#Gabayada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 100

  • @mohamedhariif8397
    @mohamedhariif8397 2 роки тому +25

    Halkaa kaga hay waanu kaa faaiidaysanay barnamijka zarkadhaban alla yaa cisak🤔🤔

  • @SalmanFarah-fl2ou
    @SalmanFarah-fl2ou Рік тому +8

    Hawiye dir iyo absame darod intaba waxa ku cadeeyay ismacil inu Cidagale ka dhaansaday 😮Cidagale empire🔥⛓️

    • @AARJOOG__BOY
      @AARJOOG__BOY Рік тому +1

      Landhere salaan boqortoyo lipax

    • @Cade423
      @Cade423 Рік тому

      kkkkk maxad dhansata xasuuqi jamac dubad ma ilowday geeli lafaruug ma ilowday geeli indhabadane ma ilowday

  • @hamzemohamud9169
    @hamzemohamud9169 2 роки тому +8

    Rabbi naxariistiisa jano ha siiyo Abwaan Ismaciil Xayd Aflow

  • @mahamedabdillahi1503
    @mahamedabdillahi1503 2 роки тому +22

    Ismaaciil xayd aflow waa nin subeer awal ah
    Oo sacad muuse ah oo cismaano ah gaar yuusuf cismaan

    • @Sharmaakegaraad
      @Sharmaakegaraad 8 місяців тому

      Waa reer liibaan maaha cismaano

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 7 місяців тому +1

      Sax, waa cismaanada, maaha reer liiban. Maxd jadar baa ah reer liiban

    • @AbdimajiidMohamed-vv1vo
      @AbdimajiidMohamed-vv1vo 5 місяців тому +1

      Maxamed Xayd Aflow waa nin reer Samatar ah ee ma aha reeraha aad ku sheegaysaan.

    • @DreamGirl-yh1ci
      @DreamGirl-yh1ci 2 місяці тому +1

      ​@@Sharmaakegaraadmaha xuseen abakar cisman reer yuusf reer,xirsi dhaagle

    • @karaama1320
      @karaama1320 Місяць тому +1

      Waa cismaan xuseen siiba reer yuusuf

  • @ahmedibrahinsharif8808
    @ahmedibrahinsharif8808 8 місяців тому +2

    Ismacil xayd Xirsi warsame aflow waxaan ahay midkamida cailadii uu awoowe uahaa ilaahay awoowe hakuu naxariisto

    • @axmeddaahir6258
      @axmeddaahir6258 4 місяці тому

      Aya tahay indr waan ku garan hadu ismaciil xayid awoow ku yahay

  • @MohamedAhmed-lc4es
    @MohamedAhmed-lc4es 2 місяці тому +3

    Nuur xaashi iyo ismaciil xayd aflaw rag zxp ah ayay ahayeen nuur xaashi waa reer axmed cabdale aflaw na waa cismaniyi ta reer yuusuf nuur xashi isaga wadan jiray oo madax u aha aflow na waa abaan duulihi cidankana waa aflow

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 Рік тому +4

    Caruusada habeedale marku ciidagale dhaafay ee doosha laydin cuskaday cidi maku sheegtay, hore na ogaden wxa loga hayey Afaan cidagale ugu gabyaa ima caad bixin cidagale wa raga 7 wabi absamo dhan ka talabiyey ✊🤛

    • @KhalidCabdi-nz8fr
      @KhalidCabdi-nz8fr 8 місяців тому +2

      Ader ogaden maidnka is arkay rer isaaq baa idn dhci jiray oo adeerka hore baa laga haya Cali iyo haruun miya gabal isaaq cilay inta geel anka dhca wan ku tiriin kara😂😂

