Marixaan xilalka ha la isugu daro fartaak raisal wasaare bare hiiraale buaale hala fadhiisiyo hana loo magacaabo mada,weynaha jubaland ogadeen iyo majeerten ha iska n nastaan
Dowladeena Dan qaran Xafidalaah Waa in Reer Gedo la Garab istaagaa,Reer Gedo Waa Samreen Dhib badan ayay Soo Mareen Allahayoow Guul iyo Gobanimo u Danbeysiii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadka Reer Gedo,Uma baaxno in Dagaal siyaasadeed la galiyo, Dagaal Hamze-Hassan iyo Ahmed Modoome, ma’aha Dagaal u yaala Reer Gedo, yaan Qabill la’idinku soo galin. Horumarka Gobol ka waxaa ku u jiraa gacmaha Reer Gedo, Buundo dhis iyo Degmo dhis intuba, waa u taalo Reero.
Xasan wiilashii caabudwaq lagu laayay kama tacsiyadeen hubka soo dhiiba ayuu yiri isagoo fartaag soo dirsaday ugaaska hadalkiisiina wali jawab looma hayo xasan Iyo fartaag maantay ma waxay rabaan ineey inoo kaashadaan axmed madoobe marexanoow talo aad leedihiin go'aan ku gaara
Nasiibkaaga ba ayey intii odey jaahil ahaa ba waramo oo xoogaa lacag la siiyey 50.000 dolar ba loo qeebiyey waxey war wiilasha daarood iyo mareexaan dhexdiisa ha isku jibinina. Labada halaad ee kale yùusan fartaag yuusan kaa cunin
Kani waa Cawaan aad iyo aad u liita oo Doqoniimo ay waliba u dheer tahay , Walaahi oo aan Xasan Xabaalo Qote meel aanu idin gaynayn 50 doolaar baa idinka Hadal siinaya Se ha dhaw af kale ha ku hadlina Ogaadeen Harti ayaabuu la dhashay
Odaygan tuugaa hala xiro.tuug koofoyad bac ah wata. Waa foosto la soo tuuray., adeer reer gedo waa axmed madobe hada. Dowlad axmed madobe ha tuugto.jilbaha ha qabsato.
Siyasiga somalida aqliga daboolan sheley idinkaa afdubey oo Kenya dhaxdeda isku doortey manta na sidii oo kele hal magalo inaad qabsatan oo ku afduubtan weyo ujeed kiisa tan kele marixan kaley ila dil ahmed Madoobe aan Kismayo aan qabsano anago marixaan ah taas waa gef wayo marixaan ahan hadad rabtan inaad u qabsatan show inad mar hore kuduushan ayaa idin ficned hadey Jubbaland nimo tahey na mamulka waad kamid tihiin taladana keligiin ma lahan oo reer Jubbaland baa wada leh kana tashtey oo ahmed doortey
Reer Gedo ogaan fiican ayaad qaadateen guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴⭐⭐
Marixaan xilalka ha la isugu daro fartaak raisal wasaare bare hiiraale buaale hala fadhiisiyo hana loo magacaabo mada,weynaha jubaland ogadeen iyo majeerten ha iska n nastaan
Suur quureed lama qaato
Mareexaan
waxaa Dib u dhac Ku raday waa siyaasi danaysta ah
magaca Gobalkana sito
Danihiisa gaarka ah Ku fushado
Waana tan keentay
Dib u dhaca Gobalkal Gedo
Mareexaan ilmahooda yaysan iskaga dhamayn dagaal ayaga laga dhiganayo xaabo lagu shido. Waxaa se taa kasii daran, xitaa haday dagaalamaan waa jabayaan waayo daarood oo dhan iyo inta Mareexaan xalaasha ah ayaa la dagaalamaya.
Sayidka waxaa maanta siiyay jaaniska waa xasan oo uu kasoo horjeestay saxana la dagaalay.
Soorquureed lama qaato. Walaahi baan xasan Mareexaan baahi tiri karin.
Dowladeena Dan qaran Xafidalaah Waa in Reer Gedo la Garab istaagaa,Reer Gedo Waa Samreen Dhib badan ayay Soo Mareen Allahayoow Guul iyo Gobanimo u Danbeysiii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
80 jir doqon ah ma Xassan Ayax iyo Xamze marxuum baa la isu dhibaa?
Wallaahi ama futada u dhiibta xasan xumoow haddii uuw idinku dan gaaro idinmayaqaanno kasoo qaad imisa raiisal wasaare daarood ayuuw bahdilay idinkoo baahidan idin haayso ee ka jooga xasan dhiiwo
Reer Gedo hal sano dhexda xirta inta Ayaxa la buufin. Guul somalia guul Jubaland.
