Walaca Gabdhihii Hore Iyo Kuwa Hadda.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

КОМЕНТАРІ • 163

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 10 місяців тому +12

    Jiil Media Hadaad gacanta ufuri laheydeen wey fiicnaan laheyd 👍

  • @Salwanur709
    @Salwanur709 Рік тому +19

    Wlhi juusto ano walac ehen aba iska jecel 😂halmar hade niyada iga so dhacdo khalas wye wallky ila o iga keno nbd madheceso😂😂❤thanks wllky❤

  • @maxamedabuukar6598
    @maxamedabuukar6598 Рік тому +58

    Heedhe xaaqinka siday usoo qaadatay igadaran waxaas reer jiil media lee sameen Karan 😮😂😂😊😊

    • @IzaAbdalla
      @IzaAbdalla Рік тому +3

      Wllhi saan u qoslay lee farax ugu so dhacay ba hadey markuu ku dhowyahay wixii aad ku dhufan laheed ey SAS kugu imanayaan😂😂😂

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 місяців тому

      ​@IzaAbdal😊😊😊😊😊😊❤la

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 місяців тому +1

      ​@@IzaAbdalla😊❤😊😊

    • @safiyomaxamed1193
      @safiyomaxamed1193 11 місяців тому +2

      Bbbv0gjo9y

    • @safiyomaxamed1193
      @safiyomaxamed1193 11 місяців тому +1

      ​@@IzaAbdallauuuuhhh

  • @Moabdi35
    @Moabdi35 Рік тому +64

    Dumarka waa dhibaato loo baahan yahay allah ha inoo dhaafo

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc Рік тому +32

    May dhuxusho ilma madaw ka dhigtaa😅

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 11 місяців тому +5

    Kaas walacmaahee waanag badar rabto

  • @Axmedka-e4r
    @Axmedka-e4r Рік тому +3

    Waan qoslay wlaaahi so niyad ah❤😂

  • @mumtasahmed6444
    @mumtasahmed6444 Рік тому +10

    Gabadh jaar nhy oo qolkyga ku walacday 😂duhur walba wa no imn jirty calshan si ay uyara jiibsato sariirtayda😢😂

    • @Puntlander-u3x
      @Puntlander-u3x Рік тому

      Oo maxay sariirtaada ku falin😂😂😂

    • @maryamcumar5894
      @maryamcumar5894 Рік тому +3

      Taas walc mahane arinkale damacsaned 😂😂 haka ogolaan mardambe

    • @أحلامعبدالله-ط3ذ
      @أحلامعبدالله-ط3ذ 11 місяців тому

      😂😂😂😂😂

    • @xabiibalbi4836
      @xabiibalbi4836 11 місяців тому

      Bisinke halkad dhinac kale ula bodeen.

    • @Arabduur
      @Arabduur 9 місяців тому

      Maryaneey maxaa isleedahay way damacsaneed😂​@@maryamcumar5894

  • @AnisoAliSalad
    @AnisoAliSalad 11 місяців тому +2

    Amiin Amiin Amiin yaarbi Abaayo mcn setiihin rouge 😊😅😮😢🎉😂❤

  • @najmoabdulaahi8810
    @najmoabdulaahi8810 11 місяців тому +2

    Wlhi ben ma ahn walaca hda wixi la arkaa lagu walacaaa😢😅😅arkti aa wx ku jecladaa ani

  • @ssh1898
    @ssh1898 Рік тому +16

    Ilmaheyga 7 ban urka ku wada waligey na ila calosheyda la arko ma shegin asago hospital ka ka ogado Moji hata hoyo wan ka qariya Moji wan ka xishon un 😅😅 xanun keyga gaas iyo maleria le shegta😊