  • @saynabSr
    @saynabSr 2 роки тому +21

    Waar iidoor iskuma xidhna e waa nin habar awal ah dheh ragga reer walba garaad kiisay iyo awoodiisa gaar ha loo siiyo yaan wax matareyaal aan taariikh lahayni la huwan sharafta e raggaa bulaale ay ragga isku hayeena garxajis bay ahaayeen,waana mahadsan yahay abwaanku inuu afka noogu hiiliyey

    • @DreamGirl-yh1ci
      @DreamGirl-yh1ci 2 роки тому +2

      Masha allah awoogay ismcaiil xayat xirisi alamgan uur kaarg cisman yuusuf allah unaxaristo jano fardows allaha kawarbiyo

    • @nimcanmohamed578
      @nimcanmohamed578 2 роки тому +1

      Naa iga aamus ganboolay baad tahaye

    • @afhayeenkareershisxaaq
      @afhayeenkareershisxaaq Рік тому +4

      isaaq waa isaaq

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 2 роки тому +10

    Nuur xaashi
    Awowgay Allah haw naxariisto

  • @aljabartisaalixi8326
    @aljabartisaalixi8326 2 роки тому +3

    Alla illehe Ismaaciil Aflow ma keentay waa abwaan wayn

  • @AsmaHasan-y6w
    @AsmaHasan-y6w 10 місяців тому +1

    Awoowo allleh haku naxariisto 😢ismaaciil xayd xirsi warsame

    • @ahmedibrahinsharif8808
      @ahmedibrahinsharif8808 8 місяців тому +2

      Manshallah awoowe ilaahy hakuu naxariisti. Anna waxaa idhashay waris Hussein Ismaciil xayd Xirsi warsame ❤

    • @DreamGirl-yh1ci
      @DreamGirl-yh1ci 2 місяці тому

      ​@@ahmedibrahinsharif8808abahay dhalan ismaciiil xayti xirsi almgan waa sacat xuseen abakar cisamna reer yuusuf ❤

    • @DreamGirl-yh1ci
      @DreamGirl-yh1ci Місяць тому

      ​@@ahmedibrahinsharif8808qaraabo nahay masha allah aniga ayeeday waa faduma ahmed xirsi

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 роки тому +1

    Mahadsanid sxb waa taarikh wcn

  • @abdifarxaan2524
    @abdifarxaan2524 2 роки тому +2

    Saaxiib mahadsanid maxamad aadan dirir shugran codsigayga aad iitixgalisay

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 3 місяці тому

    Cusmaanada empire 🎉👑🦁

  • @Axme341dCabdilaahi-n
    @Axme341dCabdilaahi-n Рік тому +1

    AXMED

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 2 роки тому +1

    Sarkadhab Barnaamij Hirgalay.

  • @aliqole6268
    @aliqole6268 2 роки тому +3

    ABWAANKU WAA ABWAAN SANGUB ABTIGII

  • @ahmedmahamed5829
    @ahmedmahamed5829 Місяць тому

    Alla haw naxariisto

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld 2 роки тому +1

    Maxamed Dirirow nagga daa sheegkadan dhac iyo dhaciisa xoolo xaqdarro lagu kala dacay kuma haboona diinta Islaamka. Tan kalena waa qabiilo isku-soofeyn. Waanu la soconaa inaad taariikh badan heyso ee inteeda wanaagsan noo sheeg.

  • @mahamudfarahali2280
    @mahamudfarahali2280 6 місяців тому

    Gabaygii fiinbabaa na soo raaji ee uu daah furay sh Cumar Madoobe abwaan kii weynaa ee rer Diinixaaji
    Ee uu bilaabay maanso yahankaan
    Nin waliba ka samir awgayoow sabadaan oonyoode uu kabilaabay

  • @ahmedsh.xuseencolaad6373
    @ahmedsh.xuseencolaad6373 2 роки тому +1

    Asc mudane waxaan kamid ahay asxaabta ku xidhan taar tv Suugaanta salkadhaban heestan aad ku bilowday yaa iska leh

