Xog Cusub :Aqoonsiga Somaliya Haysato Oo La Ogaaday In Uu Yahay Kii Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 154

  • @asyia9444
    @asyia9444 4 роки тому +27

    Qadaad weeyn cidla madhan bay fadhidaa waxa waliba waa cad yihiin guul jamuriyada barkeysan rabow xafid dadkayga oo dhan one love somali land

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 4 роки тому +2

      Somaliland guul insha allah allaahumaa aamiin waanan ku salaamey walaal asyia

    • @asyia9444
      @asyia9444 4 роки тому

      @@xaajimasaleh8837 aad mudan wallo geesi somali lander àh guul jamuriyada barkeysan iyo dadkeeda oo dhan

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 4 роки тому +1

      Aamiin in sha Allaahu.
      Walaal jir oo joog.

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 4 роки тому

      Waa loo baahnaa in la lehlo xaqiida dhabta oo la beeniyo kufsiga ay ilaa hada samaynayaan dadka u taba baran xumaanta fog iyo xaasidnimada.

    • @mcaproduction3596
      @mcaproduction3596 4 роки тому +2

      Hadii aad ictiraafweyseen ma waxaad keentewn mala awaal aan soconeyn qaad lind alamxaa jaahiliintihiin

  • @mustafemohamed486
    @mustafemohamed486 3 роки тому

    Maashaa allah siro badan baad daaha ka qaaday halkaa kaga haye hore na u soco.

  • @abukarhassan1157
    @abukarhassan1157 Рік тому

    Maanshaa allah somali somali baa leh nin dhashay ma dhamaato tariikdiisa iyo magaciisa ee allaha idiin sahlo magaciina Hadoow illah yiraah

  • @nimoomar15
    @nimoomar15 4 роки тому +3

    Wa run

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 8 місяців тому

    Waa waaxa daarod ugu haadaro syl

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 4 роки тому +27

    Somaliland wa dalkii xoriyada keenay maanta wa nasiib xumo
    In dadkii indhaha loo ahaa inay somaliland malinwalba la aflagadeeyo

    • @khayrohassan1286
      @khayrohassan1286 4 роки тому +2

      Soomaali Abaal ma leh waad mahadsan tahay

    • @snmhalgamayal2391
      @snmhalgamayal2391 4 роки тому

      @@khayrohassan1286 Somali Ha Odhane, Somali-Italy dheh

    • @khayrohassan1286
      @khayrohassan1286 4 роки тому +1

      @@snmhalgamayal2391 Maka xuntahay soomaaliland in LA sheegay inay ictiraaf San tahay dhe guul soomaaliland

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023 4 роки тому

      @abdi abdi
      Oromoyahay laxaray hana cayin hoyada kunjeer wase

    • @abilahimohamed161
      @abilahimohamed161 4 роки тому +1

      @@Akvlogs_2023 war waxaan bila edebka ah cayda hooyo iska daa maalin horena waan ku shegay qofka siikale ucaay oo hooyo wa hoyada okale ee kadaa cayda

  • @fathuma3573
    @fathuma3573 4 роки тому +5

    Ilaahay xaqa madado

  • @mohamedmohamoud339
    @mohamedmohamoud339 4 роки тому

    Guul iyo gobonimo arabsiyo news iyo shaqaalaha dadaaya

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 роки тому +2

    Mash Allah somalilaan way guuleysatay hore iyo dabi waa run qoraxada miyaa sacab lugu qarinkaa somalilaan kii sogayow samir qado✊❤💚✊

  • @nimcoabdi9446
    @nimcoabdi9446 4 роки тому +7

    Masha allh Somaliland Guul 👍👍👍👍

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 3 роки тому

    Viva Somaliland guuule guuule lyo gobanimo Somaliland 😍😍

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 роки тому +3

    Awoowyashay way khaldameen makay eyda eydu dhashay wax noogu dareen
    Lkn waxan kaga gamay narki #WIILASHI ay dhaleen ay xoog kuso ceshadeen #XORIYADOODI🦁🦁🦁dhiigodana u huren anoo kuway dhaleen ahna WXN KU DHAARTAY INAAN LAAYO #QADADWEYNTA goor ay noqotaba

  • @khayrohassan1286
    @khayrohassan1286 4 роки тому +3

    Maasha ALLAAH soomaaliland guul

  • @UmuSalmaan-z7n
    @UmuSalmaan-z7n Рік тому

    Illaahayow Somaliland Ilaali Adaa Arkaya Cadawgeeda iyo Calooshiisaba

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 9 місяців тому

    Oh Allah help ours Muse Drs Aden Adam ❤😊.

