SHEEKO SHIB SHIB CUMAR TEESIYOW Fanaan Cod Macaan YouTube

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 189

  • @yaliwizzykhl9035
    @yaliwizzykhl9035 4 роки тому +46

    Reer ceergaabo baan ahay hadana heesaha reer muqdisho aad baan uga helaa heestan waxaan ka soo arkey bandhiga madxafka mineapolis ku yaal xaflad lagu qabtey...somali waa mid ama ceergaabo ha joogo ama ha joogo baraaawe

  • @qoranecadde3007
    @qoranecadde3007 Рік тому +14

    2013 anoo safar ah ayaan ka maqly gaariga saarnaa maanta ayaan dib u arkay 2022 hadaad dawneyso like 👍❤

  • @Shafici_Ali
    @Shafici_Ali Рік тому +9

    Waxaan aad oga helaa codka dambe eee jiibinta ah at the time he saying "meelaan kusheegaan rabaa kusheegaan rabayeeeey ❤❤❤❤"

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 4 місяці тому +7

    Heestaan Waa Qaali Xigmad badan ayaa laga dhuuxi karaa qofkii Fannaanka Afsomaligiisa fahmaayo I liked this Song So Much ❤❤❤

  • @nastanalka2509
    @nastanalka2509 5 років тому +52

    7 year kadib firsade like me hada imado ani cml

  • @Shekeye-nq2md
    @Shekeye-nq2md 7 місяців тому +4

    Xasus wlhi hestan 2014 maqlay ilhda niyade ayey ku jirta glab jimco maqlay cwa dhagesanoya wa haben sabdi so galeyso 9/12/23 CUMAR tesiyow leggend weyn ❤❤l

  • @ArshaadArshaad-th6re
    @ArshaadArshaad-th6re Рік тому +6

    Dadka 2023 dawanoyin 🙌🏻

  • @aliabubakar477
    @aliabubakar477 Рік тому +6

    الاغنية ذي كلها ذكريات. سلام الله ع ايام زمان. الاغنيه. مره فضيعه ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rayaansomali3126
    @rayaansomali3126 2 роки тому +15

    Yaa ila dawanoya 2022😁😁🥰

  • @IkramElmi-yc8if
    @IkramElmi-yc8if Рік тому +5

    2023 yaa ila dawanaya😂❤️

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 4 місяці тому +2

    Siii siii siii Waa istaahilaa siii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Siii love sii

  • @MustafNasib
    @MustafNasib 5 місяців тому +3

    2024 marka soo baxday ilaa hada hestan sheko haya meel ku shegaa raba 😂 👍

  • @mosalah5800
    @mosalah5800 Рік тому +5

    I Learnt this song through maalim xaliye ali whenever he entertain us a little bit during live lessons through tiktok. Thanks hogamiye.

  • @yasminhussen6930
    @yasminhussen6930 5 років тому +11

    Heesta
    💯
    Codka 150%
    Ciyaarta 99%
    😍😍😍😍😍

  • @waqalsongs7537
    @waqalsongs7537 Рік тому +2

    10 march 2023 00.25pm😎

  • @muunacali2472
    @muunacali2472 5 років тому +9

    2019 yaa firsanoyo shib shib☝️

  • @mohamedsayidali2604
    @mohamedsayidali2604 Рік тому +6

    🎧2023 my childhood song🗣

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 роки тому +5

    Shalay iyo manta shib shib sheekan haayaa meelan ku sheegan rabaa

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 3 роки тому +4

    2021 heestaan markaan qof wll aad kadhigate oo kurufiyaano xanaq dartius ayan heestan uxasuusta ana dhageysta

  • @huddahmohaa6924
    @huddahmohaa6924 3 роки тому +5

    2021 yaaa so boqday xasustii 🥰🥰🥰

  • @bashirhaji1723
    @bashirhaji1723 2 роки тому +11

    I remember this old song, I used to hear it back then lol

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 3 місяці тому +2

    Waa ku dance gareyn karaa Jiim,Jimicsi,Niiko iyo Taariikh hore Wixi Nin Weyn soo maray inta inta lagu soo Koobay ka shub Sxb Shib lee adi waa iga waashaye Markale ha heesin adi Shib gal waa ka baxsataye please Baba

