Xog Dagalkii Dolow dhimasho, dhawac Ciidankii dowlada xagee u baxsadeen xalada Gedo Gurmad iyo Cabsi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 163

  • @Warar_iyo_warbixino_sugan
    @Warar_iyo_warbixino_sugan  4 години тому +2

    Jaallayaal muuqalka like saara aragtidiinana hoos noogu reeba

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 6 годин тому +13

    War Ciidanka Jubbaland iyo Dowlada Fadaralka waxaana Dolow hadda heysta Ciidan kii Jubbaland Guul Guul

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 6 годин тому +10

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪🦁🦁🦁👑👑♥️♥️🥰🥰

  • @MahamedBarkhad-w2z
    @MahamedBarkhad-w2z 6 годин тому +13

    Waan idinla soconaa from jigjiga guulaysta

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 6 годин тому +2

      From Nogob:keep informing us Farxaan iyo Mowliid!

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 7 годин тому +10

    Masha Allah Jubaland insha Allah

  • @bby6
    @bby6 6 годин тому +4

    Guul iyo gobanimo saden darood iyo jubaland state dhaman ilahay ha idin hafido inshallah

  • @adanbare-f3q
    @adanbare-f3q 6 годин тому +7

    Guul guul Daarood jubuland ❤❤❤

  • @adanbare-f3q
    @adanbare-f3q 6 годин тому +4

    Waxan ogahay Beesha reer Gado inanan xabad anlooga hanjabenin ee guul guul ayanleyahay Daarood jubuland iyo reer side Daarood ❤❤❤❤

  • @7omali
    @7omali 3 години тому +1

    Guul Jubaland❤️ idinkuna guulaysta Mowlid iyo Farxaan.🤝

  • @FrieMehd
    @FrieMehd 4 години тому +1

    Mansha allaha xasan dhiqo iyo horgaldisi hadi laga adkadey

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 3 години тому +1

    Labo quruxloow Guulaysta ❤ Hassan Ayax ha isdhiibo si loo soo xidho xaarkiisa ayuu fandhaal uqaatay ceeb weeynaa Xamar unugaa iska leh

  • @adanbare-f3q
    @adanbare-f3q 6 годин тому +4

    Wallahi habenkan farxad ayanlajifa Nairobi

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 години тому

    Warkiin ha jiro oo ha joogo wiilashayada❤❤❤❤❤❤

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 6 годин тому +3

    War jaalayaal waan idin salaamay xaaladu wa shax shax guul Iyo gobanimo jubaland 🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 4 години тому +1

    Masha allaha guul iyo gobanimo reer gedo sade waa juboland somaliya ❤❤❤✅️💯🥰🇸🇴
    xasan xarash qaran yuu Dowlad u yahay?
    Somaliya waa uu ceebeyay 😢
    Xasan moryan dalkena 91 buu ku celiyay uqubo ilaah baa kasoo ifiyay xasan munafaq iyo waxa uu wato?
    Xasan dhiiqo waa uu sexday waxa uu ku riyooday inu ilaa uu ka dimanayo midha dalkena xoog ku heeysto😂?
    Dastuur waa uu tuuray ?
    Dowlad waa xasan tuug iyo familkisa hoose bas
    Oo urusamale eh iyo tuugo uu ku shaqeysto
    Somaliya ma wax hal nin in gacantisa ku jirta 😢
    Ilaah ha u naxaristo inti dhimatay u xasan dhiigyacab u isku xasuuqay😢
    War waxan waa foolxumo raga somaliyed iyo dumarka somaliyed ceebeyay ?
    War ka tashada waxan?
    Dowladnimoy xalka qaado xasan munafaq 😂

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 3 години тому

    Guul reer jubland ❤❤❤❤🔥🔥🔥🙏🙏🙏💪💪💪💙💙

  • @Abdikhaderhasan
    @Abdikhaderhasan 5 годин тому +2

    Jubbaland isn't easy

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 5 годин тому +2

    Xasan Sheik waa isugmid ogaaden iyo mareexaan labadub wuu necebyahay,war mareexaanow iska ilaaliya xasan munaafaq

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 6 годин тому +1

    War jaaliyadda guulays ilaa frm Zambia wan idin la soconaa

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 6 годин тому +2

    Guul.Jubaland insha Allah

  • @adanbare-f3q
    @adanbare-f3q 6 годин тому +1

    Jubaland guuuul guuul❤❤❤❤

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 6 годин тому +1

    Guuul guul Jubland hanbalyo hanbalyo we are one ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏🏽👏🏽

