LIBAN KIJELE 2016 JANAAY OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2016
  • SPECIAL THANKS TO RODRI BREAKER
    XASUUSTI AWEES QAMIIS
    CODKII: LIBAN KIJELE
    MUSIC BY: ABDI BIYAANO
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...
    Copy Right Liibaan Jama

КОМЕНТАРІ • 519

  • @fadumoabdi6396
    @fadumoabdi6396 7 років тому +131

    You know what I really like this video. The video quality is amazing! I also applaud this artist for stepping outside the box and dancing. Many of our Somali artists don't attempt to dance either of lack of skill or fear of public criticism. Congrats guys for breaking down barriers!!!

    • @First2bmob24
      @First2bmob24 6 років тому +4

      Fadumo Abdi that's Somali for ya...we don't like criticism but we like to criticize others lol

    • @ZSa-tk3md
      @ZSa-tk3md 6 років тому

      Fadumo Abdi jhk

    • @zahruujacusman926
      @zahruujacusman926 5 років тому

      Fadumo Abdi

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 роки тому +1

      Meeshaan Yonge Dundas Square la dhahaa. Waa bartamaha magaalada Toronto. Maxaa ku agmaray oo ku lugeeye laga soo bilaabo 2000.

    • @dalmara6796
      @dalmara6796 2 роки тому

      What dance please stop 😂

  • @shibis100
    @shibis100 7 років тому +22

    Queen Tasha adeerkeed miyaa kan

  • @kaamiladeeqa7251
    @kaamiladeeqa7251 3 роки тому +9

    Inta markay so ogaatay inu yahay kii gabadha kufsaday ao raadisay farta ha taagto

  • @hamdiyo8535
    @hamdiyo8535 7 років тому +30

    isi hal mug isi, isi one time isi, two time isii, isi four isi lmao wlhy wu i xiijiyay san ula ciyaarey guriga dhexdisa war hooy dhalin yaro odayga ciyaarta halaga barto number one somali ciyaartoda bu haysta, kada cayaarta.

  • @Walaalka1993
    @Walaalka1993 2 місяці тому +1

    2024 inta fiirsaneysa

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 4 роки тому +9

    I have been looking in to this song since the first day I have seen for last 6 years it's my second day to find it. This dude is amazing

  • @ahmedidaawaqaca266
    @ahmedidaawaqaca266 7 років тому +1

    waaw Nice song libaax may may ninaa usoo baxay ((isii hoobala isii isii one time isii two time isii theree time isii four time kabax kkkkkk gacanaa kuu tagay capitano Liibaan kijElE merci beaucoup mon frere

  • @mahadtohob700
    @mahadtohob700 7 років тому +150

    geel maxaas kuul ka kasaa hee waxaan reer xamar ahayn ma fahmi karaan heestaan gab ka dhaha reer koraad
    "Jeylaaniyoow"
    Roob ii Jinwaaye
    Jimca iyo khamiisaan Jiriskaaga haaye
    Masoo jeesatoo
    jarma ii dhigtooy
    Jaceylkaaga jaceylkaaga
    jirkaay gubey
    Janaay janaay janaay
    Adaan kuu jahwareeray
    Jilbooday aawada
    Jaceylkaga jaceylkaaga
    Jirkaay gubeey
    Isiii hoobala isiii
    One time isiiii shib dheh.
    --------------------------------------
    Jeebkaagii aan kuugu jiraa
    Makaa jeesahaayee
    Jaraboodka dhaaf
    Jid dheeriyoo
    Jubbaan kuu galay
    Jirradaada waaye
    wixii oon la jiifay
    Janaay janaay janaay
    Adaan kuu jahwareeray
    Jilbooday aawadaa
    Jacaylkaaga jacaylkaaga
    Jirkaay gubay
    isiiii hoobala isiiii
    Hal mug isiiiiiiiii
    Isiiii two time isiiii
    3 time isiiii
    isiii 4 time
    saaas waaaye.
    .........................................................................................saaaaaaaaas waaaaye

  • @xXXMFAXXx
    @xXXMFAXXx 5 років тому +27

    Legend at work love this dude his performance is perfection

  • @ciiltirecalin4149
    @ciiltirecalin4149 7 років тому +10

    cod iyo dheelba meelba meeshedi ayad dhigtay caleek sxb👏👏👏👏 isii hal mug isii

  • @adnanmohamed4267
    @adnanmohamed4267 4 роки тому +18

    Someone come get there abti🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️😂😂
    When your tax return hits 😂

  • @kasimsamaan1941
    @kasimsamaan1941 6 років тому +4

    Qof wax garad ah aya fahmo heesta micnahed qofkan fahmin geb ka dheh....
    Axsan hees liibaan...