    • @FardowsaAbdikadirAkhii
      @FardowsaAbdikadirAkhii 11 місяців тому +1

      Naag Nool ❤

    • @KS-wk6uk
      @KS-wk6uk 11 місяців тому +3

      Doqonimo waaye taas. Adi lee kaligaa rafaadaayo maaha geesinimo ama karti. Waxaa ka xishoonee in lagu dhoho galmaa sameysay. Sooma ogid hooyadaa iyo aduunka dhan iney galmo ku dhalaan? Ceeb maaha inaa sheegtid bilowga si laguu caawiyo oo laguugu adeego. Rafaadka dumarka uurka leh uma roona sababtoo ah ilmaha caloosha kujiro hooyada sidey dareemeysey dareemaan. Cunugaaga caloosha inuu ku dhax ooyo maa rabtaa?

    • @wambasifreddy4131
      @wambasifreddy4131 8 місяців тому

      Qatar mashaAllah

    • @Layla6793
      @Layla6793 6 місяців тому

      Dumarkii la yaqaan

    • @Layla6793
      @Layla6793 6 місяців тому

      Naag nool iga dheh

  • @RiyaqAbdi-ip1xn
    @RiyaqAbdi-ip1xn 8 місяців тому +1

    Naxwa soo xasuuste sherkiisa ku wala cay 😂😂😂😂

  • @DhudiSuleiman
    @DhudiSuleiman Рік тому +7

    Anaga hooyo mrky iidirsato dhuxul intaan bartay tay jceshahy bn intaana ukeenin kasoo tijaabinjira 😂

    • @xinoabdisalaan
      @xinoabdisalaan Рік тому +1

      😂😂😂😂😂 wlhi Ana SAS ahay mida qorika ah

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 Рік тому +13

    Ilhow kuwa pizza ku walaca nagu dar Dhuxusha cafmd malehe xididaha dhigey xiree 😂

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 11 місяців тому +3

    Walacu ciyaar magalo iyo jilin cunto aad dalbatay oo markad soo qabsato aad nacayso iyo gaajo oo ku haysa ilahay hooyo yinkeen hawodambi dhaafo isaga weyn oo waxidee

  • @haniabdullah9169
    @haniabdullah9169 2 місяці тому

    Wehe eehed😂duhul😂😂😂😂

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Рік тому +10

    Dhuxul ku qaden jire ku casheen jire walhi

  • @latifthegreat971
    @latifthegreat971 11 місяців тому +1

    Dhuxusha waakusoo celhiaa kumalaahaae😂😂😂

  • @Nimco122Cabdiraxmaan12
    @Nimco122Cabdiraxmaan12 Рік тому

    Mafiiq duulaysa waa ii kow funny tihiin wlhi😂😂😂😂

    • @Hani-v9j
      @Hani-v9j 9 місяців тому

      Mafiiq maxa laga wada😮

  • @SuhaybasayidSuhaybasayid
    @SuhaybasayidSuhaybasayid 11 місяців тому

    Aniga walacas dhan manarag ilmaha uhoreyey waye wax walacag cunto maradin wax is idhi malaha dumarka qar way isyelyelan 😅😅😅walahiy aniga labjex aya idilay waxba ikeen ma idhan

  • @Arabduur
    @Arabduur 9 місяців тому

    2:37 filimkaan ladaawanayo waa afar Bari ka hore,
    Balse muuqaalkaan oo 4 bilood ka hor ah ayuu ka soo dhex muuqday,
    Wlhi jiilMedia waxooda wax la diyaarino 5 bil ka hor😂

  • @PatuushMahamed
    @PatuushMahamed 2 місяці тому

    Saaxibadeeda waxay ku walacday naag sanbuuska gado baatigeeda mid kan u ag lagu so gadaa la dhahay waa diiday asiga dhaqneen rabaa

  • @falhadnuuribrahim
    @falhadnuuribrahim 6 днів тому

    Asc❤❤❤❤

  • @fmmm8607
    @fmmm8607 Рік тому

    'Baziin' aa iigu yaab badan anaa ku walacay 😢 Walaalkey intaan u diray oo cabaar raadihaayay kulaha "meesha tagaba waxa joogo wiil gabara baziin ku walacday moo Ila fahma marki danbo meel ay maamo joogto aan u tagay asaan usheegay inteey qososhay oo farajacday ay iiso shubtay" oo dhahay 😅

