FARTUN HAPPY OO KU FARAXDAY KALA TAGA CULUSOW & SAMIIRA SIMAN, GURI GUBTAY GURI DHISAN KAMANAXAAYO!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 222

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 днів тому +14

    ua-cam.com/video/jkJRmamCPPU/v-deo.html
    ASXAABTEEYDA CHANNELKAAN SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA NOO SAARA MAHADSANIDIIN!

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 7 днів тому +6

    Walaalayaal nin ayaa iqaba habeen isago iga maqan wax maqaban karo alle guryaha isku ilaali furiin waa ohin

  • @dahirnoor4202
    @dahirnoor4202 7 днів тому +7

    Inshallah I will go in imhra mecca and I pray for you , kids husband Allah protected all of us granted your salat amin yaa Allah because nice person my wife and me follow you everyday

  • @Hiirpalmia
    @Hiirpalmia 7 днів тому +12

    Komentiga wey xirtay "Men ingen kan strypa den här kanalen Dhaqaaq Aad Dhaxashidee" Tack Naima

  • @faadumomaxamed9425
    @faadumomaxamed9425 7 днів тому +6

    Comentiga way xeratey way is ogtahay xaasidada walhi waa sax mundul dumay mudul taagan kama naxo burbur qoys islaam ah ayey ku farxay kwrn bismilah

  • @NajahsaidOmar
    @NajahsaidOmar 7 днів тому +5

    Aniga markan arkay waan naxay qof Muslime maha in uu ku farxo shaydan ayaa ku farxo fartuun way ku fududatay calaamadaha shaydaanka maha in La raaco illhay aya inoogu caroonayo anaga waxan u daawano in wixii qaldan sida illaahay nagu ogyahay uga hadalno anagoo qofna ugu dan laheen abaayo naciimo khayr Allah haku siiyo ❤

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 7 днів тому +15

    Walahay markan arkay say ugu faraxday waan naxay waa jahiilad aan diinta waxba ka aqoon Nacimay adigan kuso xasuustay Walahay oo waxan is dhahay ariintan tolow Nacimo ma kaso hadli donta waa arin aad u xun oo laga murugodo Naagaha qaar waa shaydamiin waa waxay Naarta ugu badan yihiin😢

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 днів тому +5

      Xidigta reer Soola haa waa wax aad looga xumaado! Waan kusalaamayaa walaal!

    • @nimoige
      @nimoige 7 днів тому +2

      Aniga wan hubay inayna nicima waxan ka aamusaynin jizakallah sifican Ayad ula hadashay lkn dhagihii illahy waniyo aya wansamo❤

  • @Shariifo24
    @Shariifo24 7 днів тому +7

    Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim ❤️ 🥰 ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 днів тому +18

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Halimayyyyyyyy
      @Halimayyyyyyyy 7 днів тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 7 днів тому +11

    Gabadhaan fartunhapy wey xanuun santahay farxad aan jirin ayeey iska raadisaa qosol been ayeey isku qarisaa qofkii fiiro leh wuu dareemi karaa ineysan farxad kunooleyn fureenkeeda kadib weyba kasoodartay ehel wax usheegona mahaaysato waa isma dhaanto iyo dhashooda Allaah haka qabto umada shartooda waaba sharsocote bisinka caqlidarada ey ku hadleeyso

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 днів тому +8

      Hooyo Hadalka Baro ayaa dhumisay!

