Wiil kisa oo 12 jir ah ayu waayay 14 jir isaga oo ah oo qoray iyo rasaas wato ayuu arkay lakiin maxa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 3 місяці тому +4

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga amiiin amiiin yaarabi

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 3 місяці тому +8

    Alle hacaafiyo aabahaan wiilkanane alle ha usahlo

  • @CabdiyaShiikh
    @CabdiyaShiikh 3 місяці тому +1

    Adeerkaan allaha caafiyo wiilkana allaha usoo hadeeyo yaarabi

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому +1

    Allaha usoo dhaweyo oo Allaha usoo Hanuuniyo

  • @sahraigal1493
    @sahraigal1493 3 місяці тому +1

    Alah ku caafiyo aabe wilkana alah ku so celiyo asgo nabad.qaba

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 місяці тому +1

    Ilaahay hakuu soo sahlo wiilkaaga adeer adigana ilaahay haku caafiyo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 місяці тому +5

    Aamiin Yaaaa Allaah 😢😢😢

    • @aaminaaxmed9375
      @aaminaaxmed9375 3 місяці тому +1

      Hooyo cabdi casiis waankusalaamay Allaah hakuxifdiyo ehllo khayrbaatahay qofka degdegayaw xayeysiis isyara dhaafi maxaad wiilka u luraysaa macidbaa kugu khasabtay in aad daawato baafinta

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 3 місяці тому +2

    Ilhy ha kubarakeeyo wallkeen cabdicaziz xayisiintaadu nama dhibeeso wax kaween ad noheesaa shukrn wallo

  • @CabdiyaShiikh
    @CabdiyaShiikh 3 місяці тому +1

    Cabdi asiisow illaahey hakuu jiseeyo

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 3 місяці тому

    Ya raaaaabi adiga awoda iska leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f 3 місяці тому +1

    Wcs aabe mcn ilaahay ha ku sahlo wiilkaga waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 місяці тому +1

    illahaya ha ku sahalo Wiilkaga rabi asiga nabda Qaba allaha ku soo ifatimaya inshallaha illahaya ha ku caafiya Aeder illahaya adiga awooda inta kala maqana ha isku kena xayesinta dhiba malaha Abdiaz illahaya qeera ha idan siya adiga iyo inta sheera tira

  • @ju4965
    @ju4965 3 місяці тому +8

    I laahay ha usoosahlo wiilkiisa

  • @RaxmoKiin-l3l
    @RaxmoKiin-l3l 3 місяці тому +1

    Allow usahal wiilkisa bartiisa samo allah kuso xijiyo

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh7741 3 місяці тому +2

    Allah usahlo wiilkiisa

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 3 місяці тому +1

    Walle nin aad dhashay kumadhalin Aabe Allah kuu sahalo wiilkaagii Aamin

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 3 місяці тому

    Maa shaallaah Allah kubarakeeyo Abdi Aziz horay usoco xayeesiinta dhibmaleh
    Intaas kaliya umamaleynayo inay waxkuutareyso waayo baafintu waa free jisaakallaahukheyrn walaalkiisa

  • @foozia426
    @foozia426 3 місяці тому

    Ax ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah ❤

  • @naciimoCilmi-w3q
    @naciimoCilmi-w3q 3 місяці тому

    Allaah haku Sahlo

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 3 місяці тому

    Allow usahal hadu nol yahy oo qalbisgisa naxariis ugali aamiin

  • @shaadiyosharaf5443
    @shaadiyosharaf5443 3 місяці тому

    Allaha caafiyo aabaha wiilkiisana ha uso celiyo

  • @imthehero76
    @imthehero76 3 місяці тому +2

    Maalin iska dhaafee habeyn ayaan raadinaayay ayuu 😢😢😢 xanuun aan dad badan dareemi karin uu la nool yahay Allah ha u gar'gaaro wiilka Allah u bari Qur'aanne saar xaqa Allah ha fahansiiyo wali waa ilmo yaree.