  • @asmamaxamed5941
    @asmamaxamed5941 11 місяців тому +1

    Ala ihow mid saa udhibo isahal😂😂😂😭😭

    • @hm1c586
      @hm1c586 6 місяців тому

      Anaa diyaar ah ee ku aaway adi

  • @aminaabdirahman116
    @aminaabdirahman116 Рік тому +3

    Walaca waxwalba waan nacaa😢

  • @Sagalaadanxirsi
    @Sagalaadanxirsi 11 місяців тому

    KashiiTo waa wax lacuno o
    😂😂😂

  • @FadumoabdirahmanIbraahim
    @FadumoabdirahmanIbraahim 11 місяців тому +2

    Ani waxa ku walacaa ninkayga ilove you markan walaca ahy xitaa inaa shaqada uraaco bes ayaa ii dhiman lakn markan walaca ka baxo waxn ku naqdaa isreal iyo falastin cml ilaahy amarkiis bdanaa ilaahow hooyooyinkeena janada ka abaal mari subxaa na allah alle ayaa garn karo taas

  • @867GUD-manhimself
    @867GUD-manhimself 4 місяці тому

    Wait ✋️ the wat😊

  • @IqraMahdi-k3w
    @IqraMahdi-k3w 11 місяців тому

    Waxa igu yaabka badnaa oo lgu wlaco oo arky shiirka ninka & dhididkiisa lee rabtaa iny carabsato manta dhan😂😅😢wax cardaayane ma jiree

  • @CabdiraxmanCade-y5k1k
    @CabdiraxmanCade-y5k1k 3 дні тому

    Dhuxul. Mida. Ku. Walacday

  • @biibisakuro5686
    @biibisakuro5686 Рік тому +6

    Malinto a naag idhahday ina korkaga kumataga kuwalacay ani naxtin

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Рік тому +1

    Walaca iyo jamashada wa kala duwan yihiin moho, walaca waxaa la nacaa, jamashada waxa la jeclaadaa, tan jamasho ila egtahy😊

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Рік тому +4

    Mcn ka dhuxushaa jawan caml ana cuni jire walca xanun

  • @momeddaher8528
    @momeddaher8528 9 місяців тому

    Amazing 😅

  • @Taxanaha_somalida
    @Taxanaha_somalida Рік тому +1

    Walac is not easy😅

  • @astaan202ubadcartoonbk
    @astaan202ubadcartoonbk Рік тому

    Loorka dhuxush yaa umaqan 😅😅😅😂😂😂

  • @Fartun-k4b
    @Fartun-k4b Рік тому

    Walac wax jiro maaha waa sheeko baraley

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 10 місяців тому

    Iyaa xameetida dhuxasho ka buuxdo😂😂😂😂

  • @hogaamisotaatiko6569
    @hogaamisotaatiko6569 Рік тому +1

    Dhuxul besho😂😂

  • @sumayosagal7599
    @sumayosagal7599 7 місяців тому

    Dhuxul maalacunA😮

  • @NimcoCali-b4z
    @NimcoCali-b4z 4 дні тому

    😂😂 3:05

  • @fartunomar89
    @fartunomar89 11 місяців тому

    Shiirka nimanka aa igula yaab bdn wax lagu miyaa war dumarkii weysoo waashteen. 😅😅😅