    • @habibamuse-z2z
      @habibamuse-z2z 7 днів тому

      Wallahi beenta ma ahaa wan yaabay

    • @shukriabdulaziz6897
      @shukriabdulaziz6897 7 днів тому +1

      ​@dhaqaaqaaddhaxashidee nagaha qaar ka mid ah aya waxay rabaan malin bo meel iney ku dhalaan ilmo kadib na laga qato marka ma bisada mise ? mida kale guri samar aya lagu dhaqaa kuma lahano shukansi dheer ayan gali timir ti hore ba dab lo waa 😮allow dumarka somaliyed xaqa tus

    • @munayear3919
      @munayear3919 6 днів тому

      Beenta maha gabdha wax wayn baa ka qaldan waxa igu daran muniiradii waanin lahayd oo wax u sheegi lahayd iyadii baba tiri ka sheeke nolashaadii hore yaab

  • @NasimAbdulle-i5z
    @NasimAbdulle-i5z 7 днів тому +9

    Wax dhimatay oo doqon ah oo xaasidad ah weeye tan Fartun la leeyahay waa jaahilad wax lagu farxo meesha ma yaal naayaa SUBHANALLAH aroos ma dhicin hambalyo kulahaa waa shaydaamad ACUUDUBILLAHI

  • @cayushmohamed
    @cayushmohamed 7 днів тому +10

    Wllhi runta dadka mawada jecla lkn xaqiiq waad ka hadashaa

  • @AaminaAfcaruusle
    @AaminaAfcaruusle 7 днів тому +4

    Subxanalah weligey ma arkin qof sidaa ugu farxa guri burburay

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 7 днів тому +1

    Fartun happy view indho aan lahayn maleh waxba yaan latagerin qof xumo kufarxin

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 7 днів тому +4

    SAMIIRA SIMAAN WAA GABAAR QALBII WANAGSAN IYAADO QOSLEESO AYEEY KU SOO GALEESA

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 днів тому +6

    Manshaallah tabarakallah nacimo hooyo wax baratey saasay ku ficam tahay manshaallah 😊

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 днів тому +2

      Dahabo walaal mahadsanid maseexanin miyaa caawa? Aniga salaadi subax ayaan sugayaa waxyaraa iiga dhiman!

  • @rayaanjaal6431
    @rayaanjaal6431 7 днів тому +4

    Asc abaayo naciima alaha noo kaadaayo sifiican ugu nasteexeesey hadey waano qaadaneyso

  • @NagadAhmedali
    @NagadAhmedali 7 днів тому +3

    Mashallaha tabarakallaha Niicimo Allaha ku barakeyo sii fiicana baad uugu hadashaya . Samiro Niicimo talo waay ku siisaya inshallaha qaado talada Niicimo ❤❤ Fartun waxa waa dhaqan xumo?

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 7 днів тому +3

    Wlh wa yaab guri dumay malagu farxa oo leskugu hambalyeeya diinta barashe ubahantahay

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 7 днів тому +3

    Yaa rabi illaahoow u gargaar qooysaska 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 7 днів тому +1

    Asc waaku salaamayaa wlashay naciimo fartuun waaka soo dartay subxaanalah sidaan sax maaha waxaa laga dareemayaa masayr iyo inay kufaraxday.

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 7 днів тому +1

    Subxaana allaah waxaan maqli jiray mudul dumay mid dhisan kama naxo subxaana allaah samiira iyo fartuun waa kaaf iyo kala dheeri ilmo waxay ku fiican yihiin hooyo iyo aabe inee ku dhexkoraan culusow iyo samira hadii calaf isugu haray alle ha isku soo celiyo family kala tagay cid ku farxeso malahan subxaana allaah(صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم )

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 7 днів тому +1

    Bisinka hana soo marin goormaa Guri Muslima oo dumay lagu farxay subxanallaah

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 7 днів тому +9

    Subxanallah furin wax lagu farxo ma ahan

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 7 днів тому +3

    Salamad minkuli afad ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @aaliyaatisa7025
    @aaliyaatisa7025 7 днів тому +4

    Wa kugu raacsanahay taas anibo waa yabay sida ee ugu Faraxday besinka

  • @mohamedomar1646
    @mohamedomar1646 7 днів тому +2

    Manshallah codkaaga quranka manshallah

  • @dahirnoor4202
    @dahirnoor4202 7 днів тому +4

    That is why education is very important. Fartun is happy about breakup of samira marriage .subxanallah

  • @Ramla22
    @Ramla22 7 днів тому +2

    This very sad May Allah guide her and all of us ❤

  • @nimcohussain8147
    @nimcohussain8147 7 днів тому +2

    Wlh doqon haduu jiro fartun happy aa eh guri dumay in lagu farxo diinta xatta majeclo miskiintan agoon iyo rajo waye iyadana family uweyn waana miskiin wax family oo cawinayo majiro wiilal ladhashay oo rafadsan ey ka shekeyneysay wlh waan kanaxay

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 7 днів тому +5

    This nothing to celebrate about honestly and she is going backwards now fartun.