  • @cimaandhako885
    @cimaandhako885 4 роки тому +19

    Waa la ogyahay Soomaaliya ictiraaf lama siin ee kan at haysataa waa kii S/land ay kula midoowday .

  • @jaamaal-yaasir3713
    @jaamaal-yaasir3713 4 роки тому

    Masha allaah

  • @somalitoday5692
    @somalitoday5692 4 роки тому +1

    Keep go zxp

  • @cabdirisaaq6558
    @cabdirisaaq6558 4 роки тому +10

    Waaa wax Jira oo laqarinaayo

  • @mukhtarabiib812
    @mukhtarabiib812 4 роки тому +1

    Sababta soomaliya u dagi laadahay waa qabyaalada syl alla naarta ha geeyee soomaliland ha wara warin guul waa banaan

  • @guledfaransiis8231
    @guledfaransiis8231 4 роки тому +3

    Kursiga UN Ka Waxaa Qoran Somaliland Waana In Ay Somaliland Doonata Oo Ku Dooda Somalia Waxba May Haysan Talyaani Ayaa Wakhtiga Gumaysanayey

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Рік тому

    Masha Allah, this is very interesting, a proved that somaliland can get independent from Somalia if they work harder.

  • @acacius9903
    @acacius9903 4 роки тому +6

    Somaliland should do the same and deny Somalia from being a sovereign country. Somaliland should pressure everyone in the International community that Somaliland is a country and Somalia is not.
    If Somalia is being dishonest why would Somaliland accept it? Everyone knows who is the failed state.

    • @sahraabdillahi7041
      @sahraabdillahi7041 4 роки тому +1

      I agree you 100 percent.

    • @acacius9903
      @acacius9903 4 роки тому

      @@sahraabdillahi7041 Yes. Why are we keep calling Somalia a country which we all know is not true. We should call them the failed state and non-existent country that call themselves Somalia. Or something along those lines. We can't be always nice while they are trash talking about us to everyone around the world.
      This is also the problem with the Hawiye clan. The Marehaan are using them and they are ruining even more that failed state. They need to wake up and take back their country from the lunatics in charge. The Hawiye are to damn nice like the Isaaq. But the Isaaq clan at least took back their country while the Hawiye people are being killed every day with a bomb in their own cities and lands, like in Mogadishu. Smh

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr 4 роки тому

    *Jooji jabhadaynta, wax s/land la yiraahdo ma jirto waa jabhad maamusha Hargaysa, One Somalia for ever*

  • @abdia.ibrahim7082
    @abdia.ibrahim7082 4 роки тому +4

    Awalba waxaan ogayn in 26 June Maraykanku la soo hadlay Ina Cigaal oo ay tahniyadeeyeen, meesha 1 July 1960 uu Adan Cade la tahniyaynin oo uu isagu telefoon u diray Maraykanka. Ka eega the digital library The State Department of The United States.

  • @kadrafouad6830
    @kadrafouad6830 4 роки тому

    Qabiilkay doonaan ha noqdeene SOMALILAND waa SOMALILAND waana dad walaalo ah oo isku abiyo abtiya ilaa bari ilaa galbeed oodi ab ka dhaw SOMALILAND xaasidiin ma aha gobolkasta ah joogaane si kasta ha layskudiro waxba laga maqaadayo qololoda iska ilaaliya dadka SOMALILAND guul calooshiinu sidii ay isugu xaadhayd ha ahaato aamiin cadawkiinu ha jabo soomaali meel walba ay joogto kuwaa koonfur joogana ilaah dabka ha ka qaboojiyo haday xun yihiin iyo haddii ay san yihiinba waa walaaladeen xagoodaa naba iyo caano amin ❤🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽👍

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +2

    somaliland aqoonsigeeda waxaba cadanaya inay mapka aduunka gashay oo ku jirto yaa dafiri kara mahadsanid waxaad noo keentay information badan

  • @yaxyehazzan9388
    @yaxyehazzan9388 4 роки тому +2

    Xaqiiqadu Mar uunbay Zoo baxayza incha Allah

  • @nasyadeuanyeong8707
    @nasyadeuanyeong8707 4 роки тому +5

    Ceebtooda iyagoo wada dhintay soo baxday

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 4 роки тому +6

    All that is required from Somalis in Somaliland is to Hold First to these Facts. Truth always prevails. Somaliliand needs all Somalis in Somaliland to be United for there course. Somaliland independent Somali state recongnized by the world is inevitable sooner than later facts are there that can not be Hidden. Viva Somaliland for all Somalis in Somaliland.