    • @axmedtimacade4693
      @axmedtimacade4693 2 роки тому

      Wll heesta waxa qaada xasan diiriye waxanu u dhashay saylac somaliland waxanu ku geeriyooday wadanka kuweed 2008 alle haw naxaristo aamiin aamiin aamiin yaa rabbi 😭

  • @ahmedmaxamud2373
    @ahmedmaxamud2373 2 роки тому

    Masha allah weriye

  • @axmeddaahir6258
    @axmeddaahir6258 4 місяці тому

    Ina nuur xaashi aya hasha ku dhagay 30 re wajeer ah hashaan subax ugu loogay

  • @cumaraxmed9896
    @cumaraxmed9896 2 роки тому +1

    Cumar axmed

  • @afhayeenkareershisxaaq
    @afhayeenkareershisxaaq Рік тому +1

    markii beesha subeer awal ay aarsadeen gabaygan ayutiriyay aflow nin waliba maalintuu dagyuhu ku istarexaaye aflagadada iyo cayduna waa eray inooyaala alayliyo alaylehe bagaan oloshay baruuda aflanacay bagalagala tagay indhabadi qaydar

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 2 роки тому +1

    Saxid hasha nuur xaashi ma diidin ee
    Ina nuur xaashi ayaa diiday
    Nuur xaashi iyo ismaciil aflow waxay ahaayeen saaxiibo
    Beesha waxaa xukumi jiray nuur xaashi
    Ismaciilna wuxuu ahaa abaanduulka ciidanka

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan 2 роки тому

      Nuur Xaashi laftiisu wuxu soo gaadhay ninkii muxumed liibaan jadeer oo ay sxb ahaayeen , Aflow ba waa isa soo gaadheen se buuga meesha ku sawiran ayaan rajaynayaa inay ku jiraan.
      waxa kaloo jirtay sheekadii Kirix iyo Xirsi Amaan. Kirix wuxu ahaa nin geesi ah oo cajiib ah oo ninkii geelasg=ha reer Amaan qaaday ee la mooday inu dhintay ee bilo ka dib isaga iyo faraskiisii oo raamaystay geeli soo xareeyedy , markaas ayuu gabayga xaaskiisa uga sheekaynayo isaga iyo faraskuba waxay shaash libaax la yeesheen iyo geela waxay ka soo mareen. gabaygaas intu tisqaaday ayay weliba reer amaankii la dhacay laftoodii oo suldaan xirsi ku jiro ayaa aad ula tacajubay midhaha.
      adigu ugu danbayn Kirix iyo Xirsi ways haleen nina warankii ayuu la seegay nina waa la helay oo xirsi amaan ayaa dilay Kirix , Xaashi oon filayow inu Nuur Xaashi yahayna dagaalka lagu qabtay , markaas ayuu Xirsi gabay ka dul tirinayaa xaashii o ku faanayo inu ka guulaysta Kirix na la dilay:
      waaheen ka daan iyo ka daan dalawdaan meershay
      intaan dilay intaan dagay iyo dooxanuhu intu jiidhay
      Xaashow maxaa ugu darnaa daacadnimo waxan yeelay.
      Xaashi wuxu ku jawaabayaa geeridu waa xaq oo nin kaste mar bu dhiman se 100 sanadood kirix oo kale hooyo dhali doonin.. xirsi marku gabayga jaeaabta ah ,maqlo waa sii daynayaa xaashi , farasna waa siinayaan reer amaanku.
      sheekadan waxa nin Jarmal ah looga sheekaynayaa 1905tii, buug u qoray 1907 ayuu ku tarjumayaa sheekada , tolow maanta sheekadaas oo dhan meelna reer samatarka / axmed cabdallu ma ka maqleen , ayaguun ba garan karee.

