inaa lillahy waa inaa rajucuun hanti dhawrihi qaranka loo magcabay dalka waxa uu leeyahy system baan qaadany oo cidna lama xidhi karo lamana eedayn karo hanti lunsi waa sabbat ay cashuurta dalkeenu 30 sano waxba utari wayday waa loo diyaargroobay in la lunsado hantida qaranka waar sabbta aan u yaaaby maxa mr qudha loso eedayn wayay masuul
MCH hadii wax loo quudhi waayey waxba ma haysaan waayo maad jirteen hadii aanad Hooyada uurka leh la dayacayo Rabi ha laga baqdo sidan Suudh loo xidhnaan maayo
Dadka aan ka midka ahay ee Daacada iyo isla xisaabtanka jecel ee ka run sheega waaqica soomalida ee maanta halis bay ku yihin somaliland waaa la masruufsada lacag ahaan iyo siyaadad ahaan ba malaha waxay wax yar iyo wacyi ahaan ba waxoga dhaman somalida burburka iyo boobku xadhkaha goostay Se waala masalo meelaha qaar
Thanks mmtv
Somaliland love somaliland 💚
MM news good 👍🏻 mm 📺
Ninkani xaqiiqda ogyhy
Wadadii Degmada Qorulugud ayaa kamid ah
Maxaa Maanta Keenay Miisaaniyada 2022kii? Xukuumadii Hore Ee Muuse Biixi Miyaanay Miisaaniyadii Hore Sii Xidhin?
Qaladka dowladii hore ayaa iska leh dhowr sano xisaab laguma socon orodba lagu jiray hada la miirsaday 😂😂😂😂😂
Marka hore waa lagu fadhiyay imikana waa la is dhaafinayaa is Badal doonkii waa fashilmay
Xukuumadii ĥore waxay cuntay Maa la cadeeyo hadii aan la cadayn Kari waayay khuuro isku dhaafiya
Waaar meeesha waxba kamay dan qaban jirin marka horabee na soo dhaafa oo miisaaniyada
Barlamaanka fikirka waa lagu kala duwan yahay laakin codka aqlibayada waa in aad ixtiraam aqbal laga hela hadii kale iska casil xilka
Ilaahayow somaliland ugargaar oo ilaali 🤲🤲🤲🤲
inaa lillahy waa inaa rajucuun hanti dhawrihi qaranka loo magcabay dalka waxa uu leeyahy system baan qaadany oo cidna lama xidhi karo lamana eedayn karo hanti lunsi waa sabbat ay cashuurta dalkeenu 30 sano waxba utari wayday waa loo diyaargroobay in la lunsado hantida qaranka waar sabbta aan u yaaaby maxa mr qudha loso eedayn wayay masuul
MCH hadii wax loo quudhi waayey waxba ma haysaan waayo maad jirteen hadii aanad Hooyada uurka leh la dayacayo Rabi ha laga baqdo sidan Suudh loo xidhnaan maayo
Waliba tuugtani waxay kagaduwanyihiin tuugtii hore waa tuug tuugidhashay
😊😅😮😮😢😢🎉
Muuse biixi tuug wayn ayu ahaa ,asaga aya kadambeyo xoolihi dawlada in lawaayo because jeebka ayu gishtay
Dadka aan ka midka ahay ee Daacada iyo isla xisaabtanka jecel ee ka run sheega waaqica soomalida ee maanta halis bay ku yihin somaliland waaa la masruufsada lacag ahaan iyo siyaadad ahaan ba malaha waxay wax yar iyo wacyi ahaan ba waxoga dhaman somalida burburka iyo boobku xadhkaha goostay Se waala masalo meelaha qaar
Tuug baa is kugu timi meesha
Alla mxa maalinta qiyame lawaydinaya umada waxay uqabten
Diibjiir aaya golaaha jooga
Isbedelku waxkhalada kuma laha, dadkii xilkawereejiyey iyo hantidhawrkaba halasii horfadhiisiyo dadka
Wadadii Degmada Qorulugud ayaa kamid ah
miyay ka reeebeen