Naago ayaa guryahooda iyo waxaay lacag hayeen dira, oo la dhacaa, kuwaa loo yeertey oo africa lagu balamiyey ilaa alana la la’a yahay, kuwaa daroogo lagu qadaa oo la dhahaa wadamo kale geeya oo xabsi ku jira. Scamers waxaay u badan yihiin niman jooga Nigeria, Jamaica iyo Asien sida indonesia, malaysia etc. Is jira dumarow. Somalida hada waa noocyo badataye.
Love/romance scam ayaa la dhahaa sax waaye gabdhaa waxaa ay sharaxdey. usa uk, iyo yurub oo dhan ka dhacdaa street smart and well educated women around the world ayayena ku dhacda arinkan. waa sida gabdhu sheegtey ninku waa scamer.
Ninkaan muxi ku sameyay Gabadha like saar & subscribe thanks
nin daciif ah ayaa dumarka xoolahooda dhaca
Naag Xoolaheeda Waraabaa Ka Qeeliyey Waxladhahaba 😮Deeq Siyaal Ayaa Soobaxay 🎉🎉🎉
Yaataahaay khaab yaalaad kuuwaalo gaabaadhu maareexaanka gaadooh wiilkuuna maareexaan muduugu.
Naaagaha bahdilan ee raga iibsada ragu kama helaan
NAAGO NIN AFRIK JOOGO LACAG HA ISKA SININEH EE LACAGTA HEYSO WARYAA 40 SANO WAA GABADH DHAXE WAA WAQTIGA UGU FIICAN TAHAYEH HAWEENKA RASUULKEENA MAXAMED SCW XAASKISA KHADIIJO 40 JIR KU GUURSADEY 6 CARUUREH U DHASHEYEH 40 JIR GABAR YAR WEEYE
Naago ayaa guryahooda iyo waxaay lacag hayeen dira, oo la dhacaa, kuwaa loo yeertey oo africa lagu balamiyey ilaa alana la la’a yahay, kuwaa daroogo lagu qadaa oo la dhahaa wadamo kale geeya oo xabsi ku jira. Scamers waxaay u badan yihiin niman jooga Nigeria, Jamaica iyo Asien sida indonesia, malaysia etc. Is jira dumarow. Somalida hada waa noocyo badataye.
SubxanAllah
Khaamiyad weeye gabadha hadlaysa
😂😂😂😂😂
Buskud. Wiilka nooda. 20 jir ilmayar weyan
Maxaad ka wadwadaan iska daaya naag nin iibsanaya nin aanay arag
Love/romance scam ayaa la dhahaa sax waaye gabdhaa waxaa ay sharaxdey. usa uk, iyo yurub oo dhan ka dhacdaa street smart and well educated women around the world ayayena ku dhacda arinkan. waa sida gabdhu sheegtey ninku waa scamer.
Laxjeclo lawa kmadha didhiso dalinyaradhan walan qurbaha uwashen mey run umaleyanayan wallle ano sidha ogahay kusoshaqeye inan shilinkeyga del mumabinaye
Beenlow
Been low
😂