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 7 днів тому +1

    Subxanallah illaahay camal shaydan aan kaa magan galnay Allow na hanuuni❤ mahadsanid habo khayrka aad mar walba ina farto jazaakallaahu kheyr kuwii wax ku qaato Alle hanaga dhigo

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 7 днів тому +2

    Subxaanallah Subxaanallah qoys muslim ah oo burburay lagu farxayo sheydankii burburiyay Qoyskas iyadaba kasii xun

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 7 днів тому +16

    Samiiro indhaheeda daal ayaa kamuuqdo alle ilmaha hauxafido baarina hauga dhigo haday calaf iskugu harayna Allah haisku soo nabad cesho kuwa isku gaboobana farxadna kuwaara Allah ka dhigo
    Calasow gabadhaas unaxariiso si adigana alle kuugu naxariisto gabadhaan waxayi iigu muuqataa marwa sharaf leh Maashaa Allah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 днів тому +6

      Haa daal badan ayaa ka muuqada, waxaa laga yaabaa naago kawaaween ineey u gacan gashay!

    • @Cadjanaad143
      @Cadjanaad143 7 днів тому

      Daal maahan abayo ee wee is caateesay qfta haduu is caateyo wajiga wuuka caatoobaa indhahana qf daalan ayuu ka noqdaa

    • @ArdoSheikhRashid
      @ArdoSheikhRashid 7 днів тому

      Abaayo fartuun nafteeda madhisno xanuun nafsi ayaa kudhaca gabdhaha markii lafuro marka inay iskawaramin ayaa lagyaabaa​@@dhaqaaqaaddhaxashidee

  • @malakaaay
    @malakaaay 7 днів тому +3

    culusow ma ahayn Nin samiira jecel ayadaa isku dhe dhejin jirtey 😢😢

  • @filsanisse1852
    @filsanisse1852 7 днів тому +2

    Subxanallaah wallahi xalada aqiru zamaan lee dhihi karaa
    Masha allaah Naciimo ilahay haku barakeyo shaqada aad bulshada u wado ilahay hakugu kalmeyo xaqa iyo baraarujinta bulshada❤❤الله يهدينا جميعا يارب

  • @bushrasheikhahmed7763
    @bushrasheikhahmed7763 7 днів тому +2

    Mashallah runta ayad ushegtay midi qadata allah hakadigo I.a allah haka abaalmariyo kheirka ad umada uhaysid intan adigo kale kuhaysano waxba nagama halabayan kuwa ilahey kuxiran allah hainaga digo ilahey cimri deer iyo cafimad hakusiyo bulshada somaliyed aad ayey kugubahantay mcnbdn

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 7 днів тому +1

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow naga qabo munaafaqiinta reeraha dumey ku faraxsan aamiin naciimo walaal Allah ha kaa abaalmariyo runta aad ka hadasho

  • @DekoMohamud-x8i
    @DekoMohamud-x8i 7 днів тому +6

    Taasi waxay kaloo baraarujin unoqon kuwo badan oo reerkooda haystay inay burburiyaan dumarkuna ku dayashada aad bay ugu dheereeyan marka fartuun ma fcnayn inay sidaas u hadasho😢

  • @naimohussein5086
    @naimohussein5086 7 днів тому +1

    Wallahi runtaada ka hadashaa walaalo

  • @MaryanMohamed-jz9lz
    @MaryanMohamed-jz9lz 4 дні тому

    Maasha Allah abaayo
    Naciimo allaah ha ku xafido

  • @dahirnoor4202
    @dahirnoor4202 7 днів тому +5

    Mashallah Mashallah Mashallah you said the truth overall somali women never listen teacher naima and walal

