Xasan Ismaaciil Iyo Sahra Siyaad 🔥Iyo Heesta "KU AAWAY"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 гру 2022
  • ⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
    A/ Cali Diiriye Cigaal AHN 1975
    ⭐Laxanka
    U/ Xasan Ismaaciil Uurcade
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 30

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 Рік тому +4

    Riwaayadani waa if iyo aakhiro waana ruwaayadihii ugu samaynta badnaa

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 Рік тому +7

    Sahra siyaad magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ayan kula kulmay habeen markay taariikhdu ahayd 2008 waxaa ibaray sxbkay abdi jibriil oo isagana isla sanadkaas isugu kaaya dambeysay. Waxan waydiiyay sahra siyaad habeenkaas suaal ahayd heesta ay’ugu jeclayd heesaheedii waxay iisheegtay inay ugu jeclayd heesta. mee jaalahay aad iyo aad ayan usalaamaya sahra siyaad cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban ayan urajeynayaa waa na jeclahay walashay heesaheeda iyo shaqsiyadeedaba❤

  • @mohamedabdulahi596
    @mohamedabdulahi596 10 місяців тому +2

    1978 ayaan ku daaway hargeisa anigoo 12 sano jir ah oo la socda aabahay

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Рік тому +6

    Waa sahra siyad iyo xasan urcade labadaba wey nolyihiin hargeysa iyo marekanka ku nolyihiin Allh idin xafido

    • @alibare573
      @alibare573 Рік тому

      ua-cam.com/video/-844ftCNdpc/v-deo.html

  • @mahamudali2655
    @mahamudali2655 Рік тому +1

    Sahra siyaad weligay habeen baan arkay waana riwaayadii IF iyo aakhiro waana carwadii caasimadeenii xamar1988 waanan qaldai karaa ilaa maanta waan qaddariyaa weliba si gaara wax kalena weheliyaan xataa maanta waan jeclahay inaan la kulmo waayaha iyo waqtigaa diidey ❤

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 11 місяців тому

    Aduunyooy xaalkaa ba!
    Caawa 8-8-2023 ayuu geeriyood tuse toosiye ah actorkii riwaayadiii caan-baxday ee if aakhiro waana fanaankan sahra siyaad la qaadaya heestan ku away oo original ah waxa jirta mar ay dib u soo wada qaadeen allah haw raxmadeed maamo sahra ahmed isaguna caawa ayuu caasimada slland ee hargeisa ku geeriyooday waxa wuu ka tirsanaa kooxda ciidanka booliska ee goodir waxaanu ahaa gaashanle sare

  • @abdirahmani
    @abdirahmani Рік тому +2

    Riwaayadii if iyo aakhiro aan filayaa inay ahayd

  • @ahmedhassan7198
    @ahmedhassan7198 Рік тому +3

    If iyo aaqiro iyo xasan tuse iyo sahra axmed jamac sowma ehen

  • @bagaliyecbdulhi
    @bagaliyecbdulhi 3 місяці тому

  • @garabcasetim3918
    @garabcasetim3918 Рік тому +1

    Sxb heesta qaybteeda kale nosoo gali wll

  • @garabcasetim3918
    @garabcasetim3918 Рік тому +1

    Sxb hesahoda soo badi baryahanba waa reading jiree

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 місяці тому

    Xabaalaha wadada xiga ayaan wayy kaleeyoo
    Waxaan kaa wareystaa walaalaha qabriga💔🤦‍♂️
    At 11-5-2024

  • @Fadxifunny99
    @Fadxifunny99 Рік тому +1

    💔💔💔💔

  • @rkhada___rabdi
    @rkhada___rabdi 11 місяців тому

    ❤❤

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 Рік тому +1

    Walbaharka dunidan layguma wadayee wacnoow wali waxan sugaya waqtigiyo ilaahay sahra siyad markan aadbay u yaray codkii xoodamada laha hesahy ku qaday weeye mahdanid wayihii wacnaa

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 Рік тому +1

    Earayga kasax umada
    Weheshaday aboorkiyo
    Wiir Aakhiroo
    Xabalaha wadadayaal
    Ayaan wehel kayeeshay
    Riwayadii if iyo Akhiro
    Sahro siyaad iyo xasan usmacil urcade (Tuse)
    Wa original-kii tani
    Balse kuceliska waxa badalaya Sahra Axmed AHU

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Рік тому +2

    Sahra siyaad wali gabadh yar baa la moodaa xiligaa london bay daggantahay inkastoo ay fanka bari horeba ka baxday

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 Рік тому

      Ahmed Cabdirisaaq maya Waa Mareykanka Minnnesota Degantay

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 Рік тому

      @@cabdicasiisgiire3089 haa sax ingiriiska inay daggan tahay baan u haystay

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 Рік тому

      @@ahmedcabdirisaaq2402 haa waa Reer America mennisota ana Ohio deganay isla Mareykan wll

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 Рік тому

    =Heestani waa sheekadii Axmed ka bilaabatay sidaan filayo Islaantii Axmed u waalatay heestan miyey dhagaysatay

  • @barkhadxadi8483
    @barkhadxadi8483 Рік тому

    6

  • @abdikadirabdirahmanaden7552

    JAah hees qarami kaal iyo laab Aaah

  • @assadqowdhan5666
    @assadqowdhan5666 Рік тому

    😂 aduunyo

  • @abwwandhirane9788
    @abwwandhirane9788 Рік тому

    Dhawr.iyo sideetankii ayaaan riwaayadan daawaday...deg. qoryoolay