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644 4 роки тому +4

    Waxaan qoray wakhti hore in soomaaliya haysato dawladii soomaaliland iyo kursigeediiba haddii la aqoonsado soomaaliland soomaaliya waxay noqonaysaa dhul banaan oo dawladii ugusoo horaysaa qabsanayso waana waxa itoobiya khariidadeeda ugu dartay kiiniyana baddeeda u quudaraynayso

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023 4 роки тому

      Hhhhhhhhhh wallhi waad iga qoslisay meel banaan

    • @gympoi1957
      @gympoi1957 4 роки тому

      Indhaha Kalaqaad LaxYaheeY RiYo aYaa ku Jirto S/Land aad wadwado waa Halqabiil Halqabiilna DawladManoqdo

    • @jamahuseen9113
      @jamahuseen9113 4 роки тому +2

      @@gympoi1957 Waxa jira Dawlado Jasiirado ah oo ka kooban Dhawrkun oo Qof Somaliland waa Dhawr Million.

    • @ahmedMohamed-df2ye
      @ahmedMohamed-df2ye 4 роки тому +2

      Sxb dunada waxa dawlad ah wadano an gadhin hal million e caqlagu hashaqeeyo

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 4 роки тому

    Waad mahadsan tihiin halkaa ka wada

  • @محمدابعبدالله
    @محمدابعبدالله 4 роки тому

    saxwaye

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq Рік тому

    Waa run somaliland uun baa aqoonsi ka heshay caalanka

  • @mohamedwardi1829
    @mohamedwardi1829 3 роки тому

    ASC asxaabta qadyada SOOMAALILAND waa lamatabtan

  • @sahraabdillahi7041
    @sahraabdillahi7041 4 роки тому +5

    Arinkeenu waa legal case kaliya loo baahanyahay lawyers international law ku takhasusay oo aynu hiregareeno simple,faqashtana su'aasha la waydiinayaa kaliya waa where is your contact? Dee ma hayaan!!!

  • @maxamedabuukar6035
    @maxamedabuukar6035 3 роки тому

    Somalia waahal weena midoowi doonaan insha allah

  • @ahmedcabdilahi1763AXMED
    @ahmedcabdilahi1763AXMED Рік тому

  • @xazanismaciil4035
    @xazanismaciil4035 4 роки тому +4

    Wllo zax

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 4 роки тому +9

    WAA WAX JIRA, OO CAD!!!!.CAR BAL TAARIIKH DA SOO BAADHA!!!.

    • @drisleabdi1888
      @drisleabdi1888 4 роки тому +2

      😂😂😂😭😂

    • @iloveuallah8889
      @iloveuallah8889 4 роки тому +4

      Haa wlLhi wax xaqiiq ah weeyi,xaquNa madaahire marbu soo ifbaxaa insha,alLah s.land wixii ay tabatay wey heli🤩💚💬❤Viva jumhuriyada barakaysanee s.land😍

  • @cimaandhako885
    @cimaandhako885 4 роки тому +3

    Ma jiro heshiis cad ooy wadagaleen S/land iyo Somaaliya kuna saabsan heshiiskii midawga waana sababta at ka b aqayaan in aynu aqoonsigeenii dib u hello iyagaana bilaa aqoonsi noqonay waanay soo dhawdahay.

