War Ka Soo Dhacay Somaliland Iyo Jabhad Cusub Oo Dagaal....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 89

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 8 днів тому +10

    Subeer awal waa doorasho xalaala guul kulmiye guul insha Allaah allaahu akbar

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 8 днів тому +9

    Somaliland vivra et moussa sera président

  • @Xasmas
    @Xasmas 8 днів тому +3

    Guul❤Gobanimo ❤ BEESHA H.AWAL NO COD XISBI OFFWAREEN

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 днів тому +3

    Bisinka manta wamaxay balayadan aad sheegaysaa Xasbunalahu wanicmal wakiil ilahay khayr ha ka dhigo

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 8 днів тому +5

    Warka cadowga lama bunbuniyo

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 7 днів тому +1

    Geesi baad tahay lakiin man modayan inaanu ku dhalay ❤viva SLND ❤❤❤

  • @abdilahisaayir
    @abdilahisaayir 8 днів тому +2

    Asc ku soco sxb

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 8 днів тому +3

    Somaliland ciidan ku filan oo difaacaya dalka way haystan

  • @faisaj5072
    @faisaj5072 7 днів тому

    Guul Kulmiye iyo SNM kulmiye will be back inshaAllah

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 7 днів тому

    Ilaahayoow balaayo naga hay Ilaahayoow
    Dalka iyo dadka nii bara kee ilaahayoow hanga dhigin kuwo nimada ku kufriya allow iimaaka noo siyaadi somaliland guul guul guul inshallah somaliland 1love 💚💚💚💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shounadan4101
    @shounadan4101 7 днів тому +1

    Hi Wara miyaad walatay maxaad ku hadleesa❤

  • @MohamedAbdullahiMohamedBiin
    @MohamedAbdullahiMohamedBiin 5 днів тому

    ILLAAHI ha laga baqo

  • @walgo-media
    @walgo-media 8 днів тому +2

    Hargeysa news wax hagaag San dadka usoo gudbiya oo aan xumaan lahayn waa maxay ninkan dadka caayayaa anagaa habar awala oo aan doonayn in cid la caayo mise idinkuna isku dir BAAD wadaan waa sidee war clipkan Ka saara bartiinan no looma baahna

  • @SafiaGabobe
    @SafiaGabobe 8 днів тому +2

    2:47 nolwogesi

  • @ubahtahir8767
    @ubahtahir8767 8 днів тому +1

    Ila qorigu shanqadho oo lais Barto wadanku hagagimayo

  • @SmartSchol-o6n
    @SmartSchol-o6n 8 днів тому +4

    Bastaryahow sharaft musi bixi wad dishay iyo shrafti Somaliland an aqoonsigi marku so dhawa ayad tidhi jabhad ayaanu samaysan nacasyahoe boqor buur madow reerkis waxay so saaren inay kulmiye yihiin

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 День тому

    Walee iidor walee horumar magaadhiin intuu garxajis jindagaagey idinku jiro waar ukaalaya harti baa idin jecele

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 7 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jirde1
    @jirde1 8 днів тому +1

    Guul Habar awal go to war

  • @AxmedYuusuf-gr1to
    @AxmedYuusuf-gr1to 2 дні тому

    Awal miyaa aywaalantahay?

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 7 днів тому

    Dhaglay kushub dhan walba haku gadeen idinkaba cagtaalaydiin dhigiwaayay sacadmuuse somaliland danbe cagta howdhigina

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 8 днів тому

    Ninkaasi wuu tanaasuley muse biixi cod ima fadhiyo

  • @madarcali122
    @madarcali122 5 днів тому

    Garxajis wuxu doonayey weeyi in Somaliland babado

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 7 днів тому

    5 sanadood aya muuse loodhibay raqdan at jiidayan hakayeelina

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi 8 днів тому

    Masir khaan baa tahay soomaalind malabareer baale

  • @faaraxjaamac3421
    @faaraxjaamac3421 5 днів тому

    Awaloow habar-jeclo- haku gefina iskana hubso hadalkaaģa

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 7 днів тому

    ictiraafka kabacdi,lacagaha ay wadani iyo khaayimul wadanku kaqaateen dalka qadar,shiinaha iyo turkiga waynu kaqaadaynaa oo dalka baynu ku dhisaynaa.
    iyo waliba beeraha ,guryaha,dhulalka iyo dee hantida ay khiyaamada dalka ku heleen.
    waynu kasoo mattachin.
    chin ooman baa ku chira gaachada gaachadu dhashey.

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 7 днів тому

    Inaadeer hadalka buurmadow yuu ku dhibin kulmiyena wuu guusanayaa codka habarjeclo haddii uu qabsamo kulmiye ayaa inta badan helaya guushu waa kulmiye iyo muuse ee jabhada iyo xanaaqa inaga dhim citaafka muuse somaliland oo dhan ayuu u doonayaa waana ta uu guusha ku helayo

  • @sucadsharbaale244
    @sucadsharbaale244 7 днів тому

    Arag weerar haddi jabhad la sameysto kuwiihabhada loo sameystay miyaanay ahayn H awal dee ha samastaan

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 днів тому

    😂😢😢😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😂😂😂

  • @awilxaajinuur7836
    @awilxaajinuur7836 8 днів тому +1

    Waar xaarka isku dhejiya

  • @NasirJamac
    @NasirJamac 8 днів тому

    Horto dadka somalida badankooda waxaad moodaa inaaney ALLE yaqaan maaha subxaanallaah waliba si ay dadka isugu diraan qabiilo aaney aheyn iska dhigaan reer hebelow reerkayaga

  • @ninkaculus1555
    @ninkaculus1555 7 днів тому

    16sano ayaad kukumaysay dalka....ee meesha ma dhaxal baad uyeelateen

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 8 днів тому +1

    Buurmadaw wuu isduqeeyey kkkkkkkkkk

  • @munahassan8131
    @munahassan8131 8 днів тому

    Samaysta awoowayaal galbeed hadalka kama daysataan hurinamaysane

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 4 дні тому

    Waar dadka haysurin adubilaa 😅😅

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 7 днів тому

    Hhhhhhh soomalind ma habar awal iyo garxajis baa leh labadiinaba geed qudhaanjo leh ayaa la idinku xidhayaa

  • @kosfarah3628
    @kosfarah3628 7 днів тому

    Horta adigu nacas baa tahay hj cayda kadaa kursi baad u cataabaysaa markaasaad qabiil dhan leedahay wuu madoobaaday

  • @omersamatar4219
    @omersamatar4219 7 днів тому

    Abaal laawe, Niicda meesha kala bax, Boqorka kabihiisa gaadhimayside reerkaaga walaaladood na nacsiinin

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 7 днів тому

    Waryada cisamuuse iyo sacadmuuse qabyalada laydiinbilaabay idina bilaaba habawaalate xafadwaliba wa inat oodato dhinaceeda

  • @AhmedIbrahim-k5x
    @AhmedIbrahim-k5x 6 днів тому

    Dee ano habar awala kule dagalna doni mayno wadanina wan ahayo kulmiyaha bussaradi hana dhafo

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 8 днів тому

    Taariikhdu eaxay qori Dawlad Daarood baayu duminay oo taariikhda noogu jirta anana dawladayadii Daarood kaga kacay Laascaanood ayaa naga dumiyey xool yahow xooluhu dhalay dumiya dee qaxooti haloo noqdo mar kale xayawaan yahay xayawaantu dhashay ee ilaahay isku direy. Intaad ximaanta ka hor tegi lahaydeen ayaad buinbuunineysaan.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 7 днів тому

    Waxan idiin sheegaya sacadmuusow sida laydiinka hiiliyay ee cagta laydiinku dhigiwayay idin sikadaran sameeya adaydoonto qoxoontigii alagu noqdo siiroo halaga soobilaabo war doofaarka ficila aan baa loo cadaabay dhiig teesha qas idinkuna sidii lay😊diin qasay

  • @madarcali122
    @madarcali122 5 днів тому

    War maa jirte adigo yurub jooga beenta maxaad ku falaysa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 днів тому

    FARIIN KU SOCOTA XASAN YARE ADEER XASANOW KUUMAANNAAN DOORAN SIYAASAD IYO IN AAD TIDHAA HABAR AWAL WAA WADANI U CODEE ADIGU LKN ANAGU CODKAYAGA XORBAANU U NAHAY

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 8 днів тому

    Hadaad Beenaale yahay maad shaqo kale raadsatid.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 7 днів тому

    Sacadmuusow iclaamiya idinkaba wata 5sanadood cagtalaydiin dhigiwaayay maantaquba oo waliba dumiya ciilkay idinbadeen dhaglaykushuba ďhanbalba haloogu qadee

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 7 днів тому

    buur madow mise gafuur madow?.
    wuxuu islahaa dadkaa ku daba qulqulidoona oo waa xoolo aan wax fahmayn!
    waaba laga wada haray!
    ceeb waynaa!
    khaayimul wadan beenaalaa.
    furihii chanada Muuse Biixi baa inoo haya maanta iyo heshiiska MOU.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 8 днів тому

    Habar jeclo ma la sixiray dee wa yaabe?

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 8 днів тому

    Muse biixi musharax maaha

  • @JaamacYuusuf-qk2yw
    @JaamacYuusuf-qk2yw 8 днів тому

    Waar.niicda.iskadaa.oo.isla.yaab.niic.sl.ma.habar.awalbaa.leh..kkkkk

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 8 днів тому +1

    Maanta wuu quustay cay ayuu bilaabay

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 8 днів тому

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 8 днів тому +1

    Waa geesi qaran

  • @aminaosman4293
    @aminaosman4293 7 днів тому

    Sabeer Awal maxaa ka maqan hadii laga guuleysto,Ilaahay xaqa hakugu sugo,belaayada aad u yeedhayso ilaahay subeer awal iyo umadaba haka bad baadiyo, war dadka caqligooda haku cayaarin .

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 8 днів тому

    waar haabo maxad noqotay kuwa xashiyal had jiiray baad malmahan u haadashay

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 8 днів тому

    Sidaad u fiicnayd oo aad qof macquula u ahayd ayaad xayawaan isu bedeshay. Buurmadoow waa runtii reerka Habaryoonis waa tol waa in codka Habarjeclo wax laga siiyaa. HabarAwal waad iimaan la,dihiin ma 100% codka Habarjeclo isu rabtaan?. Wax waalan baad tahay ee HabarJeclo u daa tolkood codka wax haka siiyaane neef yahow.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 8 днів тому +1

    Beenalihii mou da

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 8 днів тому

    Yahay.

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 7 днів тому

    waar ciidagaluhu duqonsanaa!
    ma subeer awal baa wixii xanaf ah ee ku dhaca ilaawa?
    waar dad wax qura baanu nahey ee nacasnimada iska daa.
    ma doqmaad namoodey?
    dagaal diyaar u ahow afka laydha intaad ka qarsato iska sug maalintaas gudka madow laydinku shubidoono.

  • @farahboss9600
    @farahboss9600 8 днів тому

    Hooyadaa hawaso

  • @NasirJamac
    @NasirJamac 8 днів тому +1

    MAKHNUUD MADOW SHAADH MADOOBAHA SHEEKHU UU DHALAY SHEEG HADAAD GARATO ? KALA FIRDHIYAHA KUMAANKA QAATEY KU DUMI ISLEH YAA GARANAYA?reer somalilandnow

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic 8 днів тому

      dhadigow maxad maxad suldanad u aflagadaynaysa hadad inun xiniyo isku hubtan bal xafajada watasa amusiya mar ealba wakuwa dhulkina sheganaye

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 8 днів тому

    Beenta ka daa dadka arag weerar

  • @jamacxirsi8598
    @jamacxirsi8598 8 днів тому +2

    Sodigan cataabay

  • @nathra7351
    @nathra7351 7 днів тому

    Beenaalayaal gx weeyaan

  • @B055SNM
    @B055SNM 8 днів тому

    waa wax laga yaqyaqsado,Waar isla yaab

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 8 днів тому +1

    Maanta cay ayuubilabay io dagaal neefkii

  • @awilxaajinuur7836
    @awilxaajinuur7836 8 днів тому

    Ma xishoodey

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 8 днів тому +2

    Hhhhhh aqoonsi mise gumysi doon?

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 днів тому

    MUXUU KA HADLAYAA NINKAN

  • @alwashqalomani7536
    @alwashqalomani7536 4 дні тому

    انت عميل

  • @cumarbarkhad1799
    @cumarbarkhad1799 8 днів тому

    Waar dowladu hooyadeed ha wasto

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 7 днів тому

    Ala ceeb waaynaa

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 8 днів тому

    Waar kani silkii hoyadii buu faraha kula jiraa

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 7 днів тому

    Calaacal baa ka soo hadhay Jabuutina ma tegi karaan guul Waddani 13 November Argagixisada Kulmiye hogaanka fashilmay bil baa u hadhay Allah ma soo celiyo weligood.

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm 7 днів тому +1

      Djibouti awal ayaanle ayaa iska leh imikana waanu joognaa

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm 7 днів тому

      Wadani wuxuu gaystay ayaa u yaala xaguu xukumayaa burco iyo berbera waanu kala xidhaynaa hargeysa iyo berbera waanu kala xidhaynaa

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 7 днів тому

      @@HiboNour-oe5xm Huuno iska nasta oo sharafta ka raaca bil baa u hadhay Adeero salaama Jabuuti na marti baad ku tahay dulman.

    • @HiboNour-oe5xm
      @HiboNour-oe5xm 7 днів тому

      Ma dad la dulmo ayaad moodaysaa awal ayaanle waa dad illaahay swt sharaf iyo karaamo siiyay oo cid wali ba u baahantay somaliland na ninkay taageeraan ayuun baa madaxwayne ka noqda ama mayar hadii doorashada laga badiyana waa caadi oo way hambalyaynayaan simple

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 8 днів тому

    Garxajis awelbad dhedig kadhigten oo nagahodii Babür kuraraten oo gebilay kuso biyagelisen ragodina şuqa dhexdisa xininyaha kaga garacden oo aysan ka jawabin balse ciro malintu kursiga fulo ayaa laskaraba meshad deği donto habar awaley iyaga habarjeclo waa nokhasban yihin in ay ciro dortan wayo burco jogis ayey karabta ku dheranmayo dantoda waa yaqanan habarjeclo