  • @fali8070
    @fali8070 7 днів тому +1

    Fartuun waa waalanrabtaa saan arko gurigeedii kadumay ayeey kaxuntahay miskiin ninkii aay kalatageen ayeey hadaladaan uwadaa seey u hadleysa ayaa laga fahmayaa maseeyr ayaa kakeenayo waxaas oo dhan xitta qisadeedii ufiirsada gabadhaan waa ineey dadkedii qabsadaan

  • @mulkihaji9454
    @mulkihaji9454 7 днів тому +2

    Subhaanallah 💔 allaw xaqa natus

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 7 днів тому +4

    Salamullah sister

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 6 днів тому

    Wcs wr wp abaay naciimo aqliga iyo cilmiga alla hakuu siyaadiyo ❤❤❤❤❤❤cimrigana hakuu barakeeyo Amiin ya rabi luv you siz ❤❤❤❤❤❤

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 7 днів тому +2

    Subxaanalaah xaasid waaya

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 7 днів тому +2

    Fartuun muuqaalkaas comment tiga wey kaxertee😂😂😂

  • @nura8724
    @nura8724 7 днів тому +2

    Salawatulah wasalamu caleyhi

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 7 днів тому +3

    Subxanalhi subxanalhi walyabaa

  • @fartunabdullahi1486
    @fartunabdullahi1486 6 днів тому

    Wllhi aad iyo aad uga naxay qoyska dumay samira ma jecleyn gurigeeda inuu dumo lkn waxkasta waa qadar fartun happy allaha soo hanuuniyo

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 7 днів тому +1

    Waa Run inlagaxishodo Allaah waye Rer dumay isi ma Ahan

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 7 днів тому +1

    Asc naciimo waaku sallaamay wallaashey yaa rabi qaatumo qeer allaah nawaafajiyo rabiyow caawimaad qeer qabo allaah siiyo qoysaskka somaaliyeed alloow isku adley

  • @QatarDo
    @QatarDo 7 днів тому +1

    الله يعزك ويحفظكم❤❤❤

  • @NuurCade-o3q
    @NuurCade-o3q 7 днів тому +1

    Subxanalah ❤❤

  • @SalmaanCali-d1d
    @SalmaanCali-d1d 7 днів тому +1

    Alle caqliga ha kuu barakeeyo qaali ❤❤❤❤❤

  • @munayear3919
    @munayear3919 6 днів тому

    Waxan maqli jiray mudul gubtay mudul dhisan kama naxo subxaanallah bal ma wax lagu farxa way ka soo dartay Fartuun

  • @hafsaomar2364
    @hafsaomar2364 7 днів тому +2

    Naima adi nasiixada wax baa ku dher gabdhn aad muqalkeda ka hdashay kaliged ku ekow maxa walashed marwalbo ugu so darta qof meel kle ka kulul lagu moda sxb in dadka dawanayo muqalkan dher waxa la raba iney wax ka faidan iska daaf marka kormarka waxa tahy bulshada wax ka bartan mahadsanid

    • @deqaabdi7627
      @deqaabdi7627 7 днів тому

      Hadalada ku hadashay adiga isku noqo gabdhaan waa qof wax baratay sidee wax u wado fahan hadiikale iska aamus ha fududaan

    • @hafsaomar2364
      @hafsaomar2364 7 днів тому

      @@deqaabdi7627 😂😂 taagero indho la,ma ahi, ine Naima wax baratyna dood kma keenin ani waxn diiday oo didanhy in qof wax khalad ah sameynin marwalbo la,isaga so darsado muuqalka walbo laga hdlayo muuqalka in fartun wax loogu shego kama so horjedo ee marwalbo in2 rux isla dhashy la isku dul maro diiday