  • @caliawcabdiaskar8926
    @caliawcabdiaskar8926 4 роки тому +13

    Waar Somalidu RUntay kabaqaane run hh LA isku sheego beeni Isma qariso wlee waa wax jirA d
    Taariikhda Ku cad

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 4 роки тому +2

    Maxaa aduunka lookordhigi waaayay iyo maxksmada caalamiga si ay nooksls saaraan yuxuushtan raba inlaysku dhamaado

  • @mali7297
    @mali7297 4 роки тому +7

    Mar hadaanu jirin heshiis ay wada galeen sland iyo somalia oo ka diwaan gashan qaramada midoobey
    Israacii lixdankii midnimo laguma
    Sheegi karo sharcina muu aheyn israacii 1960 26 jun
    waa in ay xukumada sland aqoonsiga ka maqan ka doontaan beesha calamka oo laga ay ka
    ka garabaan beesha caalamka
    oo aduunka loosoo bandhiga sharciga amse aqoonsiga ay somalia haysato inuu yahay kii sland
    Waa in dhulka somalia ee ay colaadaha ragaadiyeen si deg deg ah Loogu gacan galiyaa
    Wadanka aynu jaarka nahay ee bilaa
    Bada ah ee ithopia

    • @asyia9444
      @asyia9444 4 роки тому +1

      Guul jamuriyada barkeysan

  • @D100-x7l
    @D100-x7l 4 роки тому +1

    Gartadha haddi aad garato ,Laga maa helayo Garta... So Somaliland should know its case well ,rather then running behind the bush ... Good Journalism.👍👍👍

  • @safiajama5565
    @safiajama5565 4 роки тому +1

    We have to make donation to hire good layers in the international court alle Somaliland er ready to stand 🤭

  • @apdifatah8033
    @apdifatah8033 4 роки тому +9

    inga daya somaliya hadal hanteda xun

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 4 роки тому +1

    Waa Run inay SYL bilawday Wisihknimada aad ka soo Warantay waxaanad u markhaati Furtay MD Abdi Yusuf Duaaleh Oo ka waramay

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 4 роки тому +3

    Absulty waa sidaa 26 June 1960 ayaa loo baahan yahay in si wayn loo xuso 18 may macno buuran malah waayo wax heshiisa oon nimankaa kuunfureed la galayba ma jiro markaa maxan ka xusiba waar saacada dib noogu celiya upto June 26 1960

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr 4 роки тому

      18 may waxay muujinaysaa la soo noqoshada gacankuhaynta dalkii xorriyadda qaatay 26 June 1960kii. 26 June is what we need know to justify the conquest of Somaliland's territory on the 18th May which gained independence in 26th of June the year 1960.

  • @one10channel78
    @one10channel78 4 роки тому

    Arabsiyo news well done
    Wixii ummada somaliland quseeya si fiican ayaad u soo gudbisaa
    Roolkaagii waad qaadatay

  • @fayzahjamac6913
    @fayzahjamac6913 2 роки тому

    Somaliland is the true somalis from june 26 1960. Somalia cannot stand alone that's fact and the international community well knows that.
    Somalia can learn alot from somaliland, that's fact

  • @carafaadsiciid7924
    @carafaadsiciid7924 4 роки тому +3

    Somaliland is a holly holy republic 😃💯💥

  • @amaalqalisaleeban1692
    @amaalqalisaleeban1692 4 роки тому +1

    Somaliland waa in laga dab tagaa sharciyada caalamiga

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому

    syl waaxa ka horaysay snl iyo nuf oo cid u dirtay oo samaysay ka dibna qabyalad iyo xuman bay keeneen dadkana weligoodba cadow bay inagu ahayeen walahay waxay yidhahdan isaaqa wa yahuud waan la yabay umadan hada si dhaba u soo badhan isaaqow cadowga ugu wayn ee aad leedihin walahay bilahay wa somalia ana soo badhay

  • @xasancabdifarax7764
    @xasancabdifarax7764 4 роки тому +3

    ASC Markey xaladi sida tahay maxa Muranka geliyey aqonsigena

  • @maguled
    @maguled 4 роки тому

    Waa isla midkii labaduba. Meella kala tegi maayeen. Guul iyo gobonimo dadka Soomaaliyeed.

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 4 роки тому

    Protectorate afsoomaali ku sheeg. Haddaad nin xor ah tahay, luqadaaduna waa inay ahaataa xor.

