ARIMHEENA HAGIO AYAA UUR IGU INKIRAY BIILNA IMA SIIYO MAXKAMADA DAHIR ALASOW.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 71

  • @sagalmedia24k
    @sagalmedia24k  2 місяці тому +6

    REER KONFURKA IYO REER BARIGUBA XALAAL AYAY QUDBO SIRA U YAQNAAN. WAA XAARAN SINO AH.

    • @NaimaAliroble-dz5yq
      @NaimaAliroble-dz5yq 2 місяці тому

      Adinku intas😂xata ma sameysan

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  2 місяці тому +5

      @@NaimaAliroble-dz5yq ANIGOO AYO AH ABAAYO?
      REER SOMALI ETHIOPIA IYO REER WAQOOYIGA SI SHARAF LE AYA LOOGA DOONTA WALIDKA GABDHAHA.

    • @HiboaldaniMaxamed
      @HiboaldaniMaxamed 2 місяці тому +2

      @@NaimaAliroble-dz5yqwayo ma naqano siiino wana xaaran wax ad ogtihiina wad taqnan wax an reer kinu ogayeen ayad gashaan mayna ceeb ahyeen xagad ka keenteen waxas

  • @MaxamuudAweys-yf7tc
    @MaxamuudAweys-yf7tc 2 місяці тому

    🎉🎉🎉congratulations mahadsanid daahir calasow 🎉🎉🎉 guul baad spo hoyisaymaxkamadaada isnot iisi

  • @fatimomaxamed2649
    @fatimomaxamed2649 2 місяці тому +2

    Alle dhibatada ha ka dulqaado gabadha gabdhaha waxan kula talinayaa inay Alle ka cabsadaan oo is xakameyaan oo hadayba ninka rabaan hal isbuucna Alle ha ka dhigee ay ehelkooda la wadagaan is guursadaan

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 2 місяці тому +3

    Shaqo fiicanbaad heysaa gabdhana kawacyigaliya qodbasirada

  • @ZaraZara-z2g
    @ZaraZara-z2g 2 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤

  • @hasmah8018
    @hasmah8018 2 місяці тому +5

    Sheekadan barigay dhacday malaysia anoo joogaan maqli jiray been wiilka inlaga sheegayaan moodayay😢😢😢

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  2 місяці тому

      @@hasmah8018 haa wa run abayo, asxaabta reer Malaysia la share gare.

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 2 місяці тому +2

    Daahir dahab janada ilaahey hanagu kulmiyo adiga iyo inta masaakinta caawisa

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 2 місяці тому

    Waa yaab .

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 2 місяці тому

    Gabdha soomaaliyeed qudbo siro ha sameeyninaha please nin waa eey. Haduu guur rabo hakaa soo doonto waalidkaa.

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 місяці тому +3

    Ha la cawiyo inanta , habluhu khudbad sireed

  • @Gytyÿyyyy
    @Gytyÿyyyy 2 місяці тому +1

    Arimehena?!😲🤔😳😭😭😭💔😱

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 місяці тому +9

    Arimaheena miyaadba nin ahan uguursatay? arnaaga somaliyeedaa kaga siidaran cunugbaada siidhalee?
    Maxaad cunug udhashay adigoon xitaa ninka Hooyadii magaceeda aqoonin cid uuyahayna aqoonin?