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 6 годин тому

    Guul guul guul reer GEDO. Xasan tuug iyo Mooryaanta dawlada sheeganaayo hadhacaan. Dalka dawlad kama jirto. ❤❤❤❤❤❤❤Jubaland❤❤❤❤❤❤❤

  • @ALIMohamed-ct1cd
    @ALIMohamed-ct1cd 6 годин тому +2

    Gardara ilahey garab umma ahha guul iyo gobnimo jubalanda

  • @bby6
    @bby6 6 годин тому +1

    Labadan markay is helan wa so funny war dowladnimo lama yaqaan team qabuure faagte wey ceeboobeen runti

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 7 годин тому +3

    Ogaadeen Guuuuul.
    Hawiye waa jabay.
    Marreeexaan waa HOGAANSAMAY, booskooda madaxweeyne ku-xigeenkooda waa ku qanacsan yihiin.

    • @Remember1977
      @Remember1977 6 годин тому +1

      Adeer, Mareexaan waa madaxda Daarood, berina iyagaa ka noqondoona madaxwayne jubaland. Hawiye Daarood dhexdiisa boos kaagama banaana .

    • @Buurta1
      @Buurta1 6 годин тому +2

      Nimanka sade darood meshay kaa jiraan rag ayaa kaajira

    • @Remember1977
      @Remember1977 6 годин тому

      @@MIDNIMOJANAQOOW
      Abgaal baa tahay, waa ku ogahay. Xasan xaraash raaskambooni waa lagu qaawiyey, maantana curadka Daarood ayaa Gedo ku qaawiyey. Adeer Daarood iskuma diri kartid. Hadaa isleedihiin hawiye ayaa jubaland qabsan waad riyootay.

    • @rahmahasan2690
      @rahmahasan2690 2 години тому

      Sade waa madaxweynaha somaaliya inshaa Allah gobol waa ka weyahay

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 2 години тому

      Waad edeb daran tahay waryaa ilaali akhlaaqda marexan waa hogaansamay. Maxay tahay USC baan anagu diidan nahaye ma jacayl ogaden iyo dhuxuleysta meesha yaal xasan ninka buundooyinkena hor istagay oo ciidamada gado kala baxay xaafadooda gaystay soow maaha markaan daarood ahaan idiin ilalinay baad saa uhadlaysa nacalaa ilkahaaga dheer kuyaal wasakh

  • @Abdallah-d2f
    @Abdallah-d2f Годину тому

    Waa wareey!. Waryaa Marreexaan wada askar.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 6 годин тому +1

    guuuul jubalan D5 libaxyo daarod midnimo🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🦁🦁🦁💚💙🤍👍👍🔥🔥💪💪♥️🙏

    • @JuufeMaxamed
      @JuufeMaxamed 6 годин тому

      Guul guul guul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Годину тому

    JUBALAND GUUL❤❤ REER GEDO GUUL❤ SOO CEYRQHA MOORYAANTA XASAN TUUG SOO DIRAY😂

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z Годину тому

    sodhwada mashallh farxad juop land guuul iuogobnimo daaarrrrrrrod ween guuuuuuulstey ❤

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 36 хвилин тому

    GEDIYO BUURDHUUBO BEEY GUUSHI MAANTA TAAL GURGUURTENA EEDYEY TALADIISI GEBI AHAAN GOOLKI WAXA DHALIYEY WAA HEEDHEE REER GEDOOD GURGUURTENAA GODKIISAA BIYO UGALEEN HAAHEEY GUULEEYSTA REER GEDOOD CARUURTEENA LASOO QALDAY QABQATOO HALAYNINA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 8 хвилин тому

    GUUL IYO GOBANIMO INSHALLHU!!!

  • @SKk-q5h
    @SKk-q5h 3 години тому

    Juballan guul iyo gobanimo

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 5 годин тому

    Guul jubaland birjeeeex

  • @CabdiraxmanMaxamed-y6m
    @CabdiraxmanMaxamed-y6m 6 годин тому

    ❤❤❤ guul illahayo sii reer gado iyo hubaland

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 54 хвилини тому

    XASAN CIIDANKIISA WAXAA LA DHAHAA MACAWISLAY...!!!!