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644 4 роки тому +3

    Dhamaystira hadalka lajaray fadlan

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 4 роки тому +5

    Somaliland need to undermined any somalia history only somaliland updating somaliland protectorate and Independence Day from united kingdom 26 June 1960 also somaliland mast flow up somaliland protectorate membership for international organisations in the world

  • @أبوعلي-ك5ذ3م
    @أبوعلي-ك5ذ3م 4 роки тому

    Kalaamkaada wax ka jiro ma jiraan waa ka sheekeysid maa weysey

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 3 місяці тому

    Huush media makhruqnimo an caqli ku dhisnayn waa qayb walida kamida SYL waxad u cayeysaa Tariikhda Somalida ee xilgii gumaysiga oo aydan waxa soyal tariikha ku lahayn iyo ku qabso ku qadimayside, oo dodinu ahay britishow na raci Somalida xorobaysa 60k, waxay dhashay anaa calanka geeyey Mogudisho, 26ka June Ayan xorobay, 5 Somaliyed oo an jirin Ayan radinayey, mantana kursiga Qaramada midobay ee Somalia anaga nalaka dhacay, magacii aynu ku midawnay, mu ahayn Somaliiii, Somalooo, Somaliyaaaa,

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 4 роки тому +4

    😳😱😱🤔😡😡😡😡
    Somaliland ICG ha kaga soo garbaxdo qadaadwayn gar iyo gardaraba ma marayse

  • @maxamedadan5968
    @maxamedadan5968 4 роки тому +1

    Maxaad ina hortaagan hadii ay waxaas oo warqado ah haysano maxaase aynu maxkamad aduunka u gaynwaynay qadiyadeena oo u soo bandhigi weynay

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 4 роки тому

      Caalamku kuma.aaminayaba aniga waxa iigasheekeeyay maxamed biixi yoonis wasiirkii hore ee arimaha dibada somaliland waxa uu kuleeyahay caalamka beenbaa laga dhaadhiciyay 😂😂hadeed xitaa wareerto aduunbaa lagula yaabayaa ayuu kuleeyayhy waayo caalamku waxa uu aaminay taariikhda beenta 😭illaahay hayna kala furto qadaadweynta

  • @صداميةوافتخر-ف5ح
    @صداميةوافتخر-ف5ح 4 роки тому +1

    Qofki laba magac siyo oo basabor uusan laheyn kagato jinsiyo iyo kale oo badan dhul boob basabor calan lagasoguriyay gumeysi

  • @faynusfilkeedkaroon8967
    @faynusfilkeedkaroon8967 4 роки тому +2

    Waxan ma anagunbad no shegaysan wanu ognee maxkamadii laga diwan galiyay noo geya madax banaanida

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 роки тому

    somaliya ma wax jira lamodayay ma ahayn duurgal bay iska ahayen

  • @nimoomar15
    @nimoomar15 4 роки тому +2

    Waxan laismafah mayo sida hanagu dayaan

  • @anabbile7556
    @anabbile7556 4 роки тому

    Awalba xizbiga SYL waxa asalkeda laha Somali galbed wana laga dhacey waxanu aha xigeen zbigu SYC, diredhabe ayana lagu sameyey

  • @munaaden7227
    @munaaden7227 4 роки тому +1

    Warkaasu Haduu sax yahay maxaa 30 sano Aynu somalia udaba joogna ooynu ictiraaf u heli waynay
    Kolba maaweelo Hanoo saarina
    Sidii caruurtii umadu 30sano oo Go'doona way ka daashay passport Aad meel ku tagto ma lihid Hadaad manta xanuusato

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому

    syl ma ogtihin inay calankooda ku qoreen calamada christianka ma ogtihin in calamda labada shabeen ee somalia ay ku taalo cakamado khladan ma ogtihin somalia waxay salka u dhigi wayday calanka kooda khaldan