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 6 років тому +35

    Isii hooballa isiii
    Leee igadheh
    Who is watching 2018
    ✌✌✌

  • @agentx2858
    @agentx2858 8 місяців тому +4

    👍For those who came from tiktok😂

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 7 років тому +2

    top 10 waaye liiban kjeelow dadka aan waqtigeedii joogin ma fahmayan salan sare bro halkaas wad 👌👌👌👌👌👌👌

  • @jackal62003
    @jackal62003 7 років тому +3

    Nice song, good music and good moves. Ka daaya xasadka iyo cayda somaliyeey. In Yar wax ka badala dabciga xun.

  • @Moedivation
    @Moedivation 3 роки тому +5

    Love this song!!!! 2020 still listening.

  • @doolistudio3977
    @doolistudio3977 7 років тому +9

    liiban ka jeeli fanan qooto qooto mahan waa fanan mudo badan fanka ku jirey ruwayadii qabo qofkii fiirsadey aya garan karo by the way very nice soon 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

    • @amalahmed4026
      @amalahmed4026 7 років тому

      Ali Jaamac wa runta heesta ee kubanaanbaxaayaan guriga nagruuma hortiisa macadaanba nahay heestaas walaahi waakaso dhaxqabtay kkkk old fanaan

    • @queenahmed7350
      @queenahmed7350 5 років тому

      Jeylaaniyaw. Xasuus.igadheh maxaan.kiuheeysney.xamar

    • @ahmedmohamed-mf3xt
      @ahmedmohamed-mf3xt 4 роки тому

      Sxb ninkaan tembo wuu dhameeyayay fanaan been been ma ahan

  • @boqorkasomali1949
    @boqorkasomali1949 6 років тому +3

    Fanaan jiro lee iga dheh yaaqey ♥♥♥ perfuct

  • @nimtaajadam6925
    @nimtaajadam6925 7 років тому +1

    Kan yar wuu u shiday meesha caadi maha 👍🏼👍🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼💐

  • @SubZero-rx4dw
    @SubZero-rx4dw 6 років тому

    Yesss lii waa laa waada 💯🙌🏾🙌🏾

  • @ladnamohamed2609
    @ladnamohamed2609 4 роки тому +1

    I never comment on UA-cam but I had to. Wallahi I’m a FAN

  • @kasimsaman9481
    @kasimsaman9481 5 років тому +1

    Wonderful song
    Liiban hore usoco...

  • @supercadekacade4136
    @supercadekacade4136 4 роки тому +1

    Wow wonderful Song and music 2020 inta dawaneysa suul ii saara

  • @aaseey6aaseey683
    @aaseey6aaseey683 7 років тому

    wlh hestaaan iyo dheesha waan ka helay nice sxb qaali

  • @yussuftawakal1328
    @yussuftawakal1328 6 років тому +6

    I really like this song, well done bro .

  • @shimbirtayar48
    @shimbirtayar48 5 років тому +7

    2019?❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohazpesofficial7227
    @mohazpesofficial7227 Рік тому

    Legend full energetic and talented markii ee soo baxeesay waa dhagesan jiray hada oo 2023 la jogana wali waa dhagesanoyaa❤

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 роки тому +1

    Legend liibaan kijeeli, He really enjoys his performance

  • @MrATMSONGS
    @MrATMSONGS 5 років тому

    Libaan kajeeli I am a big fan of yours bro. Very talented..

  • @feisalyusuf4688
    @feisalyusuf4688 3 роки тому +2

    This is a Masterpiece s/o to the legend wallahi😆

  • @drzackhidig1360
    @drzackhidig1360 3 роки тому +1

    Omg ! Adeero is on fire 🔥 🔥🔥✊🏾

  • @hanuniyeqaaci6843
    @hanuniyeqaaci6843 4 роки тому +1

    Yusra kajeeli canbar aas rabaa. Isiibo isiiii llz

  • @MyKC99
    @MyKC99 7 років тому +2

    loooool the moves tho ......aaaayyeeee!

