Wow😱😱 jawabta ad iga sugeysen e guriga ugu casrisan xamar 🥰😱fadlan muqalkan xaqiisa sii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 День тому

    Waa qaali yaa usoo guuri kara.

  • @leeylomohamednur3925
    @leeylomohamednur3925 Рік тому +3

    Masha allah xabibti mahadsanid ♥️♥️♥️

  • @raalliyo5952
    @raalliyo5952 Рік тому +1

    Maasha Allah, guryahaan dhexdooda ayaa banaanka ka sii qurxoon, labo usbuuc ka hor ayaan dad ugu marti ahayn.

  • @nboss8028
    @nboss8028 Рік тому +1

    Amiin inshallah allaha noo kaso inshallah wadankeena quruxda badan❤

  • @f.n6491
    @f.n6491 Рік тому +1

    MashaAllah jazakaAllah kheyr abayo

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 3 місяці тому

    Maxaa qaali uga dhigteen guryaha raqiis ka dhiga ileen dadka dhaqaalo badan ma heystaan

  • @darishore814
    @darishore814 Рік тому +2

    2 years kadib ama qiimahee hoos u dhigayaan ama suuqe ka baxayaan magaalada waxa laga dhisaya appartments yo dhaafheer oo 300 ila 400 ah

  • @DeeqoLuulofficial
    @DeeqoLuulofficial 5 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @amaanifamily1123
    @amaanifamily1123 Рік тому +2

    Masha alaah abayo horay usoco❤❤❤

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 Рік тому +4

    MashaAllah 👌👌👌

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
    @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 10 місяців тому

    Safari apartments miyaa?

  • @FahiimaAhmed-hp6yu
    @FahiimaAhmed-hp6yu 7 місяців тому

    Maxan xaqisa sina wll Ma barkinkeynu dagi, ilman hal guri oo yar xitaa namad tusin

  • @saidaali412
    @saidaali412 Рік тому +1

    Masha Allaha Muqdisho waa tagtey

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Рік тому +1

    maansha alaah beautiful

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Рік тому +1

    Wa qurux kaliya kaliya lacagta xanun ah qofki yurub america kaso gurya dhib uma arko 2 qol aye kubixiyan intas lkn in xoga xishod kutaran aye ahed 😂😂😂

  • @My_mom143
    @My_mom143 8 місяців тому

    ASC Wll Waxan Raba Guri 2 Qol ah Oo GoglaN Ee Halkee Kaala Soo Xiriirna🥰

  • @redman6790
    @redman6790 Рік тому +1

    meeshe waaye guryahan? ma daarusalaam baa?

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Рік тому +1

    Mashaa allaah

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Рік тому +1

    qurbaha aligey kuma arag 1500 guri lagu kitenayo guryaha ugu qalisan lifti leh yurub waa 1200$

  • @babacali-f7y
    @babacali-f7y Рік тому +1

    masha alah

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 Рік тому +1

    Abayo dhulka in la qarxiiyo iyo Dadka waa mahiim. Lakiin 2 500kr waa qali. Waba dhiig miirate xetahay

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع

    iib ma aha miyaa?

    • @ogaasomuse
      @ogaasomuse  Рік тому +1

      Maya ijar wye

    • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
      @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع Рік тому +1

      @@ogaasomuse ma jiraan kuwo iib ah oo kuwan ookale ah.

    • @ogaasomuse
      @ogaasomuse  Рік тому +1

      @@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع abayo inta badan kiro ayaa lo dhisa guryaha san ah

    • @beautifullwomen2292
      @beautifullwomen2292 Рік тому

      ​@@ogaasomusenaya aniga waxan raba inan somalia imado yurub kunolahay lakin waxan ka baqaya in alshabab i aftubato 😂😂😂😂 nacas yahay vittu en tulisi koskaan somalia hyi saatana 🤮🤢

    • @beautifullwomen2292
      @beautifullwomen2292 Рік тому

      ​@@ogaasomusenaya hanoo xayeysin wadanka malin walba alshabab futada idinka wasayan bullshit bad tahay bastarad ah somali is not save anymore

  • @AdamEuroS
    @AdamEuroS 10 місяців тому

    Guriga maxa tosowaseey

  • @AsiaMohamed6779
    @AsiaMohamed6779 Рік тому +1

    3 qol waa meeqo

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 Рік тому +4

    What 1,500 yaakudagaayo house kor iyo hoos ayaanba America lagu kureeyinee agah.

    • @ogaasomuse
      @ogaasomuse  Рік тому

      Madaxda dagto sis

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Рік тому +4

      america mugdisha naga ga fcn baraf aan laheyn ehelkaaga na aad dhex joogtid

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 Рік тому +1

      Ma america 5 qol 1500 ka yar lagu kireya oo state ke waye ama badiyaha shekosa

    • @ogaasomuse
      @ogaasomuse  Рік тому

      @@umumascuud3307 aaad iyo aad

    • @ogaasomuse
      @ogaasomuse  Рік тому

      @@abdiseed3363 rer america lacag ma iyaga ogol

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 Рік тому +1

    Guryaha miyeey goglan yihiin

  • @MohamedHassan-q6c
    @MohamedHassan-q6c Рік тому +1

    Dagsiimo waa dhulkaaga hooyo ee maankaaga geli oo hamoogaan, ee kaalay oo iska arag, adaa qanci doona . Oo kafaa"iid fusadaha dhexyaal dakaaga .

  • @fayecooking
    @fayecooking Рік тому +1

    Xildhibaanada lacagta leh Ayaan looga talagalay ayaan filaa😢

  • @Abdal252
    @Abdal252 Рік тому +1

    Shirkadee dhistay

  • @asiaali566
    @asiaali566 Рік тому +2

    Qaali sana 1500 aa🫣🫣🫣🫣

    • @ogaasomuse
      @ogaasomuse  Рік тому

      Haa 5 qol

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      Waali waye sidaas maa la rabaa in kenya Kula tartano 1500 usd imaan la aan iyo dhaqsi ku taajir wadan ka Kuma dhismayo lkn hormuud aya raqiis appartements bilowday

    • @MaanuuAxmed-md2sk
      @MaanuuAxmed-md2sk Рік тому

      ​@@darishore814apartment intee ka dhiseen marka

  • @nafisohusseindhiblaawe1684
    @nafisohusseindhiblaawe1684 Рік тому +1

    Ala var cod xumey ani😂😂😂😂