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 3 роки тому +4

    shib shib, 2020, 0ct, 14, MEEL KUU SHEEGAA RAAB,

  • @omarionxb2967
    @omarionxb2967 5 років тому +28

    Wali heestaan waa top 10 yaa dhageysanyaa wali 2019 ani 💪

  • @akrammaanaf2016
    @akrammaanaf2016 5 років тому +17

    2019 yaadaawanah
    zhip zhip xamareeti mcn iga dheh

  • @yousafchughtai4542
    @yousafchughtai4542 5 років тому +4

    I love this song shib
    And this men how is jumping
    Most of the time I will be shib
    😷😷😷😷😷😷

  • @ilyaasisgoow8243
    @ilyaasisgoow8243 4 роки тому +4

    2020 hadaad daawaneysid like dhac ugusii hana iga xasdin

  • @cilmibaaris6733
    @cilmibaaris6733 6 років тому +5

    Shalay iyo maanta sheekaan hayaa.
    Meelaan kusheegaan rabaa.
    Ala ya cizak bees tan hakaa ahaato.

  • @idleabdirizakabdi6334
    @idleabdirizakabdi6334 10 місяців тому +3

    Qisada hestan mla fahmsan yhy horta 😂

  • @garsoorkacaashqa8280
    @garsoorkacaashqa8280 2 роки тому +2

    Cumar teesiyow wan ku wataa wallahi hory usoco

  • @abdisalanabdullahimuse8146
    @abdisalanabdullahimuse8146 Рік тому +2

    First time to see this song. Love ❤ this song so 😋

  • @isxaqabdullahi1094
    @isxaqabdullahi1094 4 роки тому +6

    Inta tiktok kuso aragtay #like dhac igu sii

  • @abdirahmanmahad9399
    @abdirahmanmahad9399 2 місяці тому +1

    WAA SHAKIHAAYEE WAA SHAKIHAA , 2024 YAA ILA DAAWANAYA CUMAR TEESIYOOW .

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 5 років тому +12

    Heestan yarantaydih jeclaa 7 years ago xasuus an ku galay

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia 2 роки тому +23

    This song when it first cme out was introduced to me by a very good friend off mine whose past away long time ago when ever I hear I remember him like it was yesterday ilaahoow janadii Fardous ku sii amiin

    • @salmahassan5048
      @salmahassan5048 6 місяців тому +2

      i don’t think you should listen to since your friend passed away and will be getting the sin everytime you listen to it since they introduced it to you

    • @wararkasomalia
      @wararkasomalia 6 місяців тому

      Oh ok jzk khair

    • @mrhumble6869
      @mrhumble6869 6 місяців тому

      He didn’t introduce something good just pray for him and don’t mention songs

  • @abdulghanimohamed7669
    @abdulghanimohamed7669 5 років тому +9

    Reer xamar oo habar gidir dacwo ka ah waaye heesta waa sarbeeb . Fahm

    • @jellyextra5568
      @jellyextra5568 3 роки тому

      Hhhhhh ani hg ahay hadana xamar aan kudhahay kawaranhee abdul hhhhhhhh

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 3 роки тому +6

    2020, OCTOBER, 31, SHIB SHIB SHIB, MEELAA KUU SHEEGAA RAABAA ,.

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 років тому +9

    2019 yaa iLa dawanayo
    ☝️☝️🤣😂

  • @garad7786
    @garad7786 3 роки тому +5

    " Wixii sheedey (deegaankayga) yimaadaan shabihaa (Dilaa) "
    Hees ma aha ee waa fariin cad masa aqaan in ay ka dhabeeyeen iyo in kale!

    • @siraadmohamed2420
      @siraadmohamed2420 2 роки тому

      Still up to now!!!
      Waaa dad is mooda ine dadka ka caqli badanyihin lkn nama mareeeyso wajiga ilaahey wajiga jananka😂