    • @galbisabdi5807
      @galbisabdi5807 3 місяці тому

      Isku beel ma ahayn oo Aflow Cismaanada ayuu ahaa

    • @MohamedAhmed-lc4es
      @MohamedAhmed-lc4es 2 місяці тому

      ​@@galbisabdi5807way ahaayen xuseen abokor bay wada ahayeen

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 2 роки тому

    Gabynimada waa loo dhashaa. Sangub baad ka garataa oo uu abti u ahaa Aflow

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 2 роки тому

    Szb suganta awooda sar oo soo xigu tii hore wayo tariikhdenu maqora oo waylumaysaa sugantii hore

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 2 роки тому

    1.Suugaantq been in laga sheego ceeb baa laga dhaxlaa
    2. Waxad ku hadashaa afguri deegaankaga u gaar ah

  • @garaadguleed6871
    @garaadguleed6871 2 роки тому +1

    Allh hw nxirsto abwaank lkn aad haloo raadiyo gbyadiisu tiro may lhyne taartv aadbf u mahdsnthye qaarklana abwaan aflow gnydiisa soo baadi goob

  • @katramahamed5770
    @katramahamed5770 Рік тому

    Nuur Xaashi Wa Niin Warsangeliya maxaa qalda wa awoowgey isaaq side ku noqday manago tagan bad rabtan inad na dhacdan sheeko wa layskaga daba imaan waxaan ad akhrinaysp 😏😏😏😏

    • @axmeddaahir6258
      @axmeddaahir6258 4 місяці тому

      Nuur xaashi ani awoow ii yahay ayay day aabo ayu dhalay wa re sheekh doon o re axmad cabdale

  • @mohashi8542
    @mohashi8542 2 роки тому

    Halkaa kaga hay gabaygii maxamed fiin tiriyay bal ii soo daa hadeeynu tolnahay awoowo

  • @mohamedhariif8397
    @mohamedhariif8397 2 роки тому +1

    Zoo uruuri maasooyinkan oo kale waxaad raadisaa ninkii reer saaxil ee tirin jiray gabayada tufta iyo awaadhkaa ee lahaa Nafsiyoow dayrtan maantaa dacwaan kuu qabaa ______________________kusoo dar inta kale waad helaysaa hadaad raadiso fududaatay fududaatay

  • @Abdifataxshukri7657
    @Abdifataxshukri7657 2 роки тому +1

    Suugaantiisu macay ogaden uun bey ahayd

  • @abdihakimmahamoud4670
    @abdihakimmahamoud4670 2 роки тому

    Muxumed aflawoo

  • @barkhadcooli5164
    @barkhadcooli5164 20 днів тому

    Soobadi gabaya hore

  • @hodoyasin4782
    @hodoyasin4782 2 роки тому

    Kkkkkk manshalh

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 роки тому

    Ismail Xayd Aflow wuxuu gaadhay walaashii oo u dhaxday reer Dalai Guuleed oo dhashay Abwaan Sangub, kolkaasuu Deyl Yogul gabay u tiriyay Ciidagale, isagoo ku soo halqabsanaay Dhurwaale oo Ciidagale duulimaad ku taagay oo markay isyidhaahdeen geelay reer Dalaal Guuleed iyo Abasguul ka soo qaadeen la baxa Guuto Ciidamadii Itoobiya ahi duusha kaga dhufteen Ciidagale oo ay 80 nino Ciidagale ku dhintay dagaalka dhex maray Guutadii Ciidanka Itoobiya rasaastuna ka madhatay Ciidagalaha, Seedigii baa dareemay inuu Ismail Xayd Aflow waabtay intuu gurigii galay ayuu qori soo jeeni saartay kolaasuu yidhi intaasay walaashaa iga tahay haddaad baqato inaanay rabad kugu reebin (seedigii waa Abwaan Sangub aabihii), Ismail Xayd Aflow baa yidhi waa inuu habeen dambe waa laysu yimid, Afow baa bilaabay gabayga la yidhaahdo"Laguna weydiin" oo ka hadlaaya wuxuu Daarood u geystay Isaaq isagoo ka soo qaaday wax wadeeco ku lumay" Geeli wadeecada ku lumay, laguma weydiin" waa geelii indha badane, markuu gabaygaa dhameeyay ayuu Aflow kan kalana dhageyso oo la yidhaahdo " Cidi makuu sheegtay" wacdaruu Ciidagale ku dhigay Ogaadeen buu daba ka galayaa gabaygana ku sheegayaa, ogsoonow Ismail Xayd Aflow Ciidagaluu u hiilinayaa taariikhdoodiina gabaga ku sheegayaa, marku Aflow dhameeyay Cidi Ma kit Sheegtay ayuu seedigii yidhi bas halkaa seedi ku jooji. Taariikhda labada gabay ee " laguma Weydiin iyo Cidi Ma kuu Sheegtay" waa sidaas ee sheekada Bulaala iyo waxa kalee ku daraysaan ka daaya!!!.