    • @hafsaomar2364
      @hafsaomar2364 4 дні тому

      @@deqaabdi7627 ani iney wax baraty kuma heysto mideda kle ina tagero indhol noqoto kuma ficna adi xita qofka wixi uu ku saxanyahy ina ku tagerto waa bani adam hdu qaldamana ina dhihi karta waa ku qaldantahy ina sidan sameso ama aad u hdasho marka ralinoqo waxan so qoray aad ayn oga dharagsanhy ee adi naftada ixtiram oo qof fakarkisa ha lawada qaato dadka haku amrin sis

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 7 днів тому +2

    So sad 😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 6 днів тому

    Gabadh aqli badan alle haku xifdiyo

  • @UbahQalbi-o3z
    @UbahQalbi-o3z 7 днів тому

    Wlhi saan oganaxay illa hada wan yababe yahuuu illahi xasiidka hanagahayo waxas wax lagu farxoo maahaan wlhi subxanallah

  • @haa8793
    @haa8793 7 днів тому +1

    Aqli xumey kunoqotay gabadhan Allah yahdihaa subhana Allah

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 7 днів тому

    Maanshalah walaal you make my day baraarujintaa waa u bogay ku dayasho baad mudan tihiin adi iyo reer kaaga Maanshalah toos toosi soomaali wax baraarujiya waa ku yaryihiin waa xaq in xaqa la isu sheego soomaali waxaaku yaraaday dad cuqaal ah 💖 mahad sanid😊

  • @najibenhodan7598
    @najibenhodan7598 6 днів тому

    Masha Allah Queen qurux ❤❤❤❤

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 7 днів тому

    Wax fican maba ah qof ad lanolayd in ad mel uso farisato oo ad ka shekayso dadku maxay ku qaban waxbo marka waxad sisay taladii ay waridkeda san lahayen oo kale mansh Allah habo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmuMohamedAmiin-uj1be
    @UmuMohamedAmiin-uj1be 7 днів тому +3

    Abaayo Naciimo wax wanagsan ayaa ka hadashay runtii Aniga Aad ayaan ugu Naxay run ahaantii wax lagu farxo maahan Guri burburay anyway keep going Abaayo ❤❤❤❤

  • @asiabillow2996
    @asiabillow2996 7 днів тому

    Aduun damaadkiisa joogna reer dumay lagu farxaayo subaxana Allah fartun Malaysia waay uga dartaye yaa kugulatalinayo dulinimadaaan

    • @asiabillow2996
      @asiabillow2996 7 днів тому

      Abaayo Naima runtaa kugu jeclahay Allah kugu garab galo

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 7 днів тому +1

    Asc acuidu billaahi minasheydaani rajiim allaah soo hanuuniyo wallaashey fartuun iyo qof wallabo oo rayigaan qaldan wanna ka xumahay wallaashey samiiro abaayo hadeey wax kuu llaaban yahiin aabo illmahiisa usoo celli culluspw adna sabar wallaalkeey is sabra

  • @user-kj7fw8ej7g
    @user-kj7fw8ej7g 7 днів тому +3

    Wllo illahay ka baqo oo ufiirso hadaladaada aakhiradaadana ka fakar

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 6 днів тому

      Gabadhani waxay isu taqaana inay khayr iyo wax wanaagsan soo gudbiso lkn xan iyo dadka oo ay si xun reaction uga bixisaa oo gaf ah diinta waxa ku jirta wax naqdin la dhaho oo qofka afkaartiisa inad kasoo horjeesato fikirkaagana ka dhiibato is good lkn dadka shakhsiyadooda inad wax ka sheegto waa xaaram markaa ha isku noqoto bal xaajiyadan.