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 3 місяці тому +1

    Acudubilahi walhi waaa 😢😢😢dhibaato inteeda la,eg aabe alle hakuso hanuuniyo tankale canugaasow hadaad fariintayda arkeeyso Abe kuudamqanayo ayaad haysataa ee askarto waxba kuma tarte aabahaa kaduceyso ayagaa hadii kale kudilidoona meel xuna waa kudhimandontaa iyo khatuma xumo😢😢😢😢😢

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl 3 місяці тому

    Ilaahow u sahal wllkiisa asago nabad qabo

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 3 місяці тому

    abo allaha ku cafiyo wiilkana allaha kusoceliyo wiilow abahaa kafarxi oo u solabo😢😢

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 3 місяці тому +1

    Alh u sahlo yaa rabi sax ani wan iska dhaqajiya 😢😢

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 3 місяці тому

    Abo 😢😢😢😢 ilaahay haku soo sahlo wiilkaga

  • @ademzh
    @ademzh 3 місяці тому

    May Allah give Abo peace and connect him with his son

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 3 місяці тому

    Allahayaw adeerkan kurbada kafayd yaarabbi🤲

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 3 місяці тому

    Aamiin aamiin aamiin aamiin yarabi

  • @SalaadoJimaale
    @SalaadoJimaale 3 місяці тому

    Cabdicaziz keep ging.waxaa hwysaa shaqo cultus.dadka gadalkiisa dheg ha u duivin.waayo wax ummadda u hayaan ma jirto.

  • @siciidgeedi8141
    @siciidgeedi8141 3 місяці тому

    Allah haw sahlo habo adigane waxad nosoo deyso waku qanacsanahay madaamaa ad wax kaweyn umadaa uhey sid hurusoco

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 3 місяці тому

    Waa inaad xayeysiiska wadaa waayo waxaad isku wadaa danta shacabkaada iyo midka familka

  • @degan4
    @degan4 3 місяці тому

    9:57 Wadada wiilkaas maho😢😢 dhaqtarad geey oo dhibka jiro ha ogaado haduu kuu so noqdo😢😢

  • @AbdiasisIbrahim-wg8lr
    @AbdiasisIbrahim-wg8lr 3 місяці тому +1

    Asc c/casiis

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 місяці тому

    Ilmaha ciidamada laga dhigo waxaalasiiyaa darogo iyo kiniiniYo waxaa jooga rag ayaa masruucaan wato caruurta. Ayaalagu lugoNaa

  • @axmeddabacsane
    @axmeddabacsane 3 місяці тому +2

    Anugu isbital malihi kamana shaqeeyo wana ku dhibqabaa balse wan iska duqanenaaye hal hanoga badin

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق 2 місяці тому

    Asc xayesiinta waa caadi maxaa yeelay xayeesin la aan majirto oo aduunkoo dhankukalsocdo

  • @HaYahk-z5v
    @HaYahk-z5v 3 місяці тому

    Way nadaahiyaan

  • @AminasafiyaNas
    @AminasafiyaNas 3 місяці тому

    Asc

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 місяці тому

    Xayesiinta waa lagu ilbaxa dhaqatirtan inay jiraan maba la ogaan lahayn wixi fcn xayeesi waa lo bahan yahay

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 місяці тому

    Wey Qaldan yihiin Xayeysiinta ma korkey ka saarantahay Soomaali gacmaha hadii aad Fidiso laab ey ku leeyihiin Sida in ey iyagu kuu Taliyaan

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 3 місяці тому

    Dadka dulmi kam dhamado xayeysiiska waa noloshoda ka daayo irsaqada haka xirine iska Suga intuu kuso deynayo warka wah

  • @IsmahanOmar-t9b
    @IsmahanOmar-t9b 3 місяці тому

    Sow yaab maha in Ciidan Dowlad ilmo 12 jira hub udhiban?.
    Ninka ciidanka wato ma arko miyaa arimahan😢

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 3 місяці тому

    Iska bootiya xayeysiinta aniga wan bootiyaa maba dhagesto😂😂

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 місяці тому

    Carurta spmaliyed meel walba way dhiben walidka

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 3 місяці тому

    Suuqaada ninka nagadami qofkii kugu yiraahdo maxad nagu darsatay ku dheh..