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +2

    kkkkk Shaley iyo maanta sheekan hayaa shib shib meelan kusheegan rabaa😊

  • @suleymancali1851
    @suleymancali1851 6 днів тому +1

    26/7/2024 haben sabti soo galeesay dhageesanoya

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Рік тому +1

    Yaa ila daawanaayo 2023 😂❤

  • @hamzikxisco8936
    @hamzikxisco8936 5 років тому +7

    Shalay iyo mantaba wan firsaday 👀

    • @mmc5273
      @mmc5273 2 роки тому

      Wllhi waa xasuus aad ii aad igu leh waaye heestaan waayo waayo aniga oo yar waliba xiliyada dugsiga faraaqo ahay ayaam gawar habaryarteyda mobile keeda ka dhageesan jiray xiligaasi aad ayuu uyaraa midka hada taleefoonada gacanta isticmaalkiisa dhif iyo naadir ayuu ahaa xasuus 9sano ayaa laga joogaa 2022 alla waqtiga orad badanaa

  • @alimahamud3966
    @alimahamud3966 9 років тому +4

    Nice song superhit

  • @MfMf-vl5ve
    @MfMf-vl5ve Місяць тому +2

    M.a

  • @abdixalwoabdixalwa4636
    @abdixalwoabdixalwa4636 7 років тому +15

    goormee sheegeysaa blz bitte noosheeg kkkkkk dheel ma aha waa dhab meel lagu sheegi male kkkkkk danke bruder cumar teesiyo noolaaw

  • @Afalaa
    @Afalaa 5 років тому +7

    Shalay 1991( noloshii wacnayd)
    Maxaa ka dambeeyay, burbur, dhac, Dil, cadaalad daro. Kufsi.
    Xoolo xaqdaro lagu kala qaatay.
    Maanta 2017: isbadal so ifbaxaya
    Isbadalka wa kaa.

  • @saleibanahmed7976
    @saleibanahmed7976 4 роки тому +3

    Mecnaheeda maadangaran layaabmalaha shib shib uun shib aafgii baajuuqdagabay shabaab hadaad dhaxjoogto sheego majirto waaye maalkale kusheekeey kkkkk

  • @philiphanad9902
    @philiphanad9902 Рік тому +1

    Xasuus hore shib shib😍👏🏿

  • @haashimsiciidsalaad9828
    @haashimsiciidsalaad9828 8 років тому +3

    shalay iyo manta shibshib sheekana hayaa meel aan ku sheegana rabaa

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 3 роки тому +3

    SHEEKAA HAAYAA MEEL AAN KUU SHEEGO AAN RAABAA ( SOOMAALIIYOOW HAA SHEEGIINAANAA SHIIB SHIIB SHIIB DHAAHAA ) 2020, OCT, 31.

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 4 роки тому +7

    Iska haay sheekada waxba ha sheegin kkkkkkkkk af dawolan waa dahab 😂😂😂😂👌

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 4 роки тому +2

    Who’s 2020 here 👆🏽

  • @MfMf-vl5ve
    @MfMf-vl5ve Місяць тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmaanabdi9462
    @salmaanabdi9462 5 місяців тому +1

    Just vibe 🎉Waxa badaan universal waan ka firsaday lkn cawad ayaan mar kale ku raxeeysanaa everyone taking his time 😅

  • @SuperKahin
    @SuperKahin 5 років тому +5

    Lama goodle ku socotaa heestaa😁😁

  • @mohamedqadar7384
    @mohamedqadar7384 Рік тому

    Xasuus waxaan daawanaayaa 2023

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 3 роки тому +5

    Rip😪2021.

  • @kamaalbashiir1567
    @kamaalbashiir1567 5 місяців тому +1

    2014 iLaa Hada 2024 Waa ku Haystaa

  • @amiinCR
    @amiinCR Рік тому +2

    Tani hees wey dhaftay walhi😍🖤🔥😋

  • @hanilove1222
    @hanilove1222 6 років тому +3

    I like it

  • @sowdamuxidiin4801
    @sowdamuxidiin4801 4 роки тому +5

    2020 yaa ila Dawanayo🤣✋

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 3 роки тому +4

    💖2020, 12, 17. 🥰🇨🇦.