  • @mohamedkabad5551
    @mohamedkabad5551 7 років тому +1

    The best song of 2016 great artist

  • @hiboahmed5967
    @hiboahmed5967 6 років тому

    kabax caaadi maha wlhi hesta wye iga gadantahay 😍

  • @sahraluujiyano6
    @sahraluujiyano6 7 років тому

    He's real entertainer and fun to watch the best Lii

  • @maaamoj1539
    @maaamoj1539 4 роки тому +3

    2020 yaa ils fiirsaanayo

  • @shiineahmed8441
    @shiineahmed8441 5 місяців тому

    Astaan music ayaan kabartay 2018 intee fahansan ayaa fahansan

  • @styleshmanshowkingoflove6841
    @styleshmanshowkingoflove6841 7 років тому

    Wali caas wye dee ♡♡♡

  • @abdirahmanroble3726
    @abdirahmanroble3726 2 роки тому

    Viva liban e l'unico legendario amico mio go ahead with u always your fans

  • @ahmedher-sun1340
    @ahmedher-sun1340 7 років тому +2

    isii marku dhahaayay waxaan umaleyay ilaa iyo 10 inu wadi rabo. 5 markan maraayo ayu iiga baxay hh

  • @user-nm3fk9iv9l
    @user-nm3fk9iv9l 3 роки тому +1

    👌👌 liban maxamud salad big legend

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 3 роки тому +2

    Perfect 👌👌👌

  • @arwasalahmohamed8170
    @arwasalahmohamed8170 6 років тому +2

    Forever my favorite Somalian song

  • @khalidosman8807
    @khalidosman8807 6 років тому

    libaax 1001 adaa u haysta king one love

  • @ahmedahmed1614
    @ahmedahmed1614 4 роки тому +1

    waa heesaha beesaniga !

  • @litkids3592
    @litkids3592 7 років тому

    I love your video's

  • @nimcoyare2542
    @nimcoyare2542 7 років тому

    heesh mcn weeye axsan Fanan

  • @hassanlampard3755
    @hassanlampard3755 3 роки тому

    2021 kujirnaa kama xiiso dhaco heestaan🔥

  • @farhiamohamud5811
    @farhiamohamud5811 5 років тому

    That guy is amazing 😉

  • @SMARTEARMIN
    @SMARTEARMIN 6 років тому

    excellent!

  • @mohamedkabad5551
    @mohamedkabad5551 7 років тому

    Great tune

  • @ayaancadey8580
    @ayaancadey8580 7 років тому

    liban kijele wa kabaxsatay 😙😙😙

  • @sufiyousufi993
    @sufiyousufi993 6 років тому

    Allah noo dhaaf walaleheyga DIGIL AND MIRIFLE
    MAAY NATION
    MAAY LANGUAGE
    MAAY LAND
    GUULEYSTA

  • @jiijomaxamed5538
    @jiijomaxamed5538 6 років тому +1

    waaaaaaaaw saaas👌👌👌👌👌👌👌

  • @Honeysmma
    @Honeysmma 3 роки тому

    Somalia i didn't know yall were coming like dis

  • @dahirahmedkhalif1453
    @dahirahmedkhalif1453 7 років тому

    wa jiraa liban

  • @safaindho5631
    @safaindho5631 6 років тому

    Kabax 🙌🏽🙌🏽🙌🏽

  • @austinhunyo8941
    @austinhunyo8941 6 років тому

    Janaayda aanba jeclaaday kwrn he
    Heesta macankeda lee🌹🌹😍🤓

  • @mahatjibril4948
    @mahatjibril4948 3 роки тому +1

    Ithnk the one who is reading my comment is reading while sleeping

  • @ahmedsharifaden4131
    @ahmedsharifaden4131 Рік тому

    HE IS BEAST.

  • @zuzujama8204
    @zuzujama8204 3 роки тому

    Inta tiktok ta ka soo aragtay farta taaga

  • @litkids3592
    @litkids3592 7 років тому

    love your video's liiban jama

    • @ibrahimmohammed9007
      @ibrahimmohammed9007 7 років тому +1

      Lit kids Aug I kklnmbvcfdreaAvh u u j buhcv v v cxxxczcg

  • @dhagahow
    @dhagahow 7 років тому

    hadi aan nahay reer muqdisho dhalad ah in been la isku shego ma wanagsan muqdisho anigo jogo oo yaar ayaa maqli jiray heestan marka ma aqan heestaan qofki qaday masa lahay ! lkn reer gobalka wad qaldi kartaa sxb !

