“Labadii Is Guursanayay Ayaa Taagan Doorashada Ka Dib inooga dhig “Prof Mubaarig Aar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 чер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 10

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 7 днів тому

    Aqon yahan weeye ninkani❤❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 10 днів тому +2

    Kulmiye markan uu ku cel ceaalinayo doorashada Aqbala waxay sii og yihiin khal khalka ay sameyn doonaan iyo dhaca ay geysan doonaan.

  • @advyser
    @advyser 18 днів тому

    Ninkan kii lahaa maxaan aqoonsi ka rabnaa oo uu inoo tarayaa soo maaha?
    Hadalkaas Qof caadi ah oo dano qarsoon lahayn ma ku hadli karaa?
    Imikana hadalkiisa maxaa ka danbeeya? Muxuu imika u hadlayaa?

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 19 днів тому +1

    Cudur doorasho =caqli waddani=qabyaalad tv 😄

  • @jabanefaraska2583infho
    @jabanefaraska2583infho 18 днів тому

    Doorashada heshiiska beenta ah ee itoobiya baa ka horeeya.

  • @Samawade1445
    @Samawade1445 19 днів тому

    Haddii Haddii waa ila meerayso!!
    Gudida doorashooyinka waxan leeyahay adeerayaal umada markale yaan la iska horkeenine warka cadeeya.

  • @LovelyDahliaFlower-wy3lb
    @LovelyDahliaFlower-wy3lb 19 днів тому +1

    Qareen beenale ah waa kan

  • @OmarAhmed-ly7ws
    @OmarAhmed-ly7ws 19 днів тому +1

    Kani waa beenaale,waa laga dhexhadlaa😂😂😂

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 19 днів тому +1

    Beenale huwan

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 19 днів тому

    Beenaale munaafaq