisaq mohamed ali o aan wax badan ka faudnay qisadiisa. Ubadan murugada iyo cibraqadashada wixi dhacay . Waxa ifin leyahay gulaysta hamaantiin
From Jarman salam sare asxabata sharafetale dhamantihin
MaashaAllah, brother Hanoolaato waa Gobe.
Waa nin waayo arag ah ma dhaafo runtiii muuqaaladiiisa❤
Dadka ka helo maahi cabdixaafid bandhigiiisa lakin ninkaan markaan arkay waan daawanaaayah
Maashaa Allah! Cabdirizaaq.. waxaad tahay Cabqari, Soomaali baa kuu baahab, ololahaagana u baahan...we support you and your campain....noolow geesiyoow..
Abdixafiid adiguna aad baad u mahadsan tahay...
Mashallh wll abdirisak aduunkaaba iska macno yar ilahay imaanka hakuu siyaadiyo imtixanbaad maraysaa farxad iyo alle kacabsi nolosha kudhamayso
M allah runtii waa qiso cajiib ah waana arin u baahan in wax laga barto waana ku xiran doona insha allah Abdirizaq iyo soomaal bage kisa insha allah adiguna waad ku mahdsanthy a/xaafidow hawsha aad bulshada u hayso guulayso abow 👍
Abdirisaaq waa nin sabar badan xigmad badan alle haku barakeeyo wllo wxaa rajeena sida wx kaga faaiidny alle adna noloshada hakugu qurxiyo inta ku harty thnks pro cabdixafid sida wacan aad inoogu so gudbisy qisada abdirisaaq🙏
Ilaahay qofka uu jecelyahay ayuu imtixaamaa.
Nolosha inta kuhartay farxad kunolow wll ❤
War ninkan cumar shooli miyaa dhalay mase Waa walalkis sow ugu egyahay masha Allah sifiican ayaan u aqana cabdirisaq wlhi waxow nagu madadalin jirey hestii cumar dhuule ee boodhari ❤️❤️
Beautiful soul. Mashallah hore u soco. 🌹
Strong and brave man waxaan kaala socdaa oo aan joogaa Ottawa, Ontario Canada 🇨🇦
Wareysiga ustaad Abdirizak ee qiimaha badan ka sokow wxaa aad ii soo jiitay wariye abdixafid iyo sida qiimaha leh su'aalaha u weydiinyo io sida uu uga boodayo meelaha boogaha ah.
Sharfanid abdixafid.
Ninkii xikmada iyo imaanka u saxiibka ahaa ee cabdirisaq😭janadii fordowsa hadhso wll alle qalbiga hakuuqaboojiyo
Allah badal khayr qaba haku siiyo wll abdirizaq mohamed ali
Mashaallah waning qalbi wanagsan
Maanta waxaad keentay, Nin Rag ah oo wax badan laga faaiidaystay, Labadiinaba waad mahadsantihiin
Ma shaa allah what a strong guy!❤
Wlhi wa nin samir badan M a ii Alle wax aga barya caruru badan oo adna garabkeda noqon iinu Alle ugu deeqo
I love his imaan and sabaar ManshAllah Alle haku xifdiiyo wll ❤ aad baa uu mahadsan thy wll
Masha Allah ilaahay hagarab galo walaal qalbi fican weeye
War wiilkaan waa nin aad u xikmad badan oo kamida dadka ugu wanaagsan ummadda Soomaaliyeed.
Allaha unaxariisto abihiis awlaadiisana Allaha samar ka siiyo kuwa kale baari ah Allaha ku siiyo walaal
Allaha kaa siiyo samir iyo iimaan.
Waxaan kadawanayaa d jbuuti cabdi xaafis🎉🎉🎉
Noolow wll inta ey noolal jirto❤❤❤
Ninkan wa legend an deris aheyn weraryahankeygana wa u aha abdirizak maxamed cali dhoore ebow long life
May you find peace. May Somalia find peace and his family janatul fardosa. May his children be the ones to lead him to jannah.