    • @tiriik454
      @tiriik454 4 дні тому

      Ani aad bay iila qaldantahay qoftan wayn furtuuna marwalba way saaranthy markaa qofka qaldan waa qoftan wayn ee labadaa gabdhood isku dirayso

  • @Dhoolnu
    @Dhoolnu 7 днів тому +3

    Oo eedo quraana wa akhrinaysa dadna waxamanaysaa subxaana allh

    • @Xirfadley
      @Xirfadley 7 днів тому

      Cidna mayna xaman intaas qof hortoda xaqa ku waadixinaysa o ku shegaysa waxa saxan iyo waxa khaldan ee faham qofka wax xamanaya iyo kan saxa ku tusaya nacima wa qof ehlu diin ah intaasna dadka tusta waxa saxan iyo waxa khaldan

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 6 днів тому

      ​@Xirfadley Naa ilahay ka baqda gabadhan channelka leh xaqa u sheega mise cilmi diin ayaa idinka maqan walal xan cad ayay gabadhani wadaa qur'aanka ay akhrinaysaa yaanu idin qaldin qofka fikirkisa qaldan uun ba la waadixiyaa oo laga faallodaa lkn shakhsiyada iyo qofka laguma xadgudbo iyaduna gabadhan iyo walashed iyo ehelkeedaba way ku xadgudubtaa oo caydaa kaligedna maaha ee waa videos kasta ooy soo galiso umada way ku fogaata markaa aakhiradeda haka fakarto.

    • @tiriik454
      @tiriik454 4 дні тому

      Qalad weeyi waxay samaynayso qofka hadii xad aad u sheegayso fartuun gaar ula xidhiidh oo dheh wax qaladaa samaysayso lkn gabadhan mar walba waad ku dhaganthy bal dib isugu noqo qofwaynbaatahaye

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 7 днів тому

    maasha alaah abaayo sida wanagsan ee umadada ula damqatid mar walbo. Runtii kala taga QOYSKA masiibo ka mida masiiboyinka mana ahan wax laysugu hambalyeyo meel reer dhan ku dumay.

  • @farhanaden9809
    @farhanaden9809 7 днів тому +1

    Subxanallaah walhi wax lagufarxo maha guri islam oo dumay

  • @zeytuun9896
    @zeytuun9896 7 днів тому

    Naciimo xpti waxaa kaloo kugu dartaa codkaada meel dheer kaaraayo masha Allah samiira siman xitaa cod sir ah kasooduubaan kabaqaa hadey diido iney ka hadasho wixi dhaxmarey iida culusoow is ilaadheh anigoo fursadaan uga faaideysanaayo maadaama aad bulshda qof xumaanta kareebto kanawaaniso tahey jizk kheyr xpti

  • @user-mj1eg7yt5c
    @user-mj1eg7yt5c 7 днів тому +3

    Fartuun why ay comments u xertey ? She knows she’s wrong

    • @NasimAbdulle-i5z
      @NasimAbdulle-i5z 7 днів тому

      Adkeysi ma leh waa la karbaashay

    • @hodanf2829
      @hodanf2829 7 днів тому +1

      Waa lakarbaashay qoraaladii looqoray bay xamili wayday
      Saas bay uxirtay

    • @xasiibaomar1871
      @xasiibaomar1871 7 днів тому

      Goormay xidhay aniigu xalaan udhacay wana u sheegay

  • @ShamsoMaxamed-q3v
    @ShamsoMaxamed-q3v 7 днів тому +2

    ❤❤❤❤❤❤walashey mcn wan kugu racsanahay xaqa aaf cadeyneyso

  • @runsheege9680
    @runsheege9680 7 днів тому +7

    Naagtan fartun ladhaho waa faasiqad weynatay o reer magal nimada si qaldan ugashay.... naagaha ucamirana waa maangaab ayado kale le

  • @KawtharKawthar-wl7te
    @KawtharKawthar-wl7te 7 днів тому +3

    Gabadaaan xataaa ani walayabay hapo nimco waayo walasheed kufaraxdaaaaay

  • @zeytuun9896
    @zeytuun9896 7 днів тому

    Subxaanalaah ilahey guryaha muslim muwado iyo farxad dhex dhiga بل masaajid dumey waaye ilahey iimanka noo siyaadi