    • @abdikhadar1948
      @abdikhadar1948 2 місяці тому +1

      Hee soo nin ma ahan mawaxbaakaqaldan

  • @yuusufshariif2558
    @yuusufshariif2558 2 місяці тому

    iska sabar

  • @SARAHSGAMIIEZZ
    @SARAHSGAMIIEZZ 2 місяці тому +2

    HABLAHA YARYAREE HOOSTA UGAJIRA WIULASHAA FAASIQIINTA AH KAFOGAADA YAAHUU ILLAAHOW GABADHA UGARGAAR

  • @haboondeeqa-ln6xc
    @haboondeeqa-ln6xc 2 місяці тому +1

    Alla ragii somalieed xumaa maxay gabadh ka oohiyeen

    • @Gytyÿyyyy
      @Gytyÿyyyy 2 місяці тому

      💔😭Wa layab wllhi 😭💔

  • @YASH______YARR
    @YASH______YARR 2 місяці тому +3

    Arimahena is not easy 😢❤

    • @abdiqaniahmad
      @abdiqaniahmad 2 місяці тому +1

      Dulmi miyaa ugu Hiilinee arimaheena

    • @fatumabashir1436
      @fatumabashir1436 2 місяці тому +2

      Nacas

    • @YASH______YARR
      @YASH______YARR 2 місяці тому +1

      @@fatumabashir1436 wajib wayE wayE ini xalimoyinga laa qiyaamo 🥴😊

    • @ShukriabdiWahab
      @ShukriabdiWahab 2 місяці тому +1

      😂😂haa​@@abdiqaniahmad

  • @suheybdaahir1158
    @suheybdaahir1158 2 місяці тому +5

    Horta gabdhaha somaliyeed maxa saan logu xumeya😢😢

    • @Doctorbadal2025
      @Doctorbadal2025 2 місяці тому +3

      Qudbo sirada waa. Xaraan

    • @Labwa313
      @Labwa313 2 місяці тому +3

      Ciid xumaysay maa jiro inaag ayaa halka isdhignay xoog maa nalagu leyahay soo anaagu meeshas ismaanan dhigin haa marka ciid naa dulumtay maajiiran.masuliyada waa inaan qaadna waxan samaynayna aan inaagu isku eedayna gabdho.

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 2 місяці тому +5

    Wow I have lost respect for Arimaheena iyo reerkiisa

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 2 місяці тому +4

    Sorry sis wa inan yar o qurux badan masha Allah abayo waxba ha oyin unta aya ku cawineysa weyna ku so qadayan wiilkaga abay eray heyska galin raga Somalia 45%waa un responsible hadhow bey markey ilmaha weynadan so radsanayan wa wixuush

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn 2 місяці тому +3

    Asc. ALLAAHU ACLAM WIXII JIRA.

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi6057 2 місяці тому +4

    Gabdh caawi dhulka lajar waa lagu goobtay

  • @yuusufshariif2558
    @yuusufshariif2558 2 місяці тому +1

    duli baad tahay daahirow da yarta ha dulysan hadaad wax u qabaneyso u qabo gawadha

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 місяці тому +3

    Guur miya khudbad sireed? Wa khudbad sir logu akhriyey sheeko laga dhadhiciya wa ku qaba ,
    Mexay abaheed ugu sheegi wayday in nin guursan ,inantan wa damac badan tahay ,waxba maheysate my ogilato 350$ ee maxkamada daahir.

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi6057 2 місяці тому +6

    Cid ma ooga aan ilaahay darti uucabiyaa

  • @HardafXamse
    @HardafXamse 2 місяці тому +2

    Wllo adiga miyaa khaldan mise isaga dabcan adiga abaad leedahay walal baad leday hooyo ayaad ledahay sbb aad sharfadaada ugu ciyaartay bahi dareen uunba ku haysay miyaa hada dhibka arag

  • @munirassad804
    @munirassad804 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 2 місяці тому +2

    Qudbasiro soomaali maxaa lagasiiyaa ninku haduu gabadha rabo banaanka ha iskeeno haduu diidana haqulqulo

  • @Doctorbadal2025
    @Doctorbadal2025 2 місяці тому +2

    Qudbo siro waa zino cad, diinta ma ogala

  • @romiyowcade3311
    @romiyowcade3311 2 місяці тому

    I knew it

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  2 місяці тому

      @@romiyowcade3311 warbixin inta kabadan hadaad hayso nala wadag abowe

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 2 місяці тому +2

    Marki hore maxa qudbo siro idin geliye 😢

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  2 місяці тому +2

      REER KONFURKA IYO REER BARIGUBA XALAAL AYAY QUDBO SIRA U YAQNAAN. WAA XAARAN SINO LA XALASHADAY WEEYE.