Masha allh abirisaq waa shakhsi kudayasho mudan ❤
Dhibaatada nololeed waa Wax shaqaiga Qalbiga wngsn inta bdn uu maro maalin maalmaha kamid ah Waxa idinla wadaagi doonaa Dhibaato from 2013-kii so bilaabatay ilaa walina hayaankeeda iyo geedigeeda haayo insha allah 2-3sano kadibna Sodhamaan doonto ayaa idinla wadaagi doonaa hadii lanoolyajay insha allah
@@updylwelitakow3998 wali wan kusugaynaa lasoco walal
Legend of legend
Masha allah ustdka waa nin adag alle ha ubooga dhayo
SAQIIR AAQIRO ALLAHA KAAGA DHIGO HADUU MAREYKAN JOOGO XITAA UU DHIMAN LAHAA WAQTIGIISAA INTAA KU EKAA MALKAMOOD WAXBA LAGAMA QABAN KARO
Ustaad abdirizak dhoore iilhy ha karaameyo ustaad❤👏
Caaqilnimo u dhalasho ah, waayo aragnimo, iyo iimaan badan ayaa illaahay ugu deeqay C. Risaaq. Illaahay ha kuu siyaadiyo. You have my vote WHEN you run for president 🙂
I’m glad he is speaking out. I hope he leaves a written record or writes a book!
Ninkaan wllhi tariiq badan hayaa tan aan la jabay tii tahariibka asagoo ahaa ninkaan nin imaan leh waye👌
I love cabdiruzaq
Waa daawaday qisadiisa asigoo ka sheekaynayo
Waa nin akhyaar ahoo codkar ahoo cilmi leh / sabarkiisa ilahey ha u barakeeyo
Walee hadda un baad keentay Legend of the Legends.
Ninkan dhalinyarada ah waa Fariid aad baan ugu faaidaa waxyaaba uu sheego.
Samir iyo iimaan allaha ha kugu irsaaqo waa wax ilaah qoray amarkana allah ayaa wata
Allah ha unaxariisto adeer
Ayy ustadkena🎉🎉🎉
Mashallaha❤❤❤❤
Waa dal ilaahay lagaga dhigay cadaw. Ilahay bay nooga dhigeen cadaw markii aan dugsiga Quraanka dhiganayey oo macalinku igu dili jiray Quraanka waalidkuna igu cabsiin jireen ilaahay. Runtii waxan ilaahay moodayey cadaw i neceb oo gurigeena iyo nolosheena sinaba ooga dhex baxayn oo ina dhibaateynaya. Ilaahay baa dilay, ilaahay baa jirada ku riday. Ilay baa ka qaaday, ilahay baa siiyey ilaahay baa u diiday ilaahaybaa u qadaray ilahay baa naaray. Waxa ilahay laga dhigay Qaadada suugada lagu walaaqo sida ay ugu dhexjirto. Disdiga. In uu nagu dhex jiro. Cadaw baan u arkay😢
Wiilkaan dadkuu wayaa waa nin iimaan leh dhib inuu ku dhacay mawa mootot😢 Allaaha ku xafido wlll
Subxanallah Illaahey ku wii ku cunto qaato Allaha naga dhigo adigana saqiir aakhiro Allaha kaaga dhigo
From Abudwak😮
Caabud waaq waaye wll
From Kenya 🇰🇪
Waku salamay wariye Abdixafid waxan ka dawananayaa Mareykan
Salama abddirisa dhoore
masha allha Abdi risaq from Tunisien
Waa idin salama adi io Ustaad abderizak
Masha Allah he is a genius.
North Eastern, Kenya
Abdi xafid waan kuzalamay oday somaliyeed horta kaftanna ha iga ahaate loveta ma waxa usarta dadka aad garanayso mida kale malagu shaxaday marnaba
Xikmad socdo wye Ustad abdirisaq❤
Waa xanuun walaal alaha kuu cawil celiyo
ILAAHAY AYAA KU SIIYAY ALHAMDULILAH HADANA KAA QAADAY ALHAMDULILAH
Abdirisaaq dhoore long time sxb
Aal ar nin culus Fanaankii Shuusha
Waa ku salaamayaa
Nuuraay naruurooy
😮😊manzha Allah qiso aan waxbadan aan kabarankarno❤
Somalia sharci iyo nidaam ma laha
From Saint Cloud mn
Abdirizack nin nagu qaali ah ❤
Masha Allah keep going walahey so sad 😞
Masha Allah nin adag ilaahyna ku xidhan
Msha alh❤
Sad but inspiring story
May Allah protect him walahi he is brave man talking about this
ok muqdisho😮
Abdulkaim. Ali. Saudi arebia. Ayan jogaa