Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Afka Somaligu Erayo macaana walee Somali waa somalidii hore wxan maanta jooga waa dad Qabiil iyo qodhun dugsanya 😢😢
Heesaheena kuwa aan ugu jeclahay bay ka mid tahay waana ka mid ahay kuwa daymada kulul ee heesta sheegtay😂😂🫡
Axmato mahadsanid kuwa kale oo ku xiiso galiyna wan so wadnaa ..
Heestan waxan bartay habeen aan soo raacay wiil derewal ahaa safarkiiba heestasa i ilowsiisay waxan maraynay garowe iyo burtinle wadada udhaxaysa burtinle na waan ku dhawayn horay uma maqlin waxan aad ula yaabana wiil dhalin yaro ah oo heesaha nocan ah dhagaysta miyuu jiray wax kiro ah igama qadanin noloshana meel an la tago baan radinayay wana dhibaataysnaa ugu danbayn wiilkii waan guursaday hadana xaaas baan u ahay ilahay ha iidaaye wana jeclahy ilahow dhibaato iiga hay wa miskiin❤🥺
OO ISAGII HEESKA KUBARAY MIYAAD IS AROOSTEENBA
Waa raaashin ban leeyhy
Mid ka mid ah xulka heesaha macaan.❤️
Maxay hees cajiiba tahay,Eebbe haw naxariisto Saado ali warasme waxay ahayd Fanaanad cajiiba oo cod tolmoon.Still l’m here 21/09/2024.🎻❤️
Waxan ahay dabayl iyoDugsi kii la doonooDayaxa iyo cadceedan ku tagaa dal xiisoo kama daalo socodkee.😇Maxaan doonni shaaximan ku dulnaray bada weyn Ama qaar da daada u dabaal dagi jiray 🥰
Subscrbe dheh so aad heesaha cusub ula socoto hadad ku jiridna mqhsanid..
Qaraami chanel aad baan idinku mahad naqayaaa heesaha qaraamiga wakhtiga aad galisen waliba heesaha aadka u macaan caawa aafar habenimo oo 6saacadooda ayaan dhagaysanayay waadna igala qayb qaadaten safarkyga caawa
Kuwo badan o ku xiiso galiyaana wan zoo wadnaa
Sado cali inteedu waba xadiis😂
Waxaan dhagaystay heestan Galab ay tahay khamiis 21/12/2023 🎉❤
29.12.2023❤❤😊
Nagu Soo biir had an ku jirin subscribe dheh so xogta cusub ula socoto mahdanid..
Heestan waxaay ka hadleysa jecelkii dhaxmaray Maxamed cali kaariye iyo shankaroon ❤️
Waan daymo kululee😮
Eesh calaa hees waaye
Anba DAWRI AAR INTUU DIB JIRAY DAYR DHexdiisiyoDooyo geel ku laayaan Dilaa ahay sidiiso waan daymo kululehee.🤨Maxaan qaalmo dayr dhala dambarsaday kaliishiiAma aan darka u horay durduroon shubayDibjirkii lumaay hay diidin hana daahin kaalay daadah dibada soo baro.❤
😊
Xasan
❤❤❤❤❤❤
Darman macnaheda haley shego?
Waa eray soomalia waxaana sida saxdaa loo isticmalaa fardaha
Faraska ilmisa orodka badan aya la dhaha darman
❤❤❤❤
W
Ww
viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Afka Somaligu Erayo macaana walee Somali waa somalidii hore wxan maanta jooga waa dad Qabiil iyo qodhun dugsanya 😢😢
Heesaheena kuwa aan ugu jeclahay bay ka mid tahay waana ka mid ahay kuwa daymada kulul ee heesta sheegtay😂😂🫡
Axmato mahadsanid kuwa kale oo ku xiiso galiyna wan so wadnaa ..
Heestan waxan bartay habeen aan soo raacay wiil derewal ahaa safarkiiba heestasa i ilowsiisay waxan maraynay garowe iyo burtinle wadada udhaxaysa burtinle na waan ku dhawayn horay uma maqlin waxan aad ula yaabana wiil dhalin yaro ah oo heesaha nocan ah dhagaysta miyuu jiray wax kiro ah igama qadanin noloshana meel an la tago baan radinayay wana dhibaataysnaa ugu danbayn wiilkii waan guursaday hadana xaaas baan u ahay ilahay ha iidaaye wana jeclahy ilahow dhibaato iiga hay wa miskiin❤🥺
OO ISAGII HEESKA KUBARAY MIYAAD IS AROOSTEENBA
Waa raaashin ban leeyhy
Mid ka mid ah xulka heesaha macaan.❤️
Maxay hees cajiiba tahay,Eebbe haw naxariisto Saado ali warasme waxay ahayd Fanaanad cajiiba oo cod tolmoon.
Still l’m here 21/09/2024.🎻❤️
Waxan ahay dabayl iyo
Dugsi kii la doonoo
Dayaxa iyo cadceedan ku tagaa dal xiisoo kama daalo socodkee.😇
Maxaan doonni shaaximan ku dulnaray bada weyn
Ama qaar da daada u dabaal dagi jiray 🥰
Subscrbe dheh so aad heesaha cusub ula socoto hadad ku jiridna mqhsanid..
Qaraami chanel aad baan idinku mahad naqayaaa heesaha qaraamiga wakhtiga aad galisen waliba heesaha aadka u macaan caawa aafar habenimo oo 6saacadooda ayaan dhagaysanayay waadna igala qayb qaadaten safarkyga caawa
Kuwo badan o ku xiiso galiyaana wan zoo wadnaa
Sado cali inteedu waba xadiis😂
Waxaan dhagaystay heestan Galab ay tahay khamiis 21/12/2023 🎉❤
29.12.2023❤❤😊
Nagu Soo biir had an ku jirin subscribe dheh so xogta cusub ula socoto mahdanid..
Heestan waxaay ka hadleysa jecelkii dhaxmaray Maxamed cali kaariye iyo shankaroon ❤️
Waan daymo kululee😮
Eesh calaa hees waaye
Anba DAWRI AAR
INTUU DIB JIRAY DAYR DHexdiisiyo
Dooyo geel ku laayaan
Dilaa ahay sidiiso waan daymo kululehee.🤨
Maxaan qaalmo dayr dhala dambarsaday kaliishii
Ama aan darka u horay durduroon shubay
Dibjirkii lumaay hay diidin hana daahin kaalay daadah dibada soo baro.❤