  • @LovelyGalaxy-rs5um
    @LovelyGalaxy-rs5um 11 місяців тому +1

    Zambia

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx Рік тому +1

    Ani waxaa arkay gabdho caro ku walaca😂

    • @maryamahmed6009
      @maryamahmed6009 11 місяців тому

      Anaa kamida wllhi wax kamac majirin😂😂😂

    • @ShamisShamis-lp9rh
      @ShamisShamis-lp9rh 2 місяці тому

      Aniga waxaa iso carfo dhuxusha carada sigaarka😂😂😂😂

  • @Lathqn-y6r
    @Lathqn-y6r Рік тому +2

    Shirka nimanka subxanallah 😂

  • @M00n_sky-y1o
    @M00n_sky-y1o 11 місяців тому

    Dhuxushaa cafimaad ma leh

  • @amb2668
    @amb2668 11 місяців тому

    Vitamin ba.ka.dhiman

  • @ayaanhafsa9493
    @ayaanhafsa9493 11 місяців тому

    Cabdinasir away baryahan ma aragnee

  • @faayo19
    @faayo19 Рік тому +2

    Walac cunto la canaa wo jiraa lakin la jeclanayo been been iyo show😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmtruush
    @Ahmtruush Рік тому

    Gabdhihii hore wngsn😂

  • @lagendbashiir2175
    @lagendbashiir2175 Рік тому +3

    Shiirka nimanka

  • @alijames95
    @alijames95 11 місяців тому +1

    Waxa igula yaab badnaa mid baa waxay i tiri indhahaga baan jeclaaday aneba igu walacday 90-ka gurigeyna ee imaan jirtay 😂

  • @axmeda.d862
    @axmeda.d862 6 місяців тому

    Hhhhhh gabadha sidii loojogay thor miyay isku badashay

  • @MaxamedAbukar-ob7uc
    @MaxamedAbukar-ob7uc 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Рік тому

    Dhxul ana cuni jire

  • @MohamedAli-id1pr
    @MohamedAli-id1pr 11 місяців тому +1

    Waxan arkay naag kuu walaac day gaadhi Fortuner ah

    • @Mona-ge1wp
      @Mona-ge1wp 8 місяців тому

      Wow 😂😂😂

  • @kinsifaarax3421
    @kinsifaarax3421 Рік тому +1

    Dhuxul madow ilmo madow😂😂😂😂😂😂

    • @meaktooni
      @meaktooni 11 місяців тому

      😂😂😂😂

  • @Ayan-q8h
    @Ayan-q8h 11 місяців тому

    What topping do you want? There is no choices in Somalia?You keep saying get me pizza without an order she keeps asking for Pizza😂😂 reer badiyo nimadiin muuqato meeshan😂
    Mushrooms
    Sausage
    OnionsPeppers (bell peppers or jalapeños)
    Olives (black or green)
    Pineapple and chicken Somali Americans favorite😆😆🥲
    Spinach

  • @Mohaup24
    @Mohaup24 26 днів тому

    dhuxul

  • @nadaradbullaahi805
    @nadaradbullaahi805 11 місяців тому

    Kuwii hore dhuxul Mey ku walijireen😂😂

  • @RasmiAbaas
    @RasmiAbaas Рік тому +11

    ههههههههههه😂😂😂😂😂😂

  • @bayaanhaaji9089
    @bayaanhaaji9089 10 місяців тому

    Waxii iigu darnaa ee aan arkay waxey
    Aheyd naag ku waclacday boosaneer 😂😂 amakaag iyo yaab a

  • @AishaLiiban-c1k
    @AishaLiiban-c1k 5 днів тому

    😅❤❤❤

  • @RidwaanruunAbdisalan
    @RidwaanruunAbdisalan 9 місяців тому

    M.a

  • @nastehoismail2944
    @nastehoismail2944 Рік тому

    Ala manoli 😂😂

  • @7.47r_silver
    @7.47r_silver Рік тому

    Ar kna dulqadka idily😂

  • @1547bshir
    @1547bshir 11 місяців тому

  • @manacaalicabdulqaadir8483
    @manacaalicabdulqaadir8483 11 місяців тому

    Boosaneerka musqusha

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 11 місяців тому

    "ilmaha maka naxaysid maxay ka wadaa" pizza ma ilmaha cunaya!!