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 2 роки тому

    Ismaciil aun marku Bulaale joogay waxa u la joogay seediga ismaaciil ogadeenku u gabyey waa u ka aamusay balse seedigi aya ku dhaartay inu u jawaabo ogadenka sidaas ayuuna ku gabyay takale ismaaciil waxa u abti u ahaa abwaanki sangub ahaa Aun

  • @shooliosmaan5148
    @shooliosmaan5148 4 місяці тому

    Ale haw naxaristo awow gay nuur Xashi muxumad cabdilahi marka awow gay wacdaraha dhigayay e darod iyo wixi ay sayid ka ku shegayen bulale gela kaga sodhacayay wuxu nuur xashi soqado dhan isaq ba Wada gadhsin jiray nuur xashi wuxuna aha nin ki ka saxexay inan ingiris ku ku dhalin gulka somalilan bada dusheda ayuna harag kaga sexe xay marka isaqu sidi nuur xashi o kale darod ka haw karbashan

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Рік тому

    Ina caruusku yuhaa cidii garanaysa.
    Iyo kelmada gudurigaa ka haagay?

  • @abdirisaqmaxamed6643
    @abdirisaqmaxamed6643 Рік тому

    ilahy godka haku cadaabo Hadanu karamo lenahy oonu bani aadam nahy😡

  • @Abdifataxshukri7657
    @Abdifataxshukri7657 2 роки тому +1

    Sooyaalka isudheelitir ama kadaa dadka kicinta

  • @aadanraasto9610
    @aadanraasto9610 2 роки тому +1

    Taariikhda waad wadaa waanad ku mahadsantahay
    Balse Dhalma badane kaa soconmaayo iyo kala saar
    Sheeko haagada
    Sacad muuse geel laga qaaday
    Iyo wiil laga wasay waxaan ahayn taariikhda laguma hayo
    Markaa suugaanta wax badan baad ka haysaa ee kadaa
    Hoos gelinta sacadmuusaysant.

    • @ibrahimali2860
      @ibrahimali2860 2 роки тому +8

      Aadan raasto, magacaaga ayaa nagaga kaa filan. Raasto waxa lagugu bixiyey sow ma aha raastada ayaa ku wasi jirtey. Kkkkkk
      Kula yaabi maayo oo ciil qabe uu magac Sacad muse dhibaayo ayaad tahay.
      qoladii imaanka la’ayd ayaad koley tahay car is sheeg aan si fiican kuugu soo jawaabo e.
      Kula yaabi maayo oo Cayda iyo calyada xaafadiina ayaa lagaga caytam.

