Puntaland iyo ssc khaatomo waa isku dan Makala maar maan somalia waxba inaga ma galin Daowlada Muqdisho Uma baahnin Somalia laakiin Puntaland waxbadan ayaa inaga dhexeeya
Runti garaadada harti ama darood wa dad barakeysan o ducadooda ilahay ba u aqbala sababto ah xaqdaro ma ku socdan hada waxan huba garaadada hadey dhahan gala dagaalka ceerigaabo amar ay bixiyan from alula bari salkisa to dolo to galkacyo wallahi way so dhaqaqayan hartiga jooga ayago dhag la qabta laheyn runti
Maamullada mataanaha ee walaalaha ah illaahay ku xamdiya waa puntland iyo ssc khaatumo state of soomaaliya dayuusyada dhexdiina ku jirana ha la iska qabto
Cirku intuu kuu jiro ayuu kuu jiraa maamul Goboleed ama firdhi ama firdhinin' Labadii maamulagoboleed ee aad sheegataan ayaa uu xasan utaag la yahay ma abeeso kale oo s/land madaxa kadishey ayuu hayn karaa.
maamul goboled waxad uga baahan tihiin malaha wlhi firdhiye waa daacad xasan sheikh 2 sano waahadaluu iska yiri ama kasoo Faraday hadana xaalka halkuu marayo waad arag taan waxad ka sugar san xasan sh maleh dhoohana yaalow bah dhoohan dushiina iyo samirkiina dad badan way ku lu gu I doonan wayna ku hodmdmi donan
Hadii dfs khaatumo siin waydo xaquuqda ay ku leedahay soomaaliya waa in punt land , dds, jubalaan iyo madaxda daarood ee kiiniya iska kaashadaan sidii xaquuqda daarood ee soomaaliya loo soo dhicin lahaa.

Mashaa Allaah MD firidhiye guul guul iyo gobonimo horumarka SSC khaatumo ❤❤❤❤💪💪
Absolutely guuleysta guuleysta guuleysta SSC khaatumo state and puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah guul iyo gobanimo ssc khatumo and puntland state they must United harti people
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaanallah waar marwalba garaadadu waa iney inoo duceeyaan xataa walaalehena reer phalastiin iyo daarood ismaaciil ❤❤❤❤❤❤❤
REER PL HADAANU NAHAY WAAN SOO DHOWEYNAY NAA HADALKA MADAXWEYNE FIRDHIYE
Absolutely waa sax walalo gacmah.isgabsada nogtha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuul iyo gobonimo
What goes around comes around thos is big listen to learn wallahi! Thanks walal and guuul SSC and OG inshallah
guulguul khatumo iyo budalan
maashaa Allaah garaad cabudallihi garaad saleeban guuleysto ilaahay shar oodhan hakaaxifdiyo
Aad baanu usoo dhàwaynanaa warkaaga sool tv❤
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu SSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar SSSCCC guuuuuul butland 👍
ilhaya hakhabto cadawgoda wabadan yahaye
GUUL Khaatumo State iyo Puntland State waa Dad Walaalo wixii isku diraya Allah haka Qabto Aaaamiiiin
Cadawgiina hoooooooooos alle dhigo Amiin Amiin Amiin yaa rabii SSC khaatumo state and puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MAASHALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
A++++😊
kala wanaag Sanaa 2da hadal masha Allah maaha hadal nin wayn xaqaa dirira
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul madaxweynee firdhiyee
Aaamin Aaamin yaarabi
Daacadnimadu waa saa ❤❤❤❤❤❤❤
Amiin amin amiin amin amiin amin amiin amin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maamul ku meel Gaadh ah Dhulbahante iyagaa doortay oo isku magacaabay ee Yaa ku magacaabay. Waa taladii ugu xumeyd.
ssc qaatumo yaan laysku kiin dirin dab dhax diina laga shidan umidooba cadowgiin walaalayaal from nirobi Og
Garaadka ducadisa wey soo baxday waa taa hoostoda bey ka soo baxday
Garab istaag idinkama rabnee please aamaan nasiiya
Subxaanallah dulmigu hada ma daaho
Gurigiisay ugutagtay
God haqodin haddaad qodana ha dheerayn ku dhici doontaa lama oga
Danigii fitaatoorka ahaawaaka madam Wayne
Guul ssc khaatumo Guul dowlad pundland 💪🔥✅️💯🇸🇴🔥🔥❤️❤️❤️💪💪
Hooyadaa ayaa nabaddiiah niyuu noolis Hooyadaa iyo Adigaba ha idin wasaan
Puntaland iyo ssc khaatomo waa isku dan Makala maar maan somalia waxba inaga ma galin Daowlada Muqdisho Uma baahnin Somalia laakiin Puntaland waxbadan ayaa inaga dhexeeya
Soo dhawaaow inaadeerkiis.