Maashaa Alaah Haysraacdo Guul Soomaali Hamidoowdo Soomaali
ilaahey hadin garansiiyo xasan waxamadin qabanYe warjoga
80 jir doqon ah
Afka Huurada ah dabool
Dameeryahow
Bale Ayaan ugu hadal fiican
Dadka Reer Gedo,Uma baaxno in Dagaal siyaasadeed la galiyo, Dagaal Hamze-Hassan iyo Ahmed Modoome, ma’aha Dagaal u yaala Reer Gedo, yaan Qabill la’idinku soo galin.
Horumarka Gobol ka waxaa ku u jiraa gacmaha Reer Gedo, Buundo dhis iyo Degmo dhis intuba, waa u taalo Reero.
WAXAAD TIHIIN TUUGO AAN MATALEYNIN DEEGAANADOODA. WAR XASAN WAA TUUG MARKA DADKIINA WAAD KU CEEBOWDEEN MASIIBO ALLAH IDINKU RIDO MEEL DARAN ALLAH IDINKU RIDO IDINKA IYO XASAN TUUG TUUG TUUG TUUG.
Adaa tuuga nacasyahoow dowlad diidka ah. Ku noqo Ogadenya iyo meeshii aad katinid. 😢😢
ODOGAAN SIDA UU SHEEGAYO XILDHIBAANKA ISKU SHEEGAYO WAA 4 JEEBLE HADDII XASAN WAX LAGA SHAXAADO WUXUU RABAA IN UU ISBAARO U DHIGTO.
Yaahuu waa ku isticmalayan dan buu adin ku gaarine ka fogaada xasan
Kan muxuu ahaa horta yaa yaqaan
Xasan wiilashii caabudwaq lagu laayay kama tacsiyadeen hubka soo dhiiba ayuu yiri isagoo fartaag soo dirsaday ugaaska hadalkiisiina wali jawab looma hayo xasan Iyo fartaag maantay ma waxay rabaan ineey inoo kaashadaan axmed madoobe marexanoow talo aad leedihiin go'aan ku gaara
Acuudubilaahi qofkio is duleeya rabi wuu duleeyaaye tolow maxx idiin ku dhacay ood dulinimada u qaadateen
Nasiibkaaga ba ayey intii odey jaahil ahaa ba waramo oo xoogaa lacag la siiyey 50.000 dolar ba loo qeebiyey waxey war wiilasha daarood iyo mareexaan dhexdiisa ha isku jibinina. Labada halaad ee kale yùusan fartaag yuusan kaa cunin
Wasqx
Kani waa Cawaan aad iyo aad u liita oo Doqoniimo ay waliba u dheer tahay , Walaahi oo aan Xasan Xabaalo Qote meel aanu idin gaynayn 50 doolaar baa idinka Hadal siinaya
Se ha dhaw af kale ha ku hadlina Ogaadeen Harti ayaabuu la dhashay
War ningu mawaalanyahay
Odaygan tuugaa hala xiro.tuug koofoyad bac ah wata. Waa foosto la soo tuuray., adeer reer gedo waa axmed madobe hada. Dowlad axmed madobe ha tuugto.jilbaha ha qabsato.
Siyasiga somalida aqliga daboolan sheley idinkaa afdubey oo Kenya dhaxdeda isku doortey manta na sidii oo kele hal magalo inaad qabsatan oo ku afduubtan weyo ujeed kiisa tan kele marixan kaley ila dil ahmed Madoobe aan Kismayo aan qabsano anago marixaan ah taas waa gef wayo marixaan ahan hadad rabtan inaad u qabsatan show inad mar hore kuduushan ayaa idin ficned hadey Jubbaland nimo tahey na mamulka waad kamid tihiin
taladana keligiin ma lahan oo reer Jubbaland baa wada leh kana tashtey oo ahmed doortey
Maad kuqabawdid
Ma hassanaa ku dhaley waa odey jaahil ah weeye
Reer gedoo tii cabadwaaq ba idinku dhacaysa weyna iska difaaceen
80 jir nacas baa tahay
Hadaad abgaal uhiilinayso oo ogaadeen baan weerari aad leedahay kaalay albaab baa kuufurmaye
Nacnac meesha loogama baahna
Ninku gurigiisi ayuu jooga Axmed Qabri dhara ha ,aado
Beenaale
Kkkkkkk xasan iyo xamsaa idin soo diray hada maxaa idin keenay
Is not your business
Stay where you are
@batulasmail8261 ma oromaa tahay mise luqada ajnebiga ayaa kugu cusub batuulaay kkkkkkkkk
Kkkkk waryaa xasan sheikh haddi abaal inii galayo markii aad is daad raacisey buu wax kuu tiri lahaa orad garab istaag axmed madoobe darood ahaan buu ula diririyaa