  • @osmanheersare5221
    @osmanheersare5221 4 роки тому +4

    Waa Xaqiiqo Anigu hore ayaan Twitter-ka usoo dhigay Arintan aniga oo Warkan Hayay, Somaliya 10 Sano ayay Maamul Hoosaad Haysteen ay Qaramada Midoobay Siisay, Markaa Qaramada Midoobay inay Somaliya Dib u Maamusho ayay 1992 isla Garteen Wali sidii ayay Qaramada Midoobay Dusha uga Maamushaa Somaliya Laakiin Somaliland Marna ugama jirto inta ay Maamusho oo Sharciga ay Somaliya Ku Maamulaan Waa Kii Maamul Hoosaadka 1950 ilaa 1960-gii Markaa Somaliland kuma Jirto, Bal u Fiirsada Ergayga Qaramada Midoobay ee Marwalba Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Siiya Warbixinta Sannadlaha ah Markaa Cidda Somaliya Maamushaa Waa Golaha Ammaanka oo Haysta Nuqulkii Maamul Hoosaadka ee Somaliya, Wayna Ogyihiin in Kursiga Qaramada Midoobay ee ay Somaliya Fadhidaa inuu yahay Kii Somaliland oo Ku Qotoma Warqadda Madaxbanaanida Somaliland ee ay Boqoradda ingiriisku ku Socodsiisay Qaramada midoobay Caalamkana ay u kala dirtay ka dib Afar Cishoo Kaliya iyadoo ay ka soo Wareegeen ayay Midoobeen Somaliland iyo Somaliya Wax Heshiis ah oo Midow ahna lama kala sexeexan bilaa Shuruud ayuu ahaa si Somalida Maqan loogu dhiirigaliyo Midnimo Shan Soomaali, sidaas ayaa Kursigii Somaliland ee Qaramada Midoobay loogu Fadhiisiyay Labadii Dal oo Wada Jira oo loo Bixiyay Magac ka Dhexeeya oo ah JAMHUURIYADDA SOOMAALIDA (SOMALI REPUBLIC)

    • @mali7297
      @mali7297 4 роки тому +2

      Zxb somalia meel beynu iskaga
      tiirinay namana haweysan karaan oo weynu ka adag nahay sababtoo ah aniga oo reer ah bey wax naga qaadiwayeen macdalaa inkoo qaran sland ah
      balse dhibku wuxuu ka tagan yahay
      Waa Beesha caalamka
      Markaas waxaa xal noqon kara
      Beesha caalamka oo ka garowda
      Qadiyada sland
      Sida muuqatana si wanaagsan bey wax u socdaan

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 роки тому +2

      @@mali7297 beesha caalamka la xisaabtankeedii waynu biloownay, waanay ka garaabaysaa oo ma dheera,, for ever Somaliland rep,,

    • @osmanheersare5221
      @osmanheersare5221 4 роки тому +2

      Beeshan Caalamka Waxa Dabada ka Wada Qaramada Midoobay oo Doonaya inay Somaliya si Dadban Waligood u Maamulaan Beeshan Caalamkuna Lacago badan ayay ku Cunaan Magaca Somaliya Waa Dilaaliin intay Lacago lagu Deeqay Magaca Somaliya ku soo Qaataan ayay Kala Goostaan, Xataa Madaxda Wakhtigu ka Dhamaado ee reer Galbeedka Qandaraasyo Shirkadeed ayaa la siiyaa,Markaa Waxa ay Somaliland ugu Riixayaan inay Somaliya la hadasho Waa inay Sawiradaa Shirarka ay Qaadhaan Kaga Raadsadaan Caalamka ka dibna ay Gacantooda Markay soo Gasho u kala Goostaan cid ay u Danaynayaan Ma Jirto iyagaa Dano Waaweyn iyo Lacago Waali ah Meesha ku bartay bal u Fiirsada Dhawrkii Sanoba hal mar sida ay Wax Weyn uga dhigaan Wadahadalkii Dib ha loo Bilaabo Maalinta la Wada Fadhiisto ayaa hadalhayntiisa ugu Dambaysa, Dhawrka Sano ee Soo Socda ayay ku Macaashaan Daymo been ah iyo Amaaho aan Jirin iyo Qaadhaanmo ay kula baxaan ka dib markay ka sii Go'ayso ayay yidhaahdaan Wadahadalkii dib ha loo Furo, Wali Yaa Maqlay iyagoo leh Wixii lagu Heshiiyay Ha la Fuliyo Waligaa Ma Maqlaysid,Walaahi Hadaan Nimankaa laga Tashan Waxba isma badalayaan