  • @KhadijaAbdi108
    @KhadijaAbdi108 7 днів тому +1

    Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @LiyanIyad
    @LiyanIyad 7 днів тому +1

    Wallahi Waa Yaab Routine Single Mother kaa sugeena kuteh Xaasid Sanaa Wixii ayada Walaasheed ku waday ayee ayadana gabdhaha ku bilaawday Yaa Allah tan ka qabo umadaada

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 6 днів тому +1

    Kadhac gabadhas yar si baad usaarantahay

  • @sparkeledits5495
    @sparkeledits5495 7 днів тому +1

    Waa maya waa maya

  • @fanimohamedali3740
    @fanimohamedali3740 7 днів тому

    Naciimo hadalkada wuu iqiira galiyay, runta baad ka hadashay Allaha haka ajar siiyo walashasna xaqa Allaha ha fahansiiyo, wax lagu farxo mahan guri muslim oo dumay, waa shaqadi ibliis lagu abaal marinayay wAye markuu qoos dhagalo sheydaanka, Allaha hasoo haddeyo.

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 7 днів тому +1

    Sumxaanalaah maguri islaamoo dumaa lagu farxayaa waa duni aakhiro samaan

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 7 днів тому

    Jazakalah qeer abayo nicimo

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 7 днів тому +1

    Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen ya Rabeel calameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤illahow keyr aan laso kobe karen kusee walashey nacimoy ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LILI-c9e
    @LILI-c9e 6 днів тому

    MachaAllah warune

  • @Hafsarage
    @Hafsarage 7 днів тому +3

    Guri islam o dumay in lagu farxo ma wangsana

  • @KawtharKawthar-wl7te
    @KawtharKawthar-wl7te 7 днів тому +4

    Gabdahaaan yar yarkaa quruxda badan inoow Abahood katago hakufarxiin nayaaa fartuuun

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 7 днів тому

    Inaalilaahi waainaailahi raajicuun. 😢😢😢

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 7 днів тому +1

    Sax waaye walahi ❤🎉❤🎉

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 7 днів тому +1

    ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 7 днів тому +1

    Wax fiican masameynin fartuun happy samiiro way murugsan tahay adna wad ku faraxday mudul gubtay mudul dhisan kama naxo

  • @Hafsabilanqis
    @Hafsabilanqis 7 днів тому +1

    Naciimo waan sugi la aa fal celin taata mahadsanid Ilaahay ajar hakaa siiyo gabdho badan bay Fartuun waalaysaa in yac la dhoho waa sax

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 7 днів тому +1

    Xaasidku ma qarsan karo xaasidnimadiisa , samiiro waa maskiin hooyadeed aa mar dhaw dhimatay Naag ay sxbtey waaye laheydne waa teey guriga keensatay oo single mother ah marka meelahaas dhan calaamad ? Ayaa saaran .!

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 7 днів тому +1

    walaahi yaabka meel kuyaabay subxaanallah gabdhaan mexay wada isakadhigi jirtay aniga dabikeeda illaah ima saaro war orado school aad saan zero aqlika

  • @user-kr1gv2ko6p
    @user-kr1gv2ko6p 7 днів тому +1

    subxanalaah furow lagu farxayo maxaytahay😢

  • @user-lf3xp4bv1r
    @user-lf3xp4bv1r 7 днів тому +1

    Asc naciimo sidan ku sugayay inad ka so hadleysid gabadhan fartun ah wey xanuun santahay qof islam ah oo ku farxayguridumay majiro ila qof xanuunsan ama sheydan ah shedanaka marki leysfuro wuu faxa ilahan ka magan galnay qoftan allaha cafiyo

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 7 днів тому +1

    Soomaalidii furutaanki weyba iska fududeysteen Subxanalaah

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 7 днів тому +1

    Wcs walhi ilaa imika halakan ku yaban fadhiya subxanalaah dadka malaha shaydaan ayaa ka dhex hadlaaya anagu wali aanan reer yeelan ayaa ka naxsan 😢