  • @ALIMohamed-ct1cd
    @ALIMohamed-ct1cd 6 годин тому +1

    Wa lagusubi

  • @iqrofeysalCisman2024
    @iqrofeysalCisman2024 4 години тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤w

  • @SadikIbrahimHassan-c2e
    @SadikIbrahimHassan-c2e 5 годин тому

    Gul jubaland

  • @farahmohamed1800
    @farahmohamed1800 17 хвилин тому

    Farxan well came back & mowlid Lagend

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 3 години тому

    Guuuuuul Iyo Gobanimo

  • @ayanlehsaid2655
    @ayanlehsaid2655 6 годин тому

    ✌️✌️✌️❤️❤️❤️

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 6 годин тому

    War fartaag ma la qabtay, waan garanayay inay ka dhacayso raaskambooni2😂😂😂

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 6 годин тому

    DOWLAD KU SHEEGGA CIILQABE XASAN DHIIQO iyo KOOXDIISA U.S.C WAA IN LA XASUUQAA

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 6 годин тому

    ❤Bravo MR curadkii Darood Ismacil waad u qalantaan❤😅 Waxaa idiin dhiman inaad qudbigii Darood inaad Darood isugu yeedhaan oo aad Darood u talisaan gudi sameeya waxaa maalgalinaya Darood ka dibaha jooga🎉❤ Madax meelka sareysa oo la salaaxo majirto❤

  • @ArafonMohamed
    @ArafonMohamed 6 годин тому

    Mashallah guul lp❤

  • @SalwaAbdi-g7p
    @SalwaAbdi-g7p 6 годин тому

    Like yaa lagu gorgor ta min

  • @MaxamedIbarahin
    @MaxamedIbarahin 6 годин тому

    Gado guuuu iyo gobanimo 💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪😊

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 6 годин тому

    Yeeeees ugaas ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 6 годин тому

    War heedhe reer mudugu xasadsanaa, maxaad ciyaalka CANJEELADA ka rabtaan. 😂😂😂😂

  • @Ibraahimxasan3281
    @Ibraahimxasan3281 5 годин тому

    Ilaho kalaqobooji amiin amiin

  • @ZayidAli-g3g
    @ZayidAli-g3g 6 годин тому

    Xamse Yuuyahay yuuse xilka uhayaa

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 6 годин тому

    Galwaaq/dhiig gobeed

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 6 годин тому

    😢😢kuma farxiin dilka darood dhax diisa

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 4 години тому

    Jaajuusiin baatihiin itopiya moodeen inaad dalka keentaan faa iido. Inshalaah. Waala idinka bixinaa faan maaha itopiya in lahoosgalo iyo kenyaba

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 6 годин тому

    Sede. Biriqate. .fartag. mel. Wa. In. Lasara. Sida. Meel. Losaray. Xoosh. Afka. Hadukahadlo. Walacunin. Wa. Daba. Dhif😊

  • @farahmukhtar2525
    @farahmukhtar2525 6 годин тому

    Kkk warmuxudahaay niinki waalna jinki bukayaabiyaay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Годину тому

    GOOD NEWS😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 7 годин тому +1

    War Jaalayaal qalbigaa idiin Xadreeyey ilma adeerayaal shaqo wacan ayaad umadiina u heeysaan ee horey u socda Xasan Munaafaq iyo Horgaladii Daarood ee Xasan u shaqeey naayey sifiican ayaa loo galay

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Годину тому

    Xasan is casilaad iyo xamse

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 6 годин тому

    Xasan sh tuug bye 😂

  • @CfitaahCrahmaan
    @CfitaahCrahmaan 4 години тому

    runta Marabtaa . Meesha quf aan mareexaan ahyn kuma dhiman Wii lasha wax kahurgeeyay calooshooda ushaqasanaya. igadaa.hadalka jesjsska ah tulkey runta usheeg