AllAhu akbR
Runti garaadada harti ama darood wa dad barakeysan o ducadooda ilahay ba u aqbala sababto ah xaqdaro ma ku socdan hada waxan huba garaadada hadey dhahan gala dagaalka ceerigaabo amar ay bixiyan from alula bari salkisa to dolo to galkacyo wallahi way so dhaqaqayan hartiga jooga ayago dhag la qabta laheyn runti
❤❤❤❤❤❤
Isaaq ayaa isku sixrey dhulbahante iyo majeerteen siyaasada isaaq daarood hafahmo
Maamullada mataanaha ee walaalaha ah illaahay ku xamdiya waa puntland iyo ssc khaatumo state of soomaaliya dayuusyada dhexdiina ku jirana ha la iska qabto
Dagaalka Ceerigaabo calanka Puntland ayaa lagu galayaa wax aanu qaadaan karno maaha. Maxaa markuu iidoor meel iskugu tago halkii ay soo banneeyaan lagu dhufan waayaa?
Madaxweynahaagu dhac mutacalinawaad isku sheegeysaa ma nin magaalo xukuma ayaa madaxweyna ah.Hhhhhh maayarka Laas caanood ayaa dhaama madaxaagu dhac.
Hooyadaa iyo daaroodba waa lagubi' hooyadaa iyo Awowgaana karaamo lahayn hooyadaa u shee huwantii xaarka iyio kaadida ceshan waayey.
Cirku intuu kuu jiro ayuu kuu jiraa maamul Goboleed ama firdhi ama firdhinin' Labadii maamulagoboleed ee aad sheegataan ayaa uu xasan utaag la yahay ma abeeso kale oo s/land madaxa kadishey ayuu hayn karaa.
Waar maxad tiri caadi maha adkaatay 😁 oo fogatay illahay Amarkii cajaib sheikhow xaqa markasta hoostada ayuu yimadada waa hadal xaqa waxa garaadku sheegay maxa isukaya keenay dacalka kale ayuu joga waxuu ku hadlayey haduu helay
ssc khaatumo hanoolato habarkayowd ciidan iyo shacab iyo maamul ba
Waa in loo gurmado ssc.
Waa in xaquuqda ssc puntlaan iyo jubalaan la soo dhiciyaa.
Dfs waxay aqoonsantahay somalilaan oo gooni isutaagnimo ku caan baxday.
Ssc oo soomaalinimada ogolna xaqii federaalka kulahaayeen loodiidanyahay
Taas saw qarandumin badheedha maaha
Nacnacada naga jooji oo waraysiga noo so daa
PUTLAYN xasarada haka dhaafto sscqaatumo..
Sorry the damage is done
Khaatumo. Haba. Liyo haba liyo
Wixii belo rabo illaahay gonodohoodu ku celiya👁️
❤
Karaamadu xagey taalaa jaamac kediye idinkaa sixir kudiley oo yiri faalkaa qabtey.
maamul goboled waxad uga baahan tihiin malaha wlhi firdhiye waa daacad xasan sheikh 2 sano waahadaluu iska yiri ama kasoo Faraday hadana xaalka halkuu marayo waad arag taan waxad ka sugar san xasan sh maleh dhoohana yaalow bah dhoohan dushiina iyo samirkiina dad badan way ku lu gu I doonan wayna ku hodmdmi donan
Qofkaan aan waxba
Ogeyn baa nametela
2bada maamul waa
Walaalo dhibina madhxtal
Laakiin dastuur kadhexeyaa
Majiro siyaasigii butlaand
Soo xukumayey baa jebiyey
Harti weyne ma ogaa inyar
Maahee laakiin waajirtay in
5 gobol loo dhaariyey laakiin
Goormaa lajebiyey dastuurkii
5 gobol 3baala soo reebay
2bana waxa lagu daray hargeysa iyo burco waxaana
Iska kaashaday ithopia jabuti
Snm siyaasiga mj sidaasuu
Ukhiyaamay harti gaar ahaan
Dhubahante warsangeli iyo
Intii ladegenayd hadaba
Dasturka lagu waashay
Ee aydoonayan marlabad
Dhib i n ay ka abuuran
Sool sanag iyo cayn
Waxan hadaba waxba kala
Socon shacabkaan dhardhaarada danays tayaasha ahi horfadhiyaan
Ee sharciyada lahayn ama hanba in ay cid is hoosragan
Maahee shekadasi waa dhamatay mj waxan
Leeyahay walaalahayow
Dhibaato danbe maqaadi karno tacabkii aad gelisen
Noosheegtaa dhaanta
Beenta iska daa dadkana hanabina ssc rag dhulbahante ah baa u ordaayey somaliland ilaa hadana rabo inay wax la qeybsadaan. Mahad canbaashe iyo faratoon ma puntland baa u dirsatay??? Aqligu ha shaqeeyo eeda reerkiinu idinka galen mj hakuga soo wareegina waa iga talo.
🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
Hadii dfs khaatumo siin waydo xaquuqda ay ku leedahay soomaaliya waa in punt land , dds, jubalaan iyo madaxda daarood ee kiiniya iska kaashadaan sidii xaquuqda daarood ee soomaaliya loo soo dhicin lahaa.
Hadaad wax u tareyso sookac Horgalyahow afka laga ma hadlee ma dhilooyinkiinii dhulbahante ayaa dushooda khamriga lagu cabayaa Af kanoole
❤❤❤❤😂😂😂😂
ale wuxuu yiri heeysdulmina xaqiibaadilaacay