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 роки тому +2

      Waa sidaad sheegtay oo anaa kula arkay,, 360page oo macluumaadkani ka mid yahay ayaanu(aniga iyo laba nin oo kale) sanadkii 2001dii madaxtooyada jamh.barakaysan geeynay,, dawladda somalilandna arrimahan si fiicanbay uga dheregsantahay waanay isticmaashaa, waana sababta Aan mar qudha garta la I nooga helin, waana sababta marnaba ilaa 1991kii somaliya la inoogu qaldi waayay,,bal xusuusta sababta hawlgalkii 1993kii unisom iyo USA somaliland looga reebay?? iyo xoghayihii qaramada midoobay Mr, butrus Qaali oo Aad uga soo horjeestay, xataa ku hanjabay inuu is casili doono, hasayeeshee cirka ka soo leef lagu yidhi, waxa xusuusteeda leh inay 7masuul oo sarsare arrintan darteed UNta uga tageen, kadib markay si cad Mr, butrus Qaali uga horyimaadeen, qorshihiisiina u fashileen,, waxa raggaa ka mid ahaa Mr, maxamed saxnuuni oo sidaan filayo aljeeriyaan amba tuunisiyaan ahaa,, Mr butrus qaali waa ninkii watay wafdigii masaarida ahaa ee cishadii dhoweeyd jamh, somaliland yimid Aabihii oo barigaa UNta maqaar saar ka ahaa, dadaal badanna u galay sidii uu somaliland rep, magaceeda u Aasi lahaa, taariikhdeedana u lumin lahaa, guuldarro weeynbuuse Kala kulmay, waanu ku ceeboobay,,, for ever Somaliland rep,,

    • @mali7297
      @mali7297 4 роки тому +2

      @@osmanheersare5221 waa sababtey ithopia mupkeeda ugu darsatey somalia dhowrka jeer
      Somaliland ay uga reebeen somalia
      Ithopia wey ka dharagsan tahay
      Aduunkuna iyo hayadaha calaamku ku integram tihiina wey ogsoon yihiin
      In aqoonsiga ay haysato somalia Inuu yahay kii sland
      Sida muuqatana ithopia waxey
      Ku hanweyn tahay iney somalia
      Qabsato wadamada reer galbeedkuna wey isla ogyihiin
      In ay qabsadaan somalia
      Waana sababta ithopia iyagoo aan bad laheyn loogu sameeyey ciidan badeed
      Abey ahmed markuu tagey muqdisho farmaajo wuxuu kala hadley midnimo inkasta oo ka cago
      Jiidey farmaajo
      Balse ajandaha ithopia waa iney
      Bad hesho
      Sharci ahaana somalia ayaa u banaan iney qabsadaan sababtoo ah
      Oo waa dal aan sharci aqoonsi haysan
      Markaa waa in ay aduunka ka garabaan qadiyada sland

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 4 роки тому

    Ok markaa siyasiyiinta somaliland maxay kala shekeysanayaan somalia ee maxkamad calami ah u geyn la’yihiin qadiyada somaliland ??????? Iyagaban dad ahayn

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 4 роки тому +1

    War beeshii yareyde Gibiley sow kuwan ka soo daraya. Ictiraafkiibaa wax u dhimayoo, hadda weyba wada dawakheen

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 4 роки тому +1

      Alhamdulilaa anagu hunguri isuma qarxino emeson madax nagama garacdo nabad iyo nimco iyo xoriyad baanu haysanaa please hana cawryina.

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 4 роки тому

      @@fardusaw9688 Fardusa Walaalo Amisom waanu ku shaqeysanaa, inamadii aad noo soo dirteen ee Xamar Qaraxyada ka waday ayaanu Amisom u adeegsanaa.

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 4 роки тому

    Xaqiidu waxytahy lahubaa soomaliya wax xoriyada may qaadan tan ay aduunka ku fadhidaa waa tii somaliland wax makamada aduunka somaliya loo ganyan laayahy manaqaano shacabka somaliland ayaa xitaa gayn gankara maxkamada aduunka

  • @apdirahman3809
    @apdirahman3809 4 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @walalmali8168
    @walalmali8168 4 роки тому +1

    Waaw been aan caadi ahaayn inaba lkn waxaa igadhaadhiciwayday warqada taas oo ah mid lasameeyay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 роки тому

      Walal Mali
      hadii warqadu beentahay meel somalia calankii talyaaniga ku dejisay ,kii somalia ku saartay natus, goorma iyo goobma ayay somalia ku xoroowday natus