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 6 годин тому

    hadalka kala suga ❤

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 4 години тому

    Soomaali itopia oo iyaba kala
    Daadatey oo baaba taariikhdeeda xiligii ay ugu Liidatey awood Ciidan xag dhaqaali maanta oo kale ogadenia iney xorowdey ahayd lkn waxaa god Aanay Kasoo Bixikareyn ku Ridey 80ir Dhagax dhoobo bad qabuuro qof fhintey lkn soomaali dhaantaana majirto
    Way ogaayeen inuu hore u laqay kuwo calooshooda u nool lagu sheego Xildhibaano
    Ayaa sababay inuu odaygaas
    Xaaraanta xalaashu umaba kala socneyn maanta waa dalkii oo faraha Ka baxay
    Itopia oo badii laleeyahay kii
    Lalahaa gacmuhuu Ka dhunkaday u hibeeyey aawey
    Kuwii lajifada ahaa farmaajo
    Geed uu glo Ka waayey waxaa CAD inaaney famaajo
    U dhibaateyneyn lkn qabyaalad qudhun ku weerarayeen xiligan oo dalkii
    Gacanta Ka baxay way Dhuunteen kuwiinan itopia
    Kool koolinaaya waxaa igu maqaalo ah iney gabdhihii sharafta lahaa kufsadaan waad waas gumowdeen hadey arintaasi Run tahay
    Ifka Ceeb dulinimo aakhirana
    Alle wuu inoo sheegay ninkii
    ImCidgiisa sharaftiisa haweenkiisa daafacan
    Alle agtiisa inaaney waxba
    Kaga horeyn

  • @BileAhmed-b2h
    @BileAhmed-b2h 6 годин тому

    Wale wa jilicsan😂😂😂❤❤

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 6 годин тому

    M.galwaaq Salaan sare

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 6 годин тому

    Waan kaxumahay
    Hadhoc xasan dhiqo

  • @mrali3601
    @mrali3601 6 годин тому

    Hassan xaqal qalim iyo waxooga akownkisa ku so dhacda u sheeg

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 3 години тому

    Doolaw Ethiopia baa heysata kuwan jubbaland waa magac lagu adeegto waa uun cabdullahi yuusuf oo axmaar soo horkacey kuwanina meeshaas uuunbey kudanbeyn maxamud sayid axmaar dhiigiisa waa xalaal waa Ethiopian magac somali loosoo huwiyey😂😂😂😂

  • @Saki-Hagarlaawe
    @Saki-Hagarlaawe 5 годин тому

    Itoobiya la safta oo waddanka u dulleeya Oromo iyo Amxaaro idinkoo 30 jirro ahna soo horkaca. Wuxuu ku leeyhay day; Itoobiya ayaa laysay oo ay daandaansadeen. 😢😢😢

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 3 години тому

      Kuwani asalkoodaba in ey oromo yihiin baa laga yaabaa oo u adeega Ethiopia somali badan qabiilo sheegta oo asalkooda Ethiopian ah baa jira markaa kuwani somalinimada in ey Ethiopian noqdaan bey kajecelyihiiin kuwani waa nuucii la bareyn jiray waa jawaasiis shisheeyaha u adeega ayaga oo isticmaalaya magacyo qabiil waxa ey kuhadlayaan qof damiir leh madhageysan laro

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 години тому

    xasan waain la helaa qof ama laboqof waa in laxirxiraa oo lageeyaa isbitalka xabeeb

  • @Abdallah-d2f
    @Abdallah-d2f Годину тому

    Waryaa reer Mudug warka kala hela.

  • @MadarMuraad
    @MadarMuraad 2 години тому

    Lax yahay laxdu dhashay dawlada somalia xasan sheikh malahan qorshaha ku darso xasan sheikh waa madaxwayne la doortay wuuna xumaaday. Laakiin baribuu tagayaa balse dalka somalia wuu soo haraya

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 години тому

    Ethiopia waa in wadan ka laga fiijiyaa kii soo raaco oo somali isku sheekaayo waa Ethiopian

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 6 годин тому

    Xasan dhiiqo bulaacad ayuu dhexdabaalanaya

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 59 хвилин тому

    DOWLADI MA CEEBOWDO EE WAY JABTAA EE KU DARSADA WARARKA.!

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 6 годин тому

    Wrbaahinta Daarood ee sade/ssc/jubbaland/puntland.
    Xassna dammmmi yucub afka halaga geliyo. Xaassn waa oday geelliii ba,ay oo marba meel u carara
    Ka dibna ama ugu dambyn dabak ku dhaca ku dhintay.
    Eboow xaw siyaasadda yaqaan
    Xassn hanlaawe.