  • @SamaaraEise
    @SamaaraEise 2 місяці тому

    Waa sandkee markani

    • @Gytyÿyyyy
      @Gytyÿyyyy 2 місяці тому

      2020 la dhahaa Wan yabnhy be 🤔

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r 2 місяці тому +2

    Faaraxooooooooooow meel kastood joogto abeeso alla kugu duub aaaamiin sorry abayo markii hore fududaatey 😢😢

    • @nimcoboos5457
      @nimcoboos5457 2 місяці тому

      Aaaaaamiiiiin

    • @nimcoboos5457
      @nimcoboos5457 2 місяці тому

      Anba nin ba I xumeyey

    • @zeinab-o6r
      @zeinab-o6r 2 місяці тому

      @@nimcoboos5457 abayo sorry 😞 nimcoy saasey u xumeynayaan abayo weji male 💯 /75 waa aqasu nasin sorry mcnto Ilah hakuu boga dhayo

    • @nimcoboos5457
      @nimcoboos5457 2 місяці тому

      @@zeinab-o6r aaaaamiiiin mcnto ilahay qofkii qof qiyana hacadaabo aakhiro

    • @zeinab-o6r
      @zeinab-o6r 2 місяці тому

      @@nimcoboos5457 aamiin quruxey. Qiyano badanaa iyo lugoyo

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 2 місяці тому +3

    Afka suubso daahir calasoow heer markod maahin dad xun gabadhan iida is yeeshey bacdeeda in ay dhuuq satey eheed😂😂😂😂

    • @aminaali8263
      @aminaali8263 2 місяці тому +4

      Waa gaber yere odayegas wayen wusirsirtay lakiin illahy ceebtu laradinayeye isageye manta hayesata nini ilimehesa bilan wayeye aqase

    • @XaawoSaalax55
      @XaawoSaalax55 2 місяці тому +2

      Sax waaye magaalo dhan dadkeeda maxumo lkn inaa xaasidiin tahiin aa la"idinku xantaa hadda adilee kasoo qaad bacdeeda meey heestaa dhahday waxwalbaa dhici karo qadar aajirto ineey kutalo glin macquul ahayd lkn midaa layabay asaga maxuu bacdiis udhuuqsan waaye soomaalida wey kasiman yihiin in dumarka bas keeyihiin qaladka noocaana

    • @ubahabdisaid2222
      @ubahabdisaid2222 2 місяці тому +1

      Kkkkkkkkk wlhi wa iga qosliseen aniga gabadhan ma ku diganoyi lkn in ay nin qudbo sireysato ma wax fcn ba???? Ok isaga wa nin nine wax walbo ka filo qofta hada ooyeysane wa naag wana ka xumahaye ee is ilaaliya gabdho bacdiina dhuugsada qiimo isku yeela 😢😢😢😢

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi6057 2 місяці тому +2

    dahir calsow gey yuuenta usoo dhicixaqeeda

  • @abdirahmansharif-z6z
    @abdirahmansharif-z6z 2 місяці тому +1

    Kuhumen

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 2 місяці тому +3

    Maxaa dhibaato haysata gabdhaha somali waxay rag moodayaan looser dadka ree xamarka cadcadka waa xoolo dhaqan aan lahayn halayska ilaaliyo ,

  • @BashkaJj-v8g
    @BashkaJj-v8g 2 місяці тому

    Qolka shubooyinka ee daahir candho weyne

    • @aminaali8263
      @aminaali8263 2 місяці тому +2

      Maxa kuhayo adiga schubo iyo waxa kadaranba ahee maceebtina bananka lakenayo aad didantihen daher waa gesi gabdhaha masakiinta uheliyo

  • @FarhiaHafow
    @FarhiaHafow 2 місяці тому

    Sabtah adig masul ka ha wax walbo ku dac

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 2 місяці тому

    War iskasax faataxada

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 місяці тому +1

    Reer narko dad fican maahan

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 місяці тому +1

      Reer marko wa dad fiican ,ee qof xun reer waba wa leeyhay .inanta cawiya su'alaha badan ka daaya wbt

  • @Ccbulshaawi
    @Ccbulshaawi 2 місяці тому

    😅 an kugu so cn baxo ayaa socoro miyaa

  • @yuusufshariif2558
    @yuusufshariif2558 2 місяці тому

    iska sabar