  • @a.jamaja4911
    @a.jamaja4911 4 роки тому

    NIN iYO BAADIDiI. ARAGTIDAA KA DHAXAYSA RUNTII WAA CADEYN CAD WARAAQAHAN UNA BAAHAN INLA GEEYO MAXKAMADA LONDON UGU WEYN

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Місяць тому

    NAC NACD REER. KA. ISAAQA. SHEEGTA. IYO. QABYAALAD. URAYSA. A KU BUUQAAN

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому

    waar somaliland waa la dhacay!! balse waxaa dad u liita nin geelii sii la dhacay oo maanta odhanaya ninkii geelayga dhacay ayaan dhoobi u noqonayaa! sida kuwa yidhaahda citiraaf ma haystee somaliya aan iska aadayaa somaliya weligeed maxad banaani may qaadan! waa hadaa dhega leedihiin,

  • @أبوعلي-ك5ذ3م
    @أبوعلي-ك5ذ3م 4 роки тому

    Umada soomaaliyeed ha laak ha u horseedin dad isma huraan ka fiirso waxaad lacag ku raadiney sid

  • @nuuriyenuuriye1497
    @nuuriyenuuriye1497 4 роки тому

    Warqadaan CIA aa ku woran been badanaa warkuwaan reer habarjeclo illaahay maka cabsanaaysoo

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 8 місяців тому

    Alle idin ku xisaab cadaawada aad waligiin nugu heyseen Waa waxa isladaba yaacdaan ee aan waxba idiin hagaagin udhinta cadaawadiina iyo xaasidnimadiina Soomali walba OO never Somaliland khaastan Isaaqa xallaasha aha ee Alle jeclyahay idinkuna sareysiiyey wuxuusha yahay Aisha a xun

  • @mubarukiidan548
    @mubarukiidan548 4 роки тому +2

    🇸🇴👣👊👊👊👊👊👊👊

  • @abdulkadernour8674
    @abdulkadernour8674 4 роки тому

    SYL oo kaliya been kama sheegaysid laakiin somaali oo dhan baad been kasheegaysaa

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 роки тому

    Shacabka somaliyeedow qabiil direed somaliya ka dufowyayoo kulligood dameero iyo selfish damiciisa mooyaane aan damiir kale lahayn ayey wada noqdeen oo inan gumeed ciise jabuuti iyo inan gumeed iidoor ayaa aragti iyo aqoonsi kuugu filan.

  • @vp106cy4
    @vp106cy4 4 роки тому +3

    Taariikhda qudhun iyo qadaadwayn waa been

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 4 місяці тому

    Waa. Beentaa. Yaad. U sheegi. Kartaa. Been. Kkkkkk isaaqu. Waalida haysa. Bay in. Noosheegaan. Kkkkkkkkkk. Iam Somali my country Somalia 🇸🇴

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382
    @b.m.qsiraadiftiinshe1382 4 роки тому

    waa si fiicane inta aad qaado, la tag UN, oo aqoonsiga inoo soo qaada adaaba haya cadeyno e, islaantana hooyo elesabateey nagala hadal, koonfuri way na qiyaantee.!
    Rajo intee le eg ayaad ka qabtaa cadeymaha aad heysaa iney inoo jarayaan .?

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 4 роки тому

    nin kaa afbadan dhaxal aabahuu kaaqataa yaa laga bartay marki maxkamad latagi oo kuhadla alagacabsiga shaaqeya oo lacagg shaqeyn muxami maxan kabaranay yuu difacay awaay madaaxdi uudifaacayay sida saadam oo dalkis logu yimid yaaa kaqatay oo hada maamula mase dilay mase badbadiyay muxu kusokordhiyay muxami sadam faido wasaro

  • @salebanabdi8743
    @salebanabdi8743 3 роки тому

    .

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 4 роки тому

    Waxaan ka codsanayaa hawl wadeenada chanelkan inay warqada si loo akhriyi noo soo bandhigaan waay ma akhriyi karo 2sababood fartoo yaryar iyo iyadoo aan taagneyn oo soconaysa

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +2

    Ummada wax qorin waxne aqrin u sheega warkaas usheega yaana niilagu qoslin

  • @MA-pu4id
    @MA-pu4id 4 роки тому

    Waar beenta iyo ceebta joojiya
    Imika somaliland ayaa caayaysaan

  • @ileys7994
    @ileys7994 4 роки тому

    beenta baa niyada lagu dhistaa

  • @mukhtarabiib812
    @mukhtarabiib812 4 роки тому +4

    Sababta soomaliya u dagi laadahay waa qabyaalada syl alla naarta ha geeyee soomaliland ha wara warin guul waa banaan

  • @apdirahman3809
    @apdirahman3809 4 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