  • @radwaandaahir2006
    @radwaandaahir2006 4 роки тому

    Kijeele bro horay usoco intay nololi jirto

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 2 роки тому

    Woow good dancing both of the man keep up forward 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇬🇬👍🙏

  • @omarmohamed8475
    @omarmohamed8475 7 років тому

    somalidu waxay rabaan inuu ku day do kuwa ay daawadaan on TV this gy8is doing his own thing he is original

  • @hammodabdo7989
    @hammodabdo7989 7 років тому +1

    best studio liiban

  • @user-pk5jh9xt2r
    @user-pk5jh9xt2r 7 років тому

    shib dheh👏👏👏

  • @cogr.mopwh.
    @cogr.mopwh. 5 років тому +1

    2019 yaa daawanaayo somali dance yaa kugaaro cadaanka wooka qaaday cup ka ciyaarta like isaara🤙👍 🤙👍

  • @abdirahmanabdalla7511
    @abdirahmanabdalla7511 7 років тому

    waa sheekadii hala baashaalo

  • @cumarlucky9333
    @cumarlucky9333 6 років тому

    one time isii two time isii three time isii kulahaa Kkkk fanaan iga dheh

  • @nuurkeyabdi9747
    @nuurkeyabdi9747 6 років тому

    liban kajeli 👌

  • @Ibrspazey
    @Ibrspazey 6 років тому +1

    I like this song he's dancing in the city in public this guy has guts 👌

  • @honeydualle1516
    @honeydualle1516 7 років тому

    maay maay iyo re xamar wax la dhaafaayo malahan meshaan adeer keep it up

  • @mohamedmouna9619
    @mohamedmouna9619 7 років тому

    wawww trés belle chansant

  • @sonataabdul151
    @sonataabdul151 7 років тому +1

    Miss you my Libankey aba baba

  • @boqorka2517
    @boqorka2517 6 років тому

    Dheesha ayuu kaxun yahay moye walhi wa qata

  • @abdulkadirosman4330
    @abdulkadirosman4330 3 роки тому

    A Shabel Gurey

  • @umukheiruthman8569
    @umukheiruthman8569 7 років тому

    caadi matihid nice cod

  • @aneedguap3390
    @aneedguap3390 3 роки тому

    Comeee onnn

  • @maahirahmedali7612
    @maahirahmedali7612 7 років тому

    axsan hees liban kijele

  • @javaaye
    @javaaye 7 років тому

    really/ or natural reer xamar

  • @abdallamoalim8888
    @abdallamoalim8888 7 років тому +1

    Music macaan ledahay ciaartane maxuma

  • @abdiabdirahman6236
    @abdiabdirahman6236 2 роки тому

    Good job 👏✌️✌️✌️✌️💕🎶❤️

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 3 роки тому

    Weli mahesayaa kufsadihii dumar bi iye

  • @miskiqurux3258
    @miskiqurux3258 7 років тому

    wwwwwww jeebkadi aaaaa kugu jiraa

  • @Rahima2908
    @Rahima2908 7 років тому +8

    this is what i call talent!

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Рік тому

    Heeskan so kuma jirin shan iyo tobabkii shumey

  • @wm663
    @wm663 5 років тому

    NICE . BRO . GOOD DANCE MUSIC

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 7 років тому +4

    this is remain me back in days Edmonton 118

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 роки тому

      Where in edmonton 118

    • @MohamedMohamed-cw3ud
      @MohamedMohamed-cw3ud 2 роки тому

      Edmonton old good days early 2000s hadda Gala Canada everywhere

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 років тому

    sii one time isii

  • @abeyare6265
    @abeyare6265 7 років тому

    Kkkkkk sxb sare libaan wa ka baxsate masuul Cadi mahan heesta

  • @faaraxcali1413
    @faaraxcali1413 Рік тому

    Who listen this music in 2023

  • @dalmarcabdala4007
    @dalmarcabdala4007 7 років тому

    kkkk waa abwaan dalmar heestani waxa i xasuusisay kooxdii sheegaw baanday

  • @tahraanabdiqeystahraan5334
    @tahraanabdiqeystahraan5334 6 років тому

    Waw hes iga dheh

  • @wiilkasaadaalinta2734
    @wiilkasaadaalinta2734 6 років тому

    Hees iska dheh waan kaheley kal iyo laab

  • @11naa44
    @11naa44 Рік тому +1

    2023🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @wiilwadaniahcumar1425
    @wiilwadaniahcumar1425 7 років тому

    top song fanaan nex song sugeena