Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Maasha allah, waa geel gabigii isku owr ah, waa wada geel lab, hoor kuma jiro.
Sxp wlhi waad uqalantaaa wax kasta alle haku barakeeyo gacma dahablow waanku farxaa muuqaladada .
Subscribed walal mashallah
Beautiful video…you got my like, comment, view ❤
Garboole wan ku dawada 🎉😂
Inta hada Irmaanka ahi ma rimantahay sxp?
Ku soco inadeer❤
Geel ban raba in aan iibsado
Aygii balihaleelo
Masha Allah geel qurux badan iyo dhul qurux badan zxb meeshanu waa xaggee
Wr sxb madaw weeyan geelo baluug maleh ee midabkiisu waa gaduud,cadaan;madaw iyo dacaar
caraabaha geelu sidan maaha , kani waa geel mayracanaya
Saaxib waayo waayaad iso xasuusisay?
Hadhuub
Geela yaa leh nio se sumad sax ma lehe
@@MaxamedSalebanaadan nin walba wixiisa la saxsan sxb
Geeli xasan yuusuf wye😂😂😂@@Garrboole
Lkn su'aaal sxp Garboole vologs na waad kuqoratay manah joogtid maxa siya?
Hasha goorteeda waxa laga qoray libi cas
Sxb deegaaankee muuqaalada kaso duubtaa
Wa balihalelo bn umalenya waata ku qorano
Zxb hasha koorta laba carab ugu xidh Marka ayey koortu qaylo buuxda yelanaysaye
Geelan xeradiisu way cusubtahay , dhowaan baa loo xero dhigay geelan wali waxaan ka go'in cawskii iyo dhirtii yaryarayd ee xerada dhexdeeda
Sxb meeshani waa meelma
Sxb waa hawdka ballihaleelo
@@Garrboole masha allaah wadadii falfalka ee bali halleelo kasaraysay kiish waraabana kasokaysay ayay u egtahay meeshu
@@Garrboole soo badi sxb muuqalada heesahana kadaa aan maqalno kooraha geela ama cida xoolaha ama shimbiraha sidaan jawiga meeshaa kajira udareeno hore usoco ayaan kuleeyahay sxb wax wacan ayaad soo gudbinaysaa
Xagaad ku dhaltay horto
Dlsxb wuu defuray