Cabdiraxmaan Heelow ma tihid suxufuyiinta saxafada hada so shaac baxay ee waxa aad tahay ragii qarankan la so biilaway anigu waxa aan garanaya TV iyaga oo aan la aqoon dadka inta haystaana aya yaraayeen barnaamujyadada dadkii ku xidhnay baan ahaa
waa sax heelo. Ninkan wadankiisa difaacaya wadani nin cadheysan oo xil waayey bey u haystaaan. Waxase yaaab leh xisbi Xaakimkii oo dhibsanaya in Somalia la iska difaaaco? 😂
Heelo is not easy geesi qaran ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mashalla Allah good job 👏 👍 👌 🙌 ❤❤❤❤
Ilahay ha badiyo Adoo kale guul somalilaan hore u socoda garbkiina Ilahay hagalo🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Masha Allah mujaahid Helo geesi qaran
Maansha alaa, astaan qaran weeye heelo.
Masha allaah masul sare sohalgamay
Cabdiraxmaan Heelow ma tihid suxufuyiinta saxafada hada so shaac baxay ee waxa aad tahay ragii qarankan la so biilaway anigu waxa aan garanaya TV iyaga oo aan la aqoon dadka inta haystaana aya yaraayeen barnaamujyadada dadkii ku xidhnay baan ahaa
Ninkani waa suxufi waayo arag buuxa ah
Hello.waa halyeey qaran.
Guuleeyso walaal.
Dhiig Somaliland oo aan caadi aheeyn ayuu leeyahay. Dhalinyarada Somaliland waa in ay wax ka bartaan geesigan .
Axmad Heello MoU-gii Itoobiya kamay noqon ee halkii buu taagan yahay xukuumada cusub ee Cirro waa inay ka daba taagtaa...
💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚Mujahid Axmed heelo guuul iyo gobanimo insha aallaahu somaliland guuul insha aallaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasan sheikh inta aydan uf dhihin meesha idin caasimada ah wadooyin fiican iyo biyo galin usameeya waata dameeruhu udhaamiyaane
Sowdigan naga hadhi laha wadooyinkaa jajaban iyo dameerahaa noo nabad galiya meesha quruxda badan bal car imaanso markaan kaa tago car yaanu xaarku kugu dhegin
HELO HORENA WU U DIFACAY DALAKA MANTANA WU U DHIMANAYA DALKISA & DADKISA NOOLOW MUJ.
HEELO GUUL GUUL GUUL INDHAHA CADAWGU KUMA ARKAAN
Heelo waanku tageerah qabil may xusbi may qaran haa guul somalilandar dhab ah ku soc
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️
Watiye helo.waxa uu.u.egyahan bukaan khartarkii.waadhka.yaala dhakhtarkiina dawadii kala raagey aadna uxanuunsan😊
Isku bax yaaaahuuuu Ilaahay cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo amiiiiin Axmed Heello ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wariye qabyaaladiiste
Kan iyo dining wllhi way isu eg yihiin😮
waa sax heelo. Ninkan wadankiisa difaacaya wadani nin cadheysan oo xil waayey bey u haystaaan. Waxase yaaab leh xisbi Xaakimkii oo dhibsanaya in Somalia la iska difaaaco? 😂
Hello qaran ma noqonayo waa qabiili
Ma kuwiinaa nabiyo ah idinkuba kuwii iska burburiyay xamar miyeydaan ahayn ma siyaad bara dumiyey xaashi waraaqyarana idinkama qaadan markaad dadka wax ka sheegayso horta is qiimee
Hello geesi geesi dhalay,waxaan u sheegayaa Beesha Garxajis hadii uu ciro raaco wadadii aqoonsiga Soomaaliland. Hadaanu nahay Beesha Supeer Awal waxaanu balan qaadaynaa in aanu 5taa sano la shaqayno shanta danbana ugu celino waa Guul iyo fursad aad iyo ugu dhaw madaxwayne CIRO
Hadii aqoonsu uu keeno madaxwayne ciro waa in 20 sano wadanka hogaamiyaa hadaanu nahay Super Awal
Waa heerka gobtee halkaa kaga hay
,horseed u ahoow
dadkaa hadhaaaya
Hubaal u ogo ku waa handauulan....
Waxaad waayidoontaa waxyaabo badan Kan aankareysto uskaga
Hargesia iyo burco waa somalia soomaalina soomaali baa leh iidooroow waxaa tihiin argagixiso soomaali diid ah ee dhulka soomaaliyed ma guuro ee dadka xawashida ee soomaaligga aheeyn ee hargesia iyo burco jooga maanta ayaa ka guuraayaa taasi la socda soomaalaay iidoor waa waslad xaaraan ah ku dhex jira dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed weeye soomaalaay ee macsalama
@@Hassan-lx5kj soomali dadka lomaa baahna waalal
Aqon maleh caadifad wa argaxiso
Zxp waxad ka mid thy dadka awooda uu yeeshey inay dhirigaliyaan zxp
Aqqsey haywareysan weriyaal aqascaleega😂😂😂😂
Wixii iney habryo yihiin maxa lagu garanayaa waa dhaqanka dhedignimada ah ee jilicsan
Wariye Heelo waxa uu ku jiraa diiqad....hhhh
WAA. KHASARO. SAXAAFADA. SOMALILAND WAA. LA. IIBSADAY MARKAA. ADOONSI. XUN. AYAY. KU JIRAAN. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Somaliland adoonsi Kuma jiraan. Lamana adoonsano karo.
Cuqdada iska saar.
Isaaqa waa waashye ciirole eyoo caaror
Idiinkaa waashey oo ku waashey Somaliland.
Meelkastoo Somaliland lagaga hadleyo ayaad ku yaacdaan oo aad daawataan, daleeceeysaan oo hadana wax ka barataan.
War casharka ka barro ninkan oo edeb yeelo.