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 11 місяців тому

    Qotkaan kaniniga birta aqon kashiyonka kamaqan

  • @shalouabdalllah
    @shalouabdalllah Рік тому

    naagtoo daris nala ahayd ayaa ku walacday mar malaaay uray oo tirxi dhashay inloo kenay

    • @abdinasirmohamed7342
      @abdinasirmohamed7342 11 місяців тому

      Hush waad ciyaaraysaaye 😅😅😅😅wlhi wan wususay maxaa tiri tirxi bay dhashay

  • @Fatimahali1251
    @Fatimahali1251 11 місяців тому

    Saabun😂

  • @umubarakatalcumri3298
    @umubarakatalcumri3298 Рік тому +1

    Waw ❤❤

  • @filsan6515
    @filsan6515 11 місяців тому

    Dhuxusha

  • @SulalSiyad
    @SulalSiyad 11 місяців тому

    Ilaahoow ku saasoo kle udulqaadbadan 😂

  • @warcommandervideos7901
    @warcommandervideos7901 8 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂🎉

  • @FadumoKeysse
    @FadumoKeysse 19 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @FatimahasanFatimahasan
    @FatimahasanFatimahasan 11 місяців тому

    ❤❤❤😂😂😂

  • @Sparkledance-c9p
    @Sparkledance-c9p Рік тому

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @astaan202ubadcartoonbk
    @astaan202ubadcartoonbk Рік тому

    😅😅😂😂😂😂🎉🎉

  • @Somali.Cartoons-sc
    @Somali.Cartoons-sc Рік тому

    😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @mohamedomersheikh5612
    @mohamedomersheikh5612 11 місяців тому

    😅😅😅😅😅

  • @SuhaybasayidSuhaybasayid
    @SuhaybasayidSuhaybasayid 11 місяців тому

    Dhuxusha qado miya hhhhh

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 11 місяців тому

    Been badana juusto pizza adeeg qaleel o jees dhn laheyn iga tg dheh

  • @AbdullaahiCbdrxmn
    @AbdullaahiCbdrxmn 11 місяців тому

    Duxusha saan loo cunaayo so dhib umakeenaayo hoyada iyo ilmahaba...

    • @maryamahmed6009
      @maryamahmed6009 11 місяців тому

      Ilma maa kagaartaa adaa jirane ani cidaa baaquli kabuuxsa jire xataa habeenki saqdhaxaa cuni jire 😅😅

  • @NuuraAbdiqani1
    @NuuraAbdiqani1 Місяць тому

    ههههههههههههه😂😅

  • @zeinabdahernour9101
    @zeinabdahernour9101 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @IQROCabdi-w2r
    @IQROCabdi-w2r 11 місяців тому

    Wxaas wx kajiro maleh

  • @maxamadxassan-d4d
    @maxamadxassan-d4d 11 місяців тому

    ❤❤S“

  • @KiinAbdiali
    @KiinAbdiali 11 місяців тому

    😅

  • @noface6981
    @noface6981 Рік тому

    😂😂😂

  • @XamdiXasan-q1g
    @XamdiXasan-q1g 3 місяці тому

    Hhhhh

  • @lebron2346
    @lebron2346 9 місяців тому

    Waxan kibir waye walac mahan ragga qaar loloma imado siba aniga cml

    • @Ayeeyo912
      @Ayeeyo912 8 місяців тому

      Nacas bad tahay

  • @CabirCabdi
    @CabirCabdi Рік тому

    😂🎉🎉

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 11 місяців тому

    hhhhh

  • @MariyaFarhan-e8d
    @MariyaFarhan-e8d Рік тому

    Kkkkkkkk

  • @Minamusataf
    @Minamusataf 11 місяців тому

    😅😅😅😅😅😅😂😂

  • @RasmiAbaas
    @RasmiAbaas Рік тому

    ههههههههههه😂😂😂😂😂😂

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Рік тому

    😂😂😂