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 6 годин тому

    Ethopia ayaa fara galin ku wado gedo waana la iskaga daba tagayaa isla xisaabtana wuu imaanayaa

  • @Axmed-f6c
    @Axmed-f6c 5 годин тому

    Daarood mar buu dhalay markina saduu dhalay hanoolaado sada daarood kadib yaan anoo ogaadeen ah noolaan

  • @hassanmaalim283
    @hassanmaalim283 6 годин тому

    Uff uff cawan bastar eh

  • @FaadumoXassan-kq7ev
    @FaadumoXassan-kq7ev Годину тому

    Fadlan hadalka kala hela o dajiya

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 6 годин тому

    Manshallh

  • @Remember1977
    @Remember1977 6 годин тому

    Guul iyo gobanimo D5. Aniga waxaan ku talin lahaa in shirweyne D5 iskugu nimaadno oo laysku qalbi xaadhan ayo si uusan cadowga ka faaiidaysan madmadowga iyo khilaafka Beesha D5 dhexdiisa. Waa in xilka iyo saamiqaybsiga beesha dhexdeeda laga heshiiyo. D5 midnimo ayuu ku badbaadi waayo cadowga wuu noo tashaday.

  • @MadarMuraad
    @MadarMuraad 2 години тому

    Mida kale jubaland ha kuu dambayse galbeedka caabudwaaq iyo ceebta kugu haysata ka hadal gobalka gedo mareexaan xaniinyo leh ayaa isku haya
    Ee meel ka
    Muuqo

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 5 годин тому

    Mareexanow reer Raaskambooni 13 maalin bey xasan dhiiqo kusoo afjareen oo ciidamadoodii kenkya geliyeen ee soo afjara shuftada soo duushay

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 5 годин тому

    Caawa Barmaamijkiina fudeyd iyo buuq baad u beddesheen, ninkaan kugu wehinayaa, nuxurkii ayuu warka ka qaaday, marka sidan wax ka beddela odayaal, warkana qodobeeya… haddii kale laydinma dhagaysan karo buuq iyo saxmad baad u beddesheen

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 5 годин тому

    Xasan ciidan in uxasuqo maahee faa Ido kale manan Arag hadalka xasan xaran weye

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 годин тому

    Waxaan ka xumahay wiilsha Sade Mareexaan ay isku dilaan degaankoodi
    ay aqbalaan isku dirka Xassan

  • @MahamedBarkhad-w2z
    @MahamedBarkhad-w2z 6 годин тому

    Y😊

  • @KayseSheekh
    @KayseSheekh 6 годин тому

    Sax

  • @MuhyadinAbdi-i8g
    @MuhyadinAbdi-i8g 3 години тому

    Dawladna ma ha waxani ee wa masiibo somali losodiray

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 6 годин тому

    Asc mowliid gal waaq iyo farxaan

  • @SiciidoXaaji
    @SiciidoXaaji 6 годин тому

    Mawaxaku maadeesnan

  • @CabdiMadoobe-g5k
    @CabdiMadoobe-g5k 4 години тому

    Dallas. Dabaakukacay. Xasan. Ayaana. Shiday. Mana. Oga

  • @SKk-q5h
    @SKk-q5h 3 години тому

    Lagu kala bax. Iyo lagu kala badi

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 5 годин тому

    Hadaynu nahay daarood waa in shirwayne loo dhan yahay isugu nimaadno si aynu u dhisano dawlad gaara dhulka aynu soomaliya ka degenahayna isugu furo kuwa xildhibaanada sheeganaya ee xamar joogana aynu u cadayno in aanay ina matalin sida hada ay u socoto soomali is rabtaa ma jirto soomaliyana waa timir xabaal taala oo dhawaan aduunka ayaa kala boobi doona ee intaad calaacalka iska deysaan dawlad soomaliyeed ma jirtee daarood ha la isu doono si ay aayahooda uga tashadaan from khaatumo !

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 6 годин тому

    Kuwaa waaa doqomo caadiya wallahi jaahilo jaahilo dalan waaye bal waxay ku fanayaan arka

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 години тому

    Guul SNA down Ethiopia and jaajuuska soo raaco

  • @CrizaqCalimaxamud
    @CrizaqCalimaxamud 6 годин тому

    Arkuwaan mawaalan yihiin mase an aauma leeyo

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz 4 години тому

    Benbadanaa