    • @ahmedmaxamud2373
      @ahmedmaxamud2373 2 роки тому +1

      Sm wa tolkay wana nasab

    • @yaasinmaxamud8930
      @yaasinmaxamud8930 2 роки тому +1

      Afkaaga hagaajiso waa hadaad iidoor tahay hadaanad ahayna maad ahayn

    • @lipaaxmohamed5239
      @lipaaxmohamed5239 2 роки тому +2

      Kuwaan awawgod gambada u xidhaad tahay kolay
      een kaaga siiyay (( gambaan xidhanhay iyo guufka naagaha gadhka hogolka way iga fogtahay godobta taala))
      Super power sacad muuse
      saw uunka maan waxa ceelin 💪💪
      reerka kaliyee cidkasta lipin u sheegan karta

    • @ibrahimali2860
      @ibrahimali2860 2 роки тому +3

      @@lipaaxmohamed5239, waar waxani waa ciil qabayaal.
      waa wixii qarnigii 18th centaury aynu sida adhiga damaanka Berbera uga dhoofin jirey, carabta iyo maraykanba weyni u dhoofinay, weyna og yihii oo gabayo calaacala ayey ka tiriyey. markaa xaalkoodi wuxuu noqday inay cay rakhiisa ku ciil baxaan.

  • @xamasatacaqli6649
    @xamasatacaqli6649 2 роки тому +1

    Beenaale taariikhdii bad rabta is inad samaysoo
    Bal mar khatii keensoo
    Sida waxa laguma noqodooo

  • @sayidnour2307
    @sayidnour2307 2 роки тому

    Indhawayd waad iska dhaaftay sarkadhaban ee isbuuciba hal mar soo geli

  • @abdallaofficiall2421
    @abdallaofficiall2421 2 роки тому

    CANKANA MAALINBAAN IDIN GASHADAY ,,,,, WHLI WAA LAANDHEEREEYEY

  • @abwaangudgude4208
    @abwaangudgude4208 Місяць тому

    Ninku been badanaa taariikhda lama qaldo

  • @walidalsomali7612
    @walidalsomali7612 2 роки тому

    War waa benta gabayga kaa daa beenta sida usheegty maha taar tv waa oroma midgan ah .

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 роки тому

    waxaan jirin oo aan gabay ahayn baad hadda dhow dhoobaysaa ??? miskiin miskiin dhalay? waxaas gabay ma aha !!!

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan 2 роки тому +3

      oo adoo ayu ah markaad gabay baraysid abwaan Aflow oo alifka ka xaraf raaca. mise waxad tahay daaroodka afarlayda reerkooda shafka ku qprta ee aduun kale aqoon.

  • @cabdilaahimuuse8581
    @cabdilaahimuuse8581 2 роки тому

    Halka.kawad.hoshu

  • @muqtarahmed221
    @muqtarahmed221 2 роки тому

    Qamaan bulhax Cali dhuux aadan sayid maxamed ayad tartan Kula jirtan edoor injirloow

    • @tiriiga8168
      @tiriiga8168 2 роки тому

      Nin ciilan ayaad tahay isaaq alle ayaa karaameeyey

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 роки тому

    beeni meel magaadho waxaad jilaysaa idaajaa iyo siduu uhadli jiray iyo rag caan ahaa taariikhdoodii !!!

  • @abdullahimohamed9520
    @abdullahimohamed9520 2 роки тому

    Agah war ya wamaxay so adiga idorobay ma egan is dhacna sacad busaha xasida higaaya

  • @cweliwarsamed2892
    @cweliwarsamed2892 2 роки тому

    Nac nac baa haysaa waligaana naac baa ku doqon, yahay

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 2 роки тому

    beenaale baan faafineysaa taariikh gacan ku rimis ah

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 Рік тому

      muxu sacad muse libin u gaadhayaa baad. leedhaay 😂😂😅

  • @farxaancali6000
    @farxaancali6000 2 роки тому

    Siiwad banamujka

  • @saciidmaxamed5185
    @saciidmaxamed5185 2 роки тому +1

    Maxamadxasan
    4oo3166

    • @AhmedAhmed-lf5ug
      @AhmedAhmed-lf5ug 2 роки тому

      Suugaanta waxaad ka soo qaadataa inta ay Isaaqu isku amaanaan ee ka run sheeg taariikhda