  • @feysalmuqtar674
    @feysalmuqtar674 Рік тому

    Xasus ano yar maqlay aros xfd gashined 2013 wax si sax udawday 8/12/ 2022

  • @Jibriil4
    @Jibriil4 4 роки тому +2

    Shib shib🙌🏼❤️

  • @saaqeeyvlogs
    @saaqeeyvlogs 4 роки тому +3

    2020 yaa daawanaayo wali

  • @hamzikxisco8936
    @hamzikxisco8936 5 років тому +2

    Shib kadhaha hesta
    Bist jetz 😉😉😉

  • @gureyyare3228
    @gureyyare3228 4 роки тому +1

    2020 yaa ila dhageysayo like

  • @sagalali9869
    @sagalali9869 6 років тому +4

    melan kushaga raba

  • @yoniselmi5353
    @yoniselmi5353 5 років тому +3

    heestan is the best

  • @user-un5cm3cq7p
    @user-un5cm3cq7p Рік тому

    Yaa ila daawanaayo 2023😅😢

  • @salmantoni6497
    @salmantoni6497 2 роки тому +2

    I will listening 2021

  • @mosayjama7802
    @mosayjama7802 4 роки тому +1

    aniga 2020

  • @allahmahadleh7935
    @allahmahadleh7935 6 років тому +5

    Af aamusan waa dahab shib dheh hasheegin shaydan sharkisa kashub 🤣

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 3 роки тому +1

    12, 17, 2020, 🇨🇦🔈🔈🔈🔈.SHIIB.

  • @suleimansiidowmocalim644
    @suleimansiidowmocalim644 2 роки тому +5

    Still i love this song

  • @kartizaninaomar9607
    @kartizaninaomar9607 Рік тому +1

    Mela ku shega rpaa 🔥

  • @abdixaabsade7603
    @abdixaabsade7603 4 роки тому +3

    Anigu waxan ka fahamay oo kaliya ship ship hhhhh hees shidan I’m from Hargaysia

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 3 роки тому

      Shaley iyo maanta sheeko aan hayaa ship ship meelaan ku sheegaan rabaa ship ship

  • @yoniselmi4056
    @yoniselmi4056 6 років тому +4

    This song brings back memories

  • @ibrahimsheikh3250
    @ibrahimsheikh3250 7 років тому +6

    Ship ship ship ship ship ship 🚢

  • @aliessa553
    @aliessa553 Рік тому

    27/1/2023 yaa dawanoyo hestan sanadkan cusub

  • @ninqariibah676
    @ninqariibah676 2 роки тому +1

    Meel uun ku sheeg

  • @cumarcade8312
    @cumarcade8312 2 роки тому +4

    Heestan dhagaysigeeda kama dhamaado haddana ereyadeeda waan is dhaafiyaa anigoo is diidsiinaya waayo waxba kuguma soo kordhinayaan laakiin muusigga saaraan waxaa faraha ula dul tagay macalin macalin dhalay. Ahmed Salah Qasim

  • @Cadde1432
    @Cadde1432 3 роки тому

    Xusuus waan joogay jeddah io xfdii caneykish shib iska dhaha hadhow oo idin sheegaayee sheeko kala kacsan welipa

  • @IglanUnited
    @IglanUnited Рік тому +2

    2023😎👍🔥

  • @abdallabeereed2514
    @abdallabeereed2514 Рік тому

    10 sano kahor universal,tv xasuus

  • @axmedxussen2050
    @axmedxussen2050 Рік тому

    Xaliye podcast song😅😅😅

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 5 років тому +1

    Xusuus 2012, kii iyo Mogadishu caddey

  • @Abdallah_219
    @Abdallah_219 3 роки тому +2

    2021 🤍🤍🤍🤍😅

  • @Zaki-qj2zb
    @Zaki-qj2zb 8 років тому +3

    qatar cadim

  • @fahima6666
    @fahima6666 Рік тому +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Zaki-qj2zb
    @Zaki-qj2zb 8 років тому +3

    waaaaa

  • @salmandiamond2159
    @salmandiamond2159 Рік тому +1

    Still 2023😂❤

  • @mariaahmed9762
    @mariaahmed9762 4 роки тому +2

    2020 yaa ila daawanaya

  • @xidig3833
    @xidig3833 6 місяців тому

    Hees jeclahay

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 2 місяці тому

    Waa shabihaaye waa shabiha caadi maaha heestani 😂😂

  • @gicilo386
    @gicilo386 6 років тому +8

    2018

  • @nimomohamed806
    @nimomohamed806 5 років тому +4

    2019?😂😂😂❤️

  • @taamer1
    @taamer1 5 років тому +1

    America shabis waa ka noogiy...I'm give up 😎

  • @ahmedbaliil9137
    @ahmedbaliil9137 Рік тому

    2023 ya ila dhagesanayo 😂