Daawo Ciyaarta Hidaha iyo Dhaqanka Gobolka Gedo ee Gaaleeysatada!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 23

  • @Naxariiso
    @Naxariiso Рік тому +7

    Masha Allah Curadkii Daarood Ismaciil Allahu akbar..From Harti Puntland

  • @fatimaguilford8645
    @fatimaguilford8645 Рік тому +10

    Tolkay sade darood ❤ ManshAllah from dhulbahante

  • @shidenur2691
    @shidenur2691 4 місяці тому +1

    Masha Allah Reer Abtigeey Allah Haa idinbarakeeyo❤❤❤

  • @NasroNasro-wh1od
    @NasroNasro-wh1od Рік тому +5

    Ciyartii gedo iyo marexaan sade

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 Рік тому +1

    Amiin❤❤❤❤

  • @mohamedaden5308
    @mohamedaden5308 Рік тому +5

    waa gaaleyso inta badan aroosyada ayaa laga ciyaaraa arooskaan waa Talxe bah-geediya

  • @yusufbarre2888
    @yusufbarre2888 4 роки тому +6

    Ciyaartaan waa Gaaleeyso ,waxaa laga ciyaaraa Gobolka Gado, waana ciyaar dhaqameedka Mareexaanka Gobolka Gado ciyaarta ogu wanaagsan , aniguna aan Alaska u jeclahay .

  • @maslah345
    @maslah345 Рік тому +3

    Viva mareexan sade

  • @maslah345
    @maslah345 Рік тому +3

    Gobtii reer axmad

  • @malengamangi4789
    @malengamangi4789 2 роки тому +4

    kindly what is the name of the dance

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 роки тому +3

    Caadi masha tolken mareexaan sade

  • @habibaabdi7259
    @habibaabdi7259 5 років тому +4

    Wooow caaadi mahan

  • @hassanabdi3266
    @hassanabdi3266 2 роки тому +3

    ❤❤

  • @maslah345
    @maslah345 Рік тому +4

    Maxaa gablan ka dhigay nin gabar dhalay bal eeg jaahilnimada ubadka ALLAH AYAA BIXIYA QAFKUU DOONO AYUU GABDHA KALIYA SIIYAA QAFKUU DOONANA WIILAL KALIYA AYUU SIIYAA QAFKUU DOONANA GABDHO IYO WIILAL AYUU ISUGU DARAA QAFKUU DOONANA WAXBA MA SIIYO WAXAADLEEDIHIIN NINKII GABARI DHALAA WAA GABLAN GABLAN MA AHA GABARI WAA BOQORAD WAX ISKULA HARA

    • @sabnaayasiinsabriinyaasin6040
      @sabnaayasiinsabriinyaasin6040 Рік тому

      Saad u fahantay ma ahan yacni wuxuu ula Jeevan Bari Katalin waa la guursani Kuma dhaxli karto

    • @maryanomar9054
      @maryanomar9054 Рік тому

      ​@@sabnaayasiinsabriinyaasin6040wali waa gaf weyn. Sidow rabo ha u jeedo.

  • @shamsomaxamad4610
    @shamsomaxamad4610 2 роки тому +3

    Amiin amiin

  • @Afre_officials
    @Afre_officials 8 місяців тому

  • @jamaabdiaden-gl3lc
    @jamaabdiaden-gl3lc 9 місяців тому

    NIN GABAR DHALI MXAA GABLAN KADHIGI

  • @shaakir-nq3mg
    @shaakir-nq3mg 2 роки тому +1

